- 1 542
- 1 250 953
نشر السنة Faafinta Sunada
Sweden
Приєднався 23 лип 2018
Faafinta Sunada Waa Channel Lagu Fidiyo & Faafiyo Kitaabka Ilaahay iyo Sunnada Nebigiisa Calayhi Salaatu wasalam oo lagu raaco wadadii Salafkii Saalixa ahaa
Qiso Yaab Leh Wiil Dhalinyaro Ah Iyo Sheekheena Wixii Dhaxmaray ┇► Sheikh CBarbaraawi
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay
Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You
fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html...
Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM
t.me/FAAFINTASUNADA63

Переглядів: 101
Відео
D 77aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇ Sh. Cabdi Fitaax Ugaas
Переглядів 289 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 135 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 2712 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 134 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 6813 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Fisqiga Iyo Fasaadka Waa Badan Yahay Ee Maxaa Nala Gudboon...!! ᴴᴰ┇Sh Dr Xasan Kaafi Cilmi
Переглядів 1752 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Muujinta macaasida iyo la dagaallanka xishoodka, xagee ayay noo wadaan ? ᴴᴰ┇Sh Ahmed Yare
Переглядів 3632 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
D 76aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇Sh Cabdi Fitaax C.Karim Salaad Ugaas
Переглядів 452 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 133 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 332 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 132 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 732 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Raadka Xun Ay Leedahay Macaasida Iyo Dunuubta...!! ᴴᴰ┇Sh Abdirahman Diiriye
Переглядів 1724 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Waxaa bilaabatay in Wadooyinka Lagu Niikiyo, Gabdhahana Ay Mootada Faykonta La Raacaan Raga Ka ...!!
Переглядів 3434 години тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Sh.Cabdulqadir Cukaasha oo Beeniyay Warar Uu Horay Kaga Faafiyay Sh.Xassaan.
Переглядів 4,5 тис.7 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 131 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 1877 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Dadkii xalay isugu yimid Shawgii Degmada Hodan waxa ay ahaayeen faasiqiin iyo faasiqaad
Переглядів 65012 годин тому
Dadkii xalay isugu yimid Shawgii Degmada Hodan waxa ay ahaayeen faasiqiin iyo faasiqaad
Qiso Cajiib Ah Nin Marqaamay Oo Guri Islaameed Umooday Gurigiisa Subxanllh...!! ᴴᴰ┇Sh C.Fitaax Ugaas
Переглядів 18414 годин тому
Wanaag Aad Qof Tustaa Waxee La Mid Tahay Adoo Sameeyay Please ✔SHARE ✔Subscribe ✔LIKE ✔Thank You fadlan Subscribbe Faafintasunada dhagsii ┇► ua-cam.com/channels/uZ9.html... Fadlan Ku Soo Biir Telegramkena Waxaad Kehele Duruus Mxaadaraad Suaalo iyo Jawaabo Qisooyin IWM t.me/FAAFINTASUNADA63
Keyd Wanaagsan Samayso Si Aad Ugu Baxsatid, Rabbikaaga La Hishii...!! ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 27814 годин тому
Keyd Wanaagsan Samayso Si Aad Ugu Baxsatid, Rabbikaaga La Hishii...!! ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
D 75aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇Sh Cabdi Fitaax C.Karim Salaad Ugaas
Переглядів 5914 годин тому
D 75aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇Sh Cabdi Fitaax C.Karim Salaad Ugaas
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 130 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 12014 годин тому
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 130 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
D 74aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇Sh Cabdi Fitaax C.Karim Salaad Ugaas
Переглядів 4214 годин тому
D 74aad - Siiradii Nabiga Scw روضة الأنوار Rawdatu Al-anwaar ᴴᴰ┇Sh Cabdi Fitaax C.Karim Salaad Ugaas
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 129 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 14314 годин тому
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 129 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Suugaan-Diineed Xaqa Kugu Duwaysa Xumahana Kuu Diideysa, Daawo Oo Sii Durki Hana Kugu Dego.
Переглядів 40916 годин тому
Suugaan-Diineed Xaqa Kugu Duwaysa Xumahana Kuu Diideysa, Daawo Oo Sii Durki Hana Kugu Dego.
Qeybti 2 Aan Oga Dabatageynay Been Abuurkii Wadaadka Takfiriga Ahaa Uu Kuben Abuurtay Culamaau Najdi
Переглядів 1,1 тис.16 годин тому
Qeybti 2 Aan Oga Dabatageynay Been Abuurkii Wadaadka Takfiriga Ahaa Uu Kuben Abuurtay Culamaau Najdi
38aad - Minhaaj Al Daalibiin ᴴᴰ┇ Sh Cabdi Fitaax C.Kariim Salaad Ugaas
Переглядів 8916 годин тому
38aad - Minhaaj Al Daalibiin ᴴᴰ┇ Sh Cabdi Fitaax C.Kariim Salaad Ugaas
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 128 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 14316 годин тому
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 128 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 127 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 6116 годин тому
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 127 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 126 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 10816 годин тому
SAXIIXUL BUKHAARI ┇Darsiga ( 126 ) ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Ku Sugnaw Diinta Iyo Islaamnimada...!!┇Khudbo ᴴᴰ┇Sh Siciid Al-Naxwi
Переглядів 34121 годину тому
Ku Sugnaw Diinta Iyo Islaamnimada...!!┇Khudbo ᴴᴰ┇Sh Siciid Al-Naxwi
Dacwadaan Iyo Diinkaan Waa Loo Dhintay Waa Loo Dhaawacmay...!! ᴴᴰ┇Sh Dr Xasan Kaafi Cilmi
Переглядів 645День тому
Dacwadaan Iyo Diinkaan Waa Loo Dhintay Waa Loo Dhaawacmay...!! ᴴᴰ┇Sh Dr Xasan Kaafi Cilmi
Ribadii Jaahiliga ilaa iyo Haddana Aadka Loo isticmaalo...!! ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
Переглядів 256День тому
Ribadii Jaahiliga ilaa iyo Haddana Aadka Loo isticmaalo...!! ᴴᴰ┇Sh Bashiir Maxamuud Maxamed
قصة عجيبة في أضرار المخذرات رجل يسوق سيارة كبيرة فضربه احد ويقول مارأيته الا مثل الذباب سبحان الله
Переглядів 374День тому
قصة عجيبة في أضرار المخذرات رجل يسوق سيارة كبيرة فضربه احد ويقول مارأيته الا مثل الذباب سبحان الله
BARBARAAWI miyaad leedahay sheekheena waa shar Somali dhaxjoogta isakaga iyo kooxdiisa JADIIDIYA.
Sunna mafaafineeysaane umada Allah idinka qabto JADIIDIYOOY,
Sheekh Axmed Yare waa Shiikhayga waana jeclahay waxna waan ka bartaa, wax badanna waan ka faa'iday, waxaana jeclaan lahaa Sheekha in uu baraarujiyo banaanaashaha in Munkarka kuwa sameeya madax iyo caamaba lagu raddin karo munkarkooda haddii ay banaanka soo dhigtaan, si looga hortago afkaarta wadaad dawladeedyada.
Alxamdulilah qofkan waa la radiyay oo ummada muslimiinta waa looga digay. Kanaalka dacwa salafiyyah ayaad kehli kartaa
@LearnTawhid qof walba ayaa la raddin karaa oo mid macsuum ah Culimada kuma jiro, kan raddiyay wax iyo kan la raddiyayba kan saxan ayaan warkiisa qaadanaynaa, Sheekh Axmed Yare Alle ha xafidee uma maleenayo arin caqiidda ah in lagu raddiyo ayaa looga gar helayaa, Sababtoo ah Caqiidadu waa cilmi kooban oo la ogaan karo Sheekha xoogaa duruus ah hadduu bixiyo Caqiidadiisa, Sh Axmedna Caqiidadiisu waan aqaan, qofkii caqiidadiisa dura asi ayaan middiisa tuhmayaa, umana maleenayo wadaad muctabar ah in uu Sheekheynaan caqiidadiisa dacnin karo.
Jadiidiyah waa sharunaas umada Allah haka qabto.
Shalay salafiyiin bay ahaayeen maantana way leexdeen ua-cam.com/video/4x713CdWJJE/v-deo.htmlfeature=shared
ua-cam.com/video/hQ8g_H0s5qg/v-deo.htmlfeature=shared shaykh ciise abdulwahab ayaa radiyay tafsiirka khawarijta uu layimid shaykan, fadlan iskafiiri
Bal fiiri soo uga soo herjoodaa culumada tagsiirkiisa ua-cam.com/video/lJoYP0n0ycM/v-deo.htmlsi=WZcwiKeTy05pfdRK
لو كان الكنديون يريدون منهج السلف لكانت هذه بشرى خير شيخ ولا مشكلة في ذلك. حاول أن يسيئ إلى الشيخ في كلامه لكن لا يدري أن هذا دعاية لمنهج الشيخ.
15:30 Asalamucalaykum warxlaxmatulahi wabarakatu, shaykhu miyuu kusaxsanyahay inuu madaxda nasiixo halkaan kasiiyo??? Faafinta sunnada dhib is kooga abbadh oo culumada waydii hadalkaan.
Midde kale, sheekhaan tafsiirkiisa waa laradiyay. Tafsiirka khawarijta ayuu layimid. Fadlan iskafiiri qofka aad soo bandhigaysid
Learn Tawgidna waad ku qoratay ee qofyahow horta kow baro Tawxiidka barana fiqhiga.... Diuntuna barasho iyo fahan ayay u baahantahay ee baro kana bari Sheekh Axmed Yare oo kale..... Wadaadda Suufiya ah ama kuwa Culimo dawladeed ah wax haka baran yaynan ku dhumin.....
Tan kale Diinta looma soi dejin Caamo keliya in loo wacdiyo, caamo in loo wacdiyaa waxaaba mudnaanta kaleh madax loo wacdiyaa, haddii ay ayagu toosaanna caammada ayagay raacayaan.... Naseexaduna sida aad kan caamiga ah ugu naseexeyso un baadna ugu naseexeynaysaa kan madaxda ah, sidaad kan ugu wacdisaadna kaas ugu wacdinee, Diintu meelna kuma aynan kala saarin, haddii aad leedahay way kala saartay Daliil la imow...... Anbiyadi hore qoomamkooda iyo kuwa hogaamiyaba waxay dhihi jireen... أنا لكم ناصح أمين...... Waana jamaaco si jamac ah loogu naseexeeyay....
Sida khawarijta ayaad uhadlaysaa ilaahay kabaq. @@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
@@LearnTawhid Sida khawaarijta aaaaa? War bal daya! wax badanba anoonan sheegin ayaad hadalkayga xugmisay kawarama kii wax badan hadlay duruusta badan duubay sida Sh Axmed Yare sidee u xugmin lahayd? Waxaadba dhihi lahayd waa Khawaarij oo haddaaba sidaas rumaysan tahay.... War ninyahow Diin waa barasho iyo ku camal fal... Ee Rabbi ka baq Culimadana hakaa nabad gasho.
جزاك الله خيراً
ua-cam.com/video/4x713CdWJJE/v-deo.htmlfeature=shared
ثلاثه لا فائدة السيف في يد الجبان المال في يد البخيل العلم في يد الجديدي
2024 muqaalka aad ka jawaabeysaan sanadkee ayuu ahaa
Sh. xasan kaafi alle cimriga haku barakeeyo 🤲
Sh c/qaadir cukaashe kuwo beenaalayaala ayaba bartay maryahan waana iska imtixaan uun lkn marhadii uu waxkastoo ay sheegaan uu isagii cadaynayo waa allah mahadii.
Sh Cukaasha ragii Nairobi kula diriray oo masaajidka 6ka ka cayrsaday, waxaa nasiib wanaag ah in ayagii dib isu dagaalen oo is gaalaysiiyeen. Sh. Xassaan iyo Sh. Umal hada aan ognahay meesha ay kala joogaan waxa laysku dagaalayna waa mad-hadbkii ay sh. Cukaasha kula dagaalayn. Waxaan xasuusta ayadoo sh. Cukaasha u ku doodi jiray wixii Gedo kasocday jihaad laguma tilmaami karo, sh. Umal na iyo sh. xassaana ku doodayeen waa jihaad. Sh. Umal maanta wuxuu aaminsan yahay waxa soomaliya ka socdo in uusan jihaad ahayn xaga dhanka sh. Xassan aaminsan yahay in jihaad yahay. Cajiib.
Sh xasaaan kabtiisa magarartaan ama caaya ama daaya
Caqliga wa nimco Ee maxad hada kunhadshay kab iyo caaqnimo looma baahne
حفظ الله الشيخ الفاضل حسان حسين ادم هذا الشيخ هو عالم من علماء الامه بل يستحق ان يسمى بشيخ الاسلام وهو الشيخ الوحيد الذي فيه الرجوله والشجاعه والبساله فلا تنقص منه اقوال الكلاب وهو الذي قال قديما القافله تسير والكلاب تنبح
ماشاءالله
Fikirkaaga inay gaaladu rabto cid lawagdiinaa malahan waa wax macluum ah ader cukaashe shayaaadiinul insi ina tihiin
Wax kasoo qaad maleh hadal Khaariji ah
@@mohammedhassan9079 waxaasaa kaa cilmi Shiiqina wixii kahor imaadaba khaariji kaar qaybisla wad kufcn tihiin Suaal waa maxay khaariji ? Qeex bal
Odagaan lac laca ah cukaaashe ah waa shaydaan gaaladuna waa rabaan fikirkiisa waa xaqiiq hadana dementia kudhacday kkkkkk
Hadalka uu shiikhu ka jawaabayo waa 11 sano ka hor kkkkkk bal yaabkan eega intaa xagaad ku maqnayd maxaa se hada kusoo beegay jawaabtan?
Wahaabiyo isku been sheegaya naguma cusbo horay waan u ogayn
Libaax sh xasaan waa runtii warkan, gaaladuna mad.habka cukaasha ee madkhali kenay waa ka ay rabaaan waa run
Hadda yaa kaa aqarsanaayo inleeyn waa leeydin yaqaanaayi intas ma amusneeyni ma qarash ayaad galisay cukaashow hadi nin jadiidiyo wax sheego anigu maba karumeeysaaye. baryahaana baraha bulshada ayaa lagu wadwadaayi ma waxeey kugu dheheen caabihi hore iska dhaq.
Shareecada in la dabaqo oo la diidayna waxba uma aragtaan, oo weli waaba difaacdaan ineysan gaalnimo aheen, Faraci ka dhashayna waad ka cabaadeysaan, Ma nifaaqaa mise waa jahli, lama kala gara karo
Sheekh xassaan anaa marak u ah inoo meshaas joogin. Ilaahay balantii gaalada anaa aad ula socda warna ka haaya kooxaha muslimiinta seey u kala qaybiyaan ilaa heerkaas gaarsiyaan kan u dhaw iyo kan cadawga ku ah. Arkay
Wadaadka xasaan là yidhaa waa Takfiiri weyn
خيالك😅
sh xasaan. inuu. run sheegayo. waxaa kutusinaya. odayaasha. kii. sh. cukaashe. isku. cida ahaayeen waa yeelay. kii kale. waa diiday. sh. xasaaan. allaaah. ha xiftiyo 19 sano. kadib jawbta. ah waa isdifaacid. oo keleli. ah
Kkkk
Kalmadaan 2013 bey soobaxdee maxaa intaa lala aamusnaay? Waa mida kale maxaa hada beenintaan sheegeyda waaba ku sifeysan tihiin waxa leydinku sheegee, niman gaalada nacamleeyayaal u ah , ee yes boss ah waa tihiine. Har iyo habeen bey mu'asasada Rand ku talisaa in la buunbuuniyo, la taakuleeyo dacwada salafiga " jadiidiyada" si looga hor geeyo waxa loogu yeero xagjirka.
Dadka tacliiqa bixinayow ilaahay kabaqa
Ma haduu ka jawaabayaa yahuu mise anaa hada arkaya😮
Sheekh xasaan ilaahay ha ka yaabo oo ha ka cabsado been abuurashadu wax xun weeye iyo kaadibnimadu waayo gaalnimay ku gelisaa sheekhana cafis ha waydiisto
Waa war sheekh xasaan tolow ma fayuus baa ka soo galay😂😂😂😂
10 sano ku dhawaad baa kaso wareegee maxaa lala aamusnaay
Mida kale warka inow run yahay waxaa ku tusaya waaba ku sifeysan tihiin sidey gaalada jeceshahay. Oo nacamleeyayaal yes man ah baad kuligiin tihiin. Mida kale wariyaha beentiisa ku yeh clip sanad ka hor ah, war kalmada waa waagii القول الأمين في صد العدوان المبين
Marka la yiraahdo 'Xasaan waa beenaale' dadkii isxanaajin jirey aaway?
Xasaan shalay ma oran kalmadane intaas ma dadkaan baa lasoo jiidayay maxaa lala aamusnaay? Waaba idin jeceshahay gaaladee maxaad iskugu direysaan , har iyo habeen bey mu'asasada " rand" ku talida buunbuuninta iyo taakulada jadiidiyada
@MunaKuus Gaalo isjacayl nagama dhexeeyoo Ilaahay baa markhaati nooga ah. Teeda kale sheekha warkiisa malaha si wacan umaad dhegaysane wuxuu yidhi, " Inaan iska daayo ayaan markii hore go'aansaday, laakiin kelmedda wadwadiddeedii ayaa bataday." Haddase maxaad ka hadlaysaan dadkii aad markhaatiga ka dhigateen ayaaba idinku beeniyaye.
Haaa waa sax gaalada waxey jacashahaye culumo cukaashey camal ah sabab tu ah ku haddaqaan waxey gaaldada jaceshey حفظه الله ورعاه السيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان
Waxa ay gaaladu jeceshahay ee Shiikh Cukaashe uu ku hadaaqay, ma noo sheegi kartaa?
Beenaale wuxu faafiyaa meesha waxaan ool,cushaashe iyo culimada lamidka ahi inmaan gaabka iyo fagfiirki ku been abuurtaan wax cusub maaha.
Fadlaan daawo oo waxka ogow xisbi jadiidi. ua-cam.com/video/dwB4NHJm0mk/v-deo.htmlsi=oAzG-VdWqiDqAbh4
2006 , xaqiiq uu sh. Xasaan kawaramey ayuu jadiidigaan wareersan hada kajawaabayaa.
Qadiyadan wa sirdoonimo Waxaana wayahan dambe aad lo ogaaday manhajka jadiidiyada inu yahay mid Islamka lagu duminaayo reer galbeedkuna ay raali ka ihin. Arinkaas bu daba socda hadalkan hada , waxayna rabaan Iyaga iyo sordoonkii as'aasay Inay arinkaas si uga baxsadaan . Lkn soomaali way soojeeda . Wa ila maxaa hado 10 sano wax ka badan laga joogo hadalkan keenay? Odayganna in looso caga jugleeyay cabsina ay ka tahay . Waana arin sirdoon Shaki kuma jiro. Waxaanad ogtahaan hada sirdoonku siday sh xasaan u daba galeen ilaa ay channeladiisi ay ka xidheen marar badan.
Dabcan xisbi madkhali ayay gaaladu jecelyihiin odeygaan sheekhiisa sacuudiga fadhiyo waatuu lahaa haduu xaakimku laayo 2 meelood shacabka ama xaakimku haduu khamri cabo oo sinaysto dadka hortooda lagama daba hadli karo.
Diinta baro nag nagta iyo is xiijinta iskada!
Diintaada marti ha ka ahaanine Ee baro Midda kale xaakimka in aan lagu bixin ilaaa uu gaalnimada cad la,imaanayo diiinta Aya sheegtay Cid walbo wee ogtahay Caalamul Islamic waxii kadhacay Wadadmii xukaamta ku baxay Bal mafasada iyo maslaxada yaa badan
Hadalka khawaarijta Macno kuma fadhiyo
arintu mid marag laga furo uma eka sh xasaan war ay odayaal si hoose ugu sheegeen buu banaanka keenay, ninka warka laga sheegayna waa nin culayskiisa leh oo odayaasha warka soo gudbiyay ay ixtiraamaan, marka iyaguba ma ogola inay sh cukaashe ku dhahaan saas baanu kaa sheegnay oo gaaladu na tiri, waayo waa arin laga af-gobaadsado. marka sh cukaashe maalintaa inuu durba ragga keeno bay ahayd ama iyaguba maalintaa soo hadlaan hadii lagu been abuurtay, mase dhicin oo timir laf baa ku jirta. si kastaba ha ahaatee culimada yaan lagu af-lagaadoon, kooda xaq sheega ku raaca kooda baadil sheegana ka diida
Waxaad iisheegtaa cukaasha uu sheegay sheekh mutafe cali caanood iyo cukaasha uu sheegay sheekh xasaan ma isla idiga umbaa ,?hadii aad isla adiga tahay waxaan ku leeyahay sheekh xasaan iyo sheekh mustafe cali caanood been ma sheegayaan adigayaan,markaa adigaay far kugu jirtaa ee ilaahay u toobad keen.
Waana ilaawey karaa waayo wkhti badan Ayaan kasoo wereegey
Odeyga waxaaba laga Yaa baa inuu ilaawey
Sh cukaa show mar hore Ayaa lagaa rabey inaad Soo radiso sh xassan maxaa intee jirti marki hore
Cukaashow waad liidataa sh xasaan xusen allh noxifdiye miyaad gaarta
Balaaya kula koofiyad weynaaty cuqdad miiran weye kwrn
Qinaadkaan culimada ayaa lagu aflagaadeyaa ee report maan dhahno ninkaan kofiyada wen marwalbo culimda kudhagan dambigiisa mayara
Jawaabta goor hore aya loo baahna sanado badan aya kasoo wareegtay
Sheekh ninka aad soo duubtay ma midkaad isku reerka ahaydeen baa halkaa farbaa ii taagan ✌️
Sh cukaashe ma haduu so noolaaday
Hhh
falaari gilgilasho kaagama hadho jadiidiya maghajkooda waa la yaaqaanaaye wadaad waxba haisxabeebin
Arinkaan 10 sano iyo kabadan ayey ahayd hada maxa kenay in laga hadla, Mida kale Hassan waxuu yiri gaalada aya tiri macnahedana waxan u fahmay hasanow adayga iska daa, marka arinkaan aniga xiligi laga hadli laha waa lasodhafay
Wadaaadkaan waan la yaaabaa wuxuu waqti isaga luminayaa bini aadam warkiisa