Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo Hadhimo Sharafeed u sameeyay Siyaasi caan ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 5

  • @MaxamedJaamac-j4g
    @MaxamedJaamac-j4g 7 днів тому +1

    Working.. sanaav

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 7 днів тому +2

    Xildhibaanku waa xgeee

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 7 днів тому

    To : Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, Suldaan Dhaqanku Gardiid Maha Waa Niman Garqaata Ama Garwaaqsada, Anigoo magacaygu Sare Ku Xusan Yahay iyo Anagoo Subeer Awala Waxan Ku Leenahay : ( Suldaan Dagaal Ayaad Nagu Wadaa Aanad Daw Iyo Gartoona Noogu Lahayn, Aniga Iyo Tolkey Awalba Suldaan Ma Baqaneyno Lakin Waanu Xishooneyna Waxaanu Xeerineyna GARSOORKII MUDADA DHEER AAD NOO SOO AHAYDEN MA NIHIN ABAAL LAWAYAAL . Suldaan Maatidayada Caarkayaga Iyo Anagaba Dagaal Qaawan Oo Fool Xun oo Ceebaal Iyo Tacadiya Ayaad Nagu Haysa , Waxa Muhiima Inaad Wax Nala Fahanto, Mise Waxaad Naga Dooneysa Gadood , Waanu Ku Ixtiraamayna Na Ixtiraam. Tolkey Subeer Awal Walaahi Wey Ku Xanaqsan yihiin Inta Aad Dhibka U Wada Geysatey, Waxaan Ku Sheegaya Arinkaa Wax Fiicani Kama Soo Socdo. Mar Horena Fariimo Waanu Ku Soo Dirney Waxna Waad Aragta Waxna Waad Ogtey Waxba Kama Qarsoona . Fariintan Waan Huba in Ay Ku Soo Gaadhi Doonto Waayo Basaasin Badan Ood Leedahay Ayaa Jira .
    Gabagabadii : Laba Mid uun Dagaalka Oo Joogsada Wixii Horena Bilaa Ku Jiqsii Loo Xaliyo, ama Gadood Shacabkaaga Ah , Mid Kaad Jeclaato Waa Naga Diyaar . Mahadsanid ...

    • @Aaa999-o7r
      @Aaa999-o7r 5 днів тому

      Black caqle madhan waxaad soo qortay xabaal ayaad ku dull wareegaysa so dhaaf xabaalaha lan gaab kkkk🎉

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 5 днів тому

      @Aaa999-o7r kaliya intanad Cidba Wax odhan Aaa magac mahe magacyeelo, xabaal , miyad Fahmi karta? Aaa ka ahow.