MUKHTAAR JIGJIGAAWI OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • EREYADA ABWAAN HEELO
    LAXANKA QAMAR SUUGAANI
    MUSIC HYNOK
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 33

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA Рік тому

    Mukhtaar Run ahaantii markan wuu heesay e geedi socodka heesta halaga daremo jaalayaal

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +4

    Boqorka dheerarka mukhtaar jigjigaawi salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @mubariccsamadxusen5401
    @mubariccsamadxusen5401 Рік тому +5

    Laxankii Goatka Fakanka Qamar suugani
    Iyo Legend Jigjigaawi🔥

  • @xaliyeahmed7231
    @xaliyeahmed7231 Рік тому +1

    Waa hees iyo badh mukhtar jigjigawi legend keep going

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +1

    Keep going song ❤🤗😘👌

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx Рік тому

    Qamaroow laxankaaga wnku dhintaaaa😢❤💋💋💋💋

  • @ClcasiisApdiZerjiijo
    @ClcasiisApdiZerjiijo Рік тому +2

    Waa zer Jio duhur wacan

  • @faysaltakhare4569
    @faysaltakhare4569 Рік тому +2

    Heestaada. iyo. Muusigu. isma. Laha. Music. Shidan.
    iyo. Nin. aad. Moodid. inuu barooranayo.

  • @yasirgulled501
    @yasirgulled501 8 місяців тому +1

    Habeenka wanaagsanee
    Codkaaga wacnaanta badan
    Nasiibka u yeeshay wayn
    Muxuu wehelkaygiyeey
    Tolow u ordaa waqtigu
    Labada wada galay axdiga
    Markay carro kala wadanaa
    Muxuu qalibiyada werwera
    Caashaqu wax ka wayn intii
    Wadnaha ugu sii kordhaa
    Labada is waraabiyee
    Wadaaga jaceylka badan
    Maxay dadka waalan iyo
    Namiimku u weeraraa

  • @abdirzck
    @abdirzck Рік тому +3

    Melody Qamar💀

  • @cawaalejamac
    @cawaalejamac Рік тому +2

    Ala hyaaaayyyy

  • @mahamedahmedmuhumed2953
    @mahamedahmedmuhumed2953 Рік тому +3

    Joog dheere Mukhtaar ❤

  • @libanmohamed4517
    @libanmohamed4517 Рік тому +2

    Heestan qamar baa kuso baxayay Laxankiisi kolku ku heeso waa cajiib

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Рік тому

    Oh😢 noloshu maxay i xumaysey 😢😢😢😢

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 Рік тому +4

    Laxamiistaha WAYN ee qamar suugani ma cid aanu laxan hees u saarinbaa jirta horta

    • @Axmed863
      @Axmed863 Рік тому

      Guuled simba bas

    • @abdirzck
      @abdirzck Рік тому

      @@Axmed863haa kaaso klaiya

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Рік тому +1

    Jah jacaylka cidi so martay unba fahmi karta🥹

  • @abdirahmanhassanabdi535
    @abdirahmanhassanabdi535 Рік тому +1

    My brother

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 9 місяців тому

    Wow❤

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 Рік тому

    Congo song is not easy 🎧🎤🎹🎵

  • @Y3a1
    @Y3a1 Рік тому

    Music 🎶 best haynok atlabajow
    Melody qamar sugani best music 😊

  • @hanniadam2547
    @hanniadam2547 Рік тому

    Wow hot song 🎵 🎉

  • @ShahaabXasan-zf4uh
    @ShahaabXasan-zf4uh Рік тому +2

    Shahabxasan

  • @najoumaziz2534
    @najoumaziz2534 Рік тому

    Labada is waraabiyee wadaaga jacaylka badan maxay dadka waalaniyo namiimku u weeraraan 🥹🥺

  • @abdikaniali9216
    @abdikaniali9216 Рік тому

    Waa hees macaan oo dareenkayga taabatay❤

  • @cabdikhadar1878
    @cabdikhadar1878 Рік тому +2

    O

  • @Nuredinijo
    @Nuredinijo Рік тому

    Shp fan waxba kama ogid orad naagi iska raadso pro somalidu runta iskuma sheegane ana ku sheegaye😂

  • @ifraaxharuun9024
    @ifraaxharuun9024 Рік тому

    Oh my god ax yaa hees ❤❤😂

  • @ShahaabXasan-zf4uh
    @ShahaabXasan-zf4uh Рік тому +2

    Shahabxasan