Wuu Ooyey Markii Uu Iiga Sheekaynayey Qisada Gabadhii Uu Jeclaa Oo Walaalkeed Arooskeeda U Soo Diray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 547

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  3 роки тому +169

    WhatsApp In Dayax--------
    +252654996735
    Qiso Iyo Qiiro Kala Xidhiidh

  • @naimaaadam5711
    @naimaaadam5711 3 роки тому +157

    Subxaanallah qof nabi muxamed umadiisa kamida oo hadana muslima oo hadan kuulayimid aqal dhisid oo hadana dhalinyaro ah waalidow maxaad sidaa ugu samayn

    • @maxamadbaarisalaad743
      @maxamadbaarisalaad743 3 роки тому +3

      Sallalalu caleyhi wasallam😍

    • @musbahofficials1832
      @musbahofficials1832 3 роки тому +3

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @aqoonbadan3931
      @aqoonbadan3931 3 роки тому +2

      Scw scw scw scw scw scw

    • @rukjfr5gikigtr301
      @rukjfr5gikigtr301 3 роки тому +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      صلى اللّه عليه وسلم💞💞💞
      صلى اللّه عليه وسلم♥️♥️♥️
      صلى اللّه عليه وسلم ❣️❣️❣️

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 3 роки тому +123

    Xanuun waye wlhi 🥺😭 abowe nolol qurux badhan kuu rajenaa ❤️

  • @xumodiid5477
    @xumodiid5477 3 роки тому +40

    team dayax films ismuujiya 👍👍👍dhac ku siiya
    Dayaxow brnamijki qiso iyo qiiro soo daa

    • @canabcali9977
      @canabcali9977 3 роки тому

      ha niyad jabin hablo wey buuxaan iydookale ahi ha u ooyin naag kuu hiilin weydey oo ku sugi weyday intaad wax noqonaysid

  • @aishaabdikadir4566
    @aishaabdikadir4566 3 роки тому +57

    Wallaal aawey video gii Muqdisho kadiyaarisey goormena soodhigee waanba kugu daaley saan kuusugaayey🤔🤔🤔🤔🤔🤔 from Muqdisho cadey

  • @fathiam7763
    @fathiam7763 3 роки тому +13

    Ax miskin Alle qalbiga ha ku qaboojiyo Aamiiin Yaa Allah My Dear brother keep going from Hargeisa

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 роки тому +162

    ADO NABAD QABA HADA DAWANYSO ALX LILAH DHEH SIS AND BRO....
    DAD AN HESAN BAA JIRA WAXA HAYSTO.....😎

  • @naazircazka
    @naazircazka 3 роки тому +61

    Edo Arxan Malahan wlLhi Shit😭

  • @turkeyowabdi1976
    @turkeyowabdi1976 3 роки тому +41

    Sorry pro waxana ad ugu farxy inad hooyo dib hesho nolo farxadleh i a wll

  • @sophiaabdalla7278
    @sophiaabdalla7278 3 роки тому +103

    😭😭😭 sorry walal nin ragaa u thy waxas waxba ha ilmeyn wxn ku rajeyna nolol qurux bdn

    • @cabqariofficial1496
      @cabqariofficial1496 3 роки тому +6

      Insha allah wan isku dayaa inan badalo nolosheyda

    • @_________ababe5103
      @_________ababe5103 3 роки тому +1

      Waa nin ragga lkn waxaas ha u ooyin lama dhaho qofka zbbtoo ah ninkuba maanu qalbi lahayn 😳

    • @sophiaabdalla7278
      @sophiaabdalla7278 3 роки тому

      @@_________ababe5103 nin rag dhibka wala dhashay waa sidan somalida ka bartay un waxa ani kensaday ma ahn anigana wilka un niyada u dhis len islaha oo motivational u noqo

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 3 роки тому +32

    Dhalinta waxaan ugu baaqayaa inta ay galin arimahaan Inay garaadsadaan inta ay guursan 💵💸

  • @MADARSHOW
    @MADARSHOW 3 роки тому +37

    bro hurdada badan iskadaa nin raga tahay inanta adigaa guursan kara hadii aad aaminto aawoodahaaga ilaahay talo saaro ha niyad jabin,, wixii kusoo dhaafay cashar ka baro noloshuna waa socoto

  • @shilinyaremeadia2440
    @shilinyaremeadia2440 3 роки тому +25

    Wllhi waan ilmeeyey xanuunkiisa waa dareemey 😭😭😭😭😭😭

  • @nastexoaxmed5389
    @nastexoaxmed5389 3 роки тому +48

    Ax wann qoroday wlhi walidintta somaliyed cawiya oo garab istaga carurtiina wiilkan dhalinyarada qalbi jab uma qalmo kadaaya dhiri galin la aanta ad kuwadaan owladiina🥺🥺🙏

    • @cabqariofficial1496
      @cabqariofficial1496 3 роки тому +6

      Tnx walashey wax kula hadlaayo waa wiilki ay ku dhacday sheekada

    • @qalbifuranbeauty6337
      @qalbifuranbeauty6337 3 роки тому

      @@cabqariofficial1496 sorry walal qaali guul ayan kurajeyna inshallah qalbigana alle haku qabojiyo

    • @cabqariofficial1496
      @cabqariofficial1496 3 роки тому +1

      @qalbi furan beauty tnx walashey iga weyn

    • @abdirahmaansuufi1138
      @abdirahmaansuufi1138 3 роки тому

      @@cabqariofficial1496 sorry abowe

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 роки тому +23

    Way dhacdaa wall iska cafi👏adine mid ka fican Allah ku bedelo

  • @cumarfaarax9035
    @cumarfaarax9035 3 роки тому +11

    Mahadsanid dayax films always qiso cajiiba 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 3 роки тому +8

    Asc thank you Dayax Films Cisooyin Cajiiba Ayaad Napa wadaagtaa Markasta Masha Allah❤️❤️

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 роки тому +35

    Sorry maxamed abowe Wlh wanka xumahy waxa kugu dhacay nin raga tahay waxas ha ujoojin keep going 😂🙏🏻

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 роки тому

      Ninka maxaa ugu qoslee inkaaryahay😂😂

  • @y4productionsfitness897
    @y4productionsfitness897 3 роки тому +10

    Qalbiga Allah kuu qabojiyo wll mid ka wanagsan Allah Ku sahlo

  • @husseinabdirahman7081
    @husseinabdirahman7081 3 роки тому +13

    wllhi wan qiroday wllidinta somaliyed carurtena cawiya allaha haku sah lo pro

  • @hamzebulshaawi7854
    @hamzebulshaawi7854 3 роки тому +6

    Wlhi waan ilmeeyaY
    Alle ayaa mid khayr qabta oo aad ku ilowdid ku siin
    Wll niyada khayr u sheeg

  • @bashiralinuur2133
    @bashiralinuur2133 3 роки тому +23

    Wlhi somlid dad dhinty qiimaha jclka iyo qalbiga qof ma garnyaa Awlad wey iska dhaln mana daryeln

  • @deeqcilmi3485
    @deeqcilmi3485 3 роки тому +9

    Qiso qiiro badan
    Dayax films hore usoco bro

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 3 роки тому +19

    SorrY pro nin RaG AYaa tHY
    Waxaas ha u ilmeYN
    Nolal qurux badan AYaan kuu rajeYnaYaa

  • @ayshafashion7419
    @ayshafashion7419 3 роки тому +23

    Jacayl xasid mawaayo

  • @rahmaebrahim4583
    @rahmaebrahim4583 3 роки тому +11

    😰😰😰😰😰wll ilaahay Qalbiga Hakuu Adkeeyo😭💔

  • @maryamaunuun4905
    @maryamaunuun4905 3 роки тому +5

    Illhy qalbiga hakuu qaboojiyo wll badal khayr qabana haku siiyo

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 3 роки тому +1

    Wxn ahay dhibane jacayl fadlan isoo duceeya qofkaan jecelahay mar walba Uu i dhaawacaa

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 3 роки тому +18

    Haaaaah walahi wn oye srry wll mcn jecel wu xanun bdn yahy alle haku siyo mid ti hore ka qer bdn insha Allah

  • @Thelightness
    @Thelightness 3 роки тому +5

    Waa Been Jaceyl Anigaa Bartoo Mudo Baaraye Bugaagtuu Laha Dhan Kastaba Ragoo Waa Beyn Jaceyl😭😭

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 роки тому +7

    Maxamed yare samir baankuurajayn inshallah waad guulaysan doontaa gabartaas calafka baa idinkala geeyay

  • @laylayoonismaxamed7597
    @laylayoonismaxamed7597 3 роки тому +8

    Wan kaxumhy ruunti walidiinteena somaliyeed waxaan leyhay idinko firina awladina unaxirsta qldkuna walidka xagisa kadhacy iska..samir bedl qer qbo alle haku sahlo

  • @maryansiyaad2135
    @maryansiyaad2135 3 роки тому +8

    Maxamed maamo waan ka xumahay qisada kagu dhacday , waan kula xanuunsanayaa aado weyn waana qalad waxa waalidkaagu sameeyey , wax eed ah malahan gabadha femalkeedu ,walow la rabay in ay kuu hiiliyaan oo ay qadariyaan jaceylka gabadhooda iyo adoo wiil soomaliyeed ah oo jeclaaday , hadda iyo dan ilaahay qalbigaaga ha kuu dhayo ,waxaan kaa rajeynayaa in aad dhexda xirato oo aadan gacan bini aadam mudan isna ciilkaambin gabadhu dembi malahan , adna dan baa ku ciishay ee hadda ka dib isku tasho ok adduunkaan wax walba oo qaraar iyo macaan ah weyku soo marayaa.ninka ragga ah wax walbawey soo marayaan inta aan ka aheyn ilmaha ka soo dhaliya , eedo wey ku soo korsatay caruur la koriyo qof kastaa waa og yahay hawsha laga soo maro , iska saamax eedadaa ,waxaan waalidiinta kula talinayaa in aysan kufsan xubiga ama jaceylka oo dhalinyarada iyga oo aan waxba heysan isjeclaada gacan qabtaanoo isu xalaaleeyaan kadibna labada dhinac dhinacuu doono ha ahaade dhalinyaradaa la isu guuriyo ka dibna wiilka shaqo loo abuuro ama labadaba , kolleyba haddan hooyada gabadha ama wiilka ahaan lahaa labadaoodaba waan isku qaadan lahaa , anigu waxaan ahay hooyo gabdho iyo wiilalba leh weliba baaliq ay yihiin sidaa darteed ayaan ula xanuunsanayaa , dhalinyarada soomaaliyeed haddi ay arkaa jaceyl la kufsanayo waa in ay isbar istaagaan , oo u hiiliyaan dhaalinyarada is jecel ,anigana igu soo dara qaaraanka xubiga qeyb libaax ayaan ka qaadanayaa kkkkkkkķ wlaahi been igama ahan waayo waa guri muslim oo dhismaya soomaalina badinaya xalaashana soo dhuweynaya , dhallinyaroy igu darsada qaaraanka jaceylka oky

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 3 роки тому

      Lambarkaaga kor ugu soo qor maamo

  • @fatah684
    @fatah684 3 роки тому +6

    Nin rageed hadaa mqasho waakan🙏masuulnimo ayaa muujisay da'daada iyo masuulnimadaadu isma laha

  • @salmodiini67
    @salmodiini67 3 роки тому +2

    Muraayada in qofka laga jawiyo maficno qalbiyada bini aadamka hala ilaaliyo Somaliyeey

  • @SalmaAhmed-bc2bc
    @SalmaAhmed-bc2bc 3 роки тому +4

    Wllky Daxay Films dar alle ku jeclahy 💕Ani qiso igu dhacdy ayan jeclahy in Aan kula wadago😨

  • @aloneque3n406
    @aloneque3n406 3 роки тому +14

    APWE ILLHY QLPIGA HKU QPJIYO😢😭😭

  • @canabxasan5801
    @canabxasan5801 3 роки тому +51

    Ismacil arka wllkii miyaa u egaa🙄

  • @kingyonisofficial1958
    @kingyonisofficial1958 3 роки тому +8

    Keep going my brother dayax

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 3 роки тому +2

    Wa qiso aad u xanuun badan iyo dareen qalbiga ka ilmaysiiyay allah nolol farxadleh ha siiyo qalbiga ha uqabojiyo mid ka khyr badan gabadha horana allah ha siiyo waalidiinta allah xaqa ha tuso😭😭

  • @imyussufcamash8974
    @imyussufcamash8974 3 роки тому +12

    Dayax Keep Forwarding Bro.. The Best Somali UA-camr 👌

  • @faadumoclahi255
    @faadumoclahi255 3 роки тому +8

    Wax ka kheyrbadan allaha hakuu sahlo wll

  • @maskaxmaxamed7585
    @maskaxmaxamed7585 3 роки тому +24

    Anigoo kaxun ilmada kaa qubaneyso hadana kufaraxsan inaad hooyo mcn lamidowday

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar 3 роки тому +2

    Sxbkee waan kaxumhy qisadaada jaceel kuma guuleesan

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 3 роки тому +8

    Allah ha u gargaro maxamed

  • @sahraosman2285
    @sahraosman2285 3 роки тому +4

    Madaxaa iguxanuunay isaga iskadaaye anaaba xanuunsaday ilaahoowcaawi haday kujecesha,hay maalin uunbay kuusoonoqon isha allaahu.

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 3 роки тому +1

    Eedo awalbo khayr laguma sheegin inyaro illaheey unaxariistay mahe

  • @mudanmatan9647
    @mudanmatan9647 3 роки тому +2

    Inzha allh wad ka gudbysaaa nin ragaaa thy ha ciishoon wlll nolozhada hormari ilHy hkula garab galo

  • @manaalabdikariim4741
    @manaalabdikariim4741 3 роки тому +3

    Allaa wilkan ma u qalmo inu oyo subxnllah abowe samir calafkda mid kheer qabo alle hakaga dhiigo

  • @kafiganboon3050
    @kafiganboon3050 3 роки тому +4

    Dhalinyarada waxaan kuwaaninaa intay kasugilahaayeen inay waaridkooda reer udhisaan inay ayaga iskudayaan inay marka hore shaqo ama xoolotabcid awooda saaraan markaa kadibna gabar waahelee.

  • @nimomumin2658
    @nimomumin2658 3 роки тому +1

    Subxana allah walahi aad unaxay wll mid qalbiga ku qaboojiso rabi ha ku siiyo

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 3 роки тому +1

    Nin reagaad ahayd jacaylkaa mahiima haday ku jeclayd kuuna timi kul wax aad urursato way sahlanayd inaad guursato inaad dad ku soo koriyay masuuliuad kala qaada dhahdo waa dhib insha Allaah xooga maal ilaahayna qalbigaada ka masaxo aamiin

  • @omarfarahfaracade7184
    @omarfarahfaracade7184 3 роки тому +10

    Waan ka xumahay arintaan wlhi family always problem

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 3 роки тому +9

    Asc abowe keep going 💪

  • @maryamayarisey9417
    @maryamayarisey9417 3 роки тому +6

    Xaaax wa qiso xanun badan dayax wll caawi ama dadka ha cawiyane uso gudbi numberkiss wilka wa lacilay sida an ka daremayo shekadisa allha ufududeyo xamar miyu joga wll

    • @cabqariofficial1496
      @cabqariofficial1496 3 роки тому

      @maryama yarisey walashey qofka kula hadlaayo waa wiki ay qisada ku dhacday manta waxa kaliya ee dadka uga baahanahay waa duco waa duco

    • @najkaladannuur1853
      @najkaladannuur1853 3 роки тому

      @@cabqariofficial1496 haa wlh wllo ilahey ha ku bogo dhayo

  • @dheemanabdullahi2582
    @dheemanabdullahi2582 3 роки тому

    waan ka xamuhay waxa kugu dhacay waligaa bili aadan haku tashan hooyada iyo abahaa mahee

  • @hamdimohamed9569
    @hamdimohamed9569 3 роки тому +12

    Sorry wllhy murugada ka muuqata laga gmdaremaya wajigiisa😭

  • @axmedcrixmaan3201
    @axmedcrixmaan3201 3 роки тому +2

    Zxb dayaxow waa ku salamay away barnaanijka ad muqdisho ka diyaarisay

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 роки тому

    Soomaalida wax weyn baa kakhaldan
    Taariikhda qaarkeed
    Cidna lalama wadaago
    Subxanallah

  • @habonefatehia1715
    @habonefatehia1715 3 роки тому

    hore u soco dayax film fron djibouti

  • @guure8725
    @guure8725 3 роки тому +3

    Ninka ragaa intaa ka aheyn ilmaha kasoo jiida wuu arkaa wll abqari nolol qrx pdn ayan ku rajeynaa ma guul dareysan ee cashar ayad ka paratay da.daal💪🏾

  • @ugbaadibrahim9638
    @ugbaadibrahim9638 3 роки тому +1

    Ax wan ka xumay jecelku waa xanuun wllkey alle qalbiga hakuu dajiyo nolol qurux badan na alle hakuugu badalo😱

  • @fartiyaelmi4925
    @fartiyaelmi4925 3 роки тому +1

    Ax ax waan ilmeeyey walaahi qalbiga allaha u qaboojiyo aamiin

  • @mucamirsabriye9514
    @mucamirsabriye9514 3 роки тому +1

    Waa qiso xanuun keda leh
    Ciilka waxaa kubaday
    Ciddaa ka dhaalatee
    Calafna wuu jiraaye
    Cindigaaga gali
    😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭

  • @xamdayusuf5699
    @xamdayusuf5699 3 роки тому +8

    Ismaaciil,aarka,maxaad,isku,tihiin,aad,baad,iskugu,eg,tihiin,isaga,ayaan,kuu,maleeyee,,wax,walboy,ahaato,nolol,farxadle,ayaan,kuu,rajaynayaa

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 роки тому

    Illaahay. Qalbiga ha kuu qaboojiyo habo

  • @khalidaggar7817
    @khalidaggar7817 3 роки тому +3

    First ☝️ like

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @nuuraadanyuusuf9057
    @nuuraadanyuusuf9057 3 роки тому +1

    Sxb Samir allha kaasiiyo samraa sadkiisa mawaayo tana mid kawanaagsan ayaan kuu rajeynaa

  • @malilil3231
    @malilil3231 3 роки тому +7

    Waxa tahay doqon aan dantis garan daba maray wixii dh acay

  • @nimcoaden2222
    @nimcoaden2222 3 роки тому +3

    Waa xanuun wllhi waalidkaa ma fiican runtii ilahey ku siin waxa khayr badan😭😭

  • @seniorsamircde1725
    @seniorsamircde1725 3 роки тому +5

    MashaAllah Keep Going bro..., Malmaxan waluguwey eee xaged kabaxday???..., PLEASE HAAL SHEY AYAN KACODSANA MIDAS OO EX MARKAD QISOYINKA NOSO GUDBINEYSO ISKUDAY INAD KAXOR DICIN SHAQSIGA QISADA KAXADLAYO..., PLEASE ILA AD KADAMEYNAYO QISADA RUXA QISADA KAXADLAYO INAD ADIGA AMUSNANTID WAYO QISADA SIFICAN LOMAFAXMAYO MAXAYELAY MARNA ATHIGA AYA HADLOYA MARNA RUXA QISADA KAXADLAYO AYA HADLA MARKA YAN DAGEYSANA LABADHINA?....,PLEASE SHAQSIGA QISADA KAXADLAYO ILA UU KADAMEYSANAYO INAD ATHIGA NAGA AMUSNANTID AYAN KACODSANA....,THANKS A LOT.

  • @mariamajiid9508
    @mariamajiid9508 3 роки тому +6

    Wll iska samir samra sadki ma wayee 😭

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 роки тому +5

    Ala huno reer xamarku way naga qalbi jilicsan yihin wlhi😢

  • @hindima3lin735
    @hindima3lin735 3 роки тому +3

    Documentry muqdisho awey waan sugaynay

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому +1

    Ax ax ax 😢😭😭 walhi edo waa cadab ilahow haigayn. Edo meel cidlahaa ahi haidhigiin😭😭😭

  • @elsiidkahussein2560
    @elsiidkahussein2560 3 роки тому +4

    Wiligaa Hooyo Iyo Aabe Iyo Wll Wxn Eheyn Hku Tashan😥

  • @canab352cabdi2
    @canab352cabdi2 3 роки тому +1

    wll hore usoco waxasne waa kucashir waxaa iskudaydaa inaa kacantada kuciilbaxdo shaqesato aadan bini adan waxbo kasugin

  • @deqoelmi8835
    @deqoelmi8835 3 роки тому +3

    Asc dayax wiilkas ila hadlisii biliis

  • @dagmodagan729
    @dagmodagan729 3 роки тому

    Alle qalbiga hakuuqaboojiyo nook qurux badana hakusiiyo

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 3 роки тому +1

    Qalbigayada gubanayan Allaha qabojiyo🤔

  • @abdirahmaansolteco9415
    @abdirahmaansolteco9415 3 роки тому +4

    Actually Waa Qiso Cajiiba

  • @sacaadaindhodeeqa1576
    @sacaadaindhodeeqa1576 3 роки тому +2

    Wlh qalbigu ka ooyaya bowe iska samir tani waa aduunye anigaba jaceylkeygii wuu icidleeyey 😭😭😭

  • @faizacabdi3464
    @faizacabdi3464 3 роки тому +4

    Wuu yar yarhay noloshaada ka taxa dar dheh jcyl dadkoo dhan baaa kusoo dubteee waaa masiibo jcyl maaalin daranaaa la uumay jcyl

  • @sunduscarab519
    @sunduscarab519 3 роки тому +1

    Allh nolol qurux badan ood ku ilawdo hakusiiyo aboowe waanu kula dareemi karnaa xanuun ka ay leedahay in qof dhalin yaro ah la ciilaaye nolol tayyaysan kuu rajaynayaa iyo farxad waarta

  • @asmaqani8594
    @asmaqani8594 3 роки тому +1

    Wll insha allh bariba raliya deqad heliye iskadhaf qadar dhacay canaan me

  • @abdijabaryusuf2812
    @abdijabaryusuf2812 3 роки тому

    (ILAAHOOW) U DHIS NIYADA IYO QALBIGA WIILKAN (ALAHAYOOW) ku irzaaq oori Khayr qabta iyo awlaad baari ah isaga iyo intayada kale ee dhalinyarada aan wali guursan Aamiin Aamiin

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 3 роки тому +2

    Axx wll Mohamed
    Dhibkii kusoo maray ayeyna makaxdada
    Dib ugu soo noqon waayo xasusta aad markasta soo xasusato dhibkaas waxay Kugu noqonysaa niyad jab Noloshada Aan kaa dhamaanayn markaa wll
    maadamo waalidka Kadib qoral Rabi yimid
    Ha niyad jabin
    Haray Usoco

  • @hayathassan1319
    @hayathassan1319 3 роки тому

    Masha allah waxan kuugu hamplyaynaya
    Inaad hoooyada dib u hesho
    Waxaana kuu sheegaya si wlal nima inaad adigoo kaligaa ah wax kasta qabsan karto ood awood u leedahay aadna adigu guursan kartido wax badan qabsan kartid

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 3 роки тому +2

    ax ax aaad iyo aaad ayan oga xumahy runti wilkan yar sidey u galeen edo naxariis male miya am so srry ilahey qalbiga ha u qabojiyo wllken badal kheyr qabo ayan u rajenaya Insha Allah

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487 3 роки тому +1

    Walal illahay qalbiga haku qaboojiyo badal qayr qaba ayan kuu rajaynaaa
    Jacaylki wuu xanuun badan yahay qofii soo maraa kuladareemi kara anigu jacayl wan ka niyad jabay kaliya waxan ku ducystaa acuudu bilaahi minal cishqi bilaa sowj

  • @queenramlish5773
    @queenramlish5773 3 роки тому

    Alla waxa hayaa 3 qiso oo xnn bdan ani igu dhacday lkn 2 bo ayaa saait uxnn badan ax ha ohin apowe qalpigah kadaremayaa wlhy ax ax ax jeceylow na daa 3 mado nagu daa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💯

  • @shaaficijirde1
    @shaaficijirde1 3 роки тому +1

    Wllhi muuqaal iga ilmeysiyay kan kahor waligey madaawan

    • @aaminoapdi8331
      @aaminoapdi8331 3 роки тому +1

      Daacadnimo ayaa ka muuqata 😥😥 hadana wxba ma haysto intaa wxaa udheer waalid la'aan😥

  • @ayaanmohamouth5428
    @ayaanmohamouth5428 3 роки тому +2

    Eedo arxanla 😥😥😥😥😥😥aduunkaaan u necebhy wlhy

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому

    Waan kuu saare
    Anna ii saar🌹🌹👍👍

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid 3 роки тому +2

    Dayaxow aniga qisadayda jacaylka goorma iga qabanaysaa😭😭😭😭😭 waa mid dhimasho udhawatay

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 3 роки тому

      Abayo mcn ani iga shekee ana daneeya shekoyinka jacayllee

  • @Twa917
    @Twa917 3 роки тому +2

    Sax way adagtahay meel anaad ciid ka aqoon

  • @avife.4.474
    @avife.4.474 3 роки тому +3

    wll macan wa cadi waxan jogna aduun dhib ma lha 😰😰

  • @nuurtoshariif478
    @nuurtoshariif478 3 роки тому

    Dhimalaha iska samir waa xaal aduunyo marba hadii aad heshay hooyadaa

  • @munojamaal2195
    @munojamaal2195 3 роки тому

    wll istiqfaarta iyo saliga nabiga badso iyo tasbiixda.ilaahay baa faraj khayr qaba kuusoi dirayee