Bal Fiiri Oo si fcn u dhagayso sida Wangsan O ay dumarku noga Fakaran xittaa iayagon Guriga No joogin Bal Sawiro Ama Qiyaas Kuwa Guriga Noo Joga O xasaska Ah Marnaba Qalbigooda Kama Baxno Dumaroow Qima Haduu Qof leeyahy Idinka Qima Leh❤❤
Exactly abaayo,gabdhehena qaastan waxay rabana meelkasta ay jogaan in labaro qiimaha naftoda,Walahi abaayo ishiisa laga arka ushiisa lagutuma waliga lama sugo qof qiimahada iyo jiritaankada kuu qeexo,meeqo gabdhood Somali laqaba wiilal Somali ah ay qaban lugahana loodhaqa boqorada ah,saas loga kashkash siiya,saa naftada u aragtid lagu arka
Afsomali ficaana ta yari mashalaaha aftahanweeyi rer burco wa iska qalbi xabxab yaa igu raacsan wall bal culimada waydii diintu maxay ka qabta 6 sNo nin la socday bil bayna diinta ogolayn waaba 6 sane any why alah yacinikum
Anigu jecelkaba go aan ayaaN ka qaatay oo ah inan wakhtiGayga ku lumin jecayal mid run ah iyo mid beenaba dantayda kale ayaaN ka raacad markaa waxaN ha isku daali nina ilaa aaD u diYaaR Garowdo Guur oo waxa kastaa ku diyaar san yihiiN markaa qof kii raadi
Alhamdulillaha Arood Ay Dayah Inta Is Jaceyl Alle ha isku So Dhaweyo Inta is Nacabnah alle Dushoda Malab ha iskugu dadiyo Amen yaa Rabbi Ifka wax la dhowarta Dadka laga dhaaweystaa dhawacaaga Ruuxi dhakhtarkii Noqon Kara 💉❤
Aniga hda 3 sano ayan wada socna alxm wax dhiba nagama jiro hdaneh sas ay tahay gabadhan qisadeda markan arkay cabsi ba igashay 😭😭ya allah ada og meesha nooroon 😭
Alla illaahayow jaceylku wuu xanuun badan yahay runtii wiil jmcda isla dhigano ayn jeclaa Mudo 8 bilod isna ima oga hurdadii gam i waayey cunadii ka goay bishii 9ad ban u bandhigay balse kuman guuleysan ilin baa iga timi wlhi alle qeyr haka dhigo asna guul ban u rajeynaa wali kaman samrin xbbii Iiso duceeya sxbayaal
Wlhi maahan qof lagu ciyaaro midaan masha allah waxaanba ka helay sida alle hadalka ugu fududeeyay, ani waxaan dhihi lahaay 50% la iskuma dhaafsiiyo qof bini aadmi ah, mida kale wll sabir oo duceyso oo alle isku dhiib. Insha allah waad hilmaami doontaa.🙏🙏🙏
ilahey qalbigaaga ha dhiso abaayo mcn qalbigaa igu xanuunay wlh alle wax ka qeyr badan ha kuu sahlo qof walbo xanuun xun buu haystaa lkn ugu danbey qof wanaagsan ayuu alle u sahlayaa abaayo alle ha ku shaafiyo 😭
👋Anigoo og in jacaylka soomalida u khiyaali yahay 👋Anigo og inaan bari ka shalaayayo 👋anigoo og inusan calaacalku ifiicnayn😅 👋anigoo og arimahaas odhan iyo kuwo kasi daran...👈 😱 waxaan iskadayay dhamaan arimaha shukaansiga iyo jacaylka✋ #Nabagalyo
@@jacfaryare7388 exactly wallo waaa sidaaa sheegaty aadamuhu way is bdal bdanyihiin layskuma wada dhiibo ka filo wanaag iyo xumaanba kii shalay ku wanaajinayey ayaaa maanta ku xumaynya , laga yaabaaa kii shalay ku xumaynayeyna inuu maanta ku wanaajiyoo waaa aduun is bdal badan
Mar kaan arko qisooyinkan oo kale Waxan is dhaha adiga jcylba kuguma dhicin Hadana wa xanuun wlhi Jacaylada xun xun ilahay hanaga masaxo ee dhibatada wata 😭😭
Wlhi Waa adoon Abaayo Allah waxaan kaaga rajaynaa inuu ka masaxo qalbigaaga Nacas kaas . Ragooow Gabdhaha xafida Xitaa hadii ay mid ku qiyaantay Wanaag u rajeey waayo Wax kasta saamaxaada Ayaa Ka fcn . Rabbi waxaan ka rajaynaa inuu iga dhigo Kii Ilaaliya Qalbiga qalan jada uu claman doono💝❣️🤲 Idinkuna ii Soo duceeeya🤲🤲🤲🤲🙏
Subscribe saar chanelkeena cusub Dayax Drama oo wax idin raali galiya aanu soo galin doono
ua-cam.com/channels/I626i68VYhZJQsFmZk-Bng.html?view_as=subscriber
Heesta introga ah yaa qaada
ua-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/v-deo.html
@@hamseofficial7116 heesata intro ga yaa qaada
Heesta barnaamijku kuso galo mgaceed??? Keep going
Inantana waan gartay waayo codkeeda ayaan si fcn ayaan u garanayaaa .
Bal Fiiri Oo si fcn u dhagayso sida Wangsan O ay dumarku noga Fakaran xittaa iayagon Guriga No joogin Bal Sawiro Ama Qiyaas Kuwa Guriga Noo Joga O xasaska Ah Marnaba Qalbigooda Kama Baxno
Dumaroow Qima Haduu Qof leeyahy Idinka Qima Leh❤❤
Mahadsanid wll
Maharzanid wll❤️💯💯
Allah ku zharfo
Inta qiimaha duumarka garanaYsa iska yar😢
wll waad mahsantahy
Saaxib heedhe maalin walba waanu murugoonaaye maalina maad nooso qabanayn jacayl guulaystay aanu faraxneeh🥺🥺
Waa runtaa
Hhhhhhhhh
Kkkkkkk
Kana calosha naga xanuunjiye
parNamijka magaciizaa ah qiz0 io QiirO
Wlhi uma malaynayo xanuunka iso gaadhay in uu qof soo gaadhay 😭😭 ilaahay ayaan ka sugaya nolosha inta ii hadhay in uu farxad igu dhameeyo ❤️🤲🤲
Illaahay farxad hakuugu dhameeyo wllo....😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲yaa rabbi hablaha noo xifdi raggu dhib baddanaa hablaha maxay sidani ugu falayaaan tolow!!!!
Wll annigu waxan jecelahay habluhu in ay ragga hablaha kale ka waaniyaan ragguna hablaha ragga ka waaniyaan...
Si’aan nina inantooda loo dhaawicin isagguna inan u dhaawicin 😢😢😢😢
Wllo adiga oo raaliya;haddii ay macquul tahay...
Salmaanmukhlis@gmail.com
Halkaas qoraal iigu soodir wll plz 😢🙏🙏🙏
Aaamiin illhy farxd waarta hku siiyo wllo😥🤲
@@salmaanmukhlis8778 KUWA QALBIGA JABAN KUWA KU TAQASUSEY EE AAN HADLI KARA HAYN SHUKAANSIGA CAADIGA GARAB QABADKA KA MACAASHA🤮🤮🤮🤮
ah ah suuri qalbigaada allha kuu kabo abyo
jacayl war kama haysaan
sidaa umaydaan hdasheen hdaa ogtihiin 😭😭😭😭ax mcana markad qofkaga hysato xnuun bdana markad weydo alle hysa siiyo cidii is jecel😭😭😭
Aaaamiiiiin
Amiin 😍
Aaamiin yaarbi 😩😭🤲
@@hoodocu5674 hodo
aaamiin aamiin yaa rabi
Hooyoo❤ waxlbaa weey ii tahy😍 alle cafimaad iyo cimrii dheraar ha ku siyaadiyo hoyo mcn ilhow hoyoyinkaa dhowr meel walby jogaam ❤💋💋💋
Anaa ugu Horeya #Liketa# ku dhacsiiya Nabigana ku #saliya#
shine like wn ku saaray gudoomiye subscribe iisaar ❤🙏
Barnaamijka Soo badi Dayax films. Inantana ilaahey haw sakhiro qalbigeedana haw dhowro.
Dumarkeenu waa Qaali ee Illahayow Inoo Dhowr Amiin Amiiiin
wll inantaas Anaa uga hiilin cabdiqani
ee igusoo tag garee
anaa kuu heelan
anaa kuu hiilin
laabtana kugu haysan
@@guleidsulub94 🤪
Sxp barnaamijkan aad baan oola socdaa sxp Mogadishu kaa soo salamayaa
QiimaHaga AyUu Garan Wayey walll 😰Wuxu aHa IndhOolE dhaYman haysta oo dhagax moodaYe MardanbE haw beeer Jileecin inTii Hore Ayana Khalad kugu ahaYde
Mida kle Hadad CommentgaYgan akhirnaYso Wllo
xanaan wlsheyda subscribe ii saar
manta adaa iisari karo❤🙏
😢🙋
@@nicimaayaan4171 wlsheyda hal mar subscribe iisaar alle waxa jeceshahy hku siiyo ❤🙏
HananeeY wn ku arka ma i aragta😂😂😂🤚
Exactly abaayo,gabdhehena qaastan waxay rabana meelkasta ay jogaan in labaro qiimaha naftoda,Walahi abaayo ishiisa laga arka ushiisa lagutuma waliga lama sugo qof qiimahada iyo jiritaankada kuu qeexo,meeqo gabdhood Somali laqaba wiilal Somali ah ay qaban lugahana loodhaqa boqorada ah,saas loga kashkash siiya,saa naftada u aragtid lagu arka
Dayah Wan La Socda Like
Suldnow
sxb subscribe ii saar 💥🙏
Suldaan fake😂
Fake😂
Fake😂
Thank you Dayax films waa qiso qalbiga taabanysa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
rahma wlsheyda subscribe waxa ahy
wiil walaalkaga oo kale ❤🌸
@@somworldnews7844 hye hunoh
@@rahma-mohamed mahaddanid wlsheyda❤🙏
U welcome wlloh 😘😘🥰
Insha Allaah qalbigaaga Illaahay diinta jacaylkeeda ha kuugu bedelo Aamiin.
Ragu isku mid maahe nacsbaa jira dhntaala❤jaceylkaa diloo nafeeya
War anigu Hadaan naag guursanayo ree waqooyi baan kaguursanayaa wlhi Gabdho nasab leyihiin mawax lagu ciyaar qof intaas dhan kusodulqadatay
Thank you walalo wanu ku so dhawayn🙏❤❤🙏🙏🙏
Xagayaga u soo carar😂
@@ilwadcabdijamal7813 huno waan kuu tagnahy halkee kala so xidhidaa Waa iga daacad wllhi
Wanu ku so dhaweyneyna ee welcome
😂😂😂 in bari isga lgaso shekeyu raba 😅 kaa tahy
Wllo Illaahay Qalbiga hakuu nuuriyo Insha Allah waad guulaysan doontaa, ee samee wax walbood ku ilaawi karto oo aanan macsi ahayn.
Run Ahaanti Hablehena Waa Kuwo Qalbi Wagnsn
Raxmad Bdn Lkn Waxaa Fahmi Kara Qofkii Wax Gala
Sharafi Korkina Ha ahaato Hablehena 🙋♀️
Niman iskuma jiran wlhi xoolo nool oo dhar xidhan baa imika buxa 😥😥 allow qalbiyada no dhwr
Walahi sahra kiin bay ueegtay
Aamiin yaa rabi
Qalbigayagu Maanu dhawrid U Baahnayn😅😅
Gacantu waa qal foofe qalbigaa idin salaamey
Jacayl tala'yari ku beermay taariikh xumaada iga raacday
😂😂😂😂
Hhhhh
Afsomali ficaana ta yari mashalaaha aftahanweeyi rer burco wa iska qalbi xabxab yaa igu raacsan wall bal culimada waydii diintu maxay ka qabta 6 sNo nin la socday bil bayna diinta ogolayn waaba 6 sane any why alah yacinikum
Waa qiso aad u xanuun badan, sida aan arkaayo gabadhaan aad ayeey udul qaad iyo wanaag badan tahay. Lkn Nacas ayaa helay. Allaha qalbiga kuu qaboojiyo Abayo.
Waaa Really wax waa la jeclaan karaa lkn daciiifnimadu ma ficnaaa Qazab na maaha in jacayl kazta Guulayzto🤕🌍
Waar jacaylkiba waan ka baqayaa wxan u qatay xanun yaa ila mida
Aniga✌
Abdikarim gudoomiya subscribe igu sharaf ❤🙏
Waa wax layska ilaaliyo
@@niciimaxiis8723 walhi waa sidaa
Maantan u sheegaya anigu waanba baqayaa runtj😫😫
Anigu jecelkaba go aan ayaaN ka qaatay oo ah inan wakhtiGayga ku lumin jecayal mid run ah iyo mid beenaba dantayda kale ayaaN ka raacad markaa waxaN ha isku daali nina ilaa aaD u diYaaR Garowdo Guur oo waxa kastaa ku diyaar san yihiiN markaa qof kii raadi
Xaqiiq ayad ka hadashay huno mcn
Yes boss wlhi isku mid nahney
Runtaa waaye jaceylku waa iska qiyaali
Runtaa haba is waalin dheh
Sax wlh qofka guursan neysid dar alle isku guursada
wallahi gabar iladhalatay mid ciyaal suuq haduu sidaan ugu dhee dheelilaha meed kiisa laqaadi laha alle ayaan kamagan galay walashey iney sidaan kudhacdo 🤲 abaayo adigane iska sabar qalbigada alle ha kuuqabojiyo 😥
Wlsha wixi aad u gurto ayeey heleysa
@@munaabdi1192 hdaL inan weyn😂♥️
@@munaabdi1192
alx all inta ila dhalatay 👸 oo gabdha 👸waa laqaba ilmahoode ayee korsanayaan👨👩👧👦 sheq fir habaarka igadaa 😅😅😅✌️
@@cayni1560
hadal naag walaca 😅😅😂😂😂😂😂
@@cabdican385
Sxb.
Iyaga oo lawada qabo ayaa laga yaabaa inaay soo mareen qisooyin noocaan o kale.
Gabdhaha lawareysani haayo iyaba lagayaabe inaay Xaasas yahiin imika (hadda).
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
ALLAH markasata wanaga hana wa fajiyo 🤲
ina cumar wlsheyda alle wax xun kuma tuso subscribe ii saar❤🙏
Qisho cajiib ah weye😥
Allow qofta aan is jeclnhy ha Ina kala geynin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin yaarabi
hablaas dhibkoda uma adkeysan karo dayax filimis
🤔🤔🤔🤔
qiso aniga itaabatay wlhi 😭😭😭💉🌹💯inta is jacel Allha isku sahlo🤲🥰💜❤️
Wlhi waligey meshan coment kama bixin lkn way i taabatay qisadan gabadhan abayo macan💕 sabr iyo dulqad alle waku dhameye mid khayr qaba oo kor kuu qaadoo qimahaga yaqan rabi haku siiyo amen 🤲
Ax inaNtaN isku qisaan naheY wllhie wn la ilmeyey illheY qalbiga haku qabojiyo
Alhamdulillaha Arood Ay Dayah
Inta Is Jaceyl Alle ha isku So Dhaweyo
Inta is Nacabnah alle Dushoda Malab ha iskugu dadiyo Amen yaa Rabbi
Ifka wax la dhowarta Dadka laga dhaaweystaa dhawacaaga Ruuxi dhakhtarkii Noqon Kara 💉❤
Aamiin
JACAYLKU HADU WAREERO WALALTINIMADA KA FICN
feromza gudoomiye subscribe igu sharaf adaa wlkeyga ah ❤🙏
Wale naf wx jacelaa oglaanen walaaltinimada ka ficn ❤😔
Iskalaaaajibaa usheeegy
Mnsha allh alle wx khyr qaba hakugu bedello wllo
Blse sanadkii 10naad baa aniga ii bilowday Ee iga duceeeya sida yarta baa layla meeraysanayaaaye azxpey
Lkn wlhi blhy tlhy waa iga dhbe qiisada iga soo martayna mahaa mid aan malmo kuso koobi karayee
Bilaaahi caleeek ducada haygala bakhaylina
Dee Waxaagu Jacayl Maahee Inanta Malaha Waxbad Isku TiHiiN😅
Jacaylku xumaa
Wan ka ducystaa inan jeclaado qofaan alle ii qadarin.
Idinkuna ducadaas badsada iskaabulooy😁
Alla illahay hainaga hayana jacaylka sidase beenta wllo
anigu kaa waan kaducaysanaya balayada khiyanada badan miskimta sidaa yelayna
Ficnaan lehedaa channelkan inu mar hore UA-cam kuso biiro❤️💯
Aniga hda 3 sano ayan wada socna alxm wax dhiba nagama jiro hdaneh sas ay tahay gabadhan qisadeda markan arkay cabsi ba igashay 😭😭ya allah ada og meesha nooroon 😭
Qisooyin kan xanunka badn jcl ka un bee dadka nacsiinaayaan ee qisoyinka jclka gulestey inoo soo dhig sxb mararka qaar ❤
Jacayl waa cudurka iyo warwarka ugu xun ee qof ku dhaca 😭😭😭😭
Alla illaahayow jaceylku wuu xanuun badan yahay runtii wiil jmcda isla dhigano ayn jeclaa Mudo 8 bilod isna ima oga hurdadii gam i waayey cunadii ka goay bishii 9ad ban u bandhigay balse kuman guuleysan ilin baa iga timi wlhi alle qeyr haka dhigo asna guul ban u rajeynaa wali kaman samrin xbbii
Iiso duceeya sxbayaal
Masha Allah wlhi waa inan fiican lkn nasiibka ayaa xumeeyey uun iyo mid aanan waxba garanin🙏💯
gudoomiye subscribe igu sharaf maalin kheyr badan waaye
Wlhi maahan qof lagu ciyaaro midaan masha allah waxaanba ka helay sida alle hadalka ugu fududeeyay, ani waxaan dhihi lahaay 50% la iskuma dhaafsiiyo qof bini aadmi ah, mida kale wll sabir oo duceyso oo alle isku dhiib. Insha allah waad hilmaami doontaa.🙏🙏🙏
Jaceylka waxaa ku Ba' oo ku bes beela Gabdhaha wan Xaqiisaday Maanta😥, Ragow Intaad Jeceyl ku Abuurtan Dumarka Hadana
Meel Cidla ha uga tagina😭🙏
Inanta waa reer burco hadalkooda ka garty yaa ila arky😍🥰
Reer burco say uhdalaan wll xariifad tahyee 🤣🤔
@Mohammed Silver may wll waan maqlay lkn anaa reer burco ah taasaan uleeyy reer burco ma si klay uhdlaan
Iuadaba leh rer burcan ahaye hhhhh mxn kula aragna somali wxd ogthy mxy kugu shegan horta
Qiso xanuun badan walhy si qof loo jeclaan ujeclatay lakin muu fahmin
Sahra kiin ayey u Cod eegtay inta ila Qabta in ay sahra kiin Tahay Like saar
Somhaa oh
Wey uu cod ek thy sahra kiin
Haaa wlhi isku aragti ayeynu nahey manshaalah
Photo tableka ka eeg maaha sahra kìin
mooyi sahra kiin
Jacayl ku xanuun badanaa😭🌍❤️
Walal waad qalbi fcnthay wanad guulaysanaysa insha allah dacadi Ma hungowdo🙏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Jecalow maxad dhib keentay maxad dadka kla dhantashay maxad niyad dhowrsanayd qalbiyo badn dhawac yeshay qof ad ku dhacda ogsone😥😭😓😭😭😭
Wlloh wanku sre adna isoo saar suBscRibe🥰
ilahey qalbigaaga ha dhiso abaayo mcn qalbigaa igu xanuunay wlh alle wax ka qeyr badan ha kuu sahlo qof walbo xanuun xun buu haystaa lkn ugu danbey qof wanaagsan ayuu alle u sahlayaa abaayo alle ha ku shaafiyo 😭
👋Anigoo og in jacaylka soomalida u khiyaali yahay
👋Anigo og inaan bari ka shalaayayo
👋anigoo og inusan calaacalku ifiicnayn😅
👋anigoo og arimahaas odhan iyo kuwo kasi daran...👈
😱 waxaan iskadayay dhamaan arimaha shukaansiga iyo jacaylka✋
#Nabagalyo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ruux aan isku fikir nahay 👏👏👏👏
Wiil tashaday 💯✌
Ax Gabadhu qalbi adagaa
Intiii qof dulqaad leeyahy bay lahayd
😢😢😢
Waan kula socdaa dayax zxp🌍
Dhibtaan waan arky anba wll inan ban 4years wda soconay intaa lasocday labo jeer buu ikhiyaamay blse labada anaa ku oagaaday iraaligeli oo wx beena igu maaweli blse ana yeelay benti uu igu raaligaliyay blse anigu ka niyad jabay markii danbana kadhaqaaqay alx wlhi habeen maxasuusan inan kle bn hada xiriir 1 year ah leenhy alx waan isku wangsnhy haduu dhaqaaqana wlhi madareemin bn deganahy alx damiirkeygu weli waa adagyhy😓🙏
Ax bayo wlhi waa dhib jacalyka blse hadad xususaha aadnh lambarka dansato waad ilawin xaqiiq xanuun waad somarta😪😪
JAcayl dhiig malagu qoray✏
Wali dhuux ma loo shubay💉
Qofna saanta dhabarkiyo🙋
Dhabanad cad la jaray🔪
.......... Ku darso like saar😅
Dhabanada cad laga jaray
hadalki malgu dhigay
xinjir aan isdhalan rogin
midabkeedu dhiin yahay
laga dhuray halbowlaha
weli dhiil ma lagu shubay
cali gudoomiye igu sharaf subscribe
alle haku sharfo❤🙏
@@somworldnews7844 waad iga haysaaa😮
Qof nool waynkaaa@@mahadmohamedelmi7738
@@Daacad1999. Aaahey✋😂
Alleh waxa dhama ha ku ziyo wllo waxa doqonaha ku helay😥😓
Jacaylkaas ilahy amarkii anigu waxn farxd aheenba kama helo
Ilhoow mahadaa Boqorka I jcl wxn farxadyda aheenba ma raadio eebe ha ikaa deesto Alpi
Jcylka dhabtaa xnun iyo murugo midna malaha
Dee miyaa kudiganaysaa gabadha ?
Midda kale waxa gabdhaha qalbi jabiya waa fakarkaasoo kale , waxaa lagu xisaabtamaa inay wax isbadali karaan.
@@jacfaryare7388 exactly wallo waaa sidaaa sheegaty aadamuhu way is bdal bdanyihiin layskuma wada dhiibo ka filo wanaag iyo xumaanba kii shalay ku wanaajinayey ayaaa maanta ku xumaynya , laga yaabaaa kii shalay ku xumaynayeyna inuu maanta ku wanaajiyoo waaa aduun is bdal badan
@@inaumaadan6456 Haa. Aad iyo aad.
أحبب حبيبك هونا ما عسى أن يكون بغيضك يوما ، وأبغض بغيضك يوما ما عسى أن يكون حبيبك يوما ما.
la soco daduunku waa hadhkaa labadiisa galine
Qiso iyo qiiro
Zhp dayax arjn ayaan kaaga yara bahanahay wakan UA-camrkaygu
Baadi nimaan lahayn bay agjoogtaa
Gabadhanoo kale hadaan heli lahaa
Waan ismoodi lahaa inaa marlabaad dhashay
❤❤❤❤❤❤🤲
" 5 sano markuu LA socday ayuu ULA so baxay" intas hley fahansiyo.
Wax kle ayanba u mleyey😀😀😀😁😁 Astaqfurulah
Kkkk kula mid ahay wlhi
😆😆😆😆😆😆
@@hanakhadar1460 😀😊😊, doob Dareen aa dilay an maqli jiray😀😀😊😊😊😊
Ee Allah naga saaro
@@mohamedjamaabti4979 😀😀😀😀😊😊
Astaqfurulllh wlhy waa runteed nafahn siiiya🤔🤔🤣🤣🤣
Qimahaga ayuu garan wyay wlh wllo waxd thy qof lo dhipatodo dhip wlp lo mari karo inzha alh alle walalo haku zhrfo qlpigag Barakeyo 💯☝️
Dumarka xushmad ha la siiyo💔💔💔❤❤❤
Xanuun wye Mararka qaar jaceylka 😢❤️🙏
Our heart are with you and your family dear sister😢😢
Waligaa makuku dhacday qof aad jacesha hay habeenkii markaa cabaar shee keesatiin inoo kudha ho waa jiifanaa hurdo ayaa iheeso 15 daqiiqo kadib ma wacday maku dha hay Another call hadaneh maku celisay 😭😭😭😭😭😭
Wa jaceyl u bahan in dhidibad loo aaso intanay hawadu qaadin
waa talo walshey
Xaqiiqtan xppti qof markaad sidhaba ujeceshay call inta jeer aad ku cilaysay xitaa ma ogid ilaa codkiisa maqasho😭😭😭😭😭😭😭
Hadii Aan Mar walba Lawada HadliN Ama La iska War Hayn jcylku Ma Waaro Si Walba Oo Loo Dhiso😔😔😔😔
Xly midaan mel wda sexno ayaa zaza wlhi intu dhho wn sexanya ayuu mid kle garcaa
Waa igu dhacday bom ma qarinayo😂
Hadii jacayl lagaa ga baxay sida gabadhan okale liketa dhac igu sii
Samairkaga badna walshay😭❤❤❤🤭
Muxu yahay jacayl sanado soconaya yaab maan wax barto intaan nin time ku luminayo Allhu akbar
Qaladkuba waa in aan hadal uun wado bilaa macni ah 😭😭
Barnaminkan wali ma arkin
Qof ka shekeynaya jacayl intu dhib kaso maray
Hdhowna guul ka gaaray
Waa wada qaracan iyo ohin
Maalin noo kena qiso farxad leh
Dadkuna ha aminan inu jacaylku macan yahy❤
War nio hada izka noqoti qof klinimo ku nool, jacayl dhipkiiza izma arkayzaan,
Inti qalpiga ku dhaawic mi lahaa, kalinimo izka ahow, 😢😢
1 sano ayaan ilawi layahay 😥😭 illahayow Qalbiga u adke
1 sana ilaabi kari layahy mise wa 5 sano wlhi xanuun 😢
10 years ka waran 😭😭
waa run
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Jacaylku waa Shayga kaliya Een Qofna is diidsin karin Lkn Xumantiiso Wnga ayay ku noqon doonta Insha allah
Gabadhu asturana msha ,allah...🤣
Ninkan jacaYl lagu hoogay uun buu ka sheekeya...
Ma aragtey Horta nio...😂😂murugo socota
Wallee naag ma guursado
Wallee gabar ma caashaqo
Wallee guri aan leeyahay
Foodda soo ma geliyaan
- Digfeer
Murugada adiga waan kula qaybsanayaa walal
Haween Nin Ka Maarmayaaa Ma Jiro Pro
😢Jacaylkan lasheego waba xanuun qofkasta uu dareemo😢
Waaaaw waa qiso xanuunkeeda leh 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤❤❤❤❤❤
Sirbaa idin hayaa asxpta😅jecel jacela lagu ilawaa ♥️ nolasha waa✌malin mid hadad isfahmiweyso qofkala ladeydeydaa👌
anfac wlsheyda alle hku sharfo
aaqiro iyo aduunyo subscribe ii saar ❤🙏
@@somworldnews7844 waanku sarey huno sidokle🥰
Waa xaqiiq😁😁😁😁😁
Allow qalpi daacada⚘🌷
jacayl ma jiro xaqiqdii😀
Subxanallah 5 sano mawaa nin idaba dhigay waxaasi waa diin la'aan wax jaceyl ladhahaa majiraan. Waryaa hadaad guur rabto reerkeyga utag hadii kale waxaad igasoo doontaa waa ciyaal suuqnimo. Gabdho diinta barta oo kudhaqma. Wabillahi towfiiq.
First Comment 🥰❤
Subxana alleh hablaha waxa jecl dhibta haysata walhi😪😔😔😭😭😭
Keep going bro
Ilĺahy uun isku xidh wllshy waxa ku helay tukeH ee xadhigaH alleH qabsoH
Ku odhanayaaH anigu
Qof walba khiso u gaaro buu lee yahay
🌎❤
Mar kaan arko qisooyinkan oo kale
Waxan is dhaha adiga jcylba kuguma dhicin
Hadana wa xanuun wlhi
Jacaylada xun xun ilahay hanaga masaxo ee dhibatada wata 😭😭
Inantu dulqaad bey ledahy wlhi sorry Queen❤😭😭😭
Abaayo allaha qalbiga kuu qaboojiyo
Ilaahayow jacalhanuguridiin inatii jecalka tageerta lik
maarig gudoomiye subscribe iisaar❤🙏
Gabr xayi ah wlh abyo geesiyad ayd tahy nolow quruxeey ilhy haku xifdiya
Jacaylku haduu sidaa yahah ayaan lagu dagdagin dumarkana ayaan qalbiga laga jabin
Wllo caasha,waxa tahay qof fiican oo sharaf leh. Waanan arkaa dhibta kaala kulan adigoo sidas o dhan u fiican balse waa inaad ogaataa wllo caashaay in ay tahay imtixan. Imtixankyna wu dhamaadaa ,murugadaa alle wax ka khyr bdn hakugu badal,amin.
Kuxiranhy dayax films
Wlhi Waa adoon Abaayo Allah waxaan kaaga rajaynaa inuu ka masaxo qalbigaaga Nacas kaas .
Ragooow Gabdhaha xafida Xitaa hadii ay mid ku qiyaantay Wanaag u rajeey waayo Wax kasta saamaxaada Ayaa Ka fcn .
Rabbi waxaan ka rajaynaa inuu iga dhigo Kii Ilaaliya Qalbiga qalan jada uu claman doono💝❣️🤲
Idinkuna ii Soo duceeeya🤲🤲🤲🤲🙏
Reer Xamaro 60% aan ka fahmaye luqadan adigana allow ee xanuun taahye qisada😥😭