Afur macaan Malawax Iyo Kalaankal aad u Fudud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 788

  • @shali2728
    @shali2728 5 років тому +71

    Markasta aan basal jarjarayo waxan xasuusta erayadada " basasha badan cunadee macanaysaa"... jazakilaah abaaayo ❤❤❤

  • @Hahar2233h
    @Hahar2233h 4 роки тому +48

    I have never seen someone like you!!
    I like the way you had explained.
    It is very simple and easy Specially "Skaabulada" like me.
    Thank you so much!!!

    • @hibomohamed8949
      @hibomohamed8949 4 роки тому +1

      asc masha jasale waan fanay qarbadan Alva kusiiyo åriga iyo qoskaga

    • @Hahar2233h
      @Hahar2233h 4 роки тому

      @@hibomohamed8949 abaayo aan ka wada faa'iideysano runtii Nasro oo kale waa fara ku tirise!

    • @MaryanSalaad-xc1td
      @MaryanSalaad-xc1td 7 місяців тому

      ​@
      P
      P
      P
      P
      P
      Pp
      Pp
      P
      Hahar2233h

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 років тому +119

    Maasha allaah

  • @sadiahazan5422
    @sadiahazan5422 5 років тому +22

    masha alaah
    waxaa ii thy macalimadeyda maadama aan kaa bartay waxyaabo bdn
    I love you teach

  • @azhravsoomaal1246
    @azhravsoomaal1246 4 роки тому +3

    Mahadsanid nasra qof waxtarle ayaa tahay oo hore u socodle Aadbaan wax kaaga faa iday wllzhy
    Ani waxaan jecelhy xaaska iyo caruurta mustaqbalka inzha alah inaan u sameeyo markaa duruuftaada waa muhiim ukhtii

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 роки тому +3

    Nasro hilib geel caafimad kucuna goorma iigu danbeysay l Love to much

  • @abdullahmohammed1169
    @abdullahmohammed1169 4 роки тому +1

    Nasra abtidoon waxaan ahay samidaada nasra waxaan rabaa cuntadaa macan inaan diyaariyo 😋😋😋😋😋😋 cuno macan ayad taqanaa gacmahaaga Allha ku barakeyo wllo

  • @hafsahalan437
    @hafsahalan437 5 років тому +11

    Xabiibtii malax bilaaa saliiid ayaaa sameeyaaaa sifiiican ayuuuna ugaduuutaaa saliiida caafimaadka umma wanaaagsana isticmaaal birta malawaxa softi gaduuud ah ayuu kuu noqonaaa mahadsanid

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 років тому +3

    Masha Allah xabiiba hor USC anigana iso boqo Abayo wan ku so boqaday 👏👏👏💔💔👏👏💔💔

  • @xayaatsiciid3273
    @xayaatsiciid3273 4 роки тому

    Nasra abtidoon saaka ayaan dawaday saan qurac uga dhigto shukran queen

  • @filsanabukarchannel3879
    @filsanabukarchannel3879 5 років тому +4

    Wlhi videoga intan dawan like ku saray waayo wanba ogahay wax xun inadan dhigeynin masha allah ilove you nasra

  • @rahimaabdirahman6244
    @rahimaabdirahman6244 5 років тому +2

    m.alah ..hbo mcnto ale gacantada haku barakeeyoH 😍😍😍kugu faaanaaH😘😘😘😘😘

  • @umamiin5202
    @umamiin5202 4 роки тому +1

    Mashaallah Balse malawax makeenin matakhanid habibti isa sax

  • @UmuMunasar-p5f
    @UmuMunasar-p5f 4 місяці тому

    Maasha Allah abyo wax badan baa kaa fiidnay wlhi alle ha ku xifdiyo❤

  • @madiinohassan3454
    @madiinohassan3454 Рік тому

    M.anasro abtidoon allehakubarakeeyo gacantada m.a ❤❤❤❤💙💙💙

  • @Aarkamo
    @Aarkamo 4 роки тому

    Ma sha alaah mss nasra lockdown ka iyo ramadan ina wax badan ka barano waye thnkx yaqay inta ka faidnana wlashay

  • @sahruujachanel836
    @sahruujachanel836 5 років тому +45

    Asc asxabta isoo boqda aniganeh chanalkeyga cunto karinta ah waxan rajeynaaya inaad ka faaideysadan insha Allah ♥️

  • @hanifaaraxxayle8120
    @hanifaaraxxayle8120 2 роки тому +3

    1M view msh allah

  • @susanaden6183
    @susanaden6183 4 роки тому +1

    Masha allah macalimadeyda nasro abtidoon xpiptii hor mar wcn insha allah 🥰💯❤👑🤲💝🥰

  • @zakariejama2894
    @zakariejama2894 4 роки тому +2

    Masha allah nasra abti doon allah cilmiga iyo caqliva hakuu barakeeyo

  • @farxiyorooble2255
    @farxiyorooble2255 5 місяців тому

    Masha allh allh kubarakeeyo wax badan kaa faaiday sister ❤

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 років тому +3

    Mashaa allah tabaarakalah nasro gul warta insha allah Amin yaarabi Amin

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 років тому +105

    Maasha allaah 😍👌🏽

    • @rajaafcn8092
      @rajaafcn8092 5 років тому +4

      Qamaray adnah astaan kasoomuuqo
      Sida gabdhaha kle muqdisho joogaan cunada yaqaan udhiiragalisiin
      Sidy nooga faa iideeyaan

    • @rajaafcn8092
      @rajaafcn8092 5 років тому +1

      Nasro abaayo waxaan wdaa fikrad gabdhaha cunada banaadiriga yaqaan lkn you tube laheen dhiiraglin sii
      Ookanaalkaada kusoo dhawee
      Adnah intaa ka taqaN noo faa iideey
      Rabi ajar hakaasiiyo
      Wxaa tahay gadha reer muqdisho kufaanto

    • @Abdullah-h2i
      @Abdullah-h2i 4 роки тому +1

      Masha allaah👍👍👍👍👌😍😍

    • @sabrimmohamed91
      @sabrimmohamed91 3 роки тому

      Mashallah! 😍😍

    • @marwadahir927
      @marwadahir927 3 роки тому

      @@rajaafcn8092 iy i

  • @safaccasiiz8513
    @safaccasiiz8513 5 років тому +25

    Codkaaga ayaan jeclahay ilaahey haku xifdiyo 😍 😍
    Waan ku faraxsanahay in aan kamid ahay asxaabta kugu tixan 😙

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 4 роки тому

    Masha allh xbbtii hor mar wacan ayaa ku rajeynaa

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 роки тому

    maaashaa allaaah Nasro qatr wye malabaxan anaa kula tijaabiyy lkn hilib kuma cun xbbti alle ha ikaa xifdiyo

  • @shamsoabdullahi3344
    @shamsoabdullahi3344 3 роки тому

    As nasro cade Gabar somaliyed qaaaaaaali nagu ah Masha Allah ayankuleyahay Somali ooidl ayaaa kujecel anigana sigaad ah Ayan idinjeclahay adiga iyo ismahaan waxN aad ujeclanlahaa was aabkiina inan helo

  • @ishasaed8123
    @ishasaed8123 5 років тому +13

    Mnzha alh abaayo anoo dubaayo malawax ayn vediogn arky oo dawanayaa iminka 😘😘👍👍

  • @nimanima-qx4wr
    @nimanima-qx4wr Рік тому +1

    Maantansamaynayaafurka❤❤mashalhfudayd😮🎉

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +1

    Masha’Allaah Nasro dagan illaahay ha ku Barakeeyo Jazaakillaahu khayr Abaayo macaan ❤️😍👍

  • @farxiyoabdrahman2140
    @farxiyoabdrahman2140 3 роки тому

    Masha allaah waxan jeclahay inad sogaliso sidaloomariyo kega karemka nocyada kaladuwan sida laiskuqasqaso oodushalogamariyo

  • @Cayuush444
    @Cayuush444 4 місяці тому

    Mansha allh nasro waagan sifican uxijaabnayd ❤

  • @abdikarimahmed7756
    @abdikarimahmed7756 3 роки тому

    Maha.alaah ilana haku.barkeyo macanto

  • @kowsarhappeychanel4219
    @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

    Saliida badan wallahi cudurey leedadahay malawaxii waa saliid kalan kalkii waa saliid saliida kafog jignaado asxaabey adna nasraay saliida badan iska kala yaree baayoy

  • @umusalwabeauty8300
    @umusalwabeauty8300 4 роки тому

    Masha allh waa ka helay runti allha ku barakeyo gacantada ukhtii nasra

  • @ifkanoloshaifka8658
    @ifkanoloshaifka8658 5 років тому +1

    Masha allah qurux ilaah gacnta ha ku abargeyo jazakllah

  • @shukrijaamac6039
    @shukrijaamac6039 3 роки тому

    Maazha Allah walaashay nasra abti doon

  • @layloaxmed7823
    @layloaxmed7823 4 роки тому

    Mzh allha abyo gacntad alla ah ku barakeeyo

  • @bakaribrahim9666
    @bakaribrahim9666 5 років тому +1

    Mashaa allah wax badan ayaa kaa faiday mhdznid

  • @istanbuulofficial6715
    @istanbuulofficial6715 4 роки тому

    Masha Allah gacanta Allah ku barkeeyo

  • @nastexoyere5885
    @nastexoyere5885 Рік тому +2

    Qofta kaliya an aminsanhy keep going abayo mcn🥰🥰

  • @samiyoabdulle1205
    @samiyoabdulle1205 5 років тому

    Masha allah xbbti wlhi wax bdn ayan ka faiday waxa tahy gabdha kaliya ee an jeclahy

  • @SamiiraMahad-l6e
    @SamiiraMahad-l6e Рік тому

    M.a tabarakallah rabi haku xiftiyo wll

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 4 роки тому +1

    Waaw masha allah wllshey allah ku barakeyo gacantada mahadsanid

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому

    Masha alh apyo alha ku xafido queen dumarka hor mar wcn

  • @drsiqraahmedciyow3113
    @drsiqraahmedciyow3113 4 роки тому

    Ma sha allah qaali nasro alle haku barakeyo

  • @munaatimanka8944
    @munaatimanka8944 4 роки тому

    Asc nasro masha alaah aad maan kugu xiranahay waxne waan kaa faaiday

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 5 років тому +1

    Masha allah macaaan macaan lagu daray thanks xabiibti

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 роки тому +5

    🙏❤️Mashaa allah abayo Nasro ❤️🌹 👍🏽horukac wngsn insha allah Amin ☝️🤲

  • @najaxhappy9977
    @najaxhappy9977 4 роки тому

    Mnzha allh wlloh alle cimriga hakuu dheereyo🤲🤲🤲

  • @nicmahahmed1669
    @nicmahahmed1669 3 роки тому

    Mashaallah allah yxfdk yaa rabbi

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 5 років тому +2

    MASHA Allah Nasra Qaaliyeey Allah Aqoontaada Hakuu Barakeeyo Deddaalkaaga Iyo Hammigaagana Hakugu Guuleeyo

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 3 роки тому

    M.a abaayo maalin dhaweytaan kariye mcn kaala arag waayeh shukran xayati💖💖💥👌

  • @xaliimoxiis3317
    @xaliimoxiis3317 4 роки тому +1

    Mssh alhaa waa diyaarisay

  • @sucaadaxmed4907
    @sucaadaxmed4907 4 роки тому

    Mashallh afur qurux bdn hdana mcn badn

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 років тому +7

    Masha Allah abyo Allah haku xifdyo shrfey cimri dher iyo cafmd

  • @hafsaabdinorhashi7466
    @hafsaabdinorhashi7466 4 роки тому

    Msha allh allha ku xifdiyo wlshay waxad no tahay farxad inaba an cadi ahen

  • @mahameddiriye3123
    @mahameddiriye3123 4 роки тому +1

    Masha Allah abyo nasro ilahi hakukarkaro

  • @sabiriinilyaas9708
    @sabiriinilyaas9708 3 роки тому +1

    Gacanta maxaa galofis ugashan weysaynah sidan ma ficne

  • @fardowsaibrahim1625
    @fardowsaibrahim1625 4 роки тому

    gacmahaaaga alle hakuu barakeeyo

  • @awdif5693
    @awdif5693 4 роки тому

    Masha alah walashy gactada mcn thanks

  • @HodoAhmed-qk1pu
    @HodoAhmed-qk1pu Рік тому

    Alle haku barakeeyo wllo

  • @naciimacawiladar1588
    @naciimacawiladar1588 3 роки тому

    Keep going my ziz nasra abtidoon

  • @hibonuura7433
    @hibonuura7433 4 роки тому

    M,a nasra aby mcn gacanta allaha ku barakeyo tabaaraka raxmaanka haku xfdo 🙏❤💋

  • @xafso3332
    @xafso3332 Рік тому

    Wacalaykumusalam waraxmatullaahi tacala wabarakatuh

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 4 роки тому

    Masha allah xbbt ilahey gacantada hakubarakeyo

  • @faizaxusein5706
    @faizaxusein5706 5 років тому +2

    Masha allaah abaayo sida aad usamaysay waan kahelay waxaan rajaynaa anigane sidaan ookale inaa usameeyo

  • @quraamoabdulahi4926
    @quraamoabdulahi4926 4 роки тому

    Wllshy allaha ku xafido wax ficn ayan kA bartay 😍😍😍

  • @Quman_qaali
    @Quman_qaali 5 років тому +6

    Mash’llah abayo wax bdn ka faiday allaha ku xifdiyo

  • @bilanmowliid9091
    @bilanmowliid9091 4 роки тому

    Masha allaah wanna helay xayati qalpi

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 5 років тому

    masha allah nasra waa qof yar oo firforcoon masha allah tabaraka raxmaan

  • @zapiriinsimanindho7395
    @zapiriinsimanindho7395 4 роки тому

    Masha allha walashayi Qali Waan. Kahelaya aad ayo omaan yaahay

  • @nimcoabokor7514
    @nimcoabokor7514 2 роки тому

    Mahadsanid nasra habo. Macaan

  • @ahmedgurey291
    @ahmedgurey291 4 роки тому +3

    M.allah nasro abtidoon

  • @fadmachannel1298
    @fadmachannel1298 4 роки тому +1

    Guul wacan mar waliba insha allaah xabiibti

  • @amaalibrahim6129
    @amaalibrahim6129 4 роки тому

    Masha allah wn kahelay gacmahaga allah kuu dhoro abyo

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 роки тому +1

    😍😍😍😘😘 m.a alha keep going my sister nasra 😍😍😘😘

  • @riyaniali14
    @riyaniali14 5 років тому +3

    gacantada allah kubarakeyo abyo🤲

  • @drssacdiyaabdi3798
    @drssacdiyaabdi3798 4 роки тому +2

    Mashaa Allah maclimadeena Nasra Abtidoon guuleyso ❤❤❤❤

  • @aminakulil7696
    @aminakulil7696 4 роки тому

    Mashaa Alh tabarakalah Abyo wax bdn Ayaan ka bartay Alha ku xifdio wlshey

  • @hornafrica9497
    @hornafrica9497 5 років тому +2

    Mansha alaah Abaayo khayr alaha ku siiyo

  • @SalmaAhmed-me5ie
    @SalmaAhmed-me5ie 4 роки тому +1

    Mnsha allah gacantu kuma go do

  • @umuaxlaaam7090
    @umuaxlaaam7090 5 років тому

    Masha allh xbbt allh ku xafido macaankiisa inta ayaan ka dareemayaaa

  • @hanayusufmohamud6957
    @hanayusufmohamud6957 5 років тому

    Msha alh abyo ilhy haku barakeeyo

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 5 років тому +2

    Basasha bdn aad baan unecbahay jeex ayan ku dalaca waliba si aad uyar yar ayaan ujaraa arageda necbahay lkn dad baa aad ujecel

  • @khaaliqaali8714
    @khaaliqaali8714 4 роки тому +1

    Masha Allah xabitiAllah hakuxifdiyo

  • @naziizabdimoha5281
    @naziizabdimoha5281 3 роки тому

    Masha alaah xbbti hory usoco

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 роки тому

    Masha allha abyo hormar wacn

  • @filsanbishar4530
    @filsanbishar4530 4 роки тому

    Mash allah gacantada ilahey haku barakeyo

  • @ruweydoshxasan6307
    @ruweydoshxasan6307 4 роки тому

    M.a mcto ilahey gacantada ha ku dhaafo abyooy mcneey ku jeclhy

  • @fartuunwarsame9085
    @fartuunwarsame9085 5 років тому

    mshaa allah tabarakallah runtii aad ayaan ayaan uga helay xbbti nasra horey usoco

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 5 років тому

    Asxaabeey alee soo booqdo thanks

  • @munamusa3907
    @munamusa3907 5 років тому

    Habka a u karsado a u sameysay suqaarka masha'alah nasra abtidoon

  • @MahdiMuxumed-d6i
    @MahdiMuxumed-d6i Місяць тому +1

    Ina barhe❤❤❤❤

  • @xaliimaxilkas1432
    @xaliimaxilkas1432 5 років тому +1

    Masha Allah xbibti sln sare adban ujecelahay malin kan ku imado iguso dhawey

  • @queenfatuush4464
    @queenfatuush4464 5 років тому +1

    masha allaah nasro walaashay qaali hormar wacan queen waxaan rajaynaa 2019 inaan ku arko

  • @asiyamacalin5390
    @asiyamacalin5390 5 років тому

    rabi haku xiftiyo walashay qali waxad thy qof khayrka la jecel walalahed wanag banu kuu hayna rabi haku caaawiyo sàad noo cawayinayso hore usoco walashay qali

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 5 років тому +7

    Mashaa Allah gawadhaan somaaliya Dagan tahay Gabdha iyo wiilasha Qurha ku silican o ku Haaya somaaliya wax mayaalaano 😏 WADAN kiina ku laabta oo iimaanka🤔 sugta

  • @suldaanqays4696
    @suldaanqays4696 4 роки тому

    Masha Allah waligey Vedeo Comments kama bixin.. Balse adiga sida wanaagsan aad noogu sharaxday waxaan ku leyahay Jazakillah kheyran Jazaa.
    Insha Alla wax badan waa ka baran doonaa.👉👉👍

  • @ZamzamMYuss
    @ZamzamMYuss 4 роки тому

    Nasra aabaayo mahdsanid aalle ha ku xifdiyo