XIIS XARAGO | Heedhe Inaabti Xasuustii Sahra Axmed | MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • KU XIDHNAW MAAHIR MEDIA PRODUCTION PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

КОМЕНТАРІ • 39

  • @cabdiqanixadaari8570
    @cabdiqanixadaari8570 3 роки тому +7

    Xiis xarago qof ilahay sharaf siiyey iyo qalbi nadiifa waligay maan arag qof lamida runtii dadku kibir bay kusheegan lkn waa ka aamusni hore usoco

  • @axmedqodax1230
    @axmedqodax1230 3 роки тому +6

    Xiis xarago duni kale keep going sister

  • @saeedabdi3694
    @saeedabdi3694 3 роки тому +4

    Xiis xarago inanta qudhee live ku heesi karta fananiinta hargiesa oo dhan💯

  • @asmamohamoud9171
    @asmamohamoud9171 3 роки тому +3

    Mataantaydii xiis mahamed ahmed ali ❤

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 3 роки тому +4

    Waaaaw Adaapa Kaga Cod Mcn Dadki Hore ❤

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 3 роки тому +1

    Hiis Mohamed Ahmett
    Qurux Ehelkeed Caadi maha Codkedu😘💥💥

  • @mohamedsamater1738
    @mohamedsamater1738 3 роки тому +2

    Weey xiis

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 роки тому +1

    Mashllh quruxlehay hore usoco jidhka bilicda leh indhah sojiidaye😍👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🤣

  • @amishamahamout7400
    @amishamahamout7400 3 роки тому

    Xiis xarago walaashay qali ❤❤❤

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 3 роки тому

    Inaabtiday qaali xiis xarago hore usoco alpi

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 3 роки тому +8

    waar niow live keedo 100% cod ayay hyzaa xiiz xarago zoogali heezahaga liveka

    • @mohamedsamater1738
      @mohamedsamater1738 3 роки тому

      Ahmed Zaki soo dhaweeya Xiis ha bar baartee you know Zak

  • @hibocabdi4501
    @hibocabdi4501 3 роки тому

    Waaw keep going sis

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 16 днів тому

    Codkeedu si buu udananayaa waxad moodaa in uu qalbigayga gilgilayo waa in aan quraan ka akhristaa

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Рік тому

    Mukhliso/Xiis Mohamed Ahmed Ali Yare😘😘😘

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 роки тому +1

    Naaska wa lojeedaa wa shiidantahay

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 3 роки тому +3

    Codbaa kudhamaday qaar badan oo fananinay dhantaa xaga live ka

  • @naruuro659
    @naruuro659 3 роки тому +1

    Xiis xarago miss xiis u aqana tana yay ahyd

    • @amishamahamout7400
      @amishamahamout7400 3 роки тому +1

      Magacan iyadaa iska leh xiis xarago ta kalena waa miss xiis

  • @hodanyuusuf5671
    @hodanyuusuf5671 Рік тому

    Heesta halkeedi may dhiigin inaanta codk iskso dhiis

  • @YvonneLevin
    @YvonneLevin 10 днів тому

    Jackson Deborah Lewis Donna Miller Richard

  • @mukhtarisaq9423
    @mukhtarisaq9423 3 роки тому +2

    Waar waxa yari codbayhaysaabe waayo waayo bay nasoo xasuusisee

  • @xamseakramlyrics6167
    @xamseakramlyrics6167 3 роки тому +3

    gabadhu cod macaana pleaz zubuzcribr ii zaar

  • @nuuradaahir8124
    @nuuradaahir8124 3 роки тому

    Heesata isakadhiga

    • @cabdiqanixadaari8570
      @cabdiqanixadaari8570 3 роки тому +1

      Adeer edadeed baa iskalo siday doonto bay odhanay camal doono

  • @jallam
    @jallam 3 роки тому

    miis xiis xarago fanaanad ban u naqaane tanina maxay ahayd

    • @sagalhassan4313
      @sagalhassan4313 3 роки тому +1

      La qabso qof wax Laguma sheege

    • @jallam
      @jallam 3 роки тому

      @@sagalhassan4313
      oo maxan ka sheegay

    • @asmamohamoud9171
      @asmamohamoud9171 3 роки тому +2

      Miss xiis iyo xiis xarago waa kala laba magac isuma eeka

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому +1

    Waa kugu ceeb inaad fanaanad wayn magaceeda iyo naaneysteda labadaba isku darsato xiis laba bax waa magac lkn xarago inaad kudarsato laga wacnaa mss xiis xarago fananada degaanka ayan unaqana wll kaxishoo

    • @cabdiqanixadaari8570
      @cabdiqanixadaari8570 3 роки тому +1

      Hadalka aqaliga soo mari sida xiis loo yidhaahdo baa loo dhahaa taas miss xiis lahadhaa tana xiis xarago ma magac kle sameeesan lahayd mise been bay kusoo qori lahayd qofna waxaan la odhan meel lama istaage waaba ramadan ee iskadaa heesaha iyo xasaradaba

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 3 роки тому

      @@cabdiqanixadaari8570 adiga ramadaan kuuma aha miyaa maxad meesha kasoo doontay doqonyahw miss xiis xarago fanaanad ayaan u aqaan anigu teda kale gabadhan sinaba uma caayin ee magaca coppy kadaa ayan dhahy calashan xiis+xarago🤦‍♀️

    • @asmamohamoud9171
      @asmamohamoud9171 2 роки тому +1

      Inantani waa walaashay asalkeedana waxay ka soo jeedaa xeebta xiis aabaheed ayaa u bixiyey xiis xarago iyadu isuma bixin ee waalidkeed baa ula baxay maxay ku beddeli markaa?

    • @hoodoaarsame3609
      @hoodoaarsame3609 Рік тому

      Aanbad baa tahye mrka hore xiis xargo waa maglo magced magladin inantan ka soo jeda haday cidi cid waxa ku qabstay nagtad u doodaysa ku qabstay magca mrka qolooyinki hadlku sida xarka u qabn jiray tahaye caqliga nag soo mari waxad soo qorayso

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 16 днів тому

      Gabadhan yar ayaydeed baa xiis xarago la odhan jiray teeda kale fanaanada kale waxay wadataa Ms xiis xarago

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 3 роки тому +1

    Codka ba mayaqaanaan dhalinta imiku.gabadhan miyaa cod leh