Legend Axmed Ali Egal poqorkii codka Hoopaladii Waaberi singer of All years taariikhdaa ku xusi doonTa Hapen isniina 5/2/2024 2:00 AM iyo buurihii Caws Guduudley Iga danbeeyoow Love iisaar😢😢😢
@@abdullahihersi1188 waa sidaas Adeer Marka Riwaayad abwaanku sameeyo waxaa ku jirta Riwaayadda ugu yaraan 9 heesood laxamadooda waxaa loo qeybin jiray inta badan AA Cigaal iyo ahn Axmad Nuur Jaangow oo asaguna laxamada mucjiso ku ahaa waaberi waxay tilmaamaan heesohooda laxamada ugu badan in ay sameeyaan saddax mulaxam oo kala Cigaal,jaangow iyo saalax qaasim inkastoo mar mar la soo hormarsho Jaangow iyo Cigaal saddaxdoodana laxamada waxaa u raaca cod macaani ay inbadan uga horreeyeen fannaaniinta kale
@@daafeedmuuse4407 ragga aad soo tirisay waa ragga ugu laxamada badan waaberi laakin waxaan ka hadlay waa Riwaayadaha kasoo billaw Riwaayaddii ugu horreysay ee lagu furo tiyaatarka qaranka 1968kii ee dab jacayl kari waa illaa riwaayadihii ugu dambeysay 1989kii laga dhigo dalka waxaa laxamadooda lahaa inta ugu badan raggarn:- 1. Cigaal 2. Jaangow 3.saalax qaasim oo loo qeybin jiray 9heesood oo min saddax hees lasiin jiray in ay laxameeyaan,waa jiraan ragga ee soo tirisay in ay laxamo badan leeyihiin matal Axmed gaceyte waa mulaxan heesihiisuna waxay u badnaayeen qaaci aan idaacadaha laga duubin oo kali kali ah oo malaheyn riwaayado waaweyn laxamadoo Cabdi kariin jiir waa laxamiiste balse uma badneyn sida jaangow iyo cigaal waxaannu cirka ku galay Heestii Beled weyn iyo heestii Siraadey in katow mucjiso ku ahaa dhawaaqa iyo isbeddellada codadka Xasan greyd waa mulaxan iyo musishan laakin tiro kuma gaaro 3daas nin in kastoo lambarka 1aad lasiiyo laxamada ahn Jaangow lambarka labaad laguma heysto Cigaal waana heesaha Riwaayadaha ku yimaad
Heestan ugu Jecelahay heesaha ahmed Cali Cigaal hees qiiro badan oo xasuus badan iguna Celisay 14 sano ka hor iyo jacayl iga bur buray anoo dhalinyara oo jamacada hargeisa dhigta sanadki labaaad ala maxaan ku dhagaystay jigjiga yar .
Waayo waad salaamantiin sxb axyaa hees Lkn waxaad soo hesheen hees uu isla axmed qaadayo oo aan midhaheeda ka xasuusto (oo aan xariireey... .....xilba ani ilamajiro))) Hees soo baadha thanks
sidi dayr barwaqo duledada ku hoorto xoolu dhereg la dateen dadkuna farax u dodeen xiliga aynu ku jirna wa dayr jiilaal aya inagu dhow doqonba gu iyo dayr kala garan miday tahoo kolba dhinac u guurtee
deeq.waa.tuma.????masalan.sida.jaceyl.daahle.daah.dabool.yaan.durugsaneyn.agtaada.junool.oo.kuuu.baaqey.walaal??.is.ged.gediye.ismoosiis.lamood...ku.xidgsntey.noloshenu.???dabeyl.raa ce abraare....likwidh..vvt..love.music..,to.bbc...&.raadyow.yargeysa
Aint is all about Nostalgia, it takes me back 1987 my first high school crush.
Legend Axmed Cali Cigaal waxaan Allah ugu baryayaa caafimaad iyo cimri dheer, waa fanaan dhaxal dahabi u ah uga tagay fanka Soomaalida, codkiisa macaan waxaa u sii dheer hibada sameeynta laxamada loogu jeclahay ee heesaha uu isaga qaado iyo fanaaniin kale oo badan.
Vintage Ahmed Ali Egal. This one was one of my all-time favourites.
Legend Axmed Ali Egal poqorkii codka Hoopaladii Waaberi singer of All years taariikhdaa ku xusi doonTa
Hapen isniina 5/2/2024 2:00 AM iyo buurihii Caws Guduudley
Iga danbeeyoow Love iisaar😢😢😢
Xusuus baa idilootayoo
Qalbigeyga doorisoo
Hadba meel u duulee
Ma leygu kaa diray
Ma adigaa doqonoo
Duunyada wax dhaamin
Dhalay Deeqaay
Sidii dayr barwaaqo
Duleedada ku hoortoo
Xooluhu dherag la daateen
Dadkuna farax u doodayay
Abaar daran ka doogey
Wanaagey u deeqday
Qiyaas laguma doonee
Anna daymadaadiyo
Jacaylkaagan daaha,laa
Waa mid laygu daabee
Adna kaamay daadagin
Dabuubta aan ku leeyoo
Dabac iila doodoo
Qosol digix ka siisee
kan dusheyda saarani
Birri buu ku daadihin
Deeqay walaaley
Daalayoo ma nooliyee
Kaalayoo debka ii huri
Dareemadii ku tiiley
Daafahaan dacalladeediyo
Darantii durdurisee
Doollaa lagu yiqiin iyo
Deegaan roob lamoodyee
Nafteydaa ku damacdoo
Dumar kale ka durugtoo
Dabar iyo hogaan iyo
Ku dedaalay waanoo
Idaryeeli weydee
Dabci waa ma guuraan
Siduu hadal duq hore yiri
Intaad diideyso daawada
Idaryeela noqo oo
Adaan kuu dulloobee
Dabayl raac ha iga dhigin
Deeqaay walaaley
Daalayoo ma nooliye
Kaalayoo debka ii huri
Gedoodkii diraaceed
Daa,inkeen ka qaadoo
Gugu daacad ugu da,ay
Rayskuna dibadda yaaloo
Durba doog kasoo baxay
Cosobkeedu dihin yahay
Waa Dabci lagu yiqiinee
Anna daymadaadiyo Jacaylkaagan
Daaha.la waa mid laygu daabee
Ruuxi daawashow taga
Degdeg farax ma waayee
Anna dookh iqaadyoo
Daalac kale ilaawee
Nabsi deyd ma dhaafee
Hooy daleedda ha dhigin.❤
Alla maxaan dhagaystay heestan.😮
Laxankaan isagaa la yaabay samayskiisa, siduu wareysi Ku sheegay❤
Waa ninka dhanka laxanka ugu horeeya fanaaniinta somalida
Waliba heesaha uu laxameeyo waxay reebaan hal haysyo ama halku dhig cayiib ah,
Ku darsoo heesaha fanaaniinta kale qaadaan ayuu kusii wacan yahay laxankiisu
Sida magool
Kuluc
Xasan aadan
Tubeec
Maryan mursal
Khadro dahir
Sahro axmed
Shanka roon
Cadar kahin
Salax qasim
Rooraaye
Hibo maxamed
Amina abdilahi
Baxsan
Waa inta aan ka xasuusto
Waa run waxaa la tilmaamaa laxamiistayaasha waaberi L.1-3 laxamiistayaasha waaberi waxaa ugu laxama badan una laxama qurxoon isaga Jaangow saalax qaasim iyo ACCigaal waa tob 3ga somaliya
@@abdisheikh8042 Waa sida aad sheegtay waa ninka ugu Laxao badan Hobalada Waabari , kuwa Jacaylka waxaa ka daran kuwa Wadaniga sida Heesta " Gocosho" oo uu alifay AUN Abdiasis Daqare oo uu la qaado Hibo Mohamed iyo Maryan Mursal. Waxaa taas ka daran heesta kale ee " Geesiga Madow Guusha Uma Ogal Gumastihuyee" ilaa iuo dhowr iyo toban Riwaayadoodna waa uu dhigay. Horaantii 70naadkiina waxa uu ka heesi jiray Cawaysyaddii Juba iyo Curuba oo uu hogaamiye u haa kooxdii la oran jiray " Somali Jazz" waagaasna wadanka hysatay. Heeso Somali ayuu ka dhigay sidii qaabka Jazzka oo kale. Cimriga qaatumo wanaagsan Allaha ugu xiro. amiin
@@abdullahihersi1188 waa sidaas Adeer Marka Riwaayad abwaanku sameeyo waxaa ku jirta Riwaayadda ugu yaraan 9 heesood laxamadooda waxaa loo qeybin jiray inta badan AA Cigaal iyo ahn Axmad Nuur Jaangow oo asaguna laxamada mucjiso ku ahaa waaberi waxay tilmaamaan heesohooda laxamada ugu badan in ay sameeyaan saddax mulaxam oo kala Cigaal,jaangow iyo saalax qaasim inkastoo mar mar la soo hormarsho Jaangow iyo Cigaal saddaxdoodana laxamada waxaa u raaca cod macaani ay inbadan uga horreeyeen fannaaniinta kale
@@abdisheikh8042
Saalax waa laga horeeyaa laxanka cigaal ragga soo raaca ayaan idiin sheegin waa
Cabdikariin jii
Axmed gacayte
Cabdiqadir muuse lugey
Jaangow
Xasan garayd
Saalax qasim
Aan kuugu daree heesaha wadaniga ah qaybta ragga waaxaa ugu badan Cigaal iyo
Xasan diiriye
Heesaha saalax qaasim inbadan oo kamida waxaa laxanka saaray cigaal
@@daafeedmuuse4407 ragga aad soo tirisay waa ragga ugu laxamada badan waaberi laakin waxaan ka hadlay waa Riwaayadaha kasoo billaw Riwaayaddii ugu horreysay ee lagu furo tiyaatarka qaranka 1968kii ee dab jacayl kari waa illaa riwaayadihii ugu dambeysay 1989kii laga dhigo dalka waxaa laxamadooda lahaa inta ugu badan raggarn:-
1. Cigaal
2. Jaangow
3.saalax qaasim
oo loo qeybin jiray 9heesood oo min saddax hees lasiin jiray in ay laxameeyaan,waa jiraan ragga ee soo tirisay in ay laxamo badan leeyihiin matal Axmed gaceyte waa mulaxan heesihiisuna waxay u badnaayeen qaaci aan idaacadaha laga duubin oo kali kali ah oo malaheyn riwaayado waaweyn laxamadoo Cabdi kariin jiir waa laxamiiste balse uma badneyn sida jaangow iyo cigaal waxaannu cirka ku galay Heestii Beled weyn iyo heestii Siraadey in katow mucjiso ku ahaa dhawaaqa iyo isbeddellada codadka Xasan greyd waa mulaxan iyo musishan laakin tiro kuma gaaro 3daas nin in kastoo lambarka 1aad lasiiyo laxamada ahn Jaangow lambarka labaad laguma heysto Cigaal waana heesaha Riwaayadaha ku yimaad
Mirihii: Xasan Guulwade
Laxankii : Axmed Cali Cigaal
Qabasho: 1973
Allah Yaa Cisag Al Fannaan Kabiir
Cajiib wallahi ❤️😘❤️❤️❤️❤️
(WAAYO WAAYIHII WACNAA)🙏🥰🙏
Adeer Hassan Guulwade waa noolyahay isagoo da’ ah ayuu joogaa muqdishaan mar ku kulannay isagoo xanuunno yar qaba alle ha caafiyee
Eebe ha caafiyo waa Abwaan aan suugaantiisa jecelahay, Marka laga reebo kuwii uu ku amaani jiray Taliskii la eeday.
Walaahi heestaan baan ugu jeclaa heesaha Ahmed Cali cigaal qaado
Waxaase aad ii cajab galisay markii aan Dhawan daawaday cigaal oo suxufaga wayn ee csalaan hareeri waydiiyay heesaha aad laxanka saartay tee ayaad ka heshaa oo adigu aad U bogtaa oo uu yiri laxanka heesta deeqooy walaaleey baan ugu jeclahay laxamadayda walaahi waxay igu noqotay Arin layaableh ilaa aan isu arkay qof laxan dhaari ah
Masha allah Alfannaan Axmed Cali Cigaal.
Waah waah wa heesahaygii mahadanid indr www
Mirihii xasan guulwade laxankii iyo codkii a.c.cigaal
One of my favorite songs❤❤❤❤
Heestan ugu Jecelahay heesaha ahmed Cali Cigaal hees qiiro badan oo xasuus badan iguna Celisay 14 sano ka hor iyo jacayl iga bur buray anoo dhalinyara oo jamacada hargeisa dhigta sanadki labaaad ala maxaan ku dhagaystay jigjiga yar .
Deegaan roob- la moodyeey thanks
Masha allah axmed cali cigaal
Ku mahadsanid sxb
Waa heesihii aan kaa codsaday sxbow ee inta kale ee dhimana inaad noosoo galisaan kaa filayaa
Kunjeer mahadsanid sxb
Legeng axmed cali cigaal mulaxamauste cajiiba ayuu ahaa oo cod dahabiyana le
Thnk u waayihii wacnaa
Waayo waad salaamantiin sxb axyaa hees
Lkn waxaad soo hesheen hees uu isla axmed qaadayo oo aan midhaheeda ka xasuusto (oo aan xariireey...
.....xilba ani ilamajiro)))
Hees soo baadha thanks
Masha allah fakafaniinta organization
''Deeqay Walaalley
daalayoo Ma Nooliye
Kaalay oo Dabka i Huri'
Legend Cigaal💯🎸🎸❤️🥰
Wareysi uu mardhow bixiyay ayu ku shegay in laxankani yahay kii ugu yaabka badnaa ee u sameyay.
Fanaan sare Cigaal
Ninka kaliyae isoo galo yutub keep goiung liph
Laxan cajiiba
waxaan laxan lama oran karo caadi ma ahan heestaan laxankeedu waa cajiib
Fav❤️❤️
100 % legend
yaa salaam waxaasaa hees ah
❤❤❤
Likeds
Leggen somali
Xasan guulwade miyaanu noolayn AUN maxaad ugu qortay isagoo suldaan ah ayaa iigu danbaysaye
Haa waa uu nool yhyn
Liked
Ragga music gaan tumaya maxaa loo xusi waayay
Anigaa kuu xusaya inta aan ka garanayo Abdi Calasow, sasofanka, kiraakuna waa macallin Maysar, Turubunuda waa beerfale. Kitaarka kala waxaan u malaynayaa Xassan Sabriye Xalane (Xassan Great)
Share
Lagata
Facebook
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
sidi dayr barwaqo duledada ku hoorto xoolu dhereg la dateen dadkuna farax u dodeen
xiliga aynu ku jirna wa dayr jiilaal aya inagu dhow
doqonba gu iyo dayr kala garan miday tahoo kolba dhinac u guurtee
FacebookS
Qaate
deeq.waa.tuma.????masalan.sida.jaceyl.daahle.daah.dabool.yaan.durugsaneyn.agtaada.junool.oo.kuuu.baaqey.walaal??.is.ged.gediye.ismoosiis.lamood...ku.xidgsntey.noloshenu.???dabeyl.raa ce
abraare....likwidh..vvt..love.music..,to.bbc...&.raadyow.yargeysa
Ghjjo
dabagale.raadiye.ku.hel.yaasiin.aburaas
Likeds