Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ALLA QURUX BADANAA MESHA UU KUYAALO OO JAANIS WEYNAA WAA GURI KUYAALO BARTAMAHA BAKAARO SUQA QALIIFA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 бер 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 місяці тому +2

    Barakee allow Xamar.

  • @Fahad_mohamed12
    @Fahad_mohamed12 5 місяців тому +4

    Wcs mahadsanid service ka quruxda badan waa kaga mahad celeynaa ❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 5 місяців тому +2

    Su.aal walaalayaaloow lacagtan soomaalidu xageey ka keenaan maansha.allah

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 5 місяців тому +1

      Dadka Alle ku xiran wax ma waayaan wll adigabo Waad haleysaa lknse Alle isku xir insha allaah

  • @guuleedwadani6300
    @guuleedwadani6300 4 місяці тому +1

    465000 USD mansha Allah waa lacag badan balse kii calaf ku yeesha ALLAH kuu barekeeyo

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 5 місяців тому +3

    MASHALAAH MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KAQABO

  • @lethalking2738
    @lethalking2738 5 місяців тому +1

    I was there two weeks ago. Insha Allah waan kulaaban!

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 5 місяців тому +2

    Run ahaantii markii loo fiiriyo intii lakala siisan jiray sedex sano kahor haduu ka raqiisisan yahay . Waad kumahadsan tahay xabiibti. Ilaahay hanoosoo dhiibo intaa iyo in ka khayr badanba.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 5 місяців тому +2

    Asc. Allaha u calfo qofkii gato unukana beeso xalaal Allaha nogu Irsaaqo. Waad mahadsan tahay. Qofkii lacag heystoo dhulkaaga gasho Somali ha kaa dhaxasho intii qoom kale dhaxli lahaa.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 місяці тому +1

    Hadaan heesto waanbagadanlahaa.

  • @sharmarkeali6321
    @sharmarkeali6321 5 місяців тому +1

    Ajmal abaayo codsi wataa abaayo waxan ka codsan xamar waxa igu dambeesay 1997 waxan dagnaa meeshaan soona bakaaro jidka 30 marka kaso leexato shaleemo walalaha school xamar jadiid biyo dageenka schoolka 2 ganjeele ayuu leeyahay ganjeelka midig wadada ka baxda marka usocoto dhinaca suuqa gurigii 3 aad ee ceelka biyaha guri kaso horjeeda suqa 5 guri baa inoo dhaxeesay waqtigaas hadii awoodo inoo soo duub plz codsi walalnimo

  • @Ayan-gk2hy
    @Ayan-gk2hy 5 місяців тому +1

    Masha Allah beautiful palace

  • @diva953
    @diva953 5 місяців тому +2

    Wa u qalma wa jaanis dahab ah it’s all about the location bakaraha is very expensive area and has a lot of potential. Mashallah ilaahey ha u barakeyo. Dadka dhahayo wa qaali ma tihin dadka logu talo galay 😂

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 5 місяців тому +2

    Asc. Maraykan baan joogaa lacagtaas faraha badan ma'sameeyo. Sideen kuurumeeyaa hadalkaaga?

    • @Qadraahmed
      @Qadraahmed 3 місяці тому +1

      Yaa gurayaha muqdisha wa qaali

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 5 місяців тому +3

    Kun dolar 3 baqar kulaha 20 kun kaso kasari karta wa wax hada kadib ka dhissyo somalia 4 boql iska daye 50 kun xata uma qalanto Mel malin kasta dhik muslim dadana

    • @Qadraahmed
      @Qadraahmed 3 місяці тому +1

      Hal malayan bee hada ma rayaan allow nabad ka dhig

  • @cadeyarevlogs5338
    @cadeyarevlogs5338 5 місяців тому +2

    Dhulka wuu soo raqiisay marba hadji gurigaan $450.000 la siinyo wayo sanad ka hor dhulkaan $550.000 ilaa $600.0000 ayuu joogay

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 5 місяців тому

      Lacagta lagu rabo iyo faaiidada laga heli karo isma laha

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 5 місяців тому

      Qofka kaliyaa xaalada wadanka la socdo ayaa tahay ama bakaaraha dadka aan aqoon wey layaabayan

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 5 місяців тому +1

    Meesha gabadha ay ugu yeertay Jid Marexaan but Fagax baa misa labo jid baan isku qaldayaa?

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 5 місяців тому

      Waa jidka baar ubax ka danbeeyo. Cawa idko. Waxaa la dhihi jiray waligiis jidka mareexaanka

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 5 місяців тому +1

    Asaalam aleykum walaashey xayesintaa jojii waxaa Somalia dakaal aya kasocodaa nabaat majiroo shacabkaa waxaay ukuraan xadirkaan Kenya 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄 sorry about

    • @user-xi1rv3ng2v
      @user-xi1rv3ng2v 4 місяці тому +2

      Somali dakaal kama Jira wa nabad alxamdulaih alllllah kacabso

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 місяців тому

    Mahadsanid

  • @fayecooking
    @fayecooking 5 місяців тому

    Have million iyaah😮

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 місяців тому

    Wacaleykuma Salaam xabibti

  • @yarka4574
    @yarka4574 5 місяців тому +1

    WoooW... $465000.? iyo meesha uukuyaal. 😆🤦 Xamar Ganacsigii Dhulka ayaa qalad laga-fahmey. (Inflation) $465000 kayar ayaa Guri kan kaquxbadan, ka-nadiifsan laguhela.. Somalia ama Africa.

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 5 місяців тому +1

    Cawa xafadeeyda ayaa timid xbbt

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 4 місяці тому

    Waa meel Dad waalan inay ku noolaadaan loogu tala galay , lacag la'aan xitaa kuma qaateen iska daa inaan Lacag ka bixiyee , hadaad waydiiso sababtuu qaali u yahay waxaa kuu jawaabaya Naagtaan waalan oo Camerada sidata oo waxay ku hadlaso aan aqoon ,,,, ❤️

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d Місяць тому

      Adigaa waalan maxaa karabtaa gabadha naf cuqdadeysan cadow ayaa tahay

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 5 місяців тому +2

    $465'000 Marka aan galinaayo XAMAR anoo MAREYKANKA JOOGA ma'qof waalan baan ahay?

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 5 місяців тому

    waa qaali tredisho wuu yar yahay

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o 5 місяців тому

    Dhamaan suuqa Bakaraha iyo wadooyinka xaafadaha waa in interlock la saara marshibiyeeriga wadooyinka waa in la dhisaa dhirna lagu beera si aaysan bacaadka iyo carada ufariisan xaafadaha iyo dagmooyinka waa ineey ku tartamaan nadaafada wadooyinka dhireenta iyo nalalka wadooyinka ama waxa loo yaqaan Street security lights dhamaan tartankaas waa inuu dalka oo dhan ka biloowda sidoo kale dhismayaalka wadooyinka aan sarneyn ee burbursan ama muqaalkooda uu san wanaagsaneyn dadka iskaleh hadii aysan awoodin ineey dhisaan ama ama dayactiraan waa ineey dhisaan ama dayactiraan shirkadaha ganacsiga kadibna aay ku dhajiyaan boor ama calaamad ay ganacsigooda ku xayeeysinayaan

  • @user-lm9ct4wx3e
    @user-lm9ct4wx3e Місяць тому

    otante due macal rimoorkisa aan arkay bilowgi videyowga awoow awoow hahahahahaha yaah 34 ma arkin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 5 місяців тому

    Guryahe xamar wa beec kulugod maxa laga baqoya, marke hore mesha geela daqo badiyaha aya la kene jeray

  • @user-tx8wu9ng8e
    @user-tx8wu9ng8e 5 місяців тому

    Waxa yaab ah waxkasta raqiiswaye iyo waa jaanis Lee waligaaba dhehdaa walaalay lacagtaan intaan la eg Maa Janis ah lacagtaan waxa bixinkara dad lacag ay so shaqeen oo hay ado ama dowlad ama xoolo shacab dhacay ilahay xaqa hana wafajito Somali markaan dadka dhan iska hadal ayay inay u hadlaan Lee kasoo hartay

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 5 місяців тому +3

    Meel fiican ayuu ku yaalaa. Balse 465 kun hadii aan heli karo. 15 nus buuc ah ayaa ka dhisan lahaa . Midkiiba 300 aan i jaarayo. Bishii iiga soo xaroon lahayd 5 kun dollar ku dhawaad

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 5 місяців тому +1

      😂😂 malagu qasboyo taliye kkk l

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 5 місяців тому

      Halkii nus boos waxaad ku bixin laheed 31000$. Meel aad ku bixisay 31000$ aad ka heli karto 300$ noo sheeg sxb bil ramadan aan ku jirnaa anigana dibaddabaan joogaa. Mise waa iska hadal.

  • @maryamabdalah3814
    @maryamabdalah3814 5 місяців тому

    Ascww hbo mcn ma la qaatay mase wali

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂qurux

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 5 місяців тому

    Jaaniska aya ku so kordhay suuqa wayahan ku so yaaca.

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 5 місяців тому

    465k wlhy waa qaali somaliyaba mataal

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 5 місяців тому

      Maasha alaah Dadka xamar joogo waa wada dolar xageey ka keenan toloow?????

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 5 місяців тому

      @@maryamabdallah3904 wa musuq maa suqa dalka

  • @user-hw9hy8pw2g
    @user-hw9hy8pw2g 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂 waaba ila qosale

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 5 місяців тому

    Hyeey dooliga.

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 5 місяців тому

    Adiga ma fiyoow dahay waxa ku daawado waa dhalinyarado aan waxba heysan marka qof taajir videogaaga ma daawado wll taas la soco 462 kun dolar hadii aan heysan laheen sharci wadan kalaa jaran laheen 😂😂 🤣 naacda naga fadlan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 місяці тому

    Mesha dhul iyo wado iyo amni intaba maheeysaan

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 5 місяців тому

    Umada hamiga mala awaalka kadaa

    • @Lights.Upon.Lights114
      @Lights.Upon.Lights114 5 місяців тому +1

      WALAAL GADO AMA GADAAL U DEG IS DEJI OO AAMUS PLZ.......... MEESHAN HOWLO CAJIIB AH AA KA SOCDO........... WALAASHEY HOREY U SOCO NOO SOO DUUB INSHALLAH MAR AYAAN GADAN DOONAA DIBNA U SOO NOQON DOONAA INSHALLAH.... MANY THANKS WALAASHEY ALAAH YABAARIK FIIK