Dhagarta reer galbeedku ma sahlana Lakiin hubka ugu fiican ee reer galbeedka lagula dagaalami karaa waa midnimo iyo wadaniyda Waa hubaal dadkii dalkooda ilaashan waaya quruumo kale ayaa ku dul dagalamaya Congo waxa ka socdaa waxa uu u eegyahay waxa Somalia ka socda
Asc wll marka hore waadku mahadsanthy barnaaajimkaan aad ka u xiisaha bdn marka xigta waan ka naxay runtii sababtoo ah dhul iyo macdan ilaahey waa uu siìyey balse kama ay san faa,iidaeysan oo waa ayba ag liitaan Africa ilaahey ayaa u maqan ustaad shugran aaweys aar
9bilood ka hor baan ka imi congo waa wadan aad u wayn jaahilnimo iyo nabad la,aan waa dhibka reer congo lkn malayiin lacag ah ayeey ka tabcadeen somalida joogta wadankaas waan ajaanibta labaad ee ugu badan somalidu marka laga soo tago hindida
Aragtidayda waxan ka baran Karnak insane noon sidooda oo kale insane yelano kala danbayn iyo is mamul fiican yeelano insane yelanano hogamiye fican ooindheergarad ah dimuqradiyad waa wax ay reer galbeedku ku ugaadhsadan wayo well somalia iyo africa dimuqradiyad may gaadhin iyo dunidA sadexaad oo dhanba wayo dimuqradiyadu waxay u baahantahY khibrad na ma lihin waxan Leelanau qabiil iyo qudhun
Dadka uugu liita Africa caqliyan si wacana waxaad u fahmeysaan markaad( Congolaise) dadka reer koongo meelkasta hajoogaane ad aragto ladhaqnto ama shirkado kawada shaqeysan ayaad Yaab waa Eber maskaxiyan (that why ay( porugal ka u jeclaayen iyo fransiiska belgjigu)
itaal sxbka aan ku leyhy utubeka mahadsnid ustad 1 cwa
😢😢😢😢
Sheekada wadankan waa mid cashir laga barankaro tusaalena inoogu fililan hadaynu nahay soomali
Mahadsanid ustaad Awayz Ar
Waa chanelka keliya aan ku hysto ITAAL MEDIA keep going sxb
Me too ❤
Keep going brother shaqo aad u muhim ah ayaad u heeysa daadka aad ka u jeceel tariikhda
Dhagarta reer galbeedku ma sahlana
Lakiin hubka ugu fiican ee reer galbeedka lagula dagaalami karaa waa midnimo iyo wadaniyda
Waa hubaal dadkii dalkooda ilaashan waaya quruumo kale ayaa ku dul dagalamaya
Congo waxa ka socdaa waxa uu u eegyahay waxa Somalia ka socda
The king is back 🙌
Allahumma Salli calaa sayidina muhamad
Aad iyo aad ayaan u jeclahay barnaamijyadaada. Waxana i jeclaysiiyey Afsoomaaligaaga nadiifka ah. Mahadsanid
M2❤❤❤
Mahadsanid ustaad
somaliya ka soo hadaL zxp mcaan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
waad ku mahadsantahay bro aweys Aar sida aad markasta inola share gareeso dhacdooyinkan oo kale
Wllhi dalkaaan dhismihiza waakahelay Somalia xitaaaa asaaa kadhismo kaqurxon inkastooo nasiib xunyihin
Been dhismo horo ubadan yahay laakin lamiyada xooga roon laakin guryaha wa dabaqad hoose oo dhismooyinka hore eh😊
wax badan inaan ka barano waaye congo❗
Waa ok 👍 markaan maadan nala mid dhigin Kongo lkn alhamdulilaah 👷🏾♂️👷🏾♀️👩🏾💻👨🏾🎓🧑🏾🚀🧑🏾🔧👨🏾💼doctors ayaan heysanaa 70% waa dhalin yaro Alhamdulilaah Lakiin waxaan ka baran karnaa SHISHEEYE dadka la shaqeynaa qasaaro ayee nugu haayaan in kastoo waayeelo yihiin 🤚🏾
Wallee Wadankeena wax ka nasiib xun ma jiraan.
Sababtoo waxaa nahay hal qabiil oo Soomaali la yiraahdo dhaqan,Diin iyo Afkilya,Maxaan isku haynaa waa Caqli-xumo.
Sxb barnaamijka ka soo diyaari Dalka Ruwanda sii Soomaalida wax ugu barato waxee soomareen Dalkaas insha Allah
Rwanda horaa looga diyaariyay, wuu ku jiraa soo daawo
Rwandan wan ka diyaarinay, kanaalka way ku jirtaa, ka daawo linkigan:
ua-cam.com/video/AIECCA-L2Z4/v-deo.html
Ismadhaanto yeeynu nahay Africa o dhan. Odeygi ina dhalay wu gablamay.
Asc wll marka hore waadku mahadsanthy barnaaajimkaan aad ka u xiisaha bdn marka xigta waan ka naxay runtii sababtoo ah dhul iyo macdan ilaahey waa uu siìyey balse kama ay san faa,iidaeysan oo waa ayba ag liitaan Africa ilaahey ayaa u maqan ustaad shugran aaweys aar
Uguma nasiib xuma ee waxa iskugu darsamay siyaasi xumo iyo siyaasad xumo
Walaal.kongo.iyo somalia.yaa.Awaad.badan.isoo.jawaab.walaal.
WLLHI ANIGAA KUNOOL CONGO GAAR AHAAN MAGAALADA MAGACEEDU HALKAN KUXUSANYAHAY EE BENI ALXM WAX DHIBANA KUMA QABO
Sxb waxan doonaya inaan ka wareysto congo ma kulaso xidhiidhi karaa
Waa somalia oo kale
Somaliya ma,aragtid miyaa
Zxpow
Mahadsanid
Congo😵😵😵
Kuwaa waxas kashaqaeeyy ayaa manta Nabarayaa democracy
Congo 🇨🇩🇨🇬 ama labada congo iyo dhamaan afrikaba waa doqomo aan garab haysan walaal garab wYEY IYANAKANA LAYSKU ADEEG SADAY
Sorry walhi in qaarad Dhan OO dad Leh ay hdane hoosesa Africa sorry 😐
Legend away indho sarcadki
Waa wadan aan dadkiisu wax isu duubni ah lahayn
Thnks
Awoowe anaga noosoo haay
Sxb wayad wad nag gabisye se caml aros miyd gshye👌✌
9bilood ka hor baan ka imi congo waa wadan aad u wayn jaahilnimo iyo nabad la,aan waa dhibka reer congo lkn malayiin lacag ah ayeey ka tabcadeen somalida joogta wadankaas waan ajaanibta labaad ee ugu badan somalidu marka laga soo tago hindida
Mxa laga shaqeya sxb ganacsi maledhy
@@Akhyaar142 sxb Shaqada way taala lkn waxa kaa xigta risk shaqada somalidu qabata waa Kaalmo shidaal iyo darawalo
Yaa kaa celinaayo dadka jaahiliinta ah sharciga maka baqaan mase adaa is difaayo oo waa hubaysan tahay see loogu ganacsadaa wadan noocaas ah?
Africa allow u gargaar oo islaam nimo ugu gargaar
Democratic republic of the congo
Good zhb
Walalow tariqdi somaliya nogaso shekey pls
Congo barasafil iyo congo Kinshasa congo laba ayey aheyd hadase waa DRC
Labo wadan bay kala yihiin labada caasimadood baa lagu kala soocaa congo Kinshasa iyo congo brazzaville
Dhibaatada Gonga haysata Soomaaliyana waa haysataa, waxa isku keena diraya waa danaha shisheeye oo khayraadkeena doonaya oo waxma garatada maaligalinaya isku keena hubaynaya si nidaam iyo sharci dawladnimo aysan Soomaaliya u yeelan
Aragtidayda waxan ka baran Karnak insane noon sidooda oo kale insane yelano kala danbayn iyo is mamul fiican yeelano insane yelanano hogamiye fican ooindheergarad ah dimuqradiyad waa wax ay reer galbeedku ku ugaadhsadan wayo well somalia iyo africa dimuqradiyad may gaadhin iyo dunidA sadexaad oo dhanba wayo dimuqradiyadu waxay u baahantahY khibrad na ma lihin waxan Leelanau qabiil iyo qudhun
Somali meel ka nasiib xun ma jirto
Congo DRC ayaa joogaa hada waxa aad ka sheegtay beenta mahan
Ma kula soo xidhiidhi kara sxb waxan rabaa war bixinta congo saan u imaado
Aaad u jeclhy barnamijyadada
Asc sxb noo gu soo halad ugand
KUWA SIDAAS U GALAY KONGO WAA KUWA HADDA SOOMAALIYA QASAYA OO KALE SOOMAALIYEY WABYAALADDA DAAYA EE DIGYOONAAW
Sxb wali manta anka ayaa kusofono hadii allihy usha dhexda qabn allow hanuguqaban sida DR CONGO mahad sanid wll
Waa sida somaliya kusocoto
Afrcanku wa cawaan
Inaguba madhaano
😢
Noso Badi Barnaamijyadan
m.a
Soomaalida ayaa kaliitaan Baantuuga
Asc
😓🥺😒😒
africa always africano
Congo Kinsasha : Ciyaarta : BOKOKO
C0ngo kinsacha iyo barasaville) meel Dahableh hdana Dadkiisu bilaa caqli yihiin Dadka Daayeerka Gorilaha cuna weyaan
Somalidu Cashar haka bartaan
Iyaga naga fcn waayo way og yihiin ciddii dhibaateysay
Inkasta oo aan codkaan maanta dhagaystay oo marhore la duubay hadana waa dhacdo African ka wada haysata siiba somalida in farta wax loogu fiiqo maamul wanaagsana loo ogolayn
Dal iyo Dad Soomaali ka Nasiib xun ayaa jira isma lihi
Ascmmmmm was the first in the world f
Dadka uugu liita Africa caqliyan si wacana waxaad u fahmeysaan markaad( Congolaise) dadka reer koongo meelkasta hajoogaane ad aragto ladhaqnto ama shirkado kawada shaqeysan ayaad Yaab waa Eber maskaxiyan (that why ay( porugal ka u jeclaayen iyo fransiiska belgjigu)
Africa hayswasto hana lawaso
55f555