GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 213

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 4 місяці тому +25

    Ilaahayow ayaan iyo farxiyo tawakal nosoo cili wlhi waa gabdho aan oo wanaagsan alle haa nigaa qabto cadowgiina 😢😊

    • @ShamsoCismaacil
      @ShamsoCismaacil 4 місяці тому +4

      Amiin amiin amiin

    • @XiinkaYare-lb4fv
      @XiinkaYare-lb4fv 4 місяці тому +3

      Aamiin ❤

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 4 місяці тому +1

      Aamiin Aamiin yaa rabi waa labada uga jclhy yutubka❤

    • @abdirahmansalan1583
      @abdirahmansalan1583 4 місяці тому

      @@ShukriHusseinAbdiraxman wlhi haa waa labada oo fiican alle haa noo daayo laantodaa waa abaar saan oo jeclahay lee🥰❤

  • @QadroCali-q2n
    @QadroCali-q2n 4 місяці тому +8

    Xasbunalah wanicmal wakiil abayo ku cel celi alle magan gal

  • @MssEimana
    @MssEimana 4 місяці тому +10

    Ayaaney nolashu waa imtaxan socoto abaayo illahay cadowgada kuma jabiyo wallhi qalbiga iga huruse😢❤❤

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 4 місяці тому +9

    Ayaaney abyo dad xaasidiin ah baa Ku daawadaa sababto ah inta Ku daawato Io like Tada yar veiwska Badan war gbdha like usaara ani like inaan saaran kabilaabaa guuleyso abyo

  • @IqraaIbraahim
    @IqraaIbraahim 4 місяці тому +8

    Ayaney Adiga waba laqabsatee ani ilmada ceshan waya marka kahdleysid hooyo iyo ilmaheda iswayay anigo ilmàheyga hesto alx Allah igama fugeyo...

  • @Suleeqoi_braahiiml
    @Suleeqoi_braahiiml 4 місяці тому +20

    Alla ayaanay hada postigaagi hadaaye arkay Hadaa ku duceynaaye wllhi ilaahey wax walbo ha kaa dulqaado🤲😭abaayo mcney😢❤

  • @IqraaIbraahim
    @IqraaIbraahim 4 місяці тому +6

    Ayaney abayo walahi wan kujeclhy wax badn kafidy wax badn kabrty dhiri galintada iyo qisooyin kaga aabena Allah🤲😢 nocafiyo ....aamiin

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 місяці тому +10

    Ayaaney wlhi waan ooyey qisadaadu xanuun badanaa yaarabi kaa qabo cadowgaas😭

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 4 місяці тому +5

    Abayo mcn waxa ku dhaho ma aqano wlhi karti badaney aabe I llahay hayno cafiyo team Ayaan dhan uu aabo u yhy arrinta kle na I llahay haku fududeyo oo sa jeceshahay hakaga dhigo🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 місяці тому +6

    Ayaaneey ayaaneey ayaaneey dadka cadow gaaga ah tira badana rabiyow kaa qabo wlhi wankula murugooday ayaney adoon wali inoo sheegin ayan guuleyso aduun iyo aaqiraba

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +5

    Wcz xbbt illhy cadawga hakaa qabto Insh allh waana sugaya qisadaada markaa soo bandhigayso aabe illhy hanoo cafiyo

  • @Najminaa
    @Najminaa 4 місяці тому +8

    Wcs ww mahdsanid👍xbbti hadad cafimda inogu solabatya abyo mcney❤aabe cafimda taam Alle hasiyo xanunka dambi dhaaf Alle Haga dhigo adna cadwagag nolashada iyo farxadad wixi kudiidan Alle haka qabto🤲wllhi markan arke postigaaga si min qalbi ah ayeyo ino taabtay😭waan kusoduceya markan tukado ducda kaligey ma aha i laa xafada dhan kuduceyneyso alle haku aqbalo ducada farxda waarta idim alle Aaamin ya Allah🤲

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 4 місяці тому +5

    Alle haku cawiyo abayo wan ku ducenaya Alle waxaa waxaba haku fududeyo 😢

  • @IKRAAMIISH
    @IKRAAMIISH 4 місяці тому +5

    Reero comments ma ihi wllhi lkin abyo dar Allah kuu jeclahy 😢😊❤

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 місяці тому +2

    Hooyo macaan baatahay ninkaaga ilaahey hakuubarakeeyo❤❤❤❤❤

  • @Ikraam-lula
    @Ikraam-lula 4 місяці тому +5

    Ayaaney ilmo malagugu hasta ilahay cadowga haka qabta 😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 місяці тому +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kaqabto cadowga iyo wixi kugutagan ya Rabi inshallah

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey 4 місяці тому +2

    Mgca cadaw xita haso hadal qadin ilahayba qalbiyadena ayanay jacyl noka galiyy inta ku neceb inta ku jecel ku ilow ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥xafidakallah adi io awladada io zawjga family isku duban ila janno allah idin ka yeelo 🤲🏾🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому +3

    Hadaad ilmahaga hurdada ku dhibanyhy waxa ku xal isoo raac chnnlka muqal ka hadalayo soo giliyey ka faideyso ❤❤❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 4 місяці тому +4

    Wlhi waa qiso xanun badan ayaaney xabibti cadowga ma ciil baxo illaah haka qabdo o awooda iskagadifacdo alle haku siiyo mcn badaney ❤❤❤❤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 4 місяці тому +5

    Illahay cadawgaga cagtada hoostisa hageyo
    Abyooy ani cadawbo malihiyee lesinimadayde taa icadenee😂😂❤

    • @MounaMahamoud-x1v
      @MounaMahamoud-x1v 4 місяці тому +4

      Waxan kudhahay geysinimadida aya ledahay lakin waxan aad wado waa jes jes ee AAr Ayan kujes jes walahi wan kudhila ilahay aya iiargaya wan kudeylaa

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 4 місяці тому

      @@MounaMahamoud-x1v waa aqlaq xuntahay wana astaya xuntahay qalbigaga qurunko waxas kujire
      Waryaa qof cadawleh waa qof wax tarleh
      Maxan cadaw yeshaa waligaybo waxmaqaban mininka fadhiyahe
      Qalbigaga qurunka kabuco haigu dirin walashay shaqa iyada ina firsado eheen mahayee

  • @sahraahmed1697
    @sahraahmed1697 4 місяці тому +5

    Ayaanay ilahay aabo hakuu caafiyo cadawgaagan cagta hoostiisa ciil ha u dhintaan insha allaah

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 4 місяці тому

    Abaayo guul guul iyo qaair badan ayan Allah kaga baryaya insha Allah love you markaste 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Hawoarte-iq4kz
    @Hawoarte-iq4kz 4 місяці тому +4

    Ayaney walashy mcny wan kuxisay wxn rajeyna inad cafimad qabto ilahy haku sahlo wx kisto jcshahy abo sunoqde xanunki Alle nocafiye

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali 4 місяці тому +5

    wcs ayaney isoo duceyya wan caajisanahay adiga iyo asxaabta arimo badana weey iga cakiranyihin 😢😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 місяці тому +36

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @Zaam495
    @Zaam495 4 місяці тому +2

    Abyo wark wa jiid jiide 3 mar hadal so dhaxgalinee dhadhanka wuu ka halaawaa😂😂sida bariis asoo bislaa rabo biyo Qaboow lagu shubay ee wxii cabasho ah muuqaal kaso sameey dadka ku heesta iyo wxa naga taageerid❤

  • @SafiaAbdinoor
    @SafiaAbdinoor 4 місяці тому +4

    Asc ayaaney abyo muqalada waxan dawan jiray anigo gabar lkn wa an guursaday runti aad ayay I anfaceen lkn abyo manta arin aya I haysato waxan raba ina ila taliso abyo macaan fadlan iso jawaab alle darti

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому +3

    Masha Allah Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @FarhiaKhaalid-or4du
    @FarhiaKhaalid-or4du 4 місяці тому +2

    Naya ayaaney nin io naag wax ku gaaro malhn ina ader cadawgaga unolow mar walba udhoola cadey cadawgaga mcnto❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

    Yariisaydataan lE lE, EEEEEE shantarooneeey ShahshahlEEy cadceeddumaroo murwodumaroo yariisEEy samsamEey Nicmaturabi Nicmaturabi minyarooyYY bahbahbah bahyareey

  • @CabdiFautaaxa
    @CabdiFautaaxa 4 місяці тому +1

    scw

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 4 місяці тому +2

    Walee waan kacariri lahaaaa hooyaday adi lahaaa ayeyo hooyo dhashey baan kasocarareyy hooyo mcn baan so aday inteeey hooyo ididay

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 4 місяці тому +1

    Naa marhoraa kusaray ee shekada nowad 😂😂😂😂😂

  • @xalimanuur
    @xalimanuur 4 місяці тому +1

    Abayo waxan sugi la Ayn qisada noloshada e aba gorme noso gudbone❤😊

  • @HABIMowliid
    @HABIMowliid 4 місяці тому

    Ayaan wll nloshu waa imtixaan sabir qof adag waad thy alle qalpiga waxd kadareemaso hakuu fududeeyo wll sorry😢

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad 4 місяці тому

    Ayaaneey sorry abyo wlhu 😢
    Waji faraxn uun kugu barany wlhi sorry abyo dhibka alaah kaa qaado abyo 🤲

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 4 місяці тому +1

    Qofkii caqli kashaqeysiiya fikir saliimana leh mudo banana kuxirnaa sanad ama laba sano cml ayaan cadow geeeda iyo waxuu yhy quufhmi karaaa eegabadha ha qofqodinina boogaheeda hadamqinina farxadana haka jiirinina

  • @LulGuhad
    @LulGuhad 4 місяці тому

    Boqordayda cadowagag unolowa marwalbo faraxad igu nolow abe mcn alow cafimaad sii ❤

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 4 місяці тому

    Qof walbo wxa kala yabay cadow aan lo jedin ka hadla ilhow wxa lo jedin hanagu imtxanin

  • @MounaMahamoud-x1v
    @MounaMahamoud-x1v 4 місяці тому +1

    Abayo Ayan waxa ficnananylahayd ina Qofkas ilahay dartisa iskagadhafto aya ficnalahayd wlahi abayo Qali wacodsideyga abayo walhi lakin Hadarabtid inaa kaarsatid gaarso xbibti Ayan Qali dumar 😢😢

  • @Fartuuncabdi-vh7ut
    @Fartuuncabdi-vh7ut 4 місяці тому

    Ayaaaneey qoraalgeeyga aqri hadaana adiga ku fiirsaneen jikada ma gali karo cuntana ma karin karo hadaadan iiiga daarneen jikada waakugu quraacdaa😂😂😂

  • @farxiyoshiine6101
    @farxiyoshiine6101 4 місяці тому

    ❤❤❤ guuleyso walalshey culeys walbo fudeed aa ka danbeeyo

  • @WarisCabdi-q6q
    @WarisCabdi-q6q 3 місяці тому

    Ale ha kaaqabyo wllo ayaan waan kaxumahay cadawgii ayaa batay iyo nololuquudhi wagii ale ha qabto

  • @Samlaa.omar-12749
    @Samlaa.omar-12749 4 місяці тому

    Wlhi hadii hooyo la’aan uu qofka udhiman karo aniga ayaa udhiman lahaa wlhi 😢abayo adigane Allah xaasidka Haa kaa qabto

  • @ruweydo92daahir81
    @ruweydo92daahir81 4 місяці тому

    Ani waxan ahay dadka la oolayo qisoyinka
    Ayaan abayo wilashada mawada hesata horta

  • @Hanidheeman
    @Hanidheeman 4 місяці тому +1

    Ayaan Xbbti waxa tahay gabdha kaliya e yutubard Ah Aan dawado oo ku xiranhy Runti qof diin iyo Akhlaq leh Aan dhadhicin ba tahay cadowna waxba kuma yelayo inshalh hore u soco Abona Ale haku caafiyo Aamin Aamin

  • @QaaliqumanQaaliquman-k3g
    @QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 місяці тому

    Naa waa iga nixisay ayaneey anoo shekada ayadoo mel fican imareyso ayaa igu tiri nayaa indha ween qacaa iga yeertey😂😂😂

  • @CabdiFautaaxa
    @CabdiFautaaxa 4 місяці тому

    Hadaad Aybbow Halowdo Anoo Herer Waaqle Jooga Adoo Hawd Hala Kuraaca Anuun Baa Hooyadaa A

  • @CabdiFautaaxa
    @CabdiFautaaxa 4 місяці тому

    Hadaad Aybboow Ha Lawdo Adoo Hawd Hala Kuraaca Anoo Herer Waaqle Jooga Anuun Baa Hooyadaa A

  • @santiyaajeylani
    @santiyaajeylani 4 місяці тому

    Abayo cadawga addunka dhan ayuu joogaa lkn cadawgaan heeer aad maxkamad la aadeyso waa maxay ma xaajigaa mise cidiisa kugu dhagan abayooy

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 місяці тому +1

    Abyo illahy ha ka dulqado waxa aan ku rajeyna waxa waliba ha ku fududeyo i.a❤

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 4 місяці тому +1

    Cadawgaagu waa ninka dhalay Khalid iyo Ibraahin alllh kaaga SOo dhiciyo wiilshaada hooyo ayd tahay wan ku dareemaynaaa😢😢😢

    • @munosalad3975
      @munosalad3975 4 місяці тому

      Oo Abayo ilmaheeda kalo Aabe waaye miya sorry wlhi wanba yaabe gabadhan ayaa dhiibo ayaa mar kasto is weydiiya 😢

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec 3 місяці тому

    Calosha ihurysa walahi ayaaney 😢

  • @faadumobuluug552
    @faadumobuluug552 4 місяці тому

    Hooyo mcn ilhw jndii ku gee😢

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому +1

    صح صح ماشاء الله الله الله❤❤❤❤

  • @faadumobuluug552
    @faadumobuluug552 4 місяці тому

    Naa ayn yaaa afk kul s gly cdwkak cagta hostisa

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec 3 місяці тому

    Calosha ihurysa walahi ayaaney

  • @LulGuhad
    @LulGuhad 4 місяці тому

    Boqordayda cadowagag unolowa marwalbo faraxad igu nolow abe mcn alow cafimaad sii ❤

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu 4 місяці тому +1

    Illhy hakaa qabto hbo mcn cadowgaas lkn waxba ka fahmin wllhi oneday wxaan rajeyhaa inaa nooga sheekeysid 😢

    • @maryamamohamed6104
      @maryamamohamed6104 4 місяці тому +2

      Ilmaheda ka maqan o ninki dhalay heysto I llahay ha oga so qade😢

  • @AmaalMohamed-hn1sn
    @AmaalMohamed-hn1sn 4 місяці тому +1

    Ilahay garabkaga hagalo ❤ayaneey

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 місяці тому +1

    Allha kucafyo cafimad taam Ya Rabi subxanallah ya kudhibayo Allha kaqabto inshallah

  • @SawiyoMahamed
    @SawiyoMahamed 4 місяці тому +1

    Asc. Ayaaneey. Wllhi waakula. Ooyey. Hooyadey xataa dhibaato badan ayey soo Marty. Ayadoo gubaneyso ayey. Qososhaa marka ayaaney waa Bashar adkeyso abyo waad kagudbee. Wllhi. Guulayso

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂ga iyo ja. Kulahaaa

  • @Asmabare-uc7qo
    @Asmabare-uc7qo 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 4 місяці тому +2

    Ayaan mcn ilahay cadawgaga ha ka jabiyo Guul ha ku siiyo

  • @yamancarab
    @yamancarab 4 місяці тому

    Aabo Allah hanoo caafiyo

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 4 місяці тому +1

    Abaa Allaha ku garabgalo wax ku dhibana kuma tuso hada kadib ❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 місяці тому +1

    Soo noqod wacan
    Walaalo Ilaahay cadawga iyo xaasidkana kaa qabto ❤️

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 місяці тому

    Ayaanay markaa hooyo io ilmo la kla geyey ka hadleso bilaa moraal bd noqta e wxan is iri wxa ka maqan waa ilamha waaweyn cadawguna waa abahod lkn sxp wd ka gudbysa illaahy hka qabto.cadawgaga maalin waad gulysan inshlh 9 sano markaa tri wba naxay an wx yaro an so mary i qarso by nqoty illaahy hku gargaaro

  • @VoziyaHassan
    @VoziyaHassan 4 місяці тому +1

    Ilaahay cadaw oo dhan hakaa xafido qalpiyeey❤😢❤

  • @HamdiyaElMi
    @HamdiyaElMi 4 місяці тому

    Dada badan oo wxyabo bilayacniya so galiyaba kor ayaa loqadaa mx dada ka yare wngsn kor logu qadii layhy

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 4 місяці тому +1

    Ayaaney abayo mcn illahay haka sara mariyo cadow io nacayb ba😭❤️

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 місяці тому +1

    Ayan quruxay haben wanagsan il xun kuma eegto🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @idilcabdulahi-hs7ng
    @idilcabdulahi-hs7ng Місяць тому

    Cadawgaa hajabo

  • @hamdiali7796
    @hamdiali7796 4 місяці тому

    I hate ayaan goodoon

  • @DeimanMohamed-bs1uw
    @DeimanMohamed-bs1uw 4 місяці тому

    Qisadada adban udanena nosodaqso abyo ilhy waxan kagabaryaya inu kadul qado

    • @DeimanMohamed-bs1uw
      @DeimanMohamed-bs1uw 4 місяці тому

      Qisas an ad ulasocda dankas kuheysta wax kusotur bal😂

  • @Nasteexasiyad
    @Nasteexasiyad 4 місяці тому +1

    Ayaaneey qisoo yinka cacuur ta aadbay iidanqaan waakuwa kamaqan hoyada

  • @SucdiAbdi-qx2zn
    @SucdiAbdi-qx2zn 4 місяці тому +1

    Alle wxkasta jeceshahy hakusahlo xbbti

  • @rumaancadiwasac153
    @rumaancadiwasac153 4 місяці тому

    Kkkkkkkk

  • @CabdiFautaaxa
    @CabdiFautaaxa 4 місяці тому

    scw

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 4 місяці тому +1

    Tnkyou qalbi anaa uhoreeyo ❤❤❤

  • @Ayanabdinasir591
    @Ayanabdinasir591 4 місяці тому

    Qisadan qeybtan welipa ilma isoo daadise Indhahayga sababto eh hooyadey anoo yar igu dambeyse see utaale xitaa ma xasuusto 😢

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 4 місяці тому

    Asc sister aabo caafimaad allaah ha siiyo amiin amiin sister il xun kuma aragto amiin amiin cadowga allaah kaa qabto amiin amiin sister allahakubarkeeyo amiin amiin sister we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢 markan qisoo xanuun badan ayaan kadhegeysto waan damiyaa qisaada oo soo oyaa mudoo kadib hadhow ayaan dhamysta😢😢😢😢😢😢😢😢😢 yarabi

  • @Xabiiboibraahim-em8ys
    @Xabiiboibraahim-em8ys 4 місяці тому

    Rabiyow intii murugeysan farxad ogubedelAamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 4 місяці тому

    Cadawgagu hajabo ayaan quruxey dhola cadentada kudil ❤❤❤welcome back mcn

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 4 місяці тому

    Bdi comment kuuma soo qoro lkn ayaney waxn dreema in ilmo lgugu hysto lkn wxy ahatoba ilhy cadowga haka qabto 😢

  • @boolo612
    @boolo612 4 місяці тому +1

    M.a❤❤❤

  • @ShamsoCismaacil
    @ShamsoCismaacil 4 місяці тому +1

    Allah kadhawro cadowgeda😢

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 4 місяці тому

    Waxa tahay. Dhaaya bila iftiin qalbigeena. Dhaya. Oo dhor. Cisho. Kama marano❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 4 місяці тому

    Ayaneyy saan chanel kaga ufirinayey Marba wanku xanaqaa markad qisada qaybtayda labaad wayey😂😂❤❤❤wankujeclhy hppti

  • @IkraamAbdifitaahKhaliif
    @IkraamAbdifitaahKhaliif 4 місяці тому

    Ayaaney illh hku fdudeyo arimahaga cadowganeh cagta hoos tis.dheh

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 4 місяці тому

    Illahaw walaashena Ayan cadowga kaqabo si ee Cawa kasta noso hor fadhiisato😂😂

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 4 місяці тому +1

    Ayaan wllo waad nugu daahisay qisadaada

    • @MounaMahamoud-x1v
      @MounaMahamoud-x1v 4 місяці тому +2

      Wll Ayan amoro adoyo aya haysta Qisadada maa dawatay sodhawo aya kuoranlahaa sida ayey uuso daahisay

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 4 місяці тому

    Assalaama calaykum. Ayaan dhibka iyo cadawga weerarkiisa waxaan kaga soo fudbey amuus iyo iyo dantaadu halkay kujirto iyo tala saarasho ilaahay ayaan kaga soo baxay imikana taariikh aan ka sheekeeyo ayay noqotay. Geesiyad dhexdu u xidhantahay baad tahay haday mardhexdu Markus xidhnayd 10 jeer xidho ilahay cadawgaaga hakaaga hiiliyo dulmigana iska ilaali qodobada lagu guu leysto bay kanidtahay.

  • @Nimcohabi-r4d
    @Nimcohabi-r4d 4 місяці тому

    Hooyo mcn allow kuu naxariiso hooyo markaan maqlo calooshan ka ooyaa 😢😭😭😭😢😢😢😭😭😭

  • @makomaxamed3339
    @makomaxamed3339 4 місяці тому

    Abayo mcnto gul iyo gobanimo ayan kurejena cadaga cata kahos allah ah geeyo

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 4 місяці тому

    Alaha ka qabto wixii cadaw kugu ah dhib Alaha Naga ilaaliyo dhamanten ❤🎉

  • @xamdaancadeey9763
    @xamdaancadeey9763 4 місяці тому

    Abyo ayan waxa sugna qisadada mcney alle hainoka dhoro cadowgaga alle haka qabto abyo 😢