Wayab ma adayan Gaza o dad Muslim ah lagu xasuqay janada tala Somalia maxey tahay war khawarijti nabiga Asw ushegay wana projecti ay yahud iyo gala ka dambeyso runti
Ajaanibtas diin ma hastan wana caloshod ushaqestayan waxa ay kuhadlayan aa ah dinta ayan u jihaadaya walodhigey oo walabarey jah warerrinta umada weyo waxa larabaa marka aad qabatan inaad kasosara xaqiiqada ama hadhintan si maqal iyo muuqaal ah
VIVA GENERAL AYUUB IS NOT EASY ❤❤❤❤❤
Kabtan ayuub guul guul guul guul guul guul guul guul guul sxb
Wxaan waxaan rabbaa in ay kuu daydaan kabtan Ayuub oo dalka laga xoreeyo Argagaxisada guul kabtan ayuub
Puntuland guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin yaa Rabbi, ilaahey ducadaada ha aqbalo . Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dagaalkaan Ninkasto Somali ah qabiil mahan waa inaan Difaacano Dalkeena
Dhulka Reer Malahan Xumaan❤ Haa hadlin Goor maad Darood Carwasaada Xagaad Ku Aragtay
PUNTLAND GUULEYSTA❤.
INAGA SAARA NIJAASTA DALKEENA KU HABSADAY.
GUUL PUNTLAND❤
Isha allh weey kuu jabi puntlan waxeey nooqon qaburo dacash
VIVA DENI IS NOT EASY ❤
SUBXANA LLAH SOOMALI WAA ISKU MAQANTA LUGU MAQANYAHAY
Waa in layska celiyaa insha allaah
Ha lagu celiyo hargaysa iyaga soo gudbiyey oo nagu soo diray
Puntland argagixiso dhulkooda ma joogi karaan shacabka puntland argagixiso kuma dhex dhuuman karaan reer puntland argagixiso maba maqli karaan puntland Argagixisada waa ka adag yihiin kii la qabto waa dil puntland waa lagu yaqaanaa
Daacish maaha ee waxaa dagaalamaya itoobiya iyo puntland weyna ku filantahay ilaahay baa cudud iyo ciidan siiyay
Bidhaan adeer nimankan lala dagaalayo markay buuraha galayeen dadka degaanka iyo xukumadeedo xagay jireen,yaab
WAR PUNLAND DAGAALKU WAA KA DHAB❤. WAANA SOOMA JEENSTAYAAL SOO AFJARI DOONA CADAWGA. SOOMALIDA DAMIIRKA LEHI HA TAAGEERAAN. YAANAY HOOSTA GASHAN CADAWGA DALKEENA RABA😊
Asc
Somaliya bahala. Galeen waaye
Walahi waa runtiis wariyaha dalkooda may ku jihaadan waa la yaab.😂
Ilahay hanaga qabto masaaibkaan umada loosoodiray mislimna wax kama oga ayagaa ubahan in la muslimiyo
Kabtan ayuub diiba mahasto ee ka dhexsaara ciidanka
Maalintad dhimato ayaa hadalkagani ku cuslayn doona ee ka toobad keen
Hadal fudayd loo yidhi
Ayaa culayskisu buuraha ka culaysyhy
War dhulka waa lagu soo dulay xabashi ayaa shati soo xiratay oromada halaga saro somaliya
BIDAN HADAAD DINTA TAQANIID MAXAAD UU NEECEEBTAHAAY ISAAQ
Wlhi ma Nicbi Ee Dulmiga ay wadaan ayaan Diidaa oo kaliya
DAACISH IYO ARGAGAXISADA CIDAY DOONAAN HALA LAAYO SI AY KU TAAMILO QAATAAN😂😊
Kabtan ayuub so kii afka xumaaa maahan oo qabiilada somaliyeed caayi jiray
Haduu caayijiray dhulkiisa ayuu u dagaalamaya miyaad kaxuntahay
@ qabailada shrfta leh ee somaliyeed kormuu halyey ciidan hogaamiye noqday subxanallah
Mnta dalkis iyo dadkisa bu difacin tas ogow ninka raga ahi wa ki dadkisa iyo dalkisa difaca
Hadaad Janis uhaysataan inaad reser boosaso iska saartaan itoobiyaanka iyo gobolada kale oodhan
Daashi wamunafikin
IIDOORKA CEERIGABO IYO DAWACALEY KU DHIMANAYA KAWARAN. NAARTA QOL MAKULEEYIHIIN.😂😂😂
Wayab ma adayan Gaza o dad Muslim ah lagu xasuqay janada tala Somalia maxey tahay war khawarijti nabiga Asw ushegay wana projecti ay yahud iyo gala ka dambeyso runti
Ha la iska celiyo argagixisada urue samaale. Daarood iskama celin karaan toos fool ka fool. Waxay iska soo dhigaan argagixiso.
Oromada halnin yaan laga siidaym halalaayo
Ajaanibtas diin ma hastan wana caloshod ushaqestayan waxa ay kuhadlayan aa ah dinta ayan u jihaadaya walodhigey oo walabarey jah warerrinta umada weyo waxa larabaa marka aad qabatan inaad kasosara xaqiiqada ama hadhintan si maqal iyo muuqaal ah