Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
HADII AYNU NAHAY REER SOMALILAND WAA IN AYNU DAGAAL U DIYAAR GAROWNAA QOF YAR IYO MID WEYN
Mashaalahu guuuuuuuul somaalilaan tolaay wala ingu so duulay
Kaa dhukuran ayaa ka dhex hadlaaya odayaasha masaakinta ah
Aaqiru sabanka qolo yarad wado 80 maalmood muuse biixi xilka uga dhiman hadii aan laga iibin
Waa ummad xumaan mooyee aan nolol iyo nabad toonna Alle tusin. Jinni ku dhaansay!
Muuse biixi cadowga gudaha ayuu idiin yaqaan ee ha daalina
WAR LUSE BIIXI HALKAAN KAMA TALINAYO EE HA DAALIN😂
BARI WAX UMA AYDUN TARIN EE HA DAALIN😂😂😂
4 ODAY OO LACAG LASOO SIIYEY😂😂😂WAR CABDIRAXMAAN CIRO DOORTA MUUSE WELIGIIS WAX IDIIN MA TARINE
Kkkk xishood la aani waa sidan oo kale.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kuwani waa ayo?
Kuwani mafadlan kushubaa? Jindagaagay waxaan kugartaa inayihiin waawada Ilkojajabanyihiin,waxay rabaan inay Dhalinyarada Somaliyeed aydhiigooda kumacaashaan oo iskushidaan.Midkamida Kulligood hadii dagaalka ay ubaaqayaan uukadhoco Bariga Somaliland iyo Ceerigaababa walaahay Hargaysa ayay uyaacayaan.
Xaq ayaad uleedihiin inaad heshaan dalka xaqa iyo xuquuqda muwaadin nimo ee aad ku leedihiin si gobonimo lehna waad u hadasheen
Somaalilaan dating badan ba loo dagay balse inshaallaahu waynu ka guulaysanay e ka kaca abeeso ino eeg ba Ina dhex jibaaxday
Waxooga yar oo lacag ah ayaa loodhiibay odayaashan muuse waa ninkaas fashilmay ee waran ku burburiyay, markaas 4 oday oo lacag yar looso dhiibay Muuse marlabaad kumaso celinayso muuse oo tariikhdiisu madawdahay illah inaguma soceliyo AAMIIN illahayo
WAAR WADDANKA HABAARKA KADDAAYA CID INNAGU SOODUUSHAY MAJIRTO AAN AHAYN CAQLI XUMADEENNA &DAACAD DARRADA CALLANCASTA
Wadanka la isku so bahaystay miyaad.leedahay waxba kama jiraan? Wada jir baan u difaacanaynaa wadanka ee ha ku habsaamin kala qaybin.
Waar niman yahaw aynu beenta iska dayno oo waa la nollaan donaaye aynu sharafta dhawrano cid inagu soo duushay ma jirta Inaga ayaa dalkeena badh ka mid ah ku duulnay oo dadkeeni laynay oo dalkeenu dadkiisa iyo xaduudihiisuba ay midaysnayeen kalla dirnaye aynu yeelni sidii dadka iyo dalkaba loo wadda midayn lahaa ee layskugu soo celin lahaa balse ayeyna ka shaqayn sii kalla dirka inta wadda jirta waayo arrintaasi waa mid muuqata maanta oo hadaladeena aad uga dhex muuqata. Xukuumadda mudo xiledkeedii dhamaaday siyaasad xumideedda ayaa wax kaste oo dalka ka jira u aabo ah inta tageertaan waa kuwo ugu wacan inay sii dhiqaysato oo xaal halkan soo gaadho. 😂😂
Maxaa codsiga keenay maakhiri sawdinkii shall ay wada joogay miyaa lakulmi kari waydeen.kkkkk
Qolomaad tihiin?😂
Sxb kan afka siila lihi waa urursuge, maxamed muuse , xilbuu isleeyahay ha laguu magacaabo
@@hassanhussein272 kor u kac.
Waar lacagtaas muusejuudaan waa jebkiinii oo colaad buu idingelinayaa kajooga.Muude,colaad bari wuxu rabaa inqaxdaiyo indhimatee fekera 7sano oo been ahi waataad eedeen.
Guuul SOMALILAND Guul KULMIYE Guul shacabka jecel qarankiisa difaacayna Qaranka JSL
Kulmmiye meeqa yu kusiiyay
Marwalbo waa laso doolay miyaad haynaysen
Faqashey😂, Jahilnamadi ayaad ula timi Dadki Dharka kuu Xidhay.
Adeer soomaaliyi Reer miyi bey wada ahayd mise faankaagu waa gaalkii caddaa ee aad ka soo xambaari jirtey berbera ilaa sheekh,
Waar kuwani maxay ahaayeen guulwadayaashani, waar naga faddhiista qadhmuun yahaw, ceerigaabo waa wada wadani
Boubou wadani😊
WAXAAD TAHAY QOF SAKHRAAN AH OO QURBAHA NOLOSHA KAGA DHACAY OO AAN WAXBA ADUUNKA KALA SOCON WAXAAD TAHAY BUSTER BUSTER DHALAY EE ODAYAASHA HA CAAYIN
Wadani. Wuu. Fashilmay. Wuxu. La. Shaqeeyaa. Huwanta iyo. Cadawga. Somaliland. Cid. Dooranaysaa. Ma. Jirto
@@abdiaziizahmed7827 ceerigaabo qof aan wadani taageerini muuse ismaaciil maaha waa garac, urursugay ceebeeyeen
Kan dhakada xiiran baa raba in xil loo magacaabo oo baasto usoo qaaday
HADII AYNU NAHAY REER SOMALILAND WAA IN AYNU DAGAAL U DIYAAR GAROWNAA QOF YAR IYO MID WEYN
Mashaalahu guuuuuuuul somaalilaan tolaay wala ingu so duulay
Kaa dhukuran ayaa ka dhex hadlaaya odayaasha masaakinta ah
Aaqiru sabanka qolo yarad wado 80 maalmood muuse biixi xilka uga dhiman hadii aan laga iibin
Waa ummad xumaan mooyee aan nolol iyo nabad toonna Alle tusin. Jinni ku dhaansay!
Muuse biixi cadowga gudaha ayuu idiin yaqaan ee ha daalina
WAR LUSE BIIXI HALKAAN KAMA TALINAYO EE HA DAALIN😂
BARI WAX UMA AYDUN TARIN EE HA DAALIN😂😂😂
4 ODAY OO LACAG LASOO SIIYEY😂😂😂
WAR CABDIRAXMAAN CIRO DOORTA MUUSE WELIGIIS WAX IDIIN MA TARINE
Kkkk xishood la aani waa sidan oo kale.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kuwani waa ayo?
Kuwani mafadlan kushubaa? Jindagaagay waxaan kugartaa inayihiin waawada Ilkojajabanyihiin,waxay rabaan inay Dhalinyarada Somaliyeed aydhiigooda kumacaashaan oo iskushidaan.Midkamida Kulligood hadii dagaalka ay ubaaqayaan uukadhoco Bariga Somaliland iyo Ceerigaababa walaahay Hargaysa ayay uyaacayaan.
Xaq ayaad uleedihiin inaad heshaan dalka xaqa iyo xuquuqda muwaadin nimo ee aad ku leedihiin si gobonimo lehna waad u hadasheen
Somaalilaan dating badan ba loo dagay balse inshaallaahu waynu ka guulaysanay e ka kaca abeeso ino eeg ba Ina dhex jibaaxday
Waxooga yar oo lacag ah ayaa loodhiibay odayaashan muuse waa ninkaas fashilmay ee waran ku burburiyay, markaas 4 oday oo lacag yar looso dhiibay Muuse marlabaad kumaso celinayso muuse oo tariikhdiisu madawdahay illah inaguma soceliyo AAMIIN illahayo
WAAR WADDANKA HABAARKA KADDAAYA CID INNAGU SOODUUSHAY MAJIRTO AAN AHAYN CAQLI XUMADEENNA &DAACAD DARRADA CALLANCASTA
Wadanka la isku so bahaystay miyaad.leedahay waxba kama jiraan? Wada jir baan u difaacanaynaa wadanka ee ha ku habsaamin kala qaybin.
Waar niman yahaw aynu beenta iska dayno oo waa la nollaan donaaye aynu sharafta dhawrano cid inagu soo duushay ma jirta Inaga ayaa dalkeena badh ka mid ah ku duulnay oo dadkeeni laynay oo dalkeenu dadkiisa iyo xaduudihiisuba ay midaysnayeen kalla dirnaye aynu yeelni sidii dadka iyo dalkaba loo wadda midayn lahaa ee layskugu soo celin lahaa balse ayeyna ka shaqayn sii kalla dirka inta wadda jirta waayo arrintaasi waa mid muuqata maanta oo hadaladeena aad uga dhex muuqata. Xukuumadda mudo xiledkeedii dhamaaday siyaasad xumideedda ayaa wax kaste oo dalka ka jira u aabo ah inta tageertaan waa kuwo ugu wacan inay sii dhiqaysato oo xaal halkan soo gaadho. 😂😂
Maxaa codsiga keenay maakhiri sawdinkii shall ay wada joogay miyaa lakulmi kari waydeen.kkkkk
Qolomaad tihiin?😂
Sxb kan afka siila lihi waa urursuge, maxamed muuse , xilbuu isleeyahay ha laguu magacaabo
@@hassanhussein272 kor u kac.
Waar lacagtaas muusejuudaan waa jebkiinii oo colaad buu idingelinayaa kajooga.
Muude,colaad bari wuxu rabaa inqaxdaiyo indhimatee fekera 7sano oo been ahi waataad eedeen.
Guuul SOMALILAND Guul KULMIYE Guul shacabka jecel qarankiisa difaacayna Qaranka JSL
Kulmmiye meeqa yu kusiiyay
Marwalbo waa laso doolay miyaad haynaysen
Faqashey😂, Jahilnamadi ayaad ula timi Dadki Dharka kuu Xidhay.
Adeer soomaaliyi Reer miyi bey wada ahayd mise faankaagu waa gaalkii caddaa ee aad ka soo xambaari jirtey berbera ilaa sheekh,
Waar kuwani maxay ahaayeen guulwadayaashani, waar naga faddhiista qadhmuun yahaw, ceerigaabo waa wada wadani
Boubou wadani😊
WAXAAD TAHAY QOF SAKHRAAN AH OO QURBAHA NOLOSHA KAGA DHACAY OO AAN WAXBA ADUUNKA KALA SOCON WAXAAD TAHAY BUSTER BUSTER DHALAY EE ODAYAASHA HA CAAYIN
Wadani. Wuu. Fashilmay. Wuxu. La. Shaqeeyaa. Huwanta iyo. Cadawga. Somaliland.
Cid. Dooranaysaa. Ma. Jirto