Nolosha Ardaynimo Ee Ardayga Wax Kabarto Dalka Turkiga! | Aday In Life Of A Student Studying In Turk

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 5 місяців тому +50

    Alle dartii Like❤😢

    • @hakadmedia
      @hakadmedia 5 місяців тому

      maxay ku taraysaa?

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre 5 місяців тому +8

    Sxb nin adag Ayaan tahay wlh Hada wax barasho iyo duubis isku wadid❤

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 5 місяців тому +3

    She is beautiful
    I’m greeting from Dublin

  • @zeyhabib
    @zeyhabib 5 місяців тому +14

    Abayadu wa shidantahay runti 😍😍

    • @hakadmedia
      @hakadmedia 5 місяців тому

      ma kuguso qabta lmao

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 5 місяців тому +5

    DAWLADNIMO AYAA KA MUUQATA MESHAN❤😊

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 5 місяців тому +13

    Abdullahi vlog gaan soo badi qarashka jaamacadane kasoo hadal plz

    • @snrbb9961
      @snrbb9961 4 місяці тому +1

      Do not go to a private university in Turkey. There are some private schools and they provide very good education, but they are quite expensive (Some of these are Koç University, Sabancı University, Özyeğin University, Yeditepe University, Bilkent University, etc.). Some private Uni. are money pits. Instead, choose state universities such as Boğaziçi University, Istanbul Technical University, Yıldız Technical University, Istanbul University, Marmara University, Middle East Technical University, Ankara University, Hacettepe University etc. The education of these universities I mentioned is quite good, some of them are even better than the prestigious private schools I mentioned above. These are completely free and they open a certain number of quotas for international students every year.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 місяців тому +3

    Mashallah 😂😂 wa iga qoslisay cuntada waxey ogaden in ad somali thay sas ayey kugu so badiyen madam an cuno cunta badan madam an nahay reer guray manta igu horeso UA-cam video gaga nadamka jamacata wa iqanciyay mashallah guul ayan ku rajenaya

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. 5 місяців тому +1

    Ilaahay ha ii fududeeyo Jamacadaha Turkiga ku rajo waynehee

  • @djkhaledjr92i
    @djkhaledjr92i 5 місяців тому +2

    Big up a nos étudiants djiboutiens en Turquie 🎉👌💯

  • @zaamx1960
    @zaamx1960 5 місяців тому

    M.a hafaaba kaligaa cineesod

  • @gouledsimba
    @gouledsimba 5 місяців тому +1

    Abdullahi hoşgeldiniz cibuti

  • @FaraxAbdusalam
    @FaraxAbdusalam 5 місяців тому +6

    I like maxay soomalida udhahaan khasatan marka xooga af kale bartaan war luuqadada ku hadal oo sharaf iyo cisi ku dareen

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 5 місяців тому +3

    Cunto turki dhan waa wada saliid intaase ku xunyihin

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 5 місяців тому +5

    Üniversitemi ziyaret ettiğiniz için teşekkür ederim.🚶🏻

  • @ismailabukar8661
    @ismailabukar8661 5 місяців тому +1

    Masha allah brother hormar wcn

  • @SarBoy-el5zc
    @SarBoy-el5zc 5 місяців тому +1

    Je vous salut toi aussi ma soeur moi Aussie je suis Djiboutient

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 5 місяців тому

    masha allaah jaamacada wee shidantahay👌👍🇹🇷❤️💯

  • @Abdikarin_malin
    @Abdikarin_malin 5 місяців тому +2

    150 Liaro celicelis waa $4.70 inan Turkey wax kusoo barto rabaaye💯

  • @OubahMomed
    @OubahMomed 5 місяців тому +1

    Bienvenue 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯inshallah

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 5 місяців тому

    I love hablaha reer jibuti❤

  • @MushtaqOsman-u3i
    @MushtaqOsman-u3i 4 місяці тому

    Suaal wll qofka jamacda ugu sareeya scholar ship mahale yacni wadamda dabda maw diran

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    Asad hajiyow waà Sixirow ugu Wayn Malaysia

    • @MohaAbshir-l7u
      @MohaAbshir-l7u 5 місяців тому +1

      Uh lagu yiri wa maskax maalka somalia hormarkiza maku dhibayo

  • @LoukmaneAdenmed
    @LoukmaneAdenmed 5 місяців тому

    Bro i can't wait you to come a Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🫡🇩🇯🫡🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @AbdirazakVikey
    @AbdirazakVikey 5 місяців тому +1

    Bienvenue frère 🇩🇯

  • @WizzApdi-fg1wr
    @WizzApdi-fg1wr 5 місяців тому +1

    Adiga ma mesha kashaqeysaa mise waxba barataa isheg pro

  • @supeiromar4654
    @supeiromar4654 5 місяців тому

    Wan ku salamay fatu from Djibouti 🇩🇯 🤔

  • @mubovic4719
    @mubovic4719 5 місяців тому +1

    sxp camerada sifiican umaadan duubin waa zoom dadka oo dhan bal balaar bay ka dhigtay

  • @hamzadimariaofficial1564
    @hamzadimariaofficial1564 5 місяців тому

    Bienvenue à Djibouti 🇩🇯

  • @SamanJamac-bt6fb
    @SamanJamac-bt6fb 5 місяців тому +1

    Zhp waxan umaleya hadafkagii inad gadhay pro b/couse wad nacday zhp

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    Sida aan kuu soo qoray ayaaan qof walba u gaarsiinaaa

  • @anasinho8798
    @anasinho8798 Місяць тому

    Wll waxa waxbarasho Turkey ma iga caawin karta

  • @GulledSimba-
    @GulledSimba- 5 місяців тому +1

    Wow jamacada quru wlhi

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    In aan sheego ayaan rabaaa sabtoo ahi ma xishood wuuu diiday

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 5 місяців тому

    2020 waxnu ku cuni jirnay 1telo
    Yozgat universiteit

  • @rawdary8507
    @rawdary8507 5 місяців тому +1

    Fatoumaaa😂😂😂 wan ku salamaaa

  • @BarwaqoDheerer-ke1mh
    @BarwaqoDheerer-ke1mh 5 місяців тому

    Akanuu adigu faculty gee barataa

  • @MahadAntony
    @MahadAntony 5 місяців тому +1

    Soobadi wll❤

  • @MalisClips
    @MalisClips 5 місяців тому +1

    Xanuun waaye noloshaas nin adagaa tahay

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    Waa ninka 2m sixir ku gaaray

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b 5 місяців тому

    hal sual ayaan kuwaydiin lahaa maadaama aad kahadashay wax waxbarasho kusaabsan turkiga maku taallaa jaamacad af english bas wax lagu barto wan jeclaan lahaa inaad kasoo jawaabto marka aad sualaha kajawaabayso

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    Asad hajiyow waà qof sixirow ah dadka social media joogo DHIBAY

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 5 місяців тому

    Wallo sida lagu imado

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 5 місяців тому +1

    Fucultigee dhigataa sxb

  • @رحمه-ك3د
    @رحمه-ك3د 5 місяців тому +2

    Xijaabka quruxdiisa baa laga fahmaa muqaalka bal mey cabaayad iska xirato way qurux sanan laheed

    • @Caynab_10
      @Caynab_10 5 місяців тому +6

      Dadka dharkooda laguma mashquulo. Haday cabaayad xidhan tahay iyo hadii ay surwaal xidhantahay waa choice ka qofka. Waxna kama badali kartid inaad comment ka yuustid. Labo goore way qurux badan tahay.

    • @Faatima79
      @Faatima79 5 місяців тому +1

      Iyaaaaaa hadaa adi wax usheegeenin qofki wax usheegaayo mxa ka rabtaaa wll qaali😂❤​@@Caynab_10

    • @liban.2249
      @liban.2249 5 місяців тому +1

      jahil taasi waa fikradaada macno la'aanta ah ha ku mashquulin nolosha dadka kale, waa la arki karaa inaad nolol lawe tahay

    • @liban.2249
      @liban.2249 5 місяців тому

      @@Caynab_10 sax 👍

    • @liban.2249
      @liban.2249 5 місяців тому

      @@Caynab_10 waa jahil tacliintii iyo waxbarashada ka maqan tahay

  • @AbdirahmaanJibrilHassan
    @AbdirahmaanJibrilHassan 5 місяців тому +1

    Nolsha marki ey ii kufto ayaan imaan😂😂😊

    • @mohamedabukarmohamed3905
      @mohamedabukarmohamed3905 4 місяці тому

      Wax weyn ma ahan sxb hada aniga $1000 ku xareeystay weliba jiif iyo cunto labo waqti free ah

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor 5 місяців тому

    Aweyi ex ritashaa

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 5 місяців тому

    Jamacada magaced

  • @alirobleh9287
    @alirobleh9287 5 місяців тому

    Bro come

  • @Jonathan_Taylor-c7g
    @Jonathan_Taylor-c7g 5 місяців тому +3

    150 liro 😮😮 turki way waalatay 2.5tl ku cuni jirney kadibne 7tl igu dambeysay marka kaso tagaye walalow 150 malin walbo xage ka keena 😂😂😂😂

    • @ahmedmaxamad2902
      @ahmedmaxamad2902 5 місяців тому

      Jaamacadiisu waa private taadu dawlad bay ahayd jaamacadihii dawladdu waa 15tl

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre 5 місяців тому

    Guuleesi

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 5 місяців тому +1

    Vlogyada ku qorxoontahay noosoo badi

  • @osman212
    @osman212 5 місяців тому

    Bros❤❤❤

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 4 місяці тому

    Brank yadii soocali

  • @zeze7461
    @zeze7461 5 місяців тому +4

    Big up Djibouti ! Fatou qurux😍😘. Stop talking like ree somaaliya. Your accent changed 😭😂

  • @zuhaibkoreie
    @zuhaibkoreie 5 місяців тому +1

    Easy life in ankara 15 tl meal koo dhan ku bixiyaa inkastoo jaamacad dawladeed tahay 😂😂

  • @ismailhassanahmed6206
    @ismailhassanahmed6206 5 місяців тому +3

    Admissionkii aan turki ku imaaday jamacadii aan ka helay weeye, lkn hadda mid kale ayaan dhigtaa alxm waa ii gebagebo.
    Rafaadka iyo dhibaatada waxaa kuu dheer dad aadan isku dhaqan eheyn oo weliba mararka qaar ku dareensiinaayo inaa tahay kooyto.

  • @Kiin704
    @Kiin704 5 місяців тому +1

    Ascwrwb habe see tahay?

    • @Kiin704
      @Kiin704 5 місяців тому

      Wcswrwb habo isoo wac wax baan ku weydiin lahaa😊

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 5 місяців тому

    Merci😂😂

  • @MahdiSaed-gn8uz
    @MahdiSaed-gn8uz 5 місяців тому +7

    Taliye mopile iphone ah ma ii gadi karta wlhi 1 vedio oo leedahay oo aanan daawan ma jiro😢😢😢😢😢

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 5 місяців тому +7

      tuksiga wa ceeb walahi ilahey lixdad lixad hadow tam kadigay shaqeso tugsi wa sharaf xumo subxanallah

    • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
      @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 5 місяців тому

      ​@@hasnanoordeman5828it is as you said😂

    • @AxmadXuseen-js6ls
      @AxmadXuseen-js6ls 5 місяців тому +4

      Nacalaa shaydaan kuyaalee sharaf ku dhimo hana ceebayn masuul

  • @Waddaag
    @Waddaag 5 місяців тому +1

    4 Sano Oo Noloshyda Kamid Ah Bn Kusoo Qaaty Snd Tokat Ah Io 3 Istanbul Ah Hello Reer Tokat 🫡

    • @hananyasin-le8pk
      @hananyasin-le8pk 4 місяці тому

      Sanadkee joogty tokat 😁

    • @Waddaag
      @Waddaag 4 місяці тому

      @@hananyasin-le8pk 2021 kiii Adiga Ma Reer Tokat Baa Tha

    • @Waddaag
      @Waddaag 4 місяці тому

      2021kii Adigu Ma Reer Tokat Ba Thyy

    • @HibaakAwel
      @HibaakAwel 2 місяці тому

      Wllo xoog ika sii aada uku bahanya Ardayda Sanadkan imaan rabta Ahe

    • @hananyasin-le8pk
      @hananyasin-le8pk 2 місяці тому

      @@Waddaaghaa

  • @mustafa5516
    @mustafa5516 5 місяців тому

    Ok

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 5 місяців тому

    Jaamacada magaceed ?

  • @caamirmahamett3322
    @caamirmahamett3322 5 місяців тому

    Turkigay jogtaa waa isqaawinaysaa

  • @Airdrops3
    @Airdrops3 5 місяців тому +1

    Dhaqan muslim ma ahn gabdhuhu iney jemis xirtaan

    • @rooblez9005
      @rooblez9005 5 місяців тому +1

      ha ku mashquulin nolosha dadka kale,

  • @CxamiidXasan-e4u
    @CxamiidXasan-e4u 5 місяців тому

    NUMBERKAAGA AAN RABAA

  • @Samatar110
    @Samatar110 5 місяців тому

    Hhhh qofta waalid baa dirsaday

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 5 місяців тому

    Si uuu adiga iyo kuwa masaakiinta u dhibin

  • @FoziaAbukar
    @FoziaAbukar 5 місяців тому

    Prank noso celi

  • @nuuxcabdi6475
    @nuuxcabdi6475 5 місяців тому

    𝗆𝖺𝗌𝗁𝖺 𝖺𝖺𝗅𝗁

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 5 місяців тому

    Wwww🎉❤

  • @Qaabtur
    @Qaabtur 5 місяців тому +1

    Adi baahi socotaa tahay 😂

  • @cabdallaxaashi4027
    @cabdallaxaashi4027 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @ismailabdirahman2685
    @ismailabdirahman2685 5 місяців тому +1

    Jaamacadu mgaceed

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 5 місяців тому

      Arel univerditesi😊❤

  • @ZacmaHassaan
    @ZacmaHassaan 5 місяців тому

    Inta turkiga imaday illa hda waxan arkaa arday aan waxba baranin hdane ku dhha arday ayan nahay war mxad lcgta ugu qasarinesan ummada idiin dhashy saa iqaamo u heshaa waxa lo bixina intaa o lcg eh somali io caqli yari inta ugu imaaw lee hdane mida ugu daran xta shaqa kuma siinayan hdaa wax ka barato wadankoda just iska tahriib thoo😂😂😂😂

  • @Cunsure444
    @Cunsure444 5 місяців тому

    War waxan arkay carb😂😂😂😊

  • @AbdirahmanAli-l8d
    @AbdirahmanAli-l8d 5 місяців тому +2

    Tan caloosha wayn maxay ahayd😂

  • @MalisClips
    @MalisClips 5 місяців тому

    😂

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b 5 місяців тому

    hal sual ayaan kuwaydiin lahaa maadaama aad kahadashay wax waxbarasho kusaabsan turkiga maku taallaa jaamacad af english bas wax lagu barto wan jeclaan lahaa inaad kasoo jawaabto marka aad sualaha kajawaabayso

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MalisClips
    @MalisClips 5 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @ariinNuur
    @ariinNuur 5 місяців тому

    ❤❤

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 5 місяців тому

    ❤❤

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @cabdallaxaashi4027
    @cabdallaxaashi4027 5 місяців тому

    😂😂😂😂