Qof Darbi Jiif Ah Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Dhar Qaali Ah Ayaa Hortooda Ku Iibsaday!! | sosyal deney

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Waa Anigoo Ah Abdullahi akanuu Maanta Muuqaalkeena wuxuu kusaabsan yahay sida tan.Qof Darbi Jiif Ah Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Dhar Qaali Ah Ayaa Hortooda Ku Iibsaday!! | sosyal deney
    Kanaalkeena Hadaa Wali Subscribe Saarin, Hada Dhac kusii dee
    / @abdullahiakanuu1

КОМЕНТАРІ • 322

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 місяців тому +42

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢

  • @Mohacadde1
    @Mohacadde1 6 місяців тому +33

    Fadliga Jumcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed Scw Scwﷺ♥️❤❤

  • @nimcocabdi9616
    @nimcocabdi9616 6 місяців тому +35

    Gabadha bilaa naxariis waayi msha allah wiilka wllhi

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 6 місяців тому +2

      Gababdho iyo rag ba waa loo dhashaa naxariista cidna gaar uma lahan

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 2 місяці тому

      Naxariis ka dheer midan habar gidir iney midgaamo yahiin calankaa isheegey oroma weeye nacala abahini dawarsan jirey kuyaal 😂😂😂

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301 6 місяців тому +12

    Muuqaalkaan waxaan ka fahmay sida quluubta dadkeena u kala fogaadeen iyo in weli dad wanaagsan nagu dambeeyaan, gabadha sidey u dhaqantay ilama xumo waayo qofka inuu naftiisa u baqo waa gar, ninkaas wuxuu ahaa kuwii ayaa ku filan, wiilka la socdana waa naxariistii oo qof ah asagoo kale Allaha noo badiyo. axsan muuqaal Abdulahi Akanuu bro.

  • @AzamAsif-xs3vr
    @AzamAsif-xs3vr 6 місяців тому +44

    Gabdhahenii naxarista lahaa aaway side udhaqantey gabdha aa la fajacay walahi Cunsuri nimada ma ficna sidu wilka udhaqmey m.allah💯💯

    • @deeqomohamuud5299
      @deeqomohamuud5299 6 місяців тому +1

      Yy3u3u

    • @sartacade3994
      @sartacade3994 6 місяців тому +2

      Gabadha waxey Ka figirty lacagta si hadii loo eego wey saxnthy sbbto ah xaraan ayeey iska ilaalineysay
      Kowdii hore wey u daqnaneysay blse iphonka markey argty shagi bey qaaday

    • @sartacade3994
      @sartacade3994 6 місяців тому +1

      6:40 sina nafteyda ayeey ugu baqeysay sina wey ugu naxariisaneeysay😢

    • @mohamudissak1889
      @mohamudissak1889 6 місяців тому

      Wiilka lajiro ayaa goob ah

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 6 місяців тому

      ​@@sartacade3994waa badoow gabadhaan aan waligeed diin iyo magaalo arkin
      1.qofka wax ku siiya lama.ogola in.aa dhahdo ma aqaano in eey xaaran tahay , waayo ilaaheey wuxuu dhahay dadka alla rumeeyayoo ha weey diinana wax la idinka qariyaya suruta maaida
      Mida kale waxeey lafaqeeysaa dukaan iibiyaashaan anshaxa aan laheen oo oronaya wuu waalan yahay iyo dharkaa maa iska badashid, waxaas waa aisha xumo
      Lama barin sida loogu adeego macaamisha

  • @hamzaabdisalam4275
    @hamzaabdisalam4275 6 місяців тому +7

    Wali yara dheereysaa jeclaan lahaa miqaalka si ugu danbeen falcelintoodda aan u arko mahsandin

  • @faatiofficial2328
    @faatiofficial2328 6 місяців тому +15

    Waa run xaqiiqdii muuqaalkan wuxuu katurjumayaa hada xaalka dadkeenu sida uu yahay iyo inay San dadku isku aragti iyo isku naxariis ahayn
    Qofna haku qiimayn muuqaalkiisa kore 😢

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 місяців тому +26

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 6 місяців тому +11

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲

  • @BashkaCade-dg9ez
    @BashkaCade-dg9ez 5 місяців тому +1

    Waligaa wanaag hormarso Sida wiilka oo kale❤❤

  • @abdirisakhmeddahir759
    @abdirisakhmeddahir759 6 місяців тому +2

    Zxp Abdilaahi Akanu xaqiiqda taagen wayeh wakhtigen kwaren Adoon wxba haysena!

  • @AadanmuxumedgaabowAadanm-mf2ls
    @AadanmuxumedgaabowAadanm-mf2ls 6 місяців тому +2

    Waan ku fcnhy walaal horey uu soco 😊

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 6 місяців тому +4

    Wiilka gabadha la socday masha Allah guuleyso laking gabadha naxariis darana miyaan wiil ladhalan

  • @yaxyemaxamuud4358
    @yaxyemaxamuud4358 6 місяців тому +2

    Sxb masha allh waan ka heli wlhi soo badi sxb pat2 soo samey

  • @cabdishakuurasad8900
    @cabdishakuurasad8900 6 місяців тому +6

    Allah is the one❤

  • @Suleimanelima
    @Suleimanelima 6 місяців тому +11

    Ku sali nabiga ❤

  • @user-ub2xb5ty4n
    @user-ub2xb5ty4n 6 місяців тому +1

    Waan ficanahay alxamdulilah waad mahadsantihin good job

  • @ZackDlby
    @ZackDlby 6 місяців тому +11

    Apdullahi Akanuu zxb waaku salaamay🫡

  • @ElevationEchoAD
    @ElevationEchoAD 6 місяців тому +3

    Wiilka gabadha la socdo waa wiil aad u naxriis badan m.a.

  • @user-tg2fz9sg6l
    @user-tg2fz9sg6l 6 місяців тому +4

    mashaa allah wiilka wa somali

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey 6 місяців тому +1

    Waa fiinahay akanuuu iyo asxaabta

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 6 місяців тому +2

    M.a alx aad iyo aad baan ku ladanahay thanks❤

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 6 місяців тому +3

    The best somali youtuber ayaan kusiiyay aniga❤

  • @SakariyeMohamed-ti4tf
    @SakariyeMohamed-ti4tf 6 місяців тому +2

    Mafiicnin. Xanuun iyo murugo dareemaya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 місяців тому +1

    Cabdulaahi dhiblow

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 6 місяців тому +1

    Wa ficanahay walaal , Thanks

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 місяців тому +3

    Waan fiicanahay guul umada Soomaaliyeed guud ahaan

  • @user-xb6zk6te3v
    @user-xb6zk6te3v 6 місяців тому +2

    Waw wa cajiib wlhi wallka ❤❤❤❤ daqiiqada igu yareysay lkn Jah sobadi 😊😊😊😊😊

  • @saabiriinsa-pl4bc
    @saabiriinsa-pl4bc 6 місяців тому +8

    Qofna hakuu cabirin muuqiisa😢😢😢

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 6 місяців тому +1

    Waa fiicanhy alx❤

  • @user-nl6kv6ri1g
    @user-nl6kv6ri1g 6 місяців тому +3

    Keep going

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 6 місяців тому +2

    Masha allh gabadha wanaxariis miiran akanuu guri ku gireyso kudhahday😂😂😂😂

  • @user-oj3bk4de2f
    @user-oj3bk4de2f 6 місяців тому +1

    Saaxiib Djibouti imoo🙏🙏

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 6 місяців тому +8

    Wuxuu cabirayaa waaqica taagan❤

  • @ihsaanheartgaming3600
    @ihsaanheartgaming3600 Місяць тому

    Alhamdulilah

  • @darishore814
    @darishore814 6 місяців тому +4

    Iyagii is ogaa ayaa kaliyaa hadlaya isku jawaabaya, gabadha ine hadashee rabtaa jaanis ma siinayaan markaas ee ku leeyihin damiirka qofkaa ogaanaynaa

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 6 місяців тому +2

      Video buqooda ayaa is kaga dayy wayo dadkii la rabay in la ogaado darenkooda wey amusanyihiin ayagii ayaa noo shekeynaayo

  • @liibanhajimustafe-xi6cz
    @liibanhajimustafe-xi6cz 6 місяців тому +1

    masha allah wan ficnhy aquye

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 6 місяців тому +7

    Muuqaalada aan ugu jecelahay mid kamida😢

  • @user-fp6xh5ul2d
    @user-fp6xh5ul2d 6 місяців тому +2

    Muuqalka dhamaad uyeel saxiib

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 6 місяців тому +4

    Legend Cabdullaahi 😅😅

  • @user-sq7fv5yk3z
    @user-sq7fv5yk3z 6 місяців тому +2

    Coming soon 300k aknuu❤

  • @yuusufhajir6508
    @yuusufhajir6508 6 місяців тому +2

    Akanuu part2plss

  • @jamalabdikadir7495
    @jamalabdikadir7495 6 місяців тому +1

    We Can't wait PART 2😊

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 6 місяців тому +8

    Waxaana rajayhaa fariintaas aad gudbiheyso inee meel dheer gaaridoonto😊

  • @tjgaming2.0
    @tjgaming2.0 6 місяців тому +1

    Akanuu ugaas muuqaalka waxaad ka iloowday qaybti aad usheegi lahayd wiilka iyo gabadha inaad prank wacyigalin duubeysay. great video by the way 😊

  • @user-yg1ek5sp2v
    @user-yg1ek5sp2v 6 місяців тому +1

    KEEP GOING PRO LKN GABADHA CAFIS WQY DIISO SAA IID BAY KAGA CABSANAYSA ZXP 😂

  • @user-ob6mo2ff9v
    @user-ob6mo2ff9v 6 місяців тому +1

    Legend Bali aadamku waa sidaan. 😂

  • @XudayfaMaxamed
    @XudayfaMaxamed 6 місяців тому +1

    Waan fiicahay pro

  • @MaxamuudSidoo
    @MaxamuudSidoo 6 місяців тому +1

    Waa fiicanahay alx

  • @user-oh2ok8fx2r
    @user-oh2ok8fx2r 6 місяців тому +1

    Part two plz ❤

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 6 місяців тому +1

    Ninka wa legend

  • @user-hx2by7nf4k
    @user-hx2by7nf4k 6 місяців тому +1

    Hadaa ayan arkay youtubeur keena abdulahiyow wakaa wll wan ficanahay keep Going pro

  • @mudiali719
    @mudiali719 6 місяців тому +1

    Waa Fican nahy sxb thanks

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 місяців тому +3

    Videio waxa kaaga cayaaray kuwa kula jilaayo wayo kaligood ayaa buqaayo anagune waxan rabnay inaa ogaano oo dhageysno darenka dadka kale

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 місяці тому

    Hawiye iney yahiin dhiigyo cab bilaa damiir ah oo midgaamo ah ayaan u arkey

  • @abdiasiishasanabdikariim8309
    @abdiasiishasanabdikariim8309 6 місяців тому +2

    Gabadha aad ayeey udhaqan xuntahay runtii ninkii Lasocday beey hor boodi kawaran

  • @Shuaib643
    @Shuaib643 6 місяців тому +2

    Wan KU wata wllk

  • @osman212
    @osman212 6 місяців тому +1

    We support you🎉

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 6 місяців тому +1

    Waxaa igabaxay dadka meherada le iyo gabadhuba ma ahayn kuwo ay naxariis kamuqato hal wiil aya naxariislaha.

  • @qeyscade527
    @qeyscade527 6 місяців тому +1

    Carwadaan dad ixtiraamleh ma jogaaan 😢😢

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 6 місяців тому +1

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @osman212
    @osman212 6 місяців тому +1

    Lovely bro

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 6 місяців тому +2

    Waa ku wadana sharaf cizi ku noolow wllkey Kaanuu & asxaabtiisa😮

  • @Diiwaanka_Dhacdooyinka
    @Diiwaanka_Dhacdooyinka 6 місяців тому +2

    First to comment 😊

  • @Hi2jahasheejs
    @Hi2jahasheejs 6 місяців тому +2

    First ❤❤❤❤❤

  • @caliqurux2021
    @caliqurux2021 6 місяців тому +1

    Naxariisto waa wax heysan dadku wada helin karin

  • @IsaackMaad-ph5nx
    @IsaackMaad-ph5nx 6 місяців тому

    Muslinima mahan sidaan walal wilasha naxarisdaranaa

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 6 місяців тому

    HG powerful 💪

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 6 місяців тому

    muqaalka nuucaan ookale markaa duubeeyso xitaa hala wadaagin kuwa iska leh goobta brank lagusameenayo markaas uu dhadhan yeelanaa hana kasoo tagin qof aftahan ah dabeecad wanaagsn markakay xaalada xumaato kucaawiye 🎉🎉🎉

  • @nassriMohammed
    @nassriMohammed 6 місяців тому +14

    waaka ficaaan ❤❤

  • @user-qo8zm1sk8p
    @user-qo8zm1sk8p 6 місяців тому

    Part 2 plz

  • @abdisalamomar7298
    @abdisalamomar7298 5 місяців тому

    muuqaal cajaaib ah wllhi qalbiyada bani adamka mid baahan iyo mid dharagsan kalafogaa xaga wanaaga

  • @OmarAbdirashid-gj5js
    @OmarAbdirashid-gj5js 6 місяців тому +3

    One like team akanu❤

  • @user-fc9eu1nz8l
    @user-fc9eu1nz8l 6 місяців тому

    Wa ficanhy

  • @ujeedoofficial8748
    @ujeedoofficial8748 6 місяців тому

    Rariintaada waxaan uarkaa
    Waalo ahadaa wanaagrabto

  • @ApdiPro
    @ApdiPro 6 місяців тому +2

    Asc wll akanuu waxn ku leyahy guuleyso marka xiga cosi ayan wata adigo mahadsn wll ina kula hadlo ayan raba iso jawab wll 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥹

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 6 місяців тому +1

    Keep giong

  • @usrabdi
    @usrabdi 6 місяців тому

    Aad iyo aad

  • @SalmaanYare-ik5yv
    @SalmaanYare-ik5yv 6 місяців тому +1

    Alxm zxp akaanuu nolaw wll

  • @OmarAbdirashid-gj5js
    @OmarAbdirashid-gj5js 6 місяців тому +4

    Xafsa xilkas waye qofkaas indaxa uu xiran vaar

    • @abdirahman6354
      @abdirahman6354 6 місяців тому

      😂😂😂beenti oo qof ah😢😢😢😊

  • @user-xk6mb3uy6v
    @user-xk6mb3uy6v 6 місяців тому

    Waan fiicanahay

  • @saabiriinsa-pl4bc
    @saabiriinsa-pl4bc 6 місяців тому +2

    Ax😢😢

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 6 місяців тому +5

    Guuleeyso walaalkeeyoow

  • @IbraahiimIbraahiim-l4g
    @IbraahiimIbraahiim-l4g 8 днів тому

    Asc asxaabta

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 6 місяців тому +2

    Wan oyaay❤❤❤❤❤

    • @Niini828
      @Niini828 6 місяців тому +1

      Maxaa ku oysay yaa kaa dhintey

  • @darishore814
    @darishore814 6 місяців тому +2

    Reer baadiyeyaal maa gabadha Warka ka dhagaysataan oo falcelinteeda aragtaan. Iyagi ayaa iska had hadlaaya fashil iyo qashin

  • @uzaame__vic
    @uzaame__vic 6 місяців тому +5

    Inta jiif ku dawaneyza😂❤

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому +1

    Naagtu waa Gudafad xaga naxarista in ha iskaga hadho

  • @dahaayalaxao
    @dahaayalaxao 6 місяців тому

    Alxamdulilah ❤

  • @abdiwahabaden9394
    @abdiwahabaden9394 6 місяців тому +10

    Never judge a book by its cover 😅

  • @ubahmaxamud4294
    @ubahmaxamud4294 6 місяців тому +2

    Cabdulaahi sxb markaad barnaamijka dubeysid camarada dad ka ma fahmi karaan miyaaa

  • @MohamedAlimaxi-bh6ze
    @MohamedAlimaxi-bh6ze 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @Tusaaleeye
    @Tusaaleeye 6 місяців тому +2

    War ina abuukarow. Qwuen ritashvxaa is ku tihiin😅

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 6 місяців тому

    Aboowe qaybtaa ugu sheegi leheed noosoo daa 😂

  • @user-uo6vs4qx2z
    @user-uo6vs4qx2z 6 місяців тому

    Mafiiicni laakin waa waalanahay

  • @faisaladan3102
    @faisaladan3102 6 місяців тому

    war adigoo labisan u soo gal kuwan hayaabaan

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 6 місяців тому

    Runtii dadku kala naxariis badan m.a wiilka gabadha lasocda guulso wllo😢❤forever waalika umada unaxariiso wllkey🥺♥️💯🙏lkn gabadhu 😮😢so srry sis dadka xataa hadadan wax dareen ka aamus queen plz🥺😭👆

  • @wallsadaam
    @wallsadaam 6 місяців тому

    legend c/akanuu wan kutagera sxp

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 6 місяців тому

    Never judge book by its cover

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 місяців тому

    Wilka waa naxarsi badan yahay thank you