Nuxurka heshiiska isbahaysiga kaah iyo wadani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Nuxurka heshiiska isbahaysiga kaah iyo wadani
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 17

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l 2 місяці тому +1

    Waan soo dhawyinaya heshiisakaa

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 2 місяці тому

    Waa run waxa hirgalisay Gacan LIBAAX.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 2 місяці тому +1

    dooradhada waxa hirgalisay jabhadii gacan libaax

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 місяці тому

    Waa iskaashi aabihii goblamay oo digo iyo dambas la kala iibsaday. Cirro tartanka wuxuu ka hadhay maalintii xisbigiisu iabhadaha sameeyey ee ciidankiina laayay iyadoo dagaal adag innagu socdo. Ilaa maantana cadawgii ayay taageerayaan oo ay uugu danbeyso tan Djibouti markaa waa indho sarcaad waxan ay meesha la soo kuududaan

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 2 місяці тому

    Waa waarey mafia 😅😅😅

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 місяці тому

    Reer wadani Riyo ku nool. Jabkiini mantu bilabmey. Ku socda

  • @abiib531
    @abiib531 2 місяці тому

    Anagaa waxa aragnay balhada inta uu laba nin harreraha iska fadhisiyay ayaanu wax ba kahadal hadana AMUURTA BAL NALA ARKA

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 місяці тому

    waan bogaadinayaa "jeegaanta-cusub", laakiin isbahaysiga mus-danbeedkoodii iima muuqdo! Waxaan ii muuqan Geelaha Jabuuti, Xasanka Xamar & Firdhiyaha Laascaanood. Goormaad iyagana shaashada soo fadhiisinaysaan MiSE waa la go'i? War jiraaba Cakaaruu iman

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 2 місяці тому

    Kici wayne ma cararaaa😂😂😂😂😂😂

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 2 місяці тому

    Ninka xirsi iyo maxamuud Xaashi miis isugu keenay.. Nin culus,, madaxweyne ciro waa yahay

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 2 місяці тому

    Yaa Aallaah adeerkay ciro maxaa sidan ugalay ee marba mid habaar qaba oo shaanbadaysan qoorta u sudhay markaanu ilaahay waxba kula doonayn toobaduu ku seejiyaa in tuu buura fuulkii iyo kalsoonidii uu lumiyay dhisi lahaa ayuu Marna mid Xamarkayimid oo shaanbadii somaliya ku taalo sookaxaystay ,Mar 40. Jir 4miloyan haysta ,Mar kii Hawada iibsaday ee somalilaan oo idil marqatikatahay ayuu mantana sooxaraystay horaad isu gawracday naftuunbaa ku gu jirtay Cirooy maantana waad is xabaashay waxaan umalaynayaa doorasha Doon matihid ee balaayo doonbaad tahay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 місяці тому

    Cirow nimankan guul kuuma keenayaan you already lost 😞 sorry

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 2 місяці тому

    Fashiluu