Sxb live kan ilaa suuliyada xaafada lagasoo duubayaa waxu inagu soo kordhiyay buuq iyo akhlaaq xumo iyo dagaal xoog isu sheegashaa ee mad inagu celisaan bilaa muuqbahiye oo cidii qolkaa madw feedhka isla dhacdaa ay ku ekaata uun iyaga iyo afarta qolkaa kula jirta hadii kale waxa Iman in qoryo iygoo isu sita caruuraha iyo wax magaratadu arkaan .. xil jooji live ka 📺📺📺📺🇮🇹🇮🇹
Gurigii baarlamaanka somaliland wuxuu noqday tuuladii oodweyne kkkkkkkkkkk walee ama oodweyne ayey noqon ama guri baarlamaan ayuu noqon doona habaryoonis ayaa la wareegtey baarlamankii weynu u wada joogna meesha wax ku dambeyan yaanan maqlin naago uur leh baa la diley ragaasi rag ha ahaadeen ee beri yaan naago la noqon
ASC MASHALLAH Abiiib waa caqli badanyay waa sax weeye wakhti hala siiye xeerka halaga daayo degdega si fiican oo caqli ku jiro halo galoo
X.23 yaan lagu doonin waa lagukala qaybsan yahay xeerkaa waana runtii Mr Abiib
Legend m.abiib🤗✔
Caam caam caam🤣🤣🤣
X abiib nolow cashuurta Halooo sinado
Abiib keep going hore u soco
cali xaamud sifiican buu ushir gudoomiyay klfadhigii maanta.
Waar carourtan yaa wadanka kaa qabta Abib naa cilajka haa lagayoo
Tuugta haa qabtee daya
Abiib cilajka kkkkkk
Waa ciilqabe xanuusan
X m abiib waa xldhbanka umada inta damiirka fayow horumardoonka iyo cadaalad doonka ah👍
Waar kani golahan wuxuu ku Nordea fardheeraada in abiib fariidnimo isku moodayaa qeylaqeyladaas iish baan lagu barn
Istus kii malaasnaa eega
Hhhhhhhhh adke maxamed abiib adigaa imatala
Abiib ooyhiin
Mudaharaadkii baanu ku mashquulsanayn kuwii Jiingaduu jeexeen iyo kii walaalkii xiniinta ku dhuftay 2019kii Ayaanu sidii ciidanka wanjalkiisa loo waafajin lahaa seminar uu noogu soo dhigayay gudoomiyaha suul cawro Ooyaaye dar daran duobaan Jin baa gala markuu golaha yimaado usgaga waalani
Meeshani ma gurigii baarlamaanka mise waa oodweyne yaab
Maxaa keenay oodwayne meesha???
Ha socdaan shaqada barlamaan ka
Sxb live kan ilaa suuliyada xaafada lagasoo duubayaa waxu inagu soo kordhiyay buuq iyo akhlaaq xumo iyo dagaal xoog isu sheegashaa ee mad inagu celisaan bilaa muuqbahiye oo cidii qolkaa madw feedhka isla dhacdaa ay ku ekaata uun iyaga iyo afarta qolkaa kula jirta hadii kale waxa Iman in qoryo iygoo isu sita caruuraha iyo wax magaratadu arkaan .. xil jooji live ka 📺📺📺📺🇮🇹🇮🇹
Kkkkk
KKKKKK
What shame dhamantine waxa tahine ciyalo suqa wada cilana
Gurigii baarlamaanka somaliland wuxuu noqday tuuladii oodweyne kkkkkkkkkkk walee ama oodweyne ayey noqon ama guri baarlamaan ayuu noqon doona habaryoonis ayaa la wareegtey baarlamankii weynu u wada joogna meesha wax ku dambeyan yaanan maqlin naago uur leh baa la diley ragaasi rag ha ahaadeen ee beri yaan naago la noqon
Afxumada jooji reer lahayne markii heco laga adkaadaybaad reeraynaysaa waxaad odhan kari weydey mucaaradkaa la wareegay. Umadoo dhanbaa mucaarada
way isku dhex tukanaysaa kan caytamayaa reerka maaha.
viva somaliland waa qaran qabiil maahee.