YURUB GEENYO SOMALI CLASSIC MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 70

  • @user-be5nz5ii4y
    @user-be5nz5ii4y 8 місяців тому +15

    Got confused why Yurub channel ia still 36k Subscribers guys let us be fair and male this channel 500k.

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 8 місяців тому +4

    Masha Allah Suwdatul Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (❤Yurub Geenyo❤)

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 8 місяців тому +4

    Yaa salaam ya salaam waxay sheegayatay walaahi
    Qaraam xaafun ❤❤🎉

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 8 місяців тому +2

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤

  • @adnanramzy808
    @adnanramzy808 7 місяців тому +1

    Goat lady yurub geenyo incredibale voices

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 7 місяців тому +1

    Sawturaxma (Yurub Maxamed Cabdi Geenyo )❤🎉

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +2

    Sawtu raxma wa gabdha kaliya codkeeda kukalsoon live ba lo hesaya axya cod ❤

  • @TheWacan
    @TheWacan 8 місяців тому +1

    Wow❤ inaantayadi ilaahow nacab ka hay.... Yaa Axla Naas❤

  • @abdilugta9504
    @abdilugta9504 8 місяців тому +2

    Sowtu raxma❤ wiil darwiish salan boqran iga hoo🖐

  • @abdirahmaanayaanle-tb3ru
    @abdirahmaanayaanle-tb3ru 8 місяців тому +4

    Golden voice 😘🥰

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m 8 місяців тому +2

    Mnshalaha sawtu raxma ❤

  • @robkacade156
    @robkacade156 8 місяців тому +1

    Boqorada Coodka inaa aadheer madaxa iisarantaxay❤❤❤❤

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v 18 днів тому

    Yasalam yourab wankosalamey

  • @abdisalam1243
    @abdisalam1243 8 місяців тому +1

    Sowtul Raxma ✌️

  • @user-pq4qd6fd2n
    @user-pq4qd6fd2n 8 місяців тому +2

    Yurubey wxd hantiday qalbiyada dadka oo ku jecel adi heesabaga

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 6 місяців тому

    Salaan macaan,oo kal iyo laab ah,iga timid ma ♥️ ku soo gaadhay..

  • @ubaxcali4182
    @ubaxcali4182 8 місяців тому +1

    Yurubey dhamaan heesaha Qadro Daahir so cusbonaysii wll plz

  • @user-qw7em6ey7b
    @user-qw7em6ey7b 8 місяців тому +1

    Suwtul raxma geenyo 💯❤️

  • @user-kx3cc8gh4b
    @user-kx3cc8gh4b 3 місяці тому

    Yurub MCN ❤️ jah❤❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 8 місяців тому

    Boqoradii codka Qarniga Yurub M A Geenyo ❤❤❤
    Allaha u naxariisto Maamma khadro Daahir

  • @hassanbaresalah3808
    @hassanbaresalah3808 8 місяців тому +1

    Yurub Geenyo my favourite ❤

  • @HassanNasir-vc7ip
    @HassanNasir-vc7ip 7 місяців тому +1

    Sowtu raxma i love you voice

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 4 місяці тому

    Ilma adeerayaaloow Geenyo waa ka dhergi la’ahay. Codkeedaan ka wadaaye.

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 місяців тому +1

    sowtu raxma yurub dumaashi caadi matihid

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 6 місяців тому

    Salaan macaan,oo kal iyo laab ah..

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 8 місяців тому +1

    Yurubey heeso aad adigu leedahey oo cuud aad ku qaadeysid so duub

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +1

      Way ku qaaday yurub codkeeda way ku kalsoon tahay e barnamijman aya ah qaaci o qaramiga unba laqada
      Hadad rabto heseheda ayado ku qadaysa so arag heesta naxli io heesta intaan ushub dhiiglaha ayado ku qaadaysa youtupekay talaa

  • @haybeaydiidc
    @haybeaydiidc 8 місяців тому +1

    yurub maxamed axyaa HEES waxan kujiraa dadka qaadka kutagera lakin marunbaan kuqaban

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena ❤

  • @fuaadwarsame3514
    @fuaadwarsame3514 7 місяців тому

    Eesh Qiyaasak Halkeeda Ayey Dhigtay Yurub Heeska Qaraamiga Ah Ee Xambaarsan Dhinac Walab❤❤ 14/12/2023

  • @cabaasmaxamuud6839
    @cabaasmaxamuud6839 8 місяців тому +1

    Afkaga cano lagu qavay

  • @mohamedsuldan9117
    @mohamedsuldan9117 8 місяців тому

    Axsan sawtul raxma yurub mohamed cabdi ❤

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 8 місяців тому +2

    Classic indeed ❤

  • @saidomarwarsame985
    @saidomarwarsame985 8 місяців тому

    Bravo . Waa Yurubbaah !

  • @SUUGAN1
    @SUUGAN1 8 місяців тому +1

    Sootu rahma yurub maxamad cabdi

  • @drabdinazerkayse4307
    @drabdinazerkayse4307 8 місяців тому +1

    @Yurub maxamed Cabdi Axmed (Sawtu Raxma) Xayakalah 🎉❤ Axya fananad

  • @nurtohajji009
    @nurtohajji009 7 місяців тому

    Downloadka fuur sister 🎉

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe344 8 місяців тому

    Inaba caadi maha walashey yurub Mohamed

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 8 місяців тому

    Halima khalif omar magool AUN qofka labaad ee kusoo xoga❤❤❤

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 8 місяців тому

    Xasus aun khadra daahir 🤲❤

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 8 місяців тому +1

    My all time Singer yurob kenyo ❤

  • @jamachirsi6335
    @jamachirsi6335 6 місяців тому

    😊

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 7 місяців тому

    Bolarad❤ dir soomaaland ❤

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 7 місяців тому

    Esh calaa muusic

  • @user-ty5mh1ns5h
    @user-ty5mh1ns5h 8 місяців тому +1

    sawtu raxma

  • @user-ks1bq4wp7q
    @user-ks1bq4wp7q 7 місяців тому

    Yurub ❤❤

  • @cabaasmaxamuud6839
    @cabaasmaxamuud6839 8 місяців тому

    Mashaa allha

  • @osobsaed1796
    @osobsaed1796 8 місяців тому

    Wow 🎉

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 8 місяців тому +3

    Yurub anigaa waxan ku tagera adiga10 sano anigaa dalka dabadisa jogta markan kugu casumi lahaa hadii aha yirahdo Amerika inshalah

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 8 місяців тому

    MaanshaAllah geenyo ❤❤❤❤❤

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 8 місяців тому

    Waaaaaw

  • @abdiqani2133
    @abdiqani2133 8 місяців тому

    Qoftan iyadoo da,daas ah waa kuqaadan lahaa si ay subax walba markaan soo wada toosno ay codkaa macaan iigu heesto❤ love you sawtu malab❤❤❤❤❤❤

    • @jabanehirsiofficialchannel5098
      @jabanehirsiofficialchannel5098 8 місяців тому +1

      Ma wayna geenyadu

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 8 місяців тому +2

      Gabdhaani ma weyna allah cimriga ha u barakeyo

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +1

      War gabdhan yad ku khaldaysan 😂 war tarikhda dib uraaca ma wayna gabdhan heesteda adan goor io ayan youtupeka kaso arag videyawgeeda wuyal 2009 bana laso dhigay wad yabaysa sida ay uyartahay maxa 2009kii ah xata 2014 so arag hesteda cimilada badalan io heesta xornimo ay hodan iska qaden so arag😂 wa laba nagod o isku fila yurub ayada iska laf wayn taklae yurub wala qaba ninkedana kuraba waxytahay io anago tageryasheda ah haday duq noqoto xataa yurub geenyo wa un yurubteni ❤ sawtu raxma
      hadeer bayna dhashay wiil wuna kasaqiray takale kuwa wa waynba jira sida fartuun birimo io nimco yasin io kuwa badan farxiyo fiska kama waybna gabdhani tarikhda daba gal 😂lakin yurub isma yarayso ayada fank si dagan ugu jirta dadki hore o kale fanka kujiri jiray ayay udhaqanta cid maqabsato way iska af afgabantahay cod bana ale kumanaystay

  • @AyanAhmetbare-mp1cl
    @AyanAhmetbare-mp1cl 8 місяців тому

    geenyooy heestaan waad kudheeshy lkn kuwi hore meeshoodaad dhigi jirto❤sowtu raxma🎉

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 8 місяців тому +1

      AyanAhmet Dookh digaagey iga aamus bartii khadra IHN ayay dhigtay sawtul rahma noolow

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 8 місяців тому +1

      Maadaa fahmaayaba! Weey duldhigtay haddaaneey baraba dheereeyn. Waxaan umaleeynayaa inaadan fanka iyo heesaha wuqooyi kuxidhnaan jirin.😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 7 місяців тому +1

      Ayadaba Kaga leh walahi ti qaday 😂qoftan xata kuwi qaramiga ah ayada kacod macan walahi runta ficane somali gabadh kacod kama dhalan xaga fanka

  • @cabaasmaxamuud6839
    @cabaasmaxamuud6839 8 місяців тому

    AxsAN QARAMI COOD MCN MCN😊

  • @user-pq4qd6fd2n
    @user-pq4qd6fd2n 8 місяців тому

    Dadkii uu qaranku hantida ublahaa

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 8 місяців тому

    Waxan umalaynyaa inaan qarabo nhay

  • @cabaasmaxamuud6839
    @cabaasmaxamuud6839 8 місяців тому

    😅😅😅😅😮😮😮😢😢😂😂❤❤❤

  • @omarsiyaad4552
    @omarsiyaad4552 8 місяців тому

    Yuruub hategiin....lol

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 8 місяців тому +1

    Yurub Mohamed Abdi I subscribe U QURUUX

  • @MUNASARR
    @MUNASARR 8 місяців тому +2

    Sawtu Raxiiima Wooof 👏🏾👏🏾👏🏾🫶🏽