Somalia ma ahan nidam dowladed oo dhameystiran oo nidamka ka jiraa waa qabyo oo anan loo dhameyn mana ahan in vila wardhigley ay sidey iyadu rabto u mamulato iyadoo nidamkii lagu soo heshiiyey ay burburisey iyada dano gaara wadata ay danta guud ka dior bideen dantooda ayna ku hayaan dhaqalo burbur & boob hantida umada somaliyed . Marka vila wardhigley laguma amini karro ayaha umadda somalida oo dhinac walba u burbursan ayna ku fashilantey in ay gul ka gadho atinaha nabad gekyasa dadka & dalkaba. Ugu dmabeyn, vila wardhigley waa fashilmey higamintedii dhinac walba xalna uma hayan in dalkan lagu soo dabalo nidam diwladed oo dhameystiran kuna dhisan shuruc dowladed oo dastuuri ah lahan nidam garsoor oo madax banan kuna yimada nidam wada ogol ah oo heshis lagu yahay .
Doodan waxa ka fahmay dowlada Puntland in ay rabta in ay la safan tahay cadowga somalida ee Ethiopia iyo mucaaradka xundufey wuxu u hadlay si mucaardnimo.lakiin waxa ka maqan labad Dhinac wadaninimo Soomaalinimo difaac DALKA iyo dadka Soomaalida.
I would like Somalis to understand the agreement between Somalia and Masar which comes under the African Union Act. In the last 30 years we have been living in cuvil war within us "Masar has no room to inter on such issue" ● Ethiopia made Somalia suffer over the past years because of it's own interest and they want Somalia to stay unstable forever. Somalia is an independent country and we don't need Ethiopia any time soon because it wants to divide the country, so its time to be part of the African Union forces mandate is over to leave us alone than we think how to reshape our people completely.
Dal aan Somalia xukumin kana mid ahayn ayaad sheeganaysaan miyàanay xaq darro ahayn!!!! Somaliland waa dal madaxbanaan xaqna way u leedahay cidda xidhiidh la yeelanayso.
Guuuuul Guuuuul Guuuuul Guuuuul Somalia 🇸🇴 🙏🇸🇴🇸🇴🇮🇹💪💪💪💪❌️❌️😭😭🇧🇴
Mahadsant bbc 💕 💞 💕 qeer sheega
🎉❤
Nimankan masar diidan Ethiopia kalaya badakaceliya Shah
Cadowgaada cadowgiisa wa saaxiibkaa, Masar waa sxbaden Soonaaliyeey
A s c ...b b c ..waan idinsalaamay anuwaantaageerayaa heshiiska smart iyo soomaliya
Masartu ma islaanbaa
Itoobiya bada soomaliya ayeey rabta
Taariikh Yhnka Ayaba kahadley Iney Aheyn Qaniyidii Hore
Ilaahay ay iskeen baaday maahiin meeshuu ee soomalidu waa inaad kaa fiikiirtiin miidnimada soomaliyed
Wa siwana
Inaga daaya masar
😂😂😂😂😂 ma itobiyaan ayaa rabtaa?
Soomaliya waa inay soo dhaweyso masar oo dal Muslim ah
Itobiyaan qarmuun oo gaalada u shaqeeya iin la saaro
Wasirka buntiland wadadka itobiya kudhexberatay somalia
Codka waa gaaban yahy
Somalia ma ahan nidam dowladed oo dhameystiran oo nidamka ka jiraa waa qabyo oo anan loo dhameyn mana ahan in vila wardhigley ay sidey iyadu rabto u mamulato iyadoo nidamkii lagu soo heshiiyey ay burburisey iyada dano gaara wadata ay danta guud ka dior bideen dantooda ayna ku hayaan dhaqalo burbur & boob hantida umada somaliyed
.
Marka vila wardhigley laguma amini karro ayaha umadda somalida oo dhinac walba u burbursan ayna ku fashilantey in ay gul ka gadho atinaha nabad gekyasa dadka & dalkaba.
Ugu dmabeyn, vila wardhigley waa fashilmey higamintedii dhinac walba xalna uma hayan in dalkan lagu soo dabalo nidam diwladed oo dhameystiran kuna dhisan shuruc dowladed oo dastuuri ah lahan nidam garsoor oo madax banan kuna yimada nidam wada ogol ah oo heshis lagu yahay .
Masar marabno
Masar.marabno
Itobiyaan ayaa rabta miyaa? 😂😂😂😂
Ma inalawsbsado bay rabaan
Doodan waxa ka fahmay dowlada Puntland in ay rabta in ay la safan tahay cadowga somalida ee Ethiopia iyo mucaaradka xundufey wuxu u hadlay si mucaardnimo.lakiin waxa ka maqan labad Dhinac wadaninimo Soomaalinimo difaac DALKA iyo dadka Soomaalida.
I would like Somalis to understand the agreement between Somalia and Masar which comes under the African Union Act.
In the last 30 years we have been living in cuvil war within us "Masar has no room to inter on such issue"
● Ethiopia made Somalia suffer over the past years because of it's own interest and they want Somalia to stay unstable forever.
Somalia is an independent country and we don't need Ethiopia any time soon because it wants to divide the country, so its time to be part of the African Union forces mandate is over to leave us alone than we think how to reshape our people completely.
Taas waasir hoore ee Itoobiya maahiin ee waa abiiyu qaar iskaa tuurka
Milkiili ahaan miyaa u casunteen al qabyaala muxuu ka ogyahay taariikh dowli ah
Bccda waxan weydiinaya itopiya managaa ladagaalnay be mase ayadaa wear nagu ah dadka udàdaya
War ma itoobiya oo dagaal inii dhex maray ayeey dan inigu jiirta?
Afkaa Itoobiya inaad kuu haadasho dadka soomaliyed kumaa maatalaysiid ee umaad soomaliyed haadi aad raabta inaad maatasho hadalkayga baadal
Wasiirka PL waa nin Ethiopië ah dan Kama Laga somalai
Dadka aad somalinimada lag saaro ha joojiyo
@@HalimoJusuf isgaa iska sarey baaye
@@duniadunia7492 somalinimadu Maha wax ay kooxda mooriyaanta ee vila qabyaala fadhida dad ka saari karan
ÿ❤❤😂
Sxb dadka dood ha uqaban sababtoo ah qofka waqti masiinaysid ee dadk waqti sii
Xaga jirita BBD 😂😂 SOMALIYA WAXAY U BURBURI DOONTA SI ANA WADAN WELIGII AANU UBURBUURIN WELIGIIS😂
2:57
Aduun kuna maanta way ogyihiin Somaliland inay tahay dal ka gaar ah Somalia.
Waariska all caadala waa ruuntiisa waxa Itoobiya iyo Masar maa khuuseyo heeshiika soomaliya iyo Masar soomaliya ciiday raabto ayay heeshis laa gaali karta ninka rer bulaan sheeganaya Itoobiya huubay ku keentay maaha umaada soomaliyed umaa baahna kaala qoqob Masar soomaliya waay diifaaci doonta
Wa mahdi,wasame
ASC wr wb masaaridu dagaalka labadadhanba aysda ayaa ka danbeeysa hadana danteeda ayey wadataa marnaba shacabka labada daris cadowtinimo kadhaxeeysa majirto ee dawlada somaliya ee hadda joogta ayaha shacabkooda kamatalinayaann ee masaaridu dagaal itoobiya ulajeedo ayay somaliya ugusoo duushey balse khasaaraha somaliya ayaa xanbaardandoonta
Dadka Soomaaliyeed waa kala dalal ee joojiya adeegsigeeda. Adeegsigsada shacabka Somalia.
Dal aan Somalia xukumin kana mid ahayn ayaad sheeganaysaan miyàanay xaq darro ahayn!!!!
Somaliland waa dal madaxbanaan xaqna way u leedahay cidda xidhiidh la yeelanayso.
Both masar and eithiopia they will not assist somali better eithiopia masar let them assist plastin