Wiil 10 jir Mucjiso ah oo 7 Luqadood ku Hadla oo ka Yaabsaday Eglan show Iyo Uhuru Kenyatta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
    SUBSCRIBE SAAR WALAAL
    #eglanshow
    #eglansalah

КОМЕНТАРІ • 413

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 років тому +104

    masha allh wiilka yar hoyadiisa away an wax qarsoon usheego

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +3

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Allah Aan ku salino xabibkena scw

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 років тому +15

    Manshaaalh ilahyow xafido umada somaliyeed meel walba joogan inshaalh guul iyo gobanimo inshaaaaalh

  • @My.madka.27
    @My.madka.27 5 років тому +4

    Masha allaah alloow maskaxda kuubarakeey adiga iyo inti sidaadookale oo mustaqbalka hiigsaneeyso

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr 5 років тому +23

    Masha alllaaaah waa wiilka geesi ah oo ku fiican inu dadka ka hor hadlo taaso u kaga fiican yahy dad badan o dhali karo waliba himilo ayu leyahy alla u rumeeyo

  • @seniorzeckaaupdirahman2753
    @seniorzeckaaupdirahman2753 5 років тому +21

    Masha allh caaqil yar oo soomali ah runtii hadaan soomalida kenya wax kubartay nahay xaq ayay nagu leedahay kenya yetu tuko pammoja

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 роки тому +2

    Mnsha AllaaaH waa Geessi fariid Nin Rageed Somali Ah ilbax Ah Dhaqankiisa iyo Hiddihiisa Jecel wxn Leeyahey Noollow Nolol kheyr BdN Guulleyso Gaadh Hammigaaga Adeero Noqqo kii Dalkiisa Diintiisaba Anfaca Adeero insha AllaaH from Hargeysa Hadh wanaaG

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 5 років тому +14

    Masha Allh Ahmed Yare...keep going ..I like it

  • @qadraolad2910
    @qadraolad2910 5 років тому +22

    Mashllh England wa gabar jecel inay dadaka dhiri galiso

  • @amin-dg2mk
    @amin-dg2mk 5 років тому +8

    masha allh alle ha xifdiyo runtii waa wiil ilahay hibo siiyaay ilahay ha xifdiyo hamigiisana ha u fududeeyo

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 роки тому +4

    Alaha xafido ninkaan oo
    Kale dalkiisii soomasliya
    Ayuu anfaci lahaa ee ilaahoow
    Dalkeenii nabad waarto nooga
    Dhig aamiin

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 5 років тому +15

    Masha allh allow il cadow kahaay🙏🙏 halka higsanesone Samo ku Gaar Eedo❤️❤️

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 4 місяці тому

    Woow
    Ma sha Allah Ahmed Yare habo
    Allah hakudowroo
    Aameen Ya Rabbi

  • @nimcocabdi856
    @nimcocabdi856 5 років тому +2

    maashalah hooyadi dhashy wiil bey dhashy walee ilhow ku xifdi huno ❤❤❤

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 5 років тому +7

    Kenya Yetu ✋✋✋👏👏👏👏 Ahmed yare habo allaha ku xafido

  • @fatumaismail5743
    @fatumaismail5743 5 років тому +6

    Masha Allah ilah hadhafo wiilkani Yar somaliyeed walahi hadalkiis ayaan ka ilmeyey Masha Allah ilah Isha dadka kahayo waxaa tusalo utahay hormarka somaliyeed

  • @HassanMohamed-hy9so
    @HassanMohamed-hy9so 5 років тому +47

    Lawyernimada dhibaatadeeda hadaad ogaan lahayd qof aad ogtahay dambiile baad difaacee rasuulkeena waa kii yiri iska ilaaliya marqaatiga beenta wax fiican baro

  • @abdulhakimzoobe3245
    @abdulhakimzoobe3245 4 роки тому +1

    Masha allaah adeer hami baad leedahay ee hori u soco rabi haku xafido aduun iyo aaqiro

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 5 років тому +60

    Axmed oo dhanbaa fariid ah. Inta #axmed la dhahoblike ii saara inta jecelna #reply

  • @ceynicadey1943
    @ceynicadey1943 5 років тому +11

    Maasha allaah il kalgacal iyo il nacab illaahay hakaa koriyo insha allaah

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 років тому +4

    waar kan yar ee cirka soodhaca ah masha Allah
    alle caqliga hakuusiyaadiyo somaliyeey ilmahaa yar Ku dadaala horumarintiisa dadka hibada leh waa muhim

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 років тому +1

    Masha allh allha ku xafido waa wiil yar oo qali badan alha garsiyo meeshoo haminyo amin yaa rabi

  • @laylayousuf471
    @laylayousuf471 5 років тому +24

    Masha allah waa wiil yar oo heer saare raba ilahay ha garsiyo amin

  • @hamdanor9845
    @hamdanor9845 5 років тому +31

    Msha Allah waa wiil aqli bdn inbdn wna wiil hami dheer leh nolw inbdn😍😍😍😍

  • @farhiyajama3021
    @farhiyajama3021 5 років тому +10

    Masa alaah aloow noodadaa oo no fafid amin somaliyo dhanayuu matalaa willka yar

  • @deeqmohammed5597
    @deeqmohammed5597 5 років тому +4

    Waligay wiil ka yar oo ka aqli badan ma arag mansha allah isagoo intaa la eg buu hidiyo dhaqankii yuu wataaa. Waa wax lagu farxo wlhi

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 5 років тому +24

    maxamed yare mashallah hora usco keep the good and you reach your goal inshaAllah

  • @khadarjagielka9643
    @khadarjagielka9643 5 років тому +21

    Mash Allah✍Alle haka ilaaliyo feyruska somalida kuwa xun 😎
    Waa cunug yar oo qalbi nadiif ah
    Waxay taas natuseysaa in waalidkiis yihiin kuwo kafog dulmiga💙maxaa yeelay ilmo walbo wuxuu noqdaa waxa waalidkiis kubarbaariyaan✋

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 5 років тому +6

    Mansha allah cunugan yar allah habarakeeyo quraanka iyo diinta bara waxan filayaa kenya ayuu kudhashaye

  • @najmamohamoud4255
    @najmamohamoud4255 5 років тому +11

    Msha llh habo hore usoco alle haku rumeyo hamigaga

  • @sadamhussein8733
    @sadamhussein8733 5 років тому +9

    mashalaah ilaahy haku xifdiyo

  • @umsalman7429
    @umsalman7429 5 років тому +7

    Maaasha aallah tabarakallaah waa wiil yar oo caqli badan

  • @munira005
    @munira005 5 років тому +1

    Masha Allah young boy inkastoon jeclahey Uhuro utirisey inaad Turjuntaan Mahadsanid Ahmed Ya are Riyadaada Rabi"" ha kuu runeeyo Aamiin

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 3 роки тому +1

    Masha Allah waxbarashada hakudadaalo insha allah

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Рік тому

    Mashallah Mashallah allow ku xifdi

  • @sahrodhayman6339
    @sahrodhayman6339 5 років тому +7

    masha allah alahaku dhawro walakay

  • @bigraashali4803
    @bigraashali4803 5 років тому +2

    Masha allaah Eglan iyo wilka yaar aad baan idinku hambalyaynaya
    marka xigta wilkan yaar hamigisa iyo wuxu ku faraxsan yahay ayaan ugu ducaynaya waa wil somali oo IgA yaar kuwan xumanta fafiya waa ka aqli ficaan yahay illaahay xasadka iyo qabyalada haa naga saaro

  • @rahmaruun684
    @rahmaruun684 4 роки тому +2

    m.a eglan show dear sis second time aad kulantaaan wiilka yar salan ika garsii hamplyo hami sare ledahy hore usoco allaha kula garab kalo 👏👏🌷🌷🌷❤🌺🌺🌻🌻🌻😍🤣

  • @fadumaofficaill1068
    @fadumaofficaill1068 5 років тому +4

    Manshallah ilahay ha ku barkeeyo

  • @ahmeddawood8126
    @ahmeddawood8126 5 років тому +12

    Ma sha Allah

  • @hazaziyare9662
    @hazaziyare9662 5 років тому +20

    Masha allah il xun alle kuma tuso

  • @munirayusuf5308
    @munirayusuf5308 3 роки тому

    Masha.alaah.wilkan.ilahey.hakuxafido

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 років тому +4

    Masha Allaha 😍 😍😍 😍😍 😍 Habo MCN sobarbar 💓 💓💓 💓💓 💓🇸🇴🇸🇴😍 😍👍 👏👌 🙏🎂 🎂🍹 🍹⛈ ⛈🎓 🎓😘 😘😘 😘 Alxmulillaah Somali

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 років тому +5

    Wiil farida saas aya laga raba edo so active ilxuuni kuma aragto maskaxda alhaa kuu koriyo inbadan

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 5 років тому +2

    MaashAllah waa wiil caqli badan oo haddana sameystey xiriir kii ugu fiicnaa.

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 5 років тому +7

    Masha allah waa wiil aqli badan

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 років тому +6

    Masha Allah
    🙏💯✔🇸💙👆👈👌👌✊✊😁😁🌟👈🏆👈😍😘🌈💖

  • @ifkamohamed2547
    @ifkamohamed2547 5 років тому +9

    masha allh

  • @iidaadichannel1135
    @iidaadichannel1135 5 років тому +10

    maasha alh

  • @shukriabdi1286
    @shukriabdi1286 5 років тому +4

    Maaasha alah masha alah

  • @halimoibrahim6773
    @halimoibrahim6773 3 роки тому

    Mansh alah keep going aapowe I like this wlhi♥️💯

  • @hibomaxamuud6088
    @hibomaxamuud6088 2 роки тому

    Mansha allah wiil fiican

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 5 років тому +14

    Masha allah walaahi hooyadii dhashey ma qasaarin

  • @amiirainaismaan4710
    @amiirainaismaan4710 5 років тому +7

    masha Allah

  • @sabiriingacal4712
    @sabiriingacal4712 5 років тому +3

    Masha Allah Allah ku barkeyoh ✌👑😭🙏

  • @najaxnajax4017
    @najaxnajax4017 5 років тому +6

    M.a waa wiil hami wanaagsan leh

  • @aminsahid5636
    @aminsahid5636 5 років тому +3

    Fariid weeye kan yari! Masha Alla

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 роки тому

    Mashaa Allah mashaa Allah wiilka yar Allaha noo barakeeyo insha Allah

  • @younkoo8005
    @younkoo8005 5 років тому +2

    Ilaahoow 👏 Somaali 🇸🇴 midee meelkasta ay joogto

  • @sheikhxuseencalijabuuuti8757
    @sheikhxuseencalijabuuuti8757 5 років тому +1

    MchA allah
    Allah haku barakeyo

  • @hamzesaif2196
    @hamzesaif2196 5 років тому +2

    Bariiqatul wariiqa afsomalina waan jajabinayaa ahuru kinyatina afkiisaad Ku hadli walee waa dad la badalay doqontaan baaba Ka daran

  • @deeqoxaashi6958
    @deeqoxaashi6958 5 років тому +6

    Mashallah

  • @foosmohamud7161
    @foosmohamud7161 5 років тому +23

    iglan markey so kicinaysay cunuga way jiiday inta ila aragtay like ta haigu qawato 🤣

  • @fatimamohamed9944
    @fatimamohamed9944 5 років тому +8

    Masha allah waa ilmo yaro caqli badan

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 Рік тому

    Mmaansh allaah

  • @ifkabihi5968
    @ifkabihi5968 5 років тому +4

    Manshalaah sow waynow ahmed

  • @fartunhenna3572
    @fartunhenna3572 4 роки тому +1

    ❤❤❤❤MashaAllah ilahey haku xifdiyo ❤🔥🌹💯

  • @mudalibwaxkale3168
    @mudalibwaxkale3168 5 років тому

    masha allah wiilka yar waxaan dhihi lahaa noqo madaxwaynaha somalia ee mustaqabalka wee naw walaal

  • @saadoyasin789
    @saadoyasin789 5 років тому +7

    Masha Allah ilhy riyadiisah ha urumeeyo

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 5 років тому +8

    Manshallah

  • @abdiabdullahimohd1917
    @abdiabdullahimohd1917 4 роки тому

    M.a bro unique talent. Young man continue the spirit.

  • @ummuhiyam4611
    @ummuhiyam4611 4 роки тому +1

    Si siri wamepagawa, I love that ❤ God bless you

  • @ashaismail2092
    @ashaismail2092 4 роки тому +1

    Mansha Allaah keep going mummy ❤️💕❤️💕❤️💕it

  • @cabdiraxmaanajaa1898
    @cabdiraxmaanajaa1898 5 років тому +3

    M.shaalaaaah walal

  • @zahraluul8854
    @zahraluul8854 5 років тому +5

    Mansha allah ilaahay ha ku dhowro

  • @mr_wadn6660
    @mr_wadn6660 5 років тому +4

    War wiilka caadi maahan walaahi waa qatar

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 5 років тому

    Mshallah tabarakallah illahay xumaha oo dhan haka xijabo hooyo

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 5 років тому

    thanks iglan caruurta waqti ayaa la siiyaa masha alah

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeyso

  • @el_raashid4744
    @el_raashid4744 5 років тому +14

    Inuu uhuru kenyata codso uu ku saxanyhaya sabto ah waa madaxweynihiisa somalina waa jinsiyadiisa marka waa caadi farmaajo muu codsado kuwa dhahay iyaga hadana qarimada somalida cagaha ku dhagan soomli meel loo raaco ayaan jirin

  • @horufadhiproduction8729
    @horufadhiproduction8729 5 років тому +4

    kwa majina waxa laga wada magacyadayda sababtoo ah ruux waliba wuxuu leeyahay sadax magac uguyaran

  • @cabdiraxmaancabdullahi6188
    @cabdiraxmaancabdullahi6188 4 роки тому +1

    Ma wiil kaan yar waxaa laga yabaa iglan shaow xitaa ianay wax ka fahmi waydo waxa uu shegaayo

  • @naimaxajixardhanecawl2938
    @naimaxajixardhanecawl2938 4 роки тому

    hampyo eedo mansha allh ilxun kuma aragto soobarbaar long life

  • @kamalwilqaran2896
    @kamalwilqaran2896 5 років тому

    Ahmed yare upti ilahay haku xafido amran huuno kuguma qasaarin one love

  • @masraxamasrax373
    @masraxamasrax373 5 років тому

    Uhuru madaxweynihisa waaye in uu codsado xaq uu u layahay waa meeshuu wax ku bartay ku dhashay Dugsi qur,aan ku dar fahmadada masha allah uga faa,ideyso ilaahey diintiisa

  • @nabadoonkahinkahin4091
    @nabadoonkahinkahin4091 5 років тому +13

    Afka somaliga kufan aan kuleyahay

  • @cilminasiib8363
    @cilminasiib8363 5 років тому +36

    Meeshuu ka codsaday uhuuraha adoonka ah oo fool xumada badan waxee eheed in uu ka codsado madaxweynahayna Soomaaliyeed

    • @aminaguleid4543
      @aminaguleid4543 5 років тому +6

      Waa madaxweynahisa inaad aflagadeysana waa qalad

    • @asmabashiir428
      @asmabashiir428 5 років тому

      Hadanh gaal maiskudigaliysin bisinkh

    • @sharmaarkeabdi2915
      @sharmaarkeabdi2915 5 років тому +5

      Madaxeynaha somali adoon ma ahan miya mala.ik

    • @aminaguleid4543
      @aminaguleid4543 5 років тому +5

      @@asmabashiir428 gaal layskuma dagalayee walal somalidena umadaha kale ma nabadgeliyan iyaguna isma nabadgaliyan maxu farmajo udalban wayey adoonka xun maxu karaba taas wa qalad farmajo madaxweyne uma aha wiilkan waxkala barta

    • @aliyaahabasheikh4643
      @aliyaahabasheikh4643 5 років тому +3

      Elmi Nasib uhuuuru waa madaxweenaheena waana nin hishmad leh coz waa qofka wadankeesa aan amaaan ku joogno so walaaal aflagaadada jooji ... qofwalba waa aduun ilaaahay anaga farmaaajo waa madaxweynahena soomali lkni manta uhuuru ayaa noogu dhow oo an codsi I dirsanaa

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому

    Maansha allaah ilaahay ha kuu siyaadsho maskaxda adeer.

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 4 роки тому +1

    Wiilkan yar ilaahay ha xafido lkn wiilka yar ugu yaraan da, diisu waa 13 years or 14 years or 15 years. Inta u dhaxeysa ugu badnaan 14 years or 15 years. Labadan da, ood inta u dhaxeysa lkn MA ahan 10 jir wiilkan yari waa ugu yaraan. 14 years or 15 years.

  • @aishahajji624
    @aishahajji624 4 роки тому

    Mashaallah iglan ako sawa wilka

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 4 роки тому

    Mashaa allaha barakalahu waa farid

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 років тому +8

    Mashallah eedo so barbaar

  • @hindomohamed7577
    @hindomohamed7577 5 років тому

    Mansha allaha ilahay haku xifdiyo

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 років тому +1

    walhi wageesi geesidhalay yariiska wayo ficiis iyo kuwa asga kawaweyn baan sasa uhadlikrin ooobaqaya marki meshanokle lakeno manshlh

  • @nimcoaxmed1897
    @nimcoaxmed1897 5 років тому

    Masha allaah allha ku xafido habo

  • @elizaar9424
    @elizaar9424 5 років тому +20

    kanaa 10 jir ah ? kkkkkkkkkk 10 jir maaha. waxaa weeye 13 ilaa 14 ama 15 sano haduu ugu yaraado. waxaanse leeyahay maasha Allah waa somali kufaanaya calankiisa jinsiyadiisaba

    • @daudiquotes0978
      @daudiquotes0978 5 років тому +4

      Adiga meqa ayaa jirtaa ? ileen canuga waxba ma ahaantide 😂

    • @daudiquotes0978
      @daudiquotes0978 5 років тому +1

      adiga meqa ayaa jirtaa ? ileen waxba madhaan tidee 😂😂

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 5 років тому +2

      Adigana aqliga 2 sanaa ka tahay

    • @mahad4866
      @mahad4866 5 років тому +1

      7 jir waaye

    • @fihimabey4908
      @fihimabey4908 5 років тому

      Waa fariid yar

  • @moalim1890
    @moalim1890 5 років тому +2

    Great show

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 років тому +5

    wiil yaro oo aqlaaq hooyo uu abaa biisay

  • @maslhphones421
    @maslhphones421 3 роки тому

    M.a

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 років тому

    Al waan kahelahay wilak. Masha alah