Masha Allah. Basasha Sii Fiican bad uga Shaqeysay. Aad ban uga Helay Muqaalkan. Long Time No See. ❤❤❤ Dabayl Gaadhi Ximaarku Waba Entertainment Wa Fun ❤❤
Tower ka/ birta dheer ee isgaadhsiinta /mobile phone ka ee guryaha ka dhextaagan, xanuunno ayay dadka iyo xoolahuba ka dhaxli karaan. Waa in banaanka fog la geeyaa oo lagu qotomiyaa xoolahana taar lagaga wareejiyaa?
Waa sax, Dadkani waa Ethiopians of Hawd and Reserve area Region of Ethiopia, maaha Somalilanders se Hayb ayay wadaagaan, waa inay ID card/mustaawaqaha iyo passport dalkooda Ethiopia markay u baahdaan haystaan oo qaataan kulligood.
Fadalan jooji maga Somalida. Magaca dadka reer Somaliland ha ku milin Cadowga Somali-Talyaani iyo kuwa kale. Guul Shacabka Reer Somaliland ee degan dalka iyo Deegaanka Ethiopia
Anigaa deganaan jiray 1989 ilaa 91 Dergad Ayaan ka dhisanay markaan kusoo qaxnay dagaalkii. Tuulo cajiiba oo xusuus badan igu reeebtay ayey ahayd . Beertaas Ayaan ku xasuustaye aqalka dabadiisa Ayaan ka beer nay tamaandho waayo waxay ahayd barwaaqo xiligaaas . 10 jir Ayaan ahaaa xiligaas . Childhood memory . Gaarabildhaan lafteed waan degay barwaaqo ayey Ayaan jirtay inkastoo ay ku badnaayeen daba qalooca ama scorpion ka iyo maska. Hase ahaatey barwaaaqo ayey ahaayeen tuulooyinkaasi.
Wow
Masha Allah. Basasha Sii Fiican bad uga Shaqeysay.
Aad ban uga Helay Muqaalkan.
Long Time No See. ❤❤❤
Dabayl
Gaadhi Ximaarku Waba Entertainment Wa Fun ❤❤
👍 Masha Allah 👍
Sxb dibiile iisooduub meeshan ku dhashay wa codsi. ❤😂😂😂😂
ASC,Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.
Qudhaca,Goryo ,Lafta Farawayne, Garabidhan ilaa Dabaywene lugbaaku maray maydan jirinba edo
Mahadsanid ❤
Maash allah
Tower ka/ birta dheer ee isgaadhsiinta /mobile phone ka ee guryaha ka dhextaagan, xanuunno ayay dadka iyo xoolahuba ka dhaxli karaan. Waa in banaanka fog la geeyaa oo lagu qotomiyaa xoolahana taar lagaga wareejiyaa?
Wama axlaha erayga hayga ilaawin❤ ❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah,ardul baraka😍
Masha allah wllo Ahmed
Gaashaamo xarshin hartsheikh meeshan dadka labo gaadhla yaashaa degan ee hal gaadh waa ineey yeeshaan 🫵🫵🫵👈
Waa sax, Dadkani waa Ethiopians of Hawd and Reserve area Region of Ethiopia, maaha Somalilanders se Hayb ayay wadaagaan, waa inay ID card/mustaawaqaha iyo passport dalkooda Ethiopia markay u baahdaan haystaan oo qaataan kulligood.
show iidoorku dhulkan uma dhalan way kusoo qexeen 1988
@@abdihakimmmohamed597 bilaa aqli baa tahe waligod ayey dagi jireen waxba lagu soo guurah umbad maqashe kk
magalaadii maxaa ku dhacay
Masha Allah
Masha Allah Masha Allah
Xosoosbaryobayo
Mashalah
Muuqaal Cajiiba M.a🔥💯
Waa maaladaydii Ninkaas lawaraysanayo waxa la yidhaahdaa Ina Cumar Afyuub.
Magaaladan waxaan kusoo qaatay waxbarashadaydii dugsigii hoose iyo dhexeba.
yaa illaahi
Maashaa allaah wll guulayso
Masha allh meeshydiiih ❤😂🎉
Guulayso wll ahmed
Asc war gaadhigii caabaha meeyey hoow
3 bilood ee guga ayaa lsga faaideystaa dhulku beerida waa ku wacan yahay lakiin waa oomane
Dibiile miyaad ka soo duubtid
waar waad rafaaday sxb
❤😂😂😂😢🎉😂😂😅her saare
Mashala
Xusuus aan fiicnayn ayaan ku xasuusataa 1988 😢
Maad fahmin. 300 oo sano ayaa la degenaa Dabaylka
Kaliga miya.waa cabsi cabsi waye
Wlhi barigii wadanka lagu soo noqonayay ayaa iigu dambaysay anigoo yar odaygaa waa runtiiye maalintii aanu soo marnay maxaa dadka buuxay Xusuus ayaa geel lagu xergeeyaa midkale lafii faraweyne iyo faraweynaba miyaad nala wadaagtid sxb
Magaalo Camiran ayay ahayd 1989 oo aan joogay Markaanu Halkaa ku qaxnay, Madarasad ayaan ka dhigan jiray, Berkadaasi, waa Bigays ayaan filayaa DABAYLKA AMA DABEYLWAYNE Ayaa la yidhaahdaa
Anigu waxan ku waxay dibiile oonu deganayn 1989-1991 oonu hargaysa ku soo noqonay waana markaan jiray 18 waxan ku guursaday dibiile oon ku dhalay curadkayga 1993 ayaan imid Sweden oon ilaa hada joogo dabaylka maan arak waan doonijirsy in aad tago
Ilma Dumbuq, iyo ilama xuseen Qawdhan iyo ayaad deganaa, sidoo kale reer Iidaan oo aan Qaraabo ahayn.@@HindaAbdulle-fl2jj
Dhulkaygii wakhti horaa iigu dambaysay dabaylka .dibiile. qoolka . Kaba qorey
Walalo waxa Ku dhacay dadkii howdka oo dhami hargaisa ayay Isuzu yimado. Dhul qaaliya iyadoon ilahay siiyay cashurtodana Ogaden Aya qata waxbarasho ama horumarna Loma sameeyo wadyabaysa
@@canbaro-p4r haa xataa gobol qudha mat samaysan
Waryahe wamaxay meeshan cidlada ah eed kaligaa socotaa waa khalad naftada ilasho miyanad asxaab lahayn
Oo magaadhi ximaarbaad kutagtay dabaylwayne kkkk
Wlhi waa .meeshydi
Walahi waa meeshydiiih ❤🎉😂😢😅
Fadalan jooji maga Somalida. Magaca dadka reer Somaliland ha ku milin Cadowga Somali-Talyaani iyo kuwa kale. Guul Shacabka Reer Somaliland ee degan dalka iyo Deegaanka Ethiopia
❤❤❤
Kkkkkk YAA ILLAAHI
Ahmadaw darkada dahaysi way ka badan yihii wa 1953 aya la dhisay darkada ila balay cabane sayla gumar balay gubadle toon
Thank u howd resef area ethiopia iidoor land
lafgalooli maad gaadhay dhulkaa dawlad gaar ah baa Ka jirtee😂😂😂
Maya wll
qosoolki ugu waxaay
Qoxontigii baliyaley maad soo duubid
Nooma aadan sheegin tuulada waa xageee ma xagan somaliland miyaa mise dhi aca xabashida
Hahaha leef leefo malahan meeshan shaw hahaha
NABAD YO CAANO
Manshaallaah dhulkeenu macanaa hawo wanagsana cadcedu macanaa lakiin umadii lahayd khabiil iyo kholokholo iskuhaysataan ma arkaan barwakhada dhulkoda Allahayow nagakhabo cadowga amiin Allahayow somali kalama marantee halkhudha kadhig amiin Allahayow madaxwayne daacada oo umadan badbadiya nokeen amiin
Magaaladan waxay galbeed ka xigtaa faraweyne iyo gaaraabildhaan waana Ethiopia waa center balaadhan ilaa 8 tuulo ayay xukuntaa makaahiil SM ba u badan waxa ku xiga ree samatar Nuux ismaaciil ,cabdalle yaasuf iyo ree liibaan .
Waa xaqiiq
Mashalah