Yurub Geenyo (HABAR YARAHA) HEES CUSUB Official HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #Yurub #Geenyo #habaryaraha hees cusub
    waa habaryarihii hanaqa iyo lubiga kaga heesi jiray.
    waa habaryarihii halkay kaa xigaan kaga hiilin jiray.
    waa habaryarihii ku hagar laa ku hanaanin jiray
    Lyrics: abwaan ismaaciil jiheeye
    Melody: cumar adan
    Music: axmed deeqsi
    Edited: Copyright © Somali New Entertainment

КОМЕНТАРІ • 465

  • @ismaaciiljiheeye3331
    @ismaaciiljiheeye3331 4 роки тому +162

    ANIGOO AH ABWAAN ISMAACIIL JIHEEYE, WAXAAN U MAHAD CELINAYAA DHAMAAN FANAANIINTA HEESTAN KA QAYB QAATEY OO AY UGU HOREYSO YURUB MAXAMED CABDI OO SI WACAN HEESTA UGU RAAXAYSATAY, IYO CUMAR AADAN DUGSIIYE OO LAXAMKII KU HABOONAA SAAREY IYO AXMED DEEQSI OO DEEQSI KA MUUQATO KU LADHAY IYO AXMED WALI BEENYO IYO BAAHINTA IYO QURXINTABA HALKEEDI DHIGEY.
    WAXAA MAHADNAQ GAARA MUDAN.TAYASIIR, ROODA. SAAFI, MAXAMED.
    DHAMAANTIIN
    THANKS, SHUKRAN, MEQSI, GRAZIO, GADAGEY, GALATON, SHUKRIYAA, ISBANSIBA, TAG, AXSANTI SANA, MURAKUZE, AMASEGALANOW, waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad MAHADSANTIIN
    HEESTA WAXAAN

  • @sumeya6849
    @sumeya6849 2 роки тому +104

    Gabar walbo isaaq ah habo mcn waku jecklhy from mj😍👑

  • @nemohupdirahman2467
    @nemohupdirahman2467 8 місяців тому +6

    I can’t describe any word how much I love habaryahay wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️I can’t wait habeenkayga 😭❤️

  • @Aadanshekh-n5o
    @Aadanshekh-n5o 7 місяців тому +7

    Wxaaa ku raaxeysan kara qof walba ilaah hbaryar fcn ilaah siiyay😢❤mgc hbaryar ma mudna in a ugu yeeero hooyooyin😭❤️💋😊

  • @user-hz5zf1te5y
    @user-hz5zf1te5y Рік тому +7

    Wan salmya habaryarahay maxamed fanax muse abkoor , saafi yusuf dhuule xirzi, ugu jiray so♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✍️✍️✍️✍️❤️❤️❤️❤️

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 місяців тому +6

    Axya cod sida ay ubadalayso marba codka ayaba iga cajabiyay ❤❤😢 sawtu raxma magaca ah dhayal kuguma bixin wale ❤my fave singer

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 2 роки тому +15

    Hambalyo inta Habaryar leh 🥺🥰 aniga maba lihi habaryar hooyaday waa madi 😭
    Hooyo macaan adigaa wax walba ii ah 🧕🏽🫀💋❤️ waa ku jeclahay Rabbi ha ku xafido 🙏💋❤️🫀🦁

  • @amaalilyaas9371
    @amaalilyaas9371 Рік тому +6

    habo nimco
    habo khadra
    habo hibo
    habo bilaad
    habo ruqiya
    habo fardawsa
    habo ugaaso
    wa hilbihii ladhashay hooyaday mcn allow ikiindaa❤🎉

  • @awosaleban105
    @awosaleban105 3 роки тому +32

    Sida hirarka kacay
    Dumarkiyo hablahan
    Kuuso halgamay
    Heego saafiyay
    Waa hilbihi la dhashay
    Hooyadaa mcn🥺🥰
    Emotional words wlhi😭❤️❤️❤️

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 2 роки тому +9

    Waligay Ma arag Habaryarahay 😢
    Hooyadey oo qudha ayaa kanool .
    Allaah how raxmo Lkn dhamaan Qoyska Hooyadey kasoo jeedo Ayaan U aqaan Habaryarahay allaah Ayaa ii doorey in ay Noqdaan Reer keyd doonana ha ahaadaane ❣

  • @hipakahmet8368
    @hipakahmet8368 4 роки тому +24

    Allow u naxariso habartay godkana u nuur waligey uma qudhin habaryar hooyo moye rabow janada nagu kulmi

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 роки тому +19

    Heestan waxn hadiyad uga dhigayaa habryty Kaltuun Abdirahman Maxamed ❤love HBO mcn

  • @azwanmuzeh7957
    @azwanmuzeh7957 5 місяців тому +8

    Wlhi habaryahay wanagooda iyo Jacaylka aan u qabo wxn gadhay heer aan ISAXAAQ oo dhan jeclado illahay ha iikin dayo abaalkina ma gudi karayo habo 😢😢

  • @wanaagsansidawalaashed9855
    @wanaagsansidawalaashed9855 3 роки тому +38

    Habo sahra ❤️
    Habo saynab❤️
    Habo Xaliimo ❤️
    Habo ruun ❤️
    Habo safiya ❤️
    Habo fadumo ❤️
    Habo Hinda❤️
    Habo nimco ❤️
    Habo khadra ❤️
    Waa hilbihii la dhashay hooyaday mcn xalwo❤️waa habaryarahaan hida raaca dhiig la halmaalay ❤️ aduunyo sharaf ku noolaada aakhirana jana fardowsa hooyooyinkay🙏

  • @zainabzuuri492
    @zainabzuuri492 9 місяців тому +3

    Habaryarty anon wx ahyn ayay iga dhigty wxn manta ahy wxy ugu tidhi wxd noqon karta qof isku filaan intaan noolahy cid uma baahan doontid ilhy iga qaaado xatta kalamada hbo uma quudho alle abaalkeda janno fardawaza haka dhigo😢🤲🏽🥺❤

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 3 роки тому +51

    😢😢😢waligy hees inta dhagysan ma oyin lkin manta heestan xata way iga ohisy 😢😢habrty an duunk ugu jecela way iga dhimaty anoo dul tagan wa qadar ale😰😰😰plz inta araty qorakyga ha igu duceya wllayl hoyody labad😭😭😭😭

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому +8

    Heestan macaan waaye lkn Ani Eedo Ayaan saaid u,jclahay wlhi my nolosheyda Eedo mcn Aaba hey lawaad🥰🥰🥰

  • @yyttfairgame8318
    @yyttfairgame8318 Рік тому +3

    Habaryahey Allah ha xafido inkastoo hooyadii ka baxdey allaha u wada naxriisto habaryahey inta nool iyo inta dhimatey, Hooyadey allah u naxariisto walalheeda Habo Leylo,habo Salaad,habo Abshiro,habo xadiyo,habo xaliimo,habo iyo habo nuura ilaahow idinka xafid cimir dheer iyo caafimaad ku waara

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama 4 місяці тому +2

    Woow mansha allah erayo misaan leh abwaan jiheeye iyo codkii sawtu raxma❤.
    Illahay ha inoo dhawro habaryaraheena❤

  • @nastehofouad4485
    @nastehofouad4485 3 роки тому +7

    Laba habar yar bn aduunka ku leeyahy wana labda marwalba qayrky iga saraysiiya hooyo mcn intaad nooshihin rabi aduunyda hydinku ciseeyo aakhirana jana farduusa

  • @ladanmose6014
    @ladanmose6014 3 роки тому +5

    Heeso qiiro leh runtiiii dareeen igu abuurtay😓😓😓😓😓wa hilbihiii la dhashay hooyada mcb😘😘😘😘😘😘😘

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +21

    Habar yaro waa hooyo labaad yaa heli karaba ❤
    Sawtu raxma 👌

  • @AishoCabdi-b2p
    @AishoCabdi-b2p 8 днів тому +1

    Anu Edo yaashey inte iqabteen Habryarehey ima qaban Hadane Habryaryaal ban aaaad u jeclhyyyyy😭😫🫂💋
    Gabr walbo Ogaadenia ah lovv you Hbo mcn ❤

  • @Nuuriita767
    @Nuuriita767 Рік тому +5

    Habo Rahma❤
    Habo Safia❤
    Habo Jamiila❤
    Habo mcnayaal wan idin jecelahay alle ha ii kiin daayo alle janada haynagu kulmiyo aamon ❤❤😢

  • @fardusadan3168
    @fardusadan3168 Рік тому +4

    Habaryaha wakhtiga ii diiday inan arako anoo caqli leh lkn inshaa alalah wxn rajeenaya inan arko 2024 ilahy haduu nafta igu simo wlhy habo iyo abti si fiicn uma arag ama wakhti fiican iskuma helin inshaa allaah ilaahyow caafimad igu tus cimr dheer cafmda taama ayan u rajeenaya 9 hooyda la dhashty ❤❤🎉🎉

  • @Saara905
    @Saara905 Місяць тому +2

    ❤❤😢waa habar yaraha huda raaca dhiig la halmaashay habaryarahay jamac siyad maxamud garad shirshoore 😭🫂

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 Рік тому +9

    Hapo khadra
    hapo rooda
    hapo saynip
    Alle haydin dhawro dhaman. hablaha soomliyeed guud ahaan shar ku noolda ❤
    ERYADII abwaan ismciil cabdi yusuf JIHIYE 🎉❤

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 роки тому +8

    Habo Farxiya Cali
    Habo hootho Cali
    Habo zeynab cali
    Habo Rooda Cali
    Habo canab cali
    Habo farxaan cali
    Habo Aamina cali
    Hooyaday walaalaheed
    Love u more hooyooyinkey
    Ilahay cimriga io cfimadkaba haydiin dheereyo😭❤🤲🏼

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 2 роки тому +1

      Magacaygii Hoodo Ali iyo magacii Hooyaday Zaynab Ali ♥️😘 masha allh Habaryarahaa Alle haku daayo sigaara Habo zaynab Ali Ban u salamaya madamay hoyaday la magac thy One love maamo Sharaf ku nolow ♥️

    • @Mohammedoslo
      @Mohammedoslo 2 роки тому

      @@hoodoqarandabaraani6555 Ameen qali bdn Thank you ❤🥰

  • @Hala-kn4bq
    @Hala-kn4bq 4 роки тому +29

    *Habaryar* *yarahay* ilahayow ii daa wan ilmeeyey 😭walhi wali man arag hees ama maanso habaryaro ay leedahay walhi abaalkaga ma gudi karno habo macaneey hooyaday labaad
    Habooy ilahay janadii kaaga dhig abaal ❤❤❤
    *hooyo* madaxa ha raago

  • @FartunMohamed-q2n
    @FartunMohamed-q2n 5 місяців тому +3

    Habo Cambaro Habo Fartuun Hoyadey walalahed Allow Ii xafid ❤😢

  • @yuusufmahamedaadan7827
    @yuusufmahamedaadan7827 Місяць тому +1

    Gabar walboo raxaweyn ah wa habaryartey haboo yaal alaha idin xafido aadan idin jeclhy wlhi❤🎉❤

  • @Faiza-vy8wv
    @Faiza-vy8wv Рік тому +4

    10 jer ka badan ayan dhagaysaty mnta 🎉❤❤

  • @qamareydahir7205
    @qamareydahir7205 4 роки тому +31

    Adunka Qof handi amal lo hayo haparyarteyda ba uu haya Ano yar ila hada waa qofka an hal malin garapkeyga ka bixin hoyadey ii dhashay ayadan ka jeclahy Ilhow Abalkeda janatul fardows ka dhig intay dhib ila martay meshan kumaso koobi karo Iguso duceyo in ani io ayada janada raapi ku kulano sidey dhib iga ilalisay inu ilahi Jirkeda Cadabta ka dhowro 😭😭😭😭 I love you so much Mi second mommy

    • @fartunali4501
      @fartunali4501 2 роки тому

      Walhi aniga iyo adiga isku mit hooyadey hwyrtey kaa jaclahy ugu kalsonahy ayadana iga kensatay rabi hai xafido waxan rabi ugu baryi inu malin un ey uwatkeda dabta sarato

    • @zuuzuamaan174
      @zuuzuamaan174 3 місяці тому

      😢😢😢😢😢

  • @petrisormarghitanu9979
    @petrisormarghitanu9979 2 роки тому +4

    Waligay inan hbaryar noqdan jecla mntana labo biyo dahaba alle isiiyay oon aduunka ugu jecelahy idinko waaweyn habo haykin tuso waan idin jecelahy rasmi iyo rayaan

  • @iskufilan-m1o
    @iskufilan-m1o 10 місяців тому +6

    WALIGEY. HABARYAREHEEY MA ARAG😢

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 5 місяців тому +4

    Samarooon Siciid habarayarahaay meelna uma dhaafo❤❤

  • @sahraahmedali6671
    @sahraahmedali6671 2 роки тому +4

    Habo haliima habo caasho habo aamina Iyo habo seynab ilahow kuu naxariso adiga iyo hooyo mcn

  • @shaymaayaan6261
    @shaymaayaan6261 4 роки тому +6

    Heestan waa hees Dareen Gara wadataa wllhy Ilahayow noo daa habaraha ❤️💓👑🙏🎁💋

  • @Ahmed-le5km
    @Ahmed-le5km 4 роки тому +139

    Intii Habaryar leh mansha allaah anu maba lahi 🤔🤔🤔

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya5802 4 роки тому +6

    Wow my lovely habaryaro ilahay hadin sharfo hoyaday waxa la dhashay 17 hablood say mansha alaah mansha alaah dhaha

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 3 роки тому +6

    Hooyaday wallded way u darayn 2 moyane oo jacal sas ah uma hayo xumana uma hayo lkn ana ah habaryar adna u jecel ciyalka gabdhayaga ❤️🌹 dhigayga ayaa u shubilaha midna wan korsaday adna u jecelahay ❤️❤️ allow hooyaday idaa ❤️❤️

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 роки тому +4

    Habar yarahay darood queens😂❤dhulbahante😂 from hj❤

  • @shardiyare2662
    @shardiyare2662 10 місяців тому +1

    Ilaahow Habaryarahay Garxajis Dhawr ❤❤❤ wan idin jeclahay Habo

  • @NastexoGuuleed
    @NastexoGuuleed 19 днів тому +2

    HABAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤macn

  • @SahramuxumadCabaye
    @SahramuxumadCabaye 4 місяці тому +2

    habo sahra ale hakudaayo❤❤❤

  • @haliimomahamuud7431
    @haliimomahamuud7431 3 роки тому +12

    Inkastoo habooyin badan aan leeyhy hadana wxn sigaara abal ugu haya haboday mcn casha o anga hooyaday mcn nala korisay o guur iyo gayanba udaysay say anga qayrkayo no dhaafin laheed illahay wxn ka baryaya habo inan noqdo tii ka farxisa intaad nooshahay wxkasto jeceshayna agtaada dhigta

  • @nemcohizmael1218
    @nemcohizmael1218 3 місяці тому +2

    Illhayow I daa habaryrhay aduunki o dhnbay I yihiin❤🎉

  • @abdirashiidabdiabdulle3481
    @abdirashiidabdiabdulle3481 2 місяці тому +1

    Habaryaro qurux badan naxaris badan karti leh Illaahey gii isiiyey alxamdu lilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zapnalast8079
    @zapnalast8079 4 роки тому +16

    Ma arkin habayarhy waqtigane ididey lkin waxan ku dadali donaa jecelkan iyaga uhayo inan siyo walshey macan gabdha ay dhali donto inshalh 😰😰❤️🥰💋

  • @OumalkaireMohamed-i2m
    @OumalkaireMohamed-i2m 2 місяці тому +1

    Allah ii dowro labadhayda🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 habaryaraha ameen❤❤❤❤❤

  • @ikranmaxamed4712
    @ikranmaxamed4712 4 роки тому +6

    allow habaryaashey ii daa ifka ugu jeclahay ❤️❤️

  • @mubarikhargeisawi7994
    @mubarikhargeisawi7994 4 роки тому +12

    Hees Qimo Leh Sawtul Rahma Yurub Geenyo Erayada Qimaha Lehna waxa Sameyay Abwaan Ismacil 'Jiheeye

  • @MssaYaaniita143
    @MssaYaaniita143 4 місяці тому +2

    Hpo MCN Can't wait inaan ku Arko Love you hpo mcnie 😭❤️

  • @nacimaadan5902
    @nacimaadan5902 2 роки тому +1

    Habar yarahay
    Aamina.
    Safiya
    Fadumo
    Xiis
    Khadra ilma cabdilaahi xamar waan idin jeclahay habar yaro macan gobtii black adan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Mnsha Allah ALLAH sw habar yarahay
    ha xafido Dhamaan intii dhimatayna
    ALLE SW naxariistii Jano hawgu deeqo.😭❤️

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 роки тому +5

    Habaryrtey mcn hani
    Dhib io dheef way ila wadaagtay
    Allaha daayo cimrigaaga habo mcn❤️

  • @GiniAli-t2o
    @GiniAli-t2o Місяць тому +2

    M.a habari yaraha❤❤❤❤

  • @nadiirafaysal2489
    @nadiirafaysal2489 2 роки тому +2

    Hpo Faadumo aadan
    Hpo Safiya aadan
    alle cimriga ha idin dheereyo hpo

  • @Haajara114
    @Haajara114 22 дні тому +1

    Nasiib uma yeelan habaryar inaa yeesho lkn waxan heley nuune aan u ahay iyada ayaan wax kasta unoqonyaa waa balan❤🥺

  • @khadrayusuf1176
    @khadrayusuf1176 2 роки тому +1

    Majeerteen girls habaryarahey🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @ayaanosman7834
    @ayaanosman7834 Місяць тому +1

    Habo wa hadiyad uu ilahy isiyay alle hyka daayo habo shugri xashi diriye alle cimri dhere haku siyo waxad thy hoydy labad wlhi❤

  • @Hodanisha
    @Hodanisha 2 роки тому +6

    Hapo maryam
    Hapo ubax
    Hapo luul
    Hapo salado
    Hapo xabibo
    Hapo sacdiya
    Habayal Allah idin xafido adun iyo aqiroba😭🥀👸

  • @FaadumoCabdiraxman-q9z
    @FaadumoCabdiraxman-q9z Місяць тому +2

    Aloow idaa habryahey😢😢

  • @marwo15
    @marwo15 2 роки тому +8

    Habaryahay mcn allaha iixafido
    Habo sucaad
    Habo sagal
    Habo siiriyo
    Habo saado
    Habo deeqa ♥️🙌🙌

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 4 роки тому +10

    Habaryarooyinkay❤aduunkan ugu jecelay💞

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 2 роки тому +2

    Habar yarahay habo saciido iyo habo ayan waygu labadaa inoladada😘😘😘😘

  • @hamseabdi9464
    @hamseabdi9464 2 місяці тому +1

    Habaryarahay cabdi bariyow nabad ahaada hadaad halkan joogtaan❤😢

  • @Barwaaqoxilojano
    @Barwaaqoxilojano Місяць тому +2

    Wlhi heestani way iga oohisay Nasiib Uumaan helin habaryarooyin wanaagsan😭😭😭😭

  • @umaymacabdi1396
    @umaymacabdi1396 11 місяців тому +1

    Habo igraan habo ayaan ilahow ikiindaa habo mcn❤❤

  • @HooyoMcn-d2s
    @HooyoMcn-d2s 11 місяців тому +6

    Habo allha unaxaristo😢2019😢

  • @AsmaMohamed-cu3lv
    @AsmaMohamed-cu3lv 10 місяців тому +1

    Habo khadra❤
    hbo zabaax ❤
    hbo nuura❤ i love u habooyinkay hoyaday la dhashay ifkan idinku jeclahay❤❤❤❤❤

  • @ilkacase9916
    @ilkacase9916 5 місяців тому +1

    Habaryarahay habo waan idin jeclahay habo dumarka duriyada isaaq dhaman to

  • @nuraibrahim3302
    @nuraibrahim3302 3 місяці тому +1

    Hooyo mcn ilahy ha Kudayo

  • @rima5528
    @rima5528 4 роки тому +3

    Dadka Dunida Ugu Jeclahay Habaryarahy ilahay cimriga Ha idin dheereyo ❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @hamdamustafe762
    @hamdamustafe762 Рік тому +1

    habo nimco second mom❤

  • @asiaali6443
    @asiaali6443 4 роки тому +3

    Ilahow habryarhy idaaa Zam zam xaawo iyo khadroo ❤️👸🏼

  • @HaliimoSaciid
    @HaliimoSaciid 4 місяці тому +1

    Hbo zafiya hbo xawa hbo xalimo hbo maryan adunka idin jeclhy hoyoyin❤❤❤

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan 4 роки тому +6

    yurubeey afkukuma go🥰 habaryahary macaan🥰wan idin wada jecelahay iyo kuwaan habaryarka anu ahayba😍😍😍😍😍

  • @BadraAhmed-i3n
    @BadraAhmed-i3n Рік тому +2

    Masha Allah yurub geeyo❤❤❤

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Рік тому +1

    Alx habaryaro fcn leyahy alow idaa 🥰🥰

  • @khadarjaamac8240
    @khadarjaamac8240 4 роки тому +2

    Allaw habar yarahay hayga qaadin heestan si fcn ba looga shaqeeyay mahad sanidiin

  • @ZapirinaZaid
    @ZapirinaZaid Рік тому +1

    Hooyadeey hal gabar la dhalty habo fadumo allha ii daayo❤💯🥀

  • @ruweidaahmed6820
    @ruweidaahmed6820 2 роки тому +2

    Hooyo sahro❤️
    Hooyo aamino❤️ illhy igam qaado 🥀❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasircali1922
    @nasircali1922 2 роки тому +1

    🙏🙏Illaahooow hapooyinkay nolol waarta kuuweydiiyay aduunka✌💗💔 Aakhirana hoygiii janada😘😍🙏 waa habryaraha hido wacan la lahalmaashayeee😍😍💖💕

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 Рік тому +1

    Aduunka ugu jecelhy habiyarahay♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 роки тому +14

    Habar yareheeey jcliyaa habaryar marayan maxamuud
    Fadumo maxamuud
    Cibaado maxamuud
    Sacdiyo maxamuud
    Amino maxamuud
    Maliyun maxamud
    Qadro maxamuud
    Fartuun maxamud
    Shugri maxamuud
    Alooooow iiidaaaa intaasuba waaa habaryareheeey alooow idaaaa hoyo xawo ayeey meel ilaa joogaaan

  • @Nimco696
    @Nimco696 4 роки тому +4

    Mansha allah hambalyiyo salaan habooy naga gudoon

  • @asmaisaaqjibriil299
    @asmaisaaqjibriil299 3 роки тому +1

    Habo yar mcn rapo idaa Amina umlkhyr raxma hinda hooyonkay adunka igu jclhy

  • @axmedjamaac
    @axmedjamaac 11 місяців тому +1

    Love you yaraha💖💖❤❤💓💙💙habo waa ka jeclahay

  • @caashomaxamed6513
    @caashomaxamed6513 Рік тому +1

    Habo amino adan allahow nodac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyamohamedmohamud6301
    @farhiyamohamedmohamud6301 3 роки тому

    Waa habaryarta qudheen aduunka ku leeyahy habo mcn aamina yuusuf cali allow iika daa habo mcn❤❤❤❤💋💯

  • @tagsanahmed6336
    @tagsanahmed6336 9 місяців тому

    Adunka haboyashey ban ugu jeclhyy❤

  • @Hanadhaaji6
    @Hanadhaaji6 Рік тому +8

    Habo=Faadumo Nuur 🥺❤
    Habo=Malko Nuur 🥺❤
    Habo=Layla Nuur 🥺❤
    Habo=Shugri Nuur 🥺❤
    Habo=Najax Nuur 🥺❤
    Habo=Ubax Nuur 🥺❤
    Habo=Raxma Nuur 🥺❤
    Habo=Ayaan Nuur 🥺❤
    Alle Ha Idin Shafro HaboYaal🔥❤🥺

  • @nadiasiciid7770
    @nadiasiciid7770 4 роки тому +2

    Habaryarahy waxn uu ahaa queen👸 wayo qof ay walid uu noqdan Anaa ugu horeyay zuleekha ahmed Hussein.ayaan ahmed Hussein.hamda ahmed Hussein.umaalkhyar ahmed Hussein.

  • @safaaomar6926
    @safaaomar6926 4 роки тому +6

    Habo xabibo
    Habo yasmiin
    Habo farxiyo
    Habo fartuun
    Habo muno
    Habo fardowsa
    Habo haalo
    Habo iqro
    Habo sumayo
    Hooyadey mcn walaalaheda 😘💯❣
    Inshallh heestan aroskeyga laga daraaya adinkoo garbaheyga jooga😘

  • @AdnaYuosuf
    @AdnaYuosuf Рік тому +1

    Salan wacan naggudon❤❤Ferguson http 😮😮

  • @haboonismaaciil3489
    @haboonismaaciil3489 4 роки тому +5

    walhi waan ilmeyay ilahow idaa habaday macaan amina shukri habada kaliye hoyaday la dhalatay

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 4 роки тому +8

    Hapo aamina❤
    Hapo faadumo❤
    Hapo saynab❤
    Hapo safiya❤
    Allow xafid

    • @birimocadey4993
      @birimocadey4993 2 роки тому

      M.a allah haku daayo all names waa habar yaharahy magacoda marka saynab laga tago allah hano wada daayo

  • @fatuushcabdi6735
    @fatuushcabdi6735 Рік тому

    Hapo barliin hapo salaado hapo raaxo hapo shaaco hapo nasteexo hooyadey wllhed waa idin jeclahy❤️

  • @ruunranda3682
    @ruunranda3682 Рік тому

    Illhey ha iidaayo dhamantoot waa hooyoyinkey😢😢