Fiiri filimaantan waxaa soo diyaariyay reer galbeedka si ay adunka ugu sheegan inay soomalia ay meel qatar tahay si ay u dhahan kadib anaga ilaalineyno jadibna a u gurtaan kheyraadk dalka marka waxaan idin sheega guys waxaan ha aaminina oo dalkina ka ceshta cadaowga duulanka ku ah dalkina iyo dadnimiadiina
Waxan wada ognahay badena in Khayradka rabi nasiyay malin iyo habeynba la gurto waxan markhati kanahay in macdantena lagurto Waxan markhati kanahay in magacyo xun reer,galbeed no baxshen sida burcabaded iyo argagixiso iyo kuwa kale o badan Ilaahay ba ka baryayna inu naga kaxeeyo reer,galbeedka 😢
😅😂😂😂yes they don't have any other fish to fry they will bring close to Somaliland recognition insha ALAAHU ❤❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOONER RECOGNITION
Maraakiibta kala sooca oo kuwa kaluunkeena qaata ha cafin iskana ilaaliya telefanada Smart phone ah. Simkaarada Magacyadiina ku qoran ha isticmaalina mida kale gacmaha galoofis gaahta meel walbana hataabanina jaajuusiinta iska ilaaliya Qof kastana ha aaminina. Waa waajib in dalkeena laga difaaco cadawga kusoo duulay lkn dadka muslimiinta xoolohooda ka leexda kuwa gaalada ee nagu soo duulay beerka kala baxa
Waxay rabaan inay dalkeena dib uqabsadaan kadina ay qaybsadaan kuwau hishiiya muslinka wa boob Kusocda dunada muslinka oodhan dhagaro waxbadan loo malegayay oysan fahmi wayeen one by one wa loo sibay gesiyadi dunida muslinka caanka ka ahaa hada wa wada maato loogoodiyo shacbkodana wa nacasiin kolba mashruuci loo kenay ku burburiyaan wadamadooda
Kuwa sharci darada ah ee kaluumeysiga asiga ba waa burcad nimo ninka ciidanka ah ee dadka kalumeysatada hantidooda io badooda udifaaci karin way uu ula dagalamaa markii ay iyagaba xaqooda dhacsanayaan gaalo tuuga ah haday badada soo galaan waad iska celinee ma xalkalaa jiraa waxii la rabo halaguu aqoon sado
Fiiri filimaantan waxaa soo diyaariyay reer galbeedka si ay adunka ugu sheegan inay soomalia ay meel qatar tahay si ay u dhahan kadib anaga ilaalineyno jadibna a u gurtaan kheyraadk dalka marka waxaan idin sheega guys waxaan ha aaminina oo dalkina ka ceshta cadaowga duulanka ku ah dalkina iyo dadnimiadiina
Walaalaheen ❤
Waxan wada ognahay badena in
Khayradka rabi nasiyay malin iyo habeynba la gurto waxan markhati kanahay in macdantena lagurto
Waxan markhati kanahay in magacyo xun reer,galbeed no baxshen sida burcabaded iyo argagixiso iyo kuwa kale o badan
Ilaahay ba ka baryayna inu naga kaxeeyo reer,galbeedka 😢
Waxaan inaad baaba iyo bayhoof udaartaan markabka qabtaan ❤❤❤
Burcadu hanoolaato ✊✊🇸🇴🇸🇴
Burcad Badeedku waxan ka rajeynaya iney dhacan wax waLba oo dibada ka imanaya
Burcadka dhabta ah ee ka jira biyaha Somaliya waa ciidamada reer yurub maraakiibta jiriif ka ahna iyaga ayaa xiriir la leh.
Burcadka runta waa gaalada badeene rabto inii qabsato iyo kuwa kagadaayaan
😅😂😂😂yes they don't have any other fish to fry they will bring close to Somaliland recognition insha ALAAHU ❤❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOONER RECOGNITION
Maad ka nagashaan dhibta lagu haayo shacabka xeebaha soomaaliya
Burcad badeeda ea kuwa wadanka raba inay ugacan geliyaan cadowga sida kuwa dhàhaya diinta calanka beeta wata oo kale
3:15 Waxaasu hada caqli maahane, ninki xoolahaygii dhacay iskama celin karo, mid shacab ah baan dhacayaaa hhh war umadaan buug iyo qalin maqaadan miyaa ?
Absoultly.
Wey saxan yihiin Ha dhacan Markey wax badan haLeyan DowLada Waxey sameyneysa ciidamo somaLiyed oo Badda iLaaLisa ka dibna waxey heLayan Janis fiican oo ay ku kaLumeystan
Tv reer galbeed ah baa tahay
Maraakiibta kala sooca oo kuwa kaluunkeena qaata ha cafin iskana ilaaliya telefanada Smart phone ah. Simkaarada Magacyadiina ku qoran ha isticmaalina mida kale gacmaha galoofis gaahta meel walbana hataabanina jaajuusiinta iska ilaaliya Qof kastana ha aaminina.
Waa waajib in dalkeena laga difaaco cadawga kusoo duulay lkn dadka muslimiinta xoolohooda ka leexda kuwa gaalada ee nagu soo duulay beerka kala baxa
Bbc barnaamijkaan waad naga dhaqaale fa'ideen Balse markaan
naga dhamaada.
qarxiya waliba kuwa USA
SAxnun qurxloow
DAMIIR YEELO DULLIYAHOOW REER GALBEEDKA U DABA DHAQO . XAGEED JIRTAY MARKII LAGA QAADANAAYI SHABAAKTOODA OO BIYHA KULUL LAGU SHUBAAYI OO DOONYAHOODA MARAAKIIBTA DULMARAAAYEEN AFKEENA WAX XUN HAKA RAADININ.
Waabin abuur warbixintaan. Qofka aminsan waxaan inay xunyiheen . miya hadana warbahenta lahur imanayo ! hadaad hadalka nimankaa caday uradisay, maxaa kudiday, hayadaha aad suxigatay, inaad iyagana aad cadey uradiso, misa mash ruucaad horkecaysan ayajero ?
Tii ugudarnayd, Somalia dabkeedu markii meel laga damiyo meel ayuu kadaarmaa, ma cimilada isbadaleysaa?
Ilma diyaano weye kuwaan kuwa maal galinaaya
Waa shaqaaalatan😂😂😂
Burcad baddeeda waxa ka Qatar Badan kuwa kalluunka xaalufiya
xaaji dirir😂
Somalia 🇸🇴 hadii aanay dhalinyarada shaqo abuur u samayn karin. Ha iska dayso waxba yaanay noloshooda baaniinin. #Somaliland inkasta oo aanay lahayn shaqo abuur badan hadanaa dhalinyarada reer #somaliland ee amaankooda dhanka kaluumaysiga waxa gacanta ku haya ciidanka ilaalada badda #somaliland. Wax budhcad badeedana kama jirto 850km ee badda #somaliland
😮😅😊
Somalia ilmaxalaal kasto ilaaliya magac xumo iyo muuqaal xumo ayaynu isugu daraa .
Anigu abaal wayn baan idin haya hadan nin garxejis ah ahay😂
Sabab ayey u tahay inay Soo noqdaan
Wxa sabab u ah maamulada dalka ka jira oo badda soo galiya maraakiib iyo doomo ay shati aan sharci ahayn siiyeen kuwaas oo wxa laga qaadayo iyo wxay qaadanayan iyo wxa bixinayan aysan isku dhaweyn dhibaatduna waa maamul goboleeyada
Qofka somaliga ah ee BBCda barnaamijyo uga sameeya somalia waa qof dhibta qayb ka ah wayo bbcda waxaa maal galiya dadka dhibta ku wada umadaha kuwaasi waa cadawgeena hadaaan somali nahay bbcdu waa cadowga somalida
Bbc caac marabno😂😂😂
codka iska hagaajya
Waxan waa film oo marekanka ka dambeyo
Wax ficanmahin burcad badeed
Yaa ah walalo waa nin badiisa laga Dhuuqayo waxa kujira asagana loodidayo haduu gal mago bada ee jilabana waladilaya Ree galbeed iyo gaalo dhana meeshan isku soo baheystay wixii iskacelinayana waa burcad baded.
Waxay rabaan inay dalkeena dib uqabsadaan kadina ay qaybsadaan kuwau hishiiya muslinka wa boob Kusocda dunada muslinka oodhan dhagaro waxbadan loo malegayay oysan fahmi wayeen one by one wa loo sibay gesiyadi dunida muslinka caanka ka ahaa hada wa wada maato loogoodiyo shacbkodana wa nacasiin kolba mashruuci loo kenay ku burburiyaan wadamadooda
Kuwa sharci darada ah ee kaluumeysiga asiga ba waa burcad nimo ninka ciidanka ah ee dadka kalumeysatada hantidooda io badooda udifaaci karin way uu ula dagalamaa markii ay iyagaba xaqooda dhacsanayaan gaalo tuuga ah haday badada soo galaan waad iska celinee ma xalkalaa jiraa waxii la rabo halaguu aqoon sado
Waa beentin bbc Israel ayaa u shaqeysin
Putland waa meesha magaca soomaaliyed lugu iibiyo bilasharaf weyan
BBC wixiinii maad billowdeen waa la idin ogyahay rer galbed dabadda udhaqdaan orda sida cnn warar been abuur ah Somalia soo galiya
Habartiin usheeg awalba ree galbeed iyo gaala xun ayaad ushaqeyneyseen markii runta lasheego. Ninka xoolihiisi maraakiib lagu qadanayo ee shaabyo loodhigayo markuu maago soojilabana Xabad lagu furayo oo xitta dontiisa bada lagu dhexgubayo miyuusan binu aadmi ahayn xaaranimadaan nagala kortaga dadka somaliyed indhaha ayey fureene.
Nacala idin dhalay badena raban iney sun kushuban ayaga oo burcad badeed kumar mar siyoonaya
1