Markii Fahad Yaasiin Ladili Gaadhay Xogta uu Bixiyey Gudoomiye Ciro | P2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

КОМЕНТАРІ • 164

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 21 день тому +21

    MAASHAA ALLAAH, GUD CIRO TAARIIKH BUU KA TAGAY WAANA QOFKII IIGU HOREEYAY EE SHAQADIISA BUUG KA QORAY XILIGII KU HABOONAA, THANKS GUDOMIYAHA IYO WARIYE XAASHIBA.

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 21 день тому +19

    Garsooraha Garoonka aan sharcigu ka jirin .
    Magaca Buuga ayaa iga gadan Xaqiiqatan.
    Run dadka Soomaliyeed ka Qarsoonayd ayuu ifanaya Buugu Mahadsanid mud.gudoomiye ciro. Iyo wariyahaba

  • @tawakalmohamed4877
    @tawakalmohamed4877 21 день тому +13

    Walahy ninkaan waa waddani waayo hadalkiisu inta badan wuxuu taabanayaa in dadka soomaaliyeed lakala badbaadiyo oo waxay xaqa u leeyihiin loo dhaweeyo sida DOORASHADA.

  • @hassanmusse7700
    @hassanmusse7700 21 день тому +12

    Barakooba! ee badbaadiyo SOOMAALIYA

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 21 день тому +8

    Subxaanallaah Illaahoow Soomaali Soo Hanuuni 😭🙏🇸🇴

  • @MohamedAhmed-jw9gi
    @MohamedAhmed-jw9gi 21 день тому +6

    Mnsha allh Runtii aadbuu Umahadsanyahay Godomiye Ciro waana arinkudayasho u baahan in dalkeena meelaha uu kadhutinayo la ogaado oo wax lagaqoro aadbeey muhiim utahay thaks Again !

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g 21 день тому +6

    Maasha allaah waa barnaamij xiida leh,mahadsanidin xaashi iyo cirro

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 21 день тому +7

    👍Garoon aan sharci ka jirin 😅 Waa dawladan oo hogaamiyo waxaan madaxwene ku sheega ah 👍

  • @egnidirisgaydhahmed5244
    @egnidirisgaydhahmed5244 21 день тому +7

    Waa caqliga saliimka Ah ee farakutiriska Ahwaxaanu qaatay masuuliyad miisaanle g.domiyuhu

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 21 день тому +6

    Alla yaa buugaas ii soo dhiiba Amison waa fogtahaye war wax nairobi ka imaanaya oo MN imaanaya yaa garanaya walaalayaay

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 21 день тому +1

      Anaa 3 xabo haya free kugu siina mid laakiin Ohio imana not MN adleee waaye

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 21 день тому +1

      Aniga xataa waa u bahanahay magaalo somali joogin oo yurub ah xagee ka helaa?

    • @sharmakeahmed4482
      @sharmakeahmed4482 17 днів тому

      Aniga ku hayo

  • @RasmiRadio
    @RasmiRadio 21 день тому +5

    Lama odhan karo Fahad Yaasin ayaa ku guulaystay waxaan isticmaali karnaa ergay ah Fahad ayaa ku soo baxay.

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 20 днів тому

      Wuu ku guulaystay lkn waa loo diiday xaqiisa.

  • @abdullahitimayare4678
    @abdullahitimayare4678 21 день тому +8

    masha allaha saleban xaashi

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 21 день тому +6

    Hur fadhi. Waa warbaahintii ugu horysay ee social media ha . Byraqdaar iyo tukriga

  • @bashiirsiyaad3071
    @bashiirsiyaad3071 21 день тому +4

    Mudane. Magaalada Muqdisho ayaan joogaa, buuga halkee ayaan ka heli karaa.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 21 день тому +5

    Mar kaliya kama hadlin C.guudlaawe kursiga Fahad sida A.casiis laftagareen markii la diiday xubno ka tirsan barlamaankiisa, arintaasi waa cadahay.

  • @widlefanax1279
    @widlefanax1279 21 день тому +5

    Xaqiiq Somalia waxa warerinaya gacmo shisheeye iyo siyasiyiin u fududdeenaya inan waligeen Anan Guul gaarin Dalka & Dalka Somalia
    Lakin wa liicney ee wa sokaban donaa

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 21 день тому +7

    Qoraagu wax shacabka mugdi uga jiray ayuu iftiimiyay waliba meeshii buu nal ku daaray bal waxaanu arkaynaa doorashada soo socota ninka madaxda ah ee ku dhaca inuu is biimeeyo oo uu ku laabto waxa qoraaga nalka ku daaray

  • @abdiazizhassan4658
    @abdiazizhassan4658 21 день тому +3

    Please we need this book in twin cities

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 21 день тому +4

    Alaa waa runtiis somali waxay usameesantahay sida qof Wixii caqli gal diideen Waxaas waxa u sabab ah Diinta e uma maleynayo caqli ayaga ka imaanayo ama fikir. Waxay usameesanyihiin hab diinta islamka dad Yaab leh.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 21 день тому +11

    MashaAlaaha.Gudumiye.sharaf.leh
    &,wariye.sharaf.leh.,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 21 день тому +3

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 21 день тому +3

    Maashaa allaaaaaaah🌳🤝🌳

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 день тому +3

    aaway aqoonyahan ku sheegi dalka haa badbaadiya billahi caleeykum

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 18 днів тому

    Ayaa Aniga Ahaan Qabaa ✖️
    Ayaa Aniga Ahaan Aaminsanahay ✅

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 21 день тому +4

    Hadalka Ciro waa xaqiiq waayo doorashada wanaagsan waxaa laga gartaa dawlada markaa jirta waxaadna ka arki kartaa dawlada XSM.

  • @KABAROFREECOURSE
    @KABAROFREECOURSE 21 день тому +3

    Nin waxbadan ayuu qarinayaa

  • @abdullahihassankb300
    @abdullahihassankb300 9 днів тому

    Doorashadu ma dhicin 1968 ee waxay dhacday 1967, taariikhda saxa mahadsanidiin.

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 21 день тому +2

    WARKA CIRO WAA WAR LA YAQAANO SOOMAALIYA AAS ASKEEDI AYAA QALOOSAMEY

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 21 день тому +3

    Assalamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakatuh bother Salmaan,where can I get the book

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 19 днів тому +1

    Sheekadiisu waa iska muuqataa intaaan buugaba la aqrin 😂

  • @user-ki6rr8nh4y
    @user-ki6rr8nh4y 21 день тому +1

    Wareysi dhan oo advertisement ah😅

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 21 день тому +5

    Somalia wax dowlad Lagu sheega kama jirto
    Qabiil dowlad sheegeeyanyaa

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 19 днів тому

      Marki qoyskaada oday ah joogana dowlad kala kacsanaa jirta? Sheekadaas waa leesku fahmay kaabbo.
      Wadankaan weligiisba dowlad qaabluhu sooma marin

    • @user-zo6zo4tl2s
      @user-zo6zo4tl2s 18 днів тому

      @@siciidabubakar1046 aniga yad ii taqana
      Aderka bad dowlad uu haysta oo amiszom
      Ilaaliso

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG 20 днів тому +1

    Ninkani waa Nin aad umaskax sareeya waana dheemanada sii dabargo aya

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 21 день тому +2

    Mahadsanidiin ❤

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 21 день тому +2

    Siyaad Barre ilaa 1966 ayuu rabay in uu Inqilaab rido, waxba kuma shaqo leh arin kutarakuteen ah oo la leeyahay waxay dhacday doorasho 1968. 1968 ka hor ayay doorashooyin dhici jireen.

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 19 днів тому +1

      Doorashadana in booliska laga wareejiyo asaa ka shaqeeyay marka waa sheeka iska dheer.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 19 днів тому +2

      @@siciidabubakar1046 Waa runtaa.

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 19 днів тому +1

    Ninkaaan warkiisa buuga markaaan aqriyaaan ka jawaabaa ee xaggeen ka helnaa buugga?
    Wadaadkaanu markow shaqeenaayay waa joognay kuraastana sida loogu tartamay waa naqaannaa

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 19 днів тому

    Buuga oo dhan hadaad ka sheekaysid yaa u baahan buuga.Inyar kor mar ugu sheekee

  • @mustaphasalmani8018
    @mustaphasalmani8018 21 день тому

    كتاب فى غاية الأهمية

  • @Somalia-1991
    @Somalia-1991 17 днів тому

    Guddoomiye cirro waa oday dagan oo akhyaar ah.

  • @abobasement346
    @abobasement346 19 днів тому

    waa run waa waxan ku Arkay waxaa socdah hadah in dad lagu dilay doroshoh bobah robleh bahaneh iyo Axmed dhuxuleh iyo dani iyo xasan moryan waa lah ogah waxay sameyen inay ku yimadan dorosho xaranah

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 21 день тому

    Mahadsanidiin

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 21 день тому +1

    Somalida qaabka aay usameesantahay waa sida Diinta. E malahan badankood Caqli ama Garqaadasho ka imaado ayaga balse wax ma marsiinkartid waay ku ogaanayaan sababta waa qaabkii loogula dhaqmi jiray yaraantood ilaa weynaantooda ilaa Waligoodna daba socondoonto ilahi ka cabso Beenta iskadaa iska hubi Waxoo yahay lama ogee Diinta kudadaal Wanaaga o ilahay nafaray Diinta aan ilaalino diintana waa mid Xumaan o dhan kaa reebeyso wanaag o dhan ku Farayso marka xumaan ma marsiin kartida somalida hadii lagu fahmay qof cabsi lajoogo inuu yahay mooye Runta ayuu kuusheegi lahaa habkaas aay usameesanyihiin waxa soo hoosgalaayo wanaag dadka ugu wanaagsan xitaa ku dhahaan ama dadka ugu caqliga badan dadka markaa lakulanto badankood waxay kudhahayaan hadal Si ahaan fahma marka kuwa xataa siyaasi ama diin ku dheereen ayaa u badan hadalo wax gal ah ama laqaadankaro Balse Somalida waxay. Nasiib u heleen dhaqan xumaan iyo wanaag ukala saarayo.

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 21 день тому +1

    Meesha soomaaliya kadhinatay ee weligeed waxba lagaqorin ayuu taabtay walaahay ninkaan,waa tixraac ,buugaan xagee lagahelikaraa

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur 5 днів тому

    Book-gaan oo PDF ah intee ka helaa

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 21 день тому +16

    😂 Fahad Yasin wuxu ka Haye siro Badan sidi loo dilay 2gabdhood 💔😭iyo wixi lugaha Haye dawladii barakesned ee xafidullah madaxwene farmaajo 👍❤🇸🇴

    • @mohamedabdihassan1970
      @mohamedabdihassan1970 21 день тому +1

      Kkkkkkk qofkasata deegaankii uu u dhashay ha aado ayey ku dhamaatay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 21 день тому

      Farmaajo 5 sanno ayuu madaxweyne ahaa xitaa wuxuu xalin waayay dhibaatooyinka waaweyn ee ka jira deegamada uu kasoo jeedo ee Gedo iyo Caabudwaaq.

    • @abdulazizd
      @abdulazizd 21 день тому +2

      Fahad isaga dilay ikran. Kuwan sheeko caruureed meesha la fahdhiye dhaqankii xumaa cbb

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 21 день тому +2

      @@abdulazizd Ikraan waxay u badan tahay in Farmaajo iyo Fahad dileen ka dib markii ay aragtay sir weyn oo ah in Farmaajo uu qorsheenayay in uu dilo 2 million oo Somali ah maadaama Ikraan u shaqeyn jirtay NISA.

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 21 день тому

      ​@@cabdirshidosman9649maxay tahay sirta wayn bal noosheeg😂😂

  • @Deeqdarajo576
    @Deeqdarajo576 21 день тому +1

    Anigu hadaan fikirkayga ka dhiibto arinkaas run ahaantii Aniga oo aan cidna dhaliilayin cidna aflagaado u gaysanayin Kaliya ku e kaanaya sida ay ila tahay ama waxay ay ila muuqato Madaama qof walba xor u yahay aragtidiisa iyo talaadiisaba oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay inaan idiin sheego waa in aan ilaaway wixii aan idiin sheegi lahaa.🙄

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 21 день тому +4

    Maasha allah tabaaraka allah guuleysta ❤❤❤❤

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 20 днів тому

    Maansha allaah xifdullaah

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 19 днів тому

    Asc xaashi waad mahad santihin lkn buugga xageen kahelay❤❤❤

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 17 днів тому

    Nasha Allah mahat sanit mudane adiga oo kale oo aqonyahan ah dalka wuu'u bahanyahay cimrigaga harago

  • @user-gz6wx2zx8c
    @user-gz6wx2zx8c 21 день тому +2

    aad baad umahasan tihiin magciin hajiro

  • @user-yu2np7ix1z
    @user-yu2np7ix1z 20 днів тому

    Ninkan masuul weye

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 20 днів тому

    Soomaali haday kala gar qaadanayso 34 sano isma hortaagnaateen ee meel bay isu raaci lahaayeen. Muqdisho oo 1 qays ku noolyihiin baa ku heshiin waayay gudoomiye gobolka banaadir. Soomaali waa dadka ugu khilafka badan Afrika, waxba aan ku kala duwaneen hadana waxba aan ku heshiin karin. Wax walba waan isku haysana in nala maamula moyee isma maamuli karno.

  • @Abdirahmanthezack
    @Abdirahmanthezack 15 днів тому

    Buuga ninkaan uuqoray waxkasto ha iguqaadate qaabkaan kuheli lahaa baan rabaa

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 20 днів тому

    (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
    Qeeybta ✅
    Qeeyb. ✅
    Q.2

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 8 днів тому

    Xayaysiin qabiilaysan oo jifaysan ayay meesha ku hayaan

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 21 день тому

    Shacabka somaliyeed waxaan is leeyahay wax badan bay tabayaan oo doorashadii lala xiriira

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 21 день тому +1

    ❤❤❤

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 21 день тому +1

    Rooble baahane mar uun waa lasoo qaban

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul 19 днів тому

    Caadi maha barmaamush kani

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 21 день тому

    Buugaan addis ababa Malaga heli karaa

  • @ayuubmataan
    @ayuubmataan 12 днів тому

    Kan wareye miyaa misse waxkle qofkaan 1:07 meel walbe iska soo dhex galaya

  • @saidwarsame282
    @saidwarsame282 21 день тому

    I need the book where can I get it

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 день тому

    Allow badbaadi soomaaliya hagaanka ayaa ka xumaasay

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 21 день тому +1

    I prefer to read it English is it possible to write it in English I appreciate it

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 18 днів тому

    2022/05/15 black day

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 13 днів тому

    Saaxiibayaal waad kumahadsantihiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 21 день тому

    Waan soo dalbanayaa hadaan helo meel aan ka iibsado insha allaah

  • @bisharo8936
    @bisharo8936 21 день тому

    Maxaa kudhacay video ma shaqeynayee

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 21 день тому

    Buuga pdf kadhiga xaashiyow oo website fura laga download gareeysan karo lacagna waad kasameeyneysan anaga shacabka ah na buuga ayaan sifudud iyo daqiiqada kooban kuheleeyna xata audiobook hakaso dhigo qoraga oo youtube ka hasoogaliyo insha Alaah shukran

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 21 день тому

    Asc Asc noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 20 днів тому

    Hashi ma ila soo xidhiidh kartaa?

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 21 день тому

    Kismaayo hala keeno buuga

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 21 день тому

    S/c maxaad uga jeedaa khulaasays
    Dadku magaranayaan Saleebaanow

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 21 день тому

    Amisonta ma Amazon bay ka wadaan?

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 21 день тому

    Dudoomiyaha dad ban waar ninka shaqadiisa ayaaba dad bane war yaa ilaahay yaqaana anigu waan dhuuman lahaa laymana waraysteen

    • @Reer-Guuraa
      @Reer-Guuraa 21 день тому +1

      Hadda wax allaale waxaad sheegtay lama fahmayo

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 21 день тому

      ​​@@Reer-Guuraa
      Erayga guddoomiye buu xarafka u horreeya 'd' ka dhigay. Sidoo kale erayga 'dadban' buu kala fogeeyey...aniguba markii hore waan fahmi waayey!

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 21 день тому

      Maxaa leedahay

  • @Abdirashidkulmiye1
    @Abdirashidkulmiye1 21 день тому

    Koox isku sheekeysay

  • @fitahqooryare3300
    @fitahqooryare3300 21 день тому

    Waxani waraysi mahanee waa rag iska sheekeesanayo oo mucaarad ah

  • @daudyare6882
    @daudyare6882 21 день тому

    4:12

  • @sacdiyasacdiyaabdulahiim-bz1eg
    @sacdiyasacdiyaabdulahiim-bz1eg 21 день тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 21 день тому

    Haashi waxaan ku weydiinayaa qofka markuu xil hayo waxa uu og yahay ma sheegi karo waxa markaas jira markii uu xilka baneeyo ayuu wax walba sheegaa maxaa khasba arintaas bal ka hadal

  • @mahamedhassan2473
    @mahamedhassan2473 20 днів тому

    CBB

  • @samiirosman
    @samiirosman 21 день тому +1

    Ciro waa nin siyasi Ah wu ku fahmay mesha u socoto bro wariye Somali noqo iska dhaaf musibada ka shaqe ilahey ka baq waa iga talo walal nimo

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 21 день тому

    Australia ma soo diri kartaa book ga

  • @liibaanxuseen6868
    @liibaanxuseen6868 21 день тому

    Buug laqoray xukun laguma helee maad qoryo raadsataan oo xaniin yihiina fuushaan hadii kale social media ka cabaada ciyaalka gumeystaha iyo qabyaalada

  • @qaliifaadan6190
    @qaliifaadan6190 13 днів тому

    Ninkii ilaahay Naga qabtay tuug

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 17 днів тому

    Ha noo sheegina ma rabno maxaa yeelay guul wadayaashii farmaajo waxaad u fakarayseen sidii kuwii siyaad barre oo kale

  • @NajiibJamaalCabdi
    @NajiibJamaalCabdi 21 день тому

    mocha allah abaalka ku oh sooni cirro

  • @XanuXanu-pu3yv
    @XanuXanu-pu3yv 21 день тому

    CCB soolabasho wacan 😂😂😂😂

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 20 днів тому

    Ninkaan fahad ma waxbey isku yihiin si buu daganaanta uga egyihiin

  • @abdinasir..mohamed
    @abdinasir..mohamed 21 день тому

    Ooooo😅is 😅

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 21 день тому

    Waar wariye u sheeg qoraaga inuu AMAZON Si dhaqso ah ku soo galiyo

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 21 день тому

    😂😂😂

  • @MaxamadMaxamuud-jm5vl
    @MaxamadMaxamuud-jm5vl 21 день тому

    Waxba mayaqaan

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 21 день тому

    Rooble bahane. Duucan kugu dac 😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 21 день тому +2

    Dowladdaasi waxay ku dhacday arrintii uu sameeyey Md Abdurashid, waxayna keentay in maamulkii uu fasahaaday.

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 20 днів тому

    Cirro 98% waa nin somalinimadu ku weyn tahay

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu 21 день тому

    Jujubka sawta farmaajo looga taagilaayay

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 20 днів тому

    Laba Sano ka bacdi baa channel kan Ku Soo naqday ninkan waa aqoonyahan dhaba

  • @gaafowgeedi6798
    @gaafowgeedi6798 16 днів тому

    War adiga wariye miyaa tahay mise, waa maxay suaasha iyo jawaabta is daba socdaaa