routine maanta muufo iyo koosto aa noo samey naa ila socda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 51

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 8 місяців тому +15

    Gabar aad u nadaafad iyo aqli badan waaye Maasha Allah Ilaahay hakuu ziyaadiyo 🤲aamiin

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 8 місяців тому +5

    Mashallah,abaayo cusbada isticmaal maraq digaaga Soomaali dhamaantiin caafimaad ma,ahan.

  • @GoldiMum-mw4jx
    @GoldiMum-mw4jx 8 місяців тому +3

    Maanshaa allaah walaashey muufotinaarna noosamee ayadaa ugufiican muufoo dhanguuleyso

  • @FaadumoShiine22
    @FaadumoShiine22 8 місяців тому +2

    Masha Allah iimaan Allah uur buxiyo ❤❤❤

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 8 місяців тому +1

    Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu walaal Qaali, Allaah Yahfidakum Allaah hakula Jiro.
    Waxaan kuu rajeynayaa horumar wanaagsan Shukran Jazaakallaahu kheyran. Ka faaideysi wanaagsan

  • @kiat987
    @kiat987 8 місяців тому +1

    Masha Allah saxibey Muufo tinaar manoo sameysid xiiso a I haysaa ❤❤❤❤❤

  • @xafsoahmed6806
    @xafsoahmed6806 8 місяців тому

    Masha allah abyo yaa kanduubo kamirda hore usoco hirmarka waa kuu so dhawyahy insha allah

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 8 місяців тому +1

    Waxaan ka hela sakeelka iyo biyaha iyo istiraashada agta kuu yaala shey kasto aa gaar u dhaqayso

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 8 місяців тому +1

    MashAllah macda ❤🎉

  • @hamdiabdiegal7477
    @hamdiabdiegal7477 7 місяців тому

    maasha allaah

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 8 місяців тому

    Manshallah, keep going sister ❤ moos iyo liin dhanan iyo basbaas noo gu soo dar kkkk waan kula cuneynaa

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @HamsoMahamud
    @HamsoMahamud 8 місяців тому

    M,sh,allaah

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 8 місяців тому

    Masha Allah horay usoco

  • @FardowsocumarFatuush-vw9qz
    @FardowsocumarFatuush-vw9qz 7 місяців тому

    M.a ❤❤❤❤

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 8 місяців тому

    Mashallah

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 7 місяців тому

    💚💚💚💚💚💚💚

  • @foziaosman503
    @foziaosman503 8 місяців тому

    شاء الله يا اختي❤❤❤❤

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 8 місяців тому

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido ❤❤❤

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 8 місяців тому

    MashaAllaaah❤❤❤❤

  • @shamsamohyadin8223
    @shamsamohyadin8223 8 місяців тому

    MaashaLLH🎉🎉❤

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 7 місяців тому

    cuyob waa maxay

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan3306 8 місяців тому

    Mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimoabdurahman
    @halimoabdurahman 8 місяців тому

    Masha Allah abaayo ilahay hagu siyaadiyo caafimad kucun

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 8 місяців тому

    Masha.Allah❤❤❤❤❤

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 8 місяців тому

    Maasha Allah ❤

  • @hodansuuqyare4870
    @hodansuuqyare4870 8 місяців тому

    Masha allah

  • @osmanmohamed8615
    @osmanmohamed8615 8 місяців тому

    Waaw m.a🎉🎉🎉🎉

  • @NasteexoAbdulle-f4o
    @NasteexoAbdulle-f4o 8 місяців тому

    😘🌹🌹🌹

  • @DeqaHasn
    @DeqaHasn 8 місяців тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @amanachannel1567
    @amanachannel1567 8 місяців тому

    Masha allah abaayo mcn

  • @NAJMOCaliHaaji
    @NAJMOCaliHaaji 8 місяців тому +2

    😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul 8 місяців тому

    Nadiifle fanaxley ❤ cuntada macaankeda inta ka dareemoya

  • @maryamali1787
    @maryamali1787 8 місяців тому

    😋😋

  • @aminomoalim1429
    @aminomoalim1429 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @tyqx2kt709
    @tyqx2kt709 8 місяців тому +3

    Walaasheey koostada sida aad u dhaqday waa qalad iyadoo wasaq ku dhex jirto ayaad dabka saartay sababtoo ah waxey aheyd koostada markaad dabada ama inta hoose ka gooyso i and baaldi biyo nadiif ah ku jiraan inaad ku dhex riddo oo aah si fiican u gu dhex dhaqdid, markaas kddib biyo raacsii

  • @bellaYusuf-o6u
    @bellaYusuf-o6u 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsamohyadin8223
    @shamsamohyadin8223 8 місяців тому

    8:20 8:21 8:24

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 8 місяців тому

  • @zeinabcabdullahimaxamed3881
    @zeinabcabdullahimaxamed3881 8 місяців тому +1

    Xagee dagan thy abyo

  • @SaadaOmer
    @SaadaOmer 8 місяців тому +1

    Waxasi muufo maaha waa canjeero hahahhahah

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 8 місяців тому

      Canjeero caadi ah waaye laakin si uu uqurxanaa maasha allaah

  • @queenfatima8019
    @queenfatima8019 7 місяців тому

    Masha alh

  • @bellaYusuf-o6u
    @bellaYusuf-o6u 8 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Geel12364
    @Geel12364 8 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 8 місяців тому

    Mashallah

  • @nastehoabdi361
    @nastehoabdi361 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @MariaAbdullahi-v3p
    @MariaAbdullahi-v3p 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @ilhanaqaadir985
    @ilhanaqaadir985 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤