MUSTAFE DOLLAR-SOO HAGAAG DE-OFFICIAL MUSIC VIDEO-2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 кві 2023
  • __ALBUM WAHEEN__
    🎵Heesta : So Hagaag De
    📝Erayada : Garsoor Jacayl
    🎙️Codka&Laxanka : Musatafe dollar
    🎹Music : Maftuux Cadceed
    📷camera,directer& Editing : MOADAM
    Special Thanks: Allah-Yahdiik, Ak
    producer: Idiris Dabcasar
    moadam_official...
    Mustafe dollar: instagram
    mustafe__dollar...
    Copyright‪@Mustafedollarr‬
    Jacaylba haye hala yaabin

КОМЕНТАРІ • 485

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  Рік тому +264

    FRIST SONG IN MY UA-cam

  • @user-rn4qm2np3n
    @user-rn4qm2np3n Рік тому +38

    “Qabku waa halisee, haysla boodin
    Dadna waa hantiyee ha hilmaamin” Hal muceedka heestuba waa intaas❤❤

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 Рік тому +13

    mustafe ahmed muxumed guuled abtiyo🍁🥰✌️waxagu wa another level war bal liketa dhac ku siiya

  • @Zancho777
    @Zancho777 Рік тому +18

    MaaLin jimce ah oo ciid ah saacadu waa abaara 1:07 magaalada burco jawi iska qabaw iyo hees aad u macaan musfate dollarka ❤

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 Рік тому +40

    Naftan aad hagrate kuba hiifin 😢❤
    Jcl ba haye ee hala yaabin
    Hal abuurka midhahan kugu heeso
    Wadna❤aad hurudaa ku hadraya
    Hedhe daa muranko hay xujay nin 😊
    Is yar hawl hada oo so hagag dee

    😌Qabku waa halise haysla boodin🙂
    Dad na waa hantiye Ha hilmaamin 😙
    Ku hayn wayni anee I haleel dee
    Ragna kala bexee hay cidlayn dee❤😭

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому +9

    Mustafe dollar 💵
    Fanaan banankiisa ku dhacay,
    Iska hees looma heesee ama sida u heesa ama iska aamuusa, Mustafe greeting ya'll the way from somaalida NFD🤝🏻✊🏻💪🏻.

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  11 місяців тому +2

      Thanks wll👏

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 11 місяців тому

      @@Mustafedollarr anytime wll am big fan of you.

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@nuuremohamud4311❤😊😊😊❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@nuuremohamud4311😅❤😅😅❤😅❤😅😅

  • @faysalali3340
    @faysalali3340 9 місяців тому +7

    Hubqad wa ku dishe hanka deeqa 🙂❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 місяці тому +1

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Рік тому +8

    Naftan aad hagrate kuba hiifin jacaylba haya ee hala yaabin hal abuurka midhahan kugu heeso wadno aad huruda ku hadraaye heedhe daa muranko hay xujaynin isyar hawl hada oo soo hagaagde😢😢
    Legend mustafe dollar dahabiga sanadka hees wlba oo uu leeyahay wxad mooda in ay thy mid Aniga la iigu tala galay😢😢😢😢😢

  • @Zaamijr33
    @Zaamijr33 Рік тому +10

    Wxz hees ha kaa ahaato hadii kle izkabadaa fanka goat mustafe the Rol modal my life🔥🔥🔥🔥🔥🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  Рік тому +4

      ❤️🙏

    • @shukrimaxed9407
      @shukrimaxed9407 Рік тому +1

      ❤❤❤

    • @Zaamijr33
      @Zaamijr33 Рік тому

      @@Mustafedollarr ar zhp wlhy wd nawaazhay nio wxz heez lama dhihi karo nio kuwa faanaano izku zheega yaa naga aamuziya zi aad aduu mar wlba noogu heezto wlhy🥰🥺🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐❤️🐐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Subarman32
    @Subarman32 Рік тому +7

    Mustafe dollar inader tageero qabyaladaysan guulayso heesti heesaha eryatay

  • @user-ej8rt7ll8w
    @user-ej8rt7ll8w 9 місяців тому +3

    Halisbuu mariye
    Haygu fiirsan
    Dulqaad muuhadhine
    Hayga daahin
    Hiigsibaa idilee
    Wax habadee
    Hareertaada
    Qabo ila haydee
    Erayada best 🎉 fananka wow💯

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 Рік тому +77

    Waa habeen ciid ah oo jimce ah 21/april 2023 3:09 habeenimo iyo hees aad u mcn
    Ciidan ciideeda waxaan rajaynayaa caafimaad iyo isbadallo badan oo khayr leh inshallah 🎉❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  Рік тому +6

      Amin🤲

    • @issadinbinabdi7174
      @issadinbinabdi7174 Рік тому +1

      Amazing sxp axsan cod wlhi

    • @riyaanabdinasir6308
      @riyaanabdinasir6308 Рік тому

      ​@@Mustafedollarr 𝒄𝒄𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒙𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗𝒗

    • @xasancabdiqaadir2640
      @xasancabdiqaadir2640 Рік тому

      Fanaan aan si qalbi ah u jeclahay is back mustafe dollar fanaan qalbi wngsn ❤️‍🔥

    • @fatushqali1246
      @fatushqali1246 Рік тому

      ​@@Mustafedollarr wllo mustafow wanku salamay ❤🎉

  • @kingrijal2023
    @kingrijal2023 Рік тому +9

    Naftan aad hagrate kuba hiifiin
    Jacayl baa haye haa layabiin
    Another lever MUSTAFE EMOTIONAL
    FROM BALBALA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️

  • @Genius_29
    @Genius_29 Рік тому +3

    My artist mustafe dollar Wan kuwata zxb

  • @user-kj1em5dc6w
    @user-kj1em5dc6w 11 місяців тому +8

    Wa hesti laygu so noqday hestasi walhi mahadsanid ❤❤❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  11 місяців тому +2

      Farxadaada hadaan qayb ka noqday anigay farxda i tahay isku waara👏🫶❤️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@Mustafedollarr😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@Mustafedollarr❤😊❤😊❤😊😊❤😊

  • @zack4k26
    @zack4k26 Рік тому +8

    Maftuux Cadceed faro dahable 🔥
    Eiid Mubarak dhamaanteen
    Mustafe dollar the legend

  • @user-ds7io8mz7n
    @user-ds7io8mz7n 5 місяців тому +2

    Mustafe raga kisa adag 😮😮😮

  • @calialdai6426
    @calialdai6426 Рік тому +4

    Alaa yacizik what a song darinki kacay next my fananan

  • @apthilahizeadali
    @apthilahizeadali Рік тому +5

    The best singer mustafe dollar tani hees LaMa odhan way heeso dhaftay fanan 🤚🎵

  • @maxamedfaarax7623
    @maxamedfaarax7623 Рік тому +7

    Dollar our fanan From Burco xertii xafada shacabka❤

  • @qashinquute5596
    @qashinquute5596 Рік тому +3

    Waqal in la dhigo ayee ahayd wee qarxi lahayd😍😍😍

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +9

    Top 💯 🔥 Melody fantastic
    Iyo editing 👌 good well done
    Big legend maftuux cadcèed faro dahab
    Laayab dollar waxbo lagaama qabo karo legend from baladweyne ahaa aniga

  • @Wawareey
    @Wawareey Рік тому +4

    Mustafe dollar heeska wanu ku ciidnay alyle best melody 👏🏻🇮🇷❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому +10

    Ereyo
    Laxan
    Music
    Cod
    Iyo dhammaan wixii heesi u baahnayd hees kulansatay woow

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 Рік тому +8

    Waxan hes wee dhaftay mustafka duula Eid Mubarak umada somaliyeed ❤️☪️

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Рік тому +2

    Inder fanka adaa usareeya marnaba no hoos🫶👏

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +5

    Eid Mubarak ya muslimin❤

  • @sabiriincabdifitaax6823
    @sabiriincabdifitaax6823 Рік тому +2

    MUSTAF Dollar 1. Ka fanan. KaliGiiis. Aaaa dhageestaa. KUGUMA. QASAARIN. WLLKYGAH 🙏🙏🙏❣

  • @BarreAhmed-yd8xg
    @BarreAhmed-yd8xg 27 днів тому

    Qabku waa haLisee,haysla boodin😎
    Dadna waa Hantiyee Ha HiLmaamin

  • @khadramaxamed5634
    @khadramaxamed5634 20 днів тому

    Waan tàageeraa mustafe doollar❤❤❤❤😍😍😍

  • @kingcaptanqarad3639
    @kingcaptanqarad3639 Рік тому +1

    channel ka mustafe doller congralitton

  • @apdirashidcaano3554
    @apdirashidcaano3554 Рік тому +1

    Jacayl paa hayee hala yaapin 😫💔🖐️

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 Рік тому +9

    Anigu waxaan odhan karaa waa boqorka jacaylka Mustaphe Doller keep Going prother💥👊

  • @cabiibcabdi6113
    @cabiibcabdi6113 Рік тому +1

    Wll lambarkaaga isodir anaa nafta ku huraye

  • @Kingmoha-b
    @Kingmoha-b Рік тому +1

    Ninka fanka geedka ku xirtay mustafe doolar🙋‍♂️

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 11 місяців тому +2

    Waaw best Song tan heeys weey dhaaftay 10 jeer kaban ba maanta dhageeys tay ❤💃🏻🎤🎻

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal Рік тому +1

    Legend Mustafe Dollar Sxb Salaan Sare

  • @nordinomar2039
    @nordinomar2039 Рік тому +4

    absolutely hees iyo bar favourite fanaaan ❤🔺️💯

  • @phoozgolden4729
    @phoozgolden4729 Рік тому +22

    Ax..❤️‍🩹
    ✨️Hubaashi adigoon iba heybin😔
    ✨️ qalbi aad hanataa ku hilooba😭❤️
    Mustafe teamkaga oon anigu u horeyo wad na shiday🔥🔥

  • @mohanzahassan
    @mohanzahassan Рік тому +2

    Dollaroow heestada iyadoo cusub ee wax badan ii qawatay😂 marka thank

  • @YazinBoqole
    @YazinBoqole Рік тому +3

    Heestani Ani laga yaabaa inay u quseyso
    Mustafe doler waxba lagama qaba karo ❤

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 11 місяців тому +10

    kobciye & Mustafe Really they r best legends ever❤❤❤❤❤

  • @mohaciltireoffice7443
    @mohaciltireoffice7443 Рік тому +4

    Mustafa dollar waan ku wata kep going brother from mogdisho ✌

  • @faniofficial6546
    @faniofficial6546 Рік тому +1

    Ar shb heesta way dhaafty tan 10m bay uqalataa horay u socona shb

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 Рік тому +5

    My favourite Singer legend Mustafe Doller Hor mar wacan zhp 🥰

  • @user-ew8eg2hw9f
    @user-ew8eg2hw9f Рік тому +11

    Another level mustafe 💵

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Рік тому +2

    Ay mustafe se nayelosa ❤

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 Рік тому +10

    Naftan aad hagratee Kuba hiifin
    Jacaylba haya ee Hala yaabin
    Hala abuurka midhahan kuugu heeso
    Wadna aad hurudaa ku hadraaya
    Igada murankoo hay xujaynin
    Is yar hawl hada oo soo hagaagde 😒💔

  • @nasrudinmohamud7546
    @nasrudinmohamud7546 Рік тому +4

    Mustafe Doller hore usoco inadero taageero Qabyaaladeysan ❤😂

  • @khadarhassan5493
    @khadarhassan5493 Рік тому +1

    Hebla wa la gursaday parti 4 kedi aaway mustafe

  • @maxamedcabdicawilducaale2477
    @maxamedcabdicawilducaale2477 11 місяців тому +1

    Another level mustafe dollar inta ka heshay like saara❤❤

  • @abdikareemahmed9503
    @abdikareemahmed9503 Рік тому +2

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hestii hesaha fanan qaran

  • @motivationalchannel7721
    @motivationalchannel7721 Рік тому +2

    Soo hagaag ina adeer
    Cadnaan abdikariim Oo nolol noo astee ❤❤

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Рік тому +2

    Adeer keep going

  • @benchilwel9947
    @benchilwel9947 Рік тому +1

    Hees io badh waa wlhi🥺🙈🫀

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 Рік тому +4

    Waa maaLin ciid ah oo jimce Ah 21-april-2023 duhur 3:30 inshallah waxaan rajeynayaa ciida dambe inuu alle nabad nagu garsiiyo❤❤

  • @haniosman5725
    @haniosman5725 Рік тому +3

    Fananka kaliya somali legend mustafa dollar🙏❤️

  • @baxsansaney0473
    @baxsansaney0473 Рік тому +1

    Ninkan Wuu tagey

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 Рік тому +1

    Halyeeey Qaran Mustafe Dollar Guulayso Bro

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +3

    Ayyy wewe dollarka mxd samaysay 🔥🙉♥️tani hees way dhaaftay♥️ ISYAR HOWLO HADA OO SOO HAGAAG BAL♥️musician gacan dahble CADCEED ON THE BEAT 🔥🔥🔥

  • @HoodoCabdishakur-bt5hb
    @HoodoCabdishakur-bt5hb Рік тому +2

    hays hawline soo hagaag deee👌❤

  • @sakijama6949
    @sakijama6949 Рік тому +2

    Hees wey dhaafaty tani🔥

  • @sahrahassandaahir4108
    @sahrahassandaahir4108 Рік тому +5

    Yaa salaam waa ashqaraar heestani❤

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed Рік тому +2

    Fanankii Gobolka Ragga, Hees heeso dhaaftay

  • @user-wi6vr2mp7n
    @user-wi6vr2mp7n 4 місяці тому

    Goat fanka aphti mcn guulayso mar kasta ❤

  • @shimagoxaazaam1440
    @shimagoxaazaam1440 Рік тому +1

    Wey qarxiiiii. Walhi. Ish ialaa hess

  • @Mostafe_shiine
    @Mostafe_shiine Рік тому +1

    Doller shodhygii Mostafe is not easy gullaYzo bro ❤

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE143 Рік тому +3

    MustaFe axmed hore usoco sxb

  • @hawaluul3786
    @hawaluul3786 Рік тому +2

    Wan ku haysta heestan

  • @shacaybhaybe
    @shacaybhaybe Рік тому +2

    23/april/2023 axad
    Hees way dhaftay magac kale halo
    Bixiyo wll

  • @axmedmaxamed1924
    @axmedmaxamed1924 Рік тому +2

    mustafe dollar legend fanka qrxdiisa

  • @Chardidos
    @Chardidos Рік тому +2

    #Dollar fanaan jira.

  • @hassansomali6724
    @hassansomali6724 Рік тому +9

    Best song 🎵 ❤

  • @abdiqafarabdullahi303
    @abdiqafarabdullahi303 Рік тому +2

    Musdafki hirgaly legend fanan ku dayasho mudhan ❤

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani Рік тому +4

    Woof caleek walalkay 🎉 Eid mubaarak all Muslims

  • @khadardugul1686
    @khadardugul1686 Рік тому +2

    Hormuudka fananinta somaliyed #mustafe_dollar❤❤

  • @najiibmohamuud5650
    @najiibmohamuud5650 Рік тому +1

    Sharu khanka somalia

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Рік тому +2

    Hubaashi adigoon iba haybin qalbi aad hanataa ku hiloooba❤

  • @khadarmustafe5613
    @khadarmustafe5613 Рік тому +2

    Mustafe dolar waan taageeraa walahi❤

  • @cabiibcabdi6113
    @cabiibcabdi6113 Рік тому +1

    Hadaa nin hamodin magaca

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Рік тому +2

    So hagag taydiyey hada i maqlayso hppi❤

  • @Abuudi434
    @Abuudi434 Рік тому +2

    Legend mustafe ciid mubaarak pro❤

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Рік тому +20

    Greatest of all time favourite ❤

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 6 місяців тому

    Boowe mustafe see naleedahay

  • @NajmaClaahi
    @NajmaClaahi Рік тому

    Jacayl ba haya ee hala yaabin 🥹🤌🏻💔

  • @user-cj3fq7ep6c
    @user-cj3fq7ep6c Рік тому

    Axyaa hees

  • @user-dl3sc7bg9t
    @user-dl3sc7bg9t 11 місяців тому

    Mustaf dollar pest fanan waye

  • @cabdalle1354
    @cabdalle1354 Рік тому +2

    Dadko dhanba ku Tageera wll meshadana wa lagu shidaya

  • @ajibaarhassan3147
    @ajibaarhassan3147 Рік тому +1

    Cod ,hees, laxan mustafe doller lajan

  • @sakariyekobciyesakariye6686
    @sakariyekobciyesakariye6686 Рік тому +2

    Erayada+ garsorka+laxanka+ mustafka+musica cadced wale walayaabay

  • @athnoFaarxALiMaHaMed
    @athnoFaarxALiMaHaMed 4 місяці тому

    FanankaYgi❤🥺

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 Рік тому +5

    The legendka is back

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 6 місяців тому

    Maftuux cadceed muxuu tumay 😂❤😊

  • @Nle_thomaz
    @Nle_thomaz Рік тому +1

    Mustafe dollllllarka 🤩🤩

  • @raagesaid8179
    @raagesaid8179 Рік тому +2

    The goat 🐐 amazing 💪

  • @ahmedosman6792
    @ahmedosman6792 Рік тому +1

    Ahh wanagawashee lpx

  • @abdiraageOgle
    @abdiraageOgle Рік тому +2

    Heees dagan hadana aad macaan guuleyso fanaane😊

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 Рік тому +4

    Wwww!!! Best song!!!🔥♥️✌️

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut1945 Рік тому +2

    Fankuba ada dhalay bro💯💕