Ninkii sida xun u caayay Madaxwyne Xasan Sheikh oo isagoo masajid ku dhex dhuumanaya hadda la qabtey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Ninkii sida xun u caayay Madaxweyne Xasan Sheikh oo isagoo masaajid ku dhex dhuumanaya hadda la qabtey | Sidee u aragtaa?

КОМЕНТАРІ • 354

  • @zeynulabidin114
    @zeynulabidin114 2 місяці тому +23

    Hajafo madaxda Soomaaliya || waana runtiisa || waaku taageer sannahay.💪

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 місяці тому +19

    Tuugta dawlad ku sheegta ah ee Xaraash qaran iyo alsheydaan group Allah wadankeena iyo ummadeen ha ka qabto 💔🇸🇴😭

    • @jonjoNassir-bg1pp
      @jonjoNassir-bg1pp 2 місяці тому

      اااأااااااااااااااااااااااااااااغاااااااااااااااااااا

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 місяці тому +20

    Wax qaladan ma sheegin
    waan ka xumahay in aad ku faraxsantahay arinkaas madaxweyne lama caayn ee runta qofkasta oo xalaal wadani ah ka dhaxguuxeyso ayuu sheegay Free free odayga miskiinka ah💔

    • @ficaney-f5j
      @ficaney-f5j 2 місяці тому

      wayab wlhi intu dalkisa iyo dalkisa u wax uqawan laha ayu 90tiga masakinta diwateynaya hadu rawin ini wax lagashego muxu gurigisa ujogii waye 90tiga dagta hadu sas utago o udoho qofkii wax igashego halasohiro wlhi wa dibato anaga madaxweynehena Ruto hawen iyo malin ayan cayna humatadisa lashega qof u wax udimo maloho Ruto waxu garte ayu hassan garan layahay ruta ini loshego marawo qofkii ben ushego o doho hasanow ada jirta ayu jecelyahay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 місяці тому +23

    Waa shaqadii shabaanka ayuu dameeyey askariga beydka ilaahey in layku gaado ilaahey raali kama ah wuxiu sheegey waarun odeyga xasan wuxuu reebay maleh.

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 місяці тому +21

    Sax waye ninkan hala sidayo run bu shegay ninkan mx runta u sheg tay a lugu hesta😢😢😢

  • @jabriilabshir5015
    @jabriilabshir5015 2 місяці тому +15

    Xasan bahane xagee lacagta ugu dirnaa😂😂😂😂

    • @abeyxabib3106
      @abeyxabib3106 2 місяці тому

      Hassan is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedHazzaa11
    @AhmedHazzaa11 2 місяці тому +30

    𝑁𝑖𝑛𝑘𝑎𝑎𝑛 𝐾𝑎𝑚𝑎 𝐴𝑟𝑘𝑜 𝑊𝑎𝑥 𝑄𝑎𝑙𝑎𝑑 𝐴ℎ 𝑊𝑎𝑎𝑦𝑜 𝑊𝑎𝑥𝑎 𝑈𝑢 𝐵𝑢𝑙𝑠ℎ𝑎𝑑𝑎 𝐿𝑎𝑤𝑎𝑑𝑎𝑎𝑔𝑎𝑦 𝑊𝑎𝑥 𝐴𝑦 𝐵𝑢𝑙𝑠ℎ𝑎𝑑𝑢 𝐾𝑎 𝑊𝑎𝑟𝑞𝑎𝑏𝑡𝑜 𝑊𝑎𝑎𝑛𝑎 𝑊𝑎𝑥𝑎 𝐾𝑎 𝐽𝑖𝑟𝑎 𝑀𝑎𝑔𝑎𝑎𝑙𝑎𝑑𝑑𝑎 𝑀𝑢𝑞𝑑𝑖𝑠ℎ𝑜 😢😢😢

  • @abdullahi7421
    @abdullahi7421 2 місяці тому +15

    Waa sax wax run ah ayuu ku hadlay ☺️☺️☺️

  • @CabdulaahicabdiDhaay
    @CabdulaahicabdiDhaay 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉

  • @wllbk7715
    @wllbk7715 2 місяці тому +30

    Ninkaan runta ayuu sheegy dalkan waa laxaraashty

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому +2

      Adiga xanar imooow ee caytan dhaqan xumo gurigaaga la joog
      Doqonyahay

    • @inafarooleak3691
      @inafarooleak3691 2 місяці тому +2

      Maxaad ka waarin hadi Xamar yimaado ma ku dhuusin.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      @@inafarooleak3691 bal adu xamar hadad joogto nambarkaga soo qor waad arkaysaaye

    • @gutbiye3241
      @gutbiye3241 2 місяці тому

      Xirfadaha ugu qaalisan maanta daawo ua-cam.com/video/rlnzWngBoew/v-deo.htmlsi=iH3Y1dH_gKGQegoA

    • @ficaney-f5j
      @ficaney-f5j 2 місяці тому

      war somalia maxa kaqaldan anaga rer kenya sithan unahay madaxweynahena Ruto hawen iyo malin ayan cayna lkin wax naxiro malahan hasan sheikh hadu rawin ini lacayo muxu hilka uqade nin hilqade ed qad aya ladahay lkin waligey maarkin maxa runta ushegte qof lagu hirayo madahdada was

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 2 місяці тому +13

    Hadii farmaajo usooxiri lahaa qof cayay mudaharaad ayaa isqabsan lahaa.

  • @MukhtarXasan-hp6cw
    @MukhtarXasan-hp6cw 2 місяці тому

    Waa run farmaajo hdda mdxweyne ka aaminsnhy❤❤

  • @azadmohawi6095
    @azadmohawi6095 2 місяці тому +6

    Wadaadka run buu sheegay idinkana runta ayaa necebtihiin hadaa tihiin team dhiig miirato

  • @MukhtarXasan-hp6cw
    @MukhtarXasan-hp6cw 2 місяці тому

    Hdlkiisu waa run❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому +13

    Waa run ee dadka runta ayaa dhibaayo ee Allah hanaga qabto munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga ee dhexdeena ku jiro aamiin 😅

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 місяці тому +7

    Waa runtis xassan xaraash

    • @aminaali8263
      @aminaali8263 2 місяці тому

      Waa beentiis xasan sheekh dalixureyee

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 2 місяці тому +1

      Xassan tuug hala fashiliyo runtiisa​ weye @@aminaali8263

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      @@samataraxmed3318 🤣 wixii aad maqasho ee dacaayada mucaaradka ayad laso taagantahay waa la yiri dad badanaa ku naar tagay ee waxaad shegeyso ka fiirso

  • @Somalia-Africa-History
    @Somalia-Africa-History 2 місяці тому +13

    Guleeyso runta usheeg Xassan iyo xirtiisa.

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO 2 місяці тому +1

    Wlhi odeygas runta ayuu ka hadlay
    Balse manta xasan ciidan iyo awood ayuu hesta farqiga nah waa intas ? laakin dad badan waxaa ey sugayan waa 2026

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 місяці тому +20

    Oo maxaa siyaad wax looga sheegayey Haddii Runta Laga Hadleeynin

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 2 місяці тому

      runta maxaa ah inaad qofcaydo oo weliba beensheegto woxow yiri waxaa lasiisoodiray inaan sadaqo ururiyo madaxweynaha runmiyaataas

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Yaa madaxweyne ah ma’ninka dadka barakicinaya’ qabuuraha fagaya? Shacabka laxasuuqayo utacsiyeyneyn? Wax kasta boobaya? Isaga iyo reerkiisu meel walba haystaan? Ciidankii baabi’iyey? Beenta meel walba lataagan? Qofkii soomali ah oo isyiraahda xubin ka noqo meel kale kubadalanaya sandareero iyo wax aan micna lahayn oo aan magacba larabin Wadankiisa? Qofkii juuq dhaha xiraya? & qaar kale oo badan. Ninkan waxa lagu xiray waa dulmi waa dulmi waana runtiis inta uu xasan kasheegay. Markuu kayaabay buu yiri wax haloo ururiyo ileen qof wax deeqaya ma’ahee.

    • @ficaney-f5j
      @ficaney-f5j 2 місяці тому +3

      wa runtii sawabto ah nin qaburta kabaxsan wayse maxa kabaxsan so nin bahan maaha so qofka bahane sadaqa aya loaruriya hassan wubahanyahay masajidaha aya lacag logaguri wuxu qaburta ugadanayo so lacag dartet mooho

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 місяці тому

      Run iyo faafin been abuur way kala duwan yihiin

    • @DooGeeye
      @DooGeeye 2 місяці тому

      ​@@MaxamedCali-m2e Haaa waa run taas madaxweynaha waxba ma deeqaan sadaqadana wuu qaataaa been maaha

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 місяці тому +13

    Wadanku miyuusan dimuqraadiyad aheyn waxaa kuu cad keligii taliye inuu wadanka xukumo

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому +1

      Dimoqraadiyadu ma aha in dad la aflagaaadeeyo iyo wax aadan cadeyntooda heyn in aad dad ku eedeeyso

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      Dhaqan xumo iyo aflagaado inaad caruurta barto wa mamnuuc
      Xamar isaga bax hadada dhaqan xumo iyo ceey caruurta barayso
      Si Wanagsan fikradada mucaaradnimo udhiipo
      Hadii kale iska amus

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 2 місяці тому

      @@MohamedOsman-z2pwaa la aflagadeyna qofka fikirkiisa qofna lama lahan aduunkana qofka hadalkiisa xur ayuu u yahay meel qof hadal lo xiray sheeg adigu

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 2 місяці тому +1

      @@guuldoon1madaxda caalamka dhan aa la ceeyaa madaxda aduunka muu ka qiima badan yahay Ada madax weyna noqotay waa Ina udul qadata caay kasta Oo shacabka kaaga imaata

    • @الحمدلله-ج4ه7ك
      @الحمدلله-ج4ه7ك 2 місяці тому

      ​@@MohamedOsman-z2pereyga dimuqradiyo waxba kama fahan sanid

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому +1

    Wariye comments fiiri🙈🙉🙊 dadku iskuma raacaan hal wax😅

  • @lfc2685
    @lfc2685 2 місяці тому +1

    This old man is right ✅️. The government is not good its as hassan sh

  • @HDheere-ju8em
    @HDheere-ju8em 2 місяці тому +3

    Oo adigu ma waxaad maanta taageersan tahay in qofka soomaaliga ahi xaq u lahayn inuu aragtadiisu muujiyo. Waa ceeb aad maanta dhex gashay ee kanaqo intaan maradu kaa dhicin. Wadaadku haduu run sheegay taageero ayuu mudan yahay. Haduu been sheegayna dee halagu soo cadeeyo
    Laakiin adigu maanta hoos baad uga dhacday sharafkii lagaaga bartay... sorry 4 u

  • @DooGeeye
    @DooGeeye 2 місяці тому +1

    Madaxweynuhuba waa tuugsadaaye, kanna manuu farsamo cusub layimi maa lagu haystaa isaga iyo Xasan xaaraayeba waa isku shaqee, malaha shaqadayda xaa iigu qabsatuu ku haystaa.

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 2 місяці тому +1

    Ninkaan khalad masamayn sxiibayaal free hala siidaayo odayga xassn bad dhul iyo quburo midna ma caffin

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 2 місяці тому +1

    Waa runtii ninkaan been ma sheegin inta uu sheegay wa wada run

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 2 місяці тому

    Waa sax ka hadley
    Afkiisa ku hadley
    Sharciga iyo xooga loo geesanayo waa wixii burburka keen

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 місяці тому +2

    Xasan shalay markuu dhalinyarada masaajidka kasoo dhaxcaynaayay kuwo tuuganimo kutilmaayay iyo kuwo argagaxisaday ushaqeen jireen uu kalahaa xalaal may aheed caydiisa waliba wuu kubeen abuurtay dhalinyarada odogaan oo wuxuu sheegay ay runtahay dadkii dhintay iyo intii nooleed cid uu cafiyay majito xasan waxa loo xiraayo waa kaa xoog badni

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 2 місяці тому

    Freedom of speech majirto miyaa. He has a right to support Farmajo and against Hassan Sheik. Hadaa xabsiga ukaxeeno qofkasta oo wuxuu kadhaliilaayo wadankiisa goormuu wadanka horay usoconaa. Shame on our government.

  • @updullahibashir846
    @updullahibashir846 2 місяці тому

    Wa sax 🎷

  • @Qoraga
    @Qoraga 2 місяці тому +2

    Oo hada ma wexey maree jidkii siyad bare in cagta la saari rabo walee waxba salagleh naagtii dhihi jirtay farmajo madaxtoyadan ugu gelaa lama xirin keen digteytar ku sheegna marka xassn shiiq hal ka kaliya ee oow tejo kalahay waa xuriyatul qowlka Tiina waa gabay aloow ur u bixi waxoow soo wadaa ka daran

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому +1

    Run sheeg waa ceeb sheeg

  • @liikariye7231
    @liikariye7231 2 місяці тому

    Ilaahay hakeeno somaalya qof kucukumo diinta islaamka

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy 2 місяці тому +4

    Qudhaadu wxaad u muuqataa inaad team Damjadiid thy

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому +2

      Sidaasay u’egtahay.😂.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 2 місяці тому

      Team-kii Farmaajo biil la'aan ayaa soo wajahday 😁

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Farmaajo anaga wax nama siin jirin
      Madaxweyne Soomaaliyeed buu ahaa.
      Laakiin adiga waxaad kamid ahayd dsdkii Xasan geed dheer iyo mid gaabanba ufuulay siduu usoo noqon lahaa. Baryahan dambana waxaan ku’arkaa adiga oo dhaliilaya. Ma’aqaan ma’waxaad kamid ahayd kuwii uu xilalka ubalan qaaday ee uu cirka ufiiriyey.

    • @Silver-Murphy
      @Silver-Murphy 2 місяці тому

      Damjadiid farmaajo maxaa laga siiyaa ninkaasi mar hore ayuu baxay. Marwalbe ooy wax xaraashaan. Farmaajo umbey si usoo galiyaan ciyaarta.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому +1

      Weli inuu madaxweyne yahay bay moodaan.

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 місяці тому +1

    SHarcigaas ma sii socohaa oo ilaahay hadow Farmaajo noo soo celsho qofki wax ka sheego mala xiri doona xaase loo xiri waayay dad wax ka sheegi jiray AR DULMIYAA AR DULMIYAA SOMALI WAXA DHAMEEYAY WAA DULMI teeda kale odaygaan waxan idinka maqalnaylee uu sheegay cannelkaga waxad ku sheegtay lee uu noo akhriyay qabuuraha il la faagtay dadki degankoda iyo ganacsigoodi kala burburiyowhaayo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @shucaybcade8969
    @shucaybcade8969 2 місяці тому +1

    Bal xassan Anaga dhan hanawada xiro wayee😂😂

  • @liikariye7231
    @liikariye7231 2 місяці тому

    Ilaahay hakaqanto xasan sheekh dadka iyo dalka

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 місяці тому +5

    Wariye su aal ayaan ku waydiinayaa madaxwayne maalin hore waxa uu caayay oo waliba hadal aadu xanuun badan dhahay dhalin yarada soomaaliyeed
    Isaga dadka waa uu caayi karaa laakiin isaga lama caayi karo
    Ilaahay somaaliya madax daacad
    oo aan dadka u kala eexan
    Ku xukunta kitaabka quraan ha noogu dhiibo
    Ilaahayow qabiil iyo qabyaalad aanu
    Dacwad ka nahay

  • @AbdirohimAhmed
    @AbdirohimAhmed 2 місяці тому +1

    Runta markii la shego wa taay
    Wa la is xiraa
    Dadka qaar gormee ayey wax fahmidonaan
    Ilahow aqliga u so celi

  • @MaxmedQadar
    @MaxmedQadar 2 місяці тому

    Wllhi.Bilaahi.Talaahi. waa run tiisa ninka❤

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 місяці тому +1

    Ninkaan wuu Saxnaa sxbayaal
    Ciidankaan qabtay waaa tuugo
    Xassan sheikhna waaa tuug.

  • @Madar.1
    @Madar.1 2 місяці тому +2

    Waa sax ninkan wxuu sheegay Hassan iyo xertiisa waa wxay bulshadu kawarqabto beena maa,aha.

  • @sucadomohamed1393
    @sucadomohamed1393 2 місяці тому +1

    Waa runtiisa re maxaa runta udiidantihin adiguse munasaroow ileen waxaad ahayd damjadiid haye bari markuu farmajo soogalo insha alaah maxaad kuhadli dontaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 2 місяці тому +1

    Yeerta ha laysku dhejiyo ahaa,ninkaan hal been ah ma sheegin.

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 2 місяці тому +3

    Niinka ma runtaa lagu xirayaa
    Xubxaanallaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 2 місяці тому +1

    Waa la arka ninka lakin kuwa wax ka xun samaynaya aaway maxa lo qaban wayey adiga xaqa ka hadal waxas uu shegayo ma jiran miya adoo qabri ka danbeeyo

  • @CumarMohamed-s2i
    @CumarMohamed-s2i 2 місяці тому +1

    Maxa da adunkadhan wax walaga shega mana xanaqan lama a xero way madaxda Somalia waa dad an u adkeysan karin mark a runta laga shego

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому +1

    Waa runtiiiruntiii xasaan masiibo abaar sixirbarar gajo

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 2 місяці тому +4

    Waa oday dhaqan xun
    Afxumo ayuu caruurta barayaa
    Haduu dhip qabo muu umaro wadada saxda ah

  • @Yusara256
    @Yusara256 2 місяці тому +1

    Waa runtis

  • @sacdiyo-u7r
    @sacdiyo-u7r 2 місяці тому +1

    Xasan xarash waan ku siranay waxa ninku sheegayo waa sax baahina wixiisu waa ka daran tahay waxkasta uu xaraashay waa dhargi la,yahay afkiisa ciida bis ayaa buuxin karta markii qabriga la dhigo.

  • @KulmiyeIbrahim
    @KulmiyeIbrahim 2 місяці тому

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 2 місяці тому +1

    Ahlu-Qeyr nin aqoon leh waye oo wax bartay wllhi. Abby hala soo xiro ee maskiinkan ma ahan Itoobiya jawaab wuu siin wayay maxuu madaxweyne ka yahay?

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 2 місяці тому +2

    Waa qalad iyo digtetarnimo in laxiro ninkaas

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 2 місяці тому +1

    Maya maya wariye been ha sheegin ma shalaysano wadaadkaan waxaana xiray dad kagardaran wuuna soo bixi insha allah

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 місяці тому +2

    Wariyow manta maradaa kadhacday.
    Plz iskadaa lefleefka xasan shiiq

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 2 місяці тому +1

    Hassan munafaq is a thief runtiisa weye.

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому +1

    odeygan sidaad shegesid wax danbi maleh intu sheegay wa sax ma runta lisku xeraya intad hada no sheegtey hadey tahay been ma sheegin adiga waan fiirsan jiray channel kada waxan ku modayay nin wanagsan inad tahay xasan xarash bawa la jirta

  • @Cawlcawlnuur
    @Cawlcawlnuur 2 місяці тому +2

    Waxadlashaqaaysa dulmiga xasan shekh waddlin inadifacdo iskailai

  • @HooyoSacdiyo-k5v
    @HooyoSacdiyo-k5v 2 місяці тому +1

    Oo soo tii xasan madaxdii ka horayisay asagu caayayey oo lahaa naag uu furuu ilma ka dhalayaa iyo wax kaloo badan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Waxaasi uma muuqdaan damuljadiid iyo naakhuudayaashooda. Qabyaalad iyo nin jeclaysi baa umuuqata.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 місяці тому

    Odayga runta ayu sheegay xassan dalki shisheye gaalo ah bu u gacan galiyaya xassan ALLAH ka weyn

  • @AliGuelleh-t8g
    @AliGuelleh-t8g 2 місяці тому +2

    Warya munasar ma runta uu sheegey ayaa odeyga aad leedahy halaga qabto ummad ? War nin sidaas Kuma moodeyn!namaste ba thy adi!

  • @FeysalMaxamed-tb9gu
    @FeysalMaxamed-tb9gu 2 місяці тому

    الزمن السكوت والتزام البيوت ومن يقول الحق يموت. Kan madaxweyne nooma.ahan

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 місяці тому +1

    odaygan runtiis weeyaan haba yaraatee been ma sheegin OKI

  • @deqa868
    @deqa868 2 місяці тому +2

    Ninka runta ayuuu sheegey laakiin qof somali joogo ma hadali karaa waa kane😂

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому +2

    Wariye dhexdhexaad noqo😮

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 місяці тому

    Afkaaga toosi Ciidanka Xasan shekh dheh Ciidanka dowladda Somaliya hadhihin Ciidanka Somalia weybaaba een farmaajo kadib thanks brother qeer Ilaahay haku siiyo

  • @Faatima223
    @Faatima223 2 місяці тому +1

    Xasan dhiiiqo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Xassan gurgurte munafaq WA runtiisa maxa loo xiraya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +1

    bal fiiri wa dhaqanki alshabaab dadka masaajida laga ugaadhsanayay ma waxasa dowlada

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 місяці тому +2

    ceeyda ka badbadiska ah ma fiicna , , laakiin qofka aan waxii laga sugaayay qaban isagoo madaxweyne dhan ah waala sheegayaa , rooble isagana waxuu ahaa caado qaate weyn, baahane aaba loo bixiyay ninkaas tusbaxa watay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +2

    xasan sheekh isaga mudan in lasoo xidho oo argagixiso kusheegay shacabka ladaalo dhacaya shaqo la'aanta ee siidaaya ninka run bu sheegaye

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      Adiga xasan daarood ahan ku didan tahay waa hawiye adiga daarood xoon langab tahay

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Adiga ayaa Dawladnimadda uyaqaan nin reerkaaga ah oo ladifaaco. Xasan madaxweyne ma’aha waa qararaf. Xoolo doon ah.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      Adiga rerkaaga aya difacey hado farmajo hay lahay waa tagerid lehed midas wa xaqiqo ma fahamtay

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      Xasan shiq waa nin abgal isman wilibo hawiye ah daarood daan waa ku mucarad walhi midas iney beyn eheyn

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Anigu nin aan qabiil kutaageero majiro just waxan kutaageeraa wax qabadkiisa .
      Dadka kuwa aanu isugu xigno ayaan dhaliilaa. Adeer gacaliye dadka sidaada hamoidin. Farmaajo wuxuu qabtay ayaa soomali badankeedu kutaageerrtaaye car wakaase xasan wax lagu taageera shirka keen qabyaalad iyo nin jeclaysi looma baahna’e. Su’aal muxuu kugu taraa siyaasigaagu qabyaalada iyo reernimadda aad kutaageerto?

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 2 місяці тому +1

    Sheekha runta miyaa lagu xirayaa

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 місяці тому +1

    Mashaalah carabqaSaye ❤❤❤❤

  • @omaaryare8376
    @omaaryare8376 2 місяці тому +2

    Xsan sheikh inuu intaa iyo kabadan ayuu sameyay

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому

    Guulwade Munassar, sarkaal NISA. Umada Allah hakaa qabto

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 2 місяці тому +1

    Maalinba Qof Muslim ah ayaad basaasin walee mar uun baad Alle ka helaysaa, run ayuu sheegay Wadaadku taa Cay lama yidhaahdo.
    Markaad leedahay Xasan Sheekh ayuu caayey Xasan sow ma aha kii aan Diin uu haysto la garanayn Adiga iyo isagabu Naar isla aada.

  • @AxmedCabdi-nf2zm
    @AxmedCabdi-nf2zm 2 місяці тому

    Ninkii sida xun u caayay Madaxweyne Xasan Sheikh oo isagoo masaajid ku dhex dhuumanaya hadda la qabtey | Sidee u aragtaa?😂

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan 2 місяці тому

    MAxaa hadii la caaya dadka muu ku qaraara kaas madax weeyna ma aha xasan sheeq uf uf aaabe farmaaajo soo noqo❤❤❤

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 2 місяці тому

    ASC MUNASAR WAA KU SALAAMEY XASAN TUUG AYAX.BAAHAN.

  • @RaaxoAxmed-pe1it
    @RaaxoAxmed-pe1it 2 місяці тому

    Odeygaan wuu saxan yhy wixiii lagu xiro waa qalad haleyska so daayo 😢😢😢😢

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 2 місяці тому +1

    Taas ma miinbaa waa uu gaty xassan baraf

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 2 місяці тому

    OO ADIGU MA KU RAACSAN TAHAY IN MADAXDA WADANKU DIKTAYTAR NOQDAAN WAA YAABE. XASAN SHEEKH HADUU SHAR WADE YAHAY ALLAAH HA NOOGA FILAADO . HADUU KHAYER QABE YAHAY ALLAAH HA CAAWIYO AAAAAAMIN.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому

    Woow tuugsadaa xataa woxoow noo imaaday asagoo wada ilmo handhi kaab ah ama ilmo dhiman dhiman ah xafadaha xataa woow wareegaa bakaaro xataa waa wareegaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +2

    maanta waan kaqancay dowlad kusheega muqdisho wa qabyaaladi dad ah midakale marki farmaajo laga eryay muqdisho maxay u xidh xidhiwaayen

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 2 місяці тому

      Ka tasho meesha waddanku federal buu noqday nin waliba garaamkiisii wuu la go'ay !!!

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 2 місяці тому +2

    Oo been. buu sheegay. Wuxuu sheegay. Waa run. Xarigu. Waa power abuse
    Freedom speech.

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 місяці тому

    Askariga carab qase waa nin fcn Masha Allah lakiin xuriyada codka waa in la ilaaliyaa free speech waa in la sii deeyaaa muwaadinkaan

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 2 місяці тому

      Waa la dhaliili karaa dowladda waxyaabahay khaladay, ka gaabisay, balse cidna laga yeelimayo xadgudub shakhsiyeed gaar ahaan ullul-amriga !!!

  • @omaaryare8376
    @omaaryare8376 2 місяці тому +2

    Ninkaan runtaa yaaa ushegay been mashegin bro

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    Madaxwaynaha maraykanka iyo aduunka manta dhan waa lacaayaa kenya ugu dhaw somalia.
    Cidna wax ma tiraahdo waa khalad madaxwayne dadkii uu u shaqaynayay haday dhaliilaan ina laxdiho

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 2 місяці тому

    Qof aan oday waayeel ah u dulqaadan karin baa dal lagu aaminayaa cay maxay kaa qaadaysaa subxanallah

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 2 місяці тому

    Freedom of speech. SOMALIA NO FREEDOM OF SPEECH. SORRY

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 2 місяці тому +1

    Ninkan maxa runta u sheegtay aya lagu xiray lkn waxu ku qaldanaa inuu dhaho madaxweynaha ayn lacag u aruurin.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      Run maxa utaqanaa ?
      Qabri laga saaro magalada 2024 uguma horeyso ee taariikhda so aqri xiligii dowladii kacaanka ayaa maxamed siyaad amray in qabuurihii waybaa ee xamar bile laga saaro magalada
      Waana laga wada saaray waxaana laga dhisay meeshii xaafad ay dagaan shaqalaha dowalda magaceeda waa If iyo akhiro
      Ilaa hadana dadka reer warta nabada way ogyihiin qisadaas

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Waa qaain qabiiliiste ah
    Waa in jeelka la dhigo

  • @inafarooleak3691
    @inafarooleak3691 2 місяці тому +1

    Hassan dhiiqo

  • @MaxamedYare-r2b
    @MaxamedYare-r2b 2 місяці тому +6

    Runta Allah ku jaceyl

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 місяці тому +2

    AS gov style waaye.

  • @Ibrahimshariif10
    @Ibrahimshariif10 2 місяці тому

    Run mahan😅 miy dhulaka ina la xarashay😅 allah wadan ka nabad ha noga dhigo aamiin yarabi😢

  • @AA1237
    @AA1237 2 місяці тому

    Waxyaalaha qaar ka xishood haku diganin ninkan ciroolahaa
    Waa nin ciroolaa xataa wuxuu xaq uleeyahay in dhirbaaxeeyo xasan sheekh oo ilmihiisa oo kale ah.
    Qadari dadka awoowayaashaa ee ciroolayaashaa
    Hadii kale musiibo degdeg ah yaanay kugu dhicin
    Ee xushmee ciroolayaasha