Ishaada fur! Ninkan wuxuu rabaa adiga & qoyskaagaba inuu nafta dhaafiyo ma ogtahay? Haa adiga.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 109

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому +6

    Al shabab ka wax walba waxa usurta geliya sheekada ha isgaar siinta oo ugu horey so hormuud

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Місяць тому

    Waa kuu duceya manasar maxamad
    Labanbad tahay
    Umada ayad u shaqeysa labad ku nolow wll guul

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 місяці тому +14

    Shabaab waa yahuud qawaariij
    Oo aan wax dhiin ah aan haaysanin
    Sharciga yahuuda shabaab
    Ayaa sheegaayo arintaas

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому +10

    Allaha naga qabto gacan ku dhiiglaha. Xasbuna laah wa nicama wakiil

  • @IshaBare
    @IshaBare 2 місяці тому +4

    Masha allah allahaku xafido. Munasar ajar iyo xasanaad allahakaasiiyo Howsha aad umada soomalida u hayso

  • @maslah345
    @maslah345 2 місяці тому +5

    Masiibo kudhacaha umada dhiigooda banaystay ALLAHA KU QABTO MASIIBO ALLAHA KUGURIDO ARLADA ALLAHA IDINKA QABTO

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +8

    WA kufaar Hala soo qabto

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf 2 місяці тому +2

    Waa dad walan shabab soo soco wada ayaa wado ku wado soo qabata liinta cabsiiya

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 місяці тому +2

    Inkaar kugu dhacday ma ruux aan waxba ka galabsan buu leeyahay wan baabinaynaa Allow kaa qabo umada Subxaanallaah

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 2 місяці тому +1

    Subxanalah khawaarij jahanabo gal

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 2 місяці тому

    Waa❤dhiig ya cab wajigisa ayay ka muuqataa nacalad alaha ku ridee

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 2 місяці тому

    WAA NIN AQLIGIISA BUUXIN,

  • @WarsameMaalim
    @WarsameMaalim 2 місяці тому

    Shababka wa yahud😢😢😢

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢 acuudu bilaah mina sheydaani rajiim
    Maala sooqabto mubaafaqa

  • @AbdirisaqTamam
    @AbdirisaqTamam 2 місяці тому

    Haa waa runti

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 2 місяці тому

    Allah kaa qaabato

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 2 місяці тому

    Inu argagixiso yahay wey kamuqata munafaq weye ilahey narta kuge curyan caga laba noqo lixdada lixad bel amiin uraciyaya

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 місяці тому +5

    Shaydaan waye

  • @xamzesaciid145
    @xamzesaciid145 2 місяці тому

    Waa Ahlunaar Waana Yahuud

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 місяці тому +1

    Qofkii yaqaan ha so qabto,Habaar qabe waaye.Wa bahal xaadiya.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 місяці тому +2

    Subxanallh Subxanallh Subxanallh

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому +1

    Shawaab ma adigaa xaq kusiiyay shareeco meesha kumaheysidee shareecada yuhuudaad wadataane waxba diinta islaamka hakubeen abuuran shisheeyaa idin sookireystaye xooloyahow adigaa dhiigaagu banaanyahay axaadiis ayaan kuheynaa qawaarijta in laleynkaro dhiigooduna banaanyahay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому +3

    Waa Daalim ilaahay Ummada ha ka Qabto,armuuse yahay qof waalan oo Miyir qabin waxa jira waalida dhaqanta ee maryaha uu xiran.

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 2 місяці тому +1

    Kheyr inshaalaah

    • @FjrjrAsr
      @FjrjrAsr 2 місяці тому

      Adi sheydiinta an aqliga laheen ma ka mid tahay

    • @NasroMaxamed46-cm5dp
      @NasroMaxamed46-cm5dp 2 місяці тому

      @@FjrjrAsr maku fahmin
      Ila hada hadan dhahay wixi kheyr alah Hana wafajiyo mawaxa ailed hadalka wanagsan yakudhibay soma ahan adaa shey Dan eh acuduubilaah

  • @ib1244
    @ib1244 2 місяці тому

    Umadaan shabaab wax u dhaama la waa
    Waxaan ujeedaa meeshaan iney ka baq baq lee yihiin gaal iyo gaalo raacyo

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 місяці тому

    Good boy, well done shaqo culus ayuu qabtay. Horay u soco ileen dadka ku shaqo leh waxay ku mashquuleen. Kan muwaaadin ma ahan waayo dad masaakiin in la laayo dad ku faana ayuu dhiiri gelinayaa.
    Abuu Maahir? Waa sheeko kle.

  • @lolmaxamed6845
    @lolmaxamed6845 Місяць тому

    😢😢😢

  • @ismanour3148
    @ismanour3148 2 місяці тому

    Qawaarij Adaaa Janada kuku Galayaa Walagi kashi ku dhashay was Nin waalan adoo ah miyaa Nagarxin garo

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 місяці тому

    Kan hala soo qabto please noocan waaye waxa dadkeena dhameyey

  • @HawakinNur-v3j
    @HawakinNur-v3j 2 місяці тому +1

    War TikTok live kaso galan nago iyo niman badan xita kuwo badan aya comment ka bixiyo ayaga dadka u dharto qar wexe jogan gobolad dhexe

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому

    Guulwade Munassar waa sarkaal NISA oo yahuud iyo Ethiopia u shaqeeyo

  • @NimcoJamaal-ft5ig
    @NimcoJamaal-ft5ig 2 місяці тому

    Munasarow xageed jogtaaa wll aduuu muqdisho hadad jogto is ilaaali wllky

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 2 місяці тому

    Itobiyanka badeyda so hunguriyeye aya kadaran kan la soosiray

  • @NewGenaration17
    @NewGenaration17 2 місяці тому

    Codkaan waa Codkii Burgal

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому

    Qaldamiinta maa soo direen

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 2 місяці тому

    Mujrimkaan hala soo qabto

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 місяці тому

    Dowlad kamajirto wadanka xasan shabaab wax madhaamo asagaaba kadaran ilaha ku dacweyney qiyaamaha inoo balan ah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 місяці тому

    Indhihiisa nin dad badan ku maqan yihiin buu u eg yahay diintii bay wasakheynayaan waxaan bay jaahiljimadu lee dahay iyo hadii aadan diintada aqoon ee nin caado qaate uusan wuxuu rabo kuu sheegayo

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 місяці тому +1

    AI waaye indhihiisaba ma nuux nuuxsanayaane

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому

    Muwaadin maahay doqonka walalkiis leh madax ha laga toogto maxuu ku dila insha allah waa la so qabana hadalkiisa

  • @Maxamed-cabdi-nuur
    @Maxamed-cabdi-nuur 2 місяці тому

    Jilib buu jooga hawiyoow maaxa kabadalaysaan

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO 2 місяці тому +1

    Orad ee bax hada ragtahay jilib ayuu jooga ee soo xeer 😅😅

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 місяці тому

    Waa in kuwa UA-cam maamula ama tiktok ama twister ee dadka kusoo Haakon marka israa'iil cajalka qasaam laga soo dhigo,dawlada la xiriirta oo asaga dhan hawada laga saara .

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 2 місяці тому

    DOWLADA AWEY 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirashedAli
    @AbdirashedAli 2 місяці тому

    Wuu saxn yhy

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 місяці тому

    Wax barasho yarida iyo sexual frustration marka ey isugu dar saman dhalinyarada dalkana dadkiisa ey diin ku wada sarqaan san yihiin , san o kale ba sahlanaato qaarkoda caqliga yar iney noqdan, aniga ha i aaminin cilmi nafsiga fiiriya, 😞

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 2 місяці тому

    War isaga ma ahan qofka sidaan dhahay waa ladulsaaray codka guys wax fahmo please 🙏

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 місяці тому

    waxa.laga yaaba inu joogo meelaha shabaabka joogan

  • @hibougas
    @hibougas 2 місяці тому

    Munasar kanaa hadan firiyaay wasiraxanayahaya daadkaga dhameya qofa aqali leha masameyaheyaso shabab wa yahuta wadanaka losodirayaa

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 місяці тому

    Shirkada Internetka sidee u registreeyey iyo telefonka
    Waain la qabto

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Ma ahan taag yeero aa waa khawarij Imaan laawe ah

  • @Macruuf35
    @Macruuf35 2 місяці тому

    Codkaan malahan isaga mid calmanai ah baa leh oo aan dalka joogin dib isugu noqda

  • @JamaalMasuile
    @JamaalMasuile 2 місяці тому

    Dila shawaabka

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому

    Kan Maxa loqaban wayay hadan laqaban dhiba kadhacaya hadan laqaban

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 2 місяці тому

    Waa sixran yahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому

    Nocaan oo miiran waaye kuwa Umada dhulka ku daray sii deg deg ah Haloo soo Qabto Ninkaan meshuu jogaba

  • @NimcoSagal-d3m
    @NimcoSagal-d3m 2 місяці тому

    maxaa arsinaalkabuuxa meesha

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 місяці тому

    War ninyahow munasar saxibna xayisiintan kaanixineeyso qeeylo dheera naga joogi. somali Sudanesi kulaha 😷😷😷😛😛😛

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому

    Isagaa .ah uma muujinayo .e waa .al shabaab waa warkii xasan aweys isagaa odhanjiray waa cibaado .in ramadaanka dadka la laayo waa kufaare mida kale nimankani maaha muslim culimada iyo wax garadka .ayey dilaan

  • @mrfanax-d1b
    @mrfanax-d1b 2 місяці тому +1

    Baladweyne ayuu ku noolyahay

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 місяці тому

    Munasar ninkan wuxuu u eg yahay qof cod la dul saaray lama
    Aamini karo dadkan photo shop iyo cod dul saar ah bay sameayan armaa ninkan qolo xarash u heysaa saaa yeeleen

  • @JamaalMasuile
    @JamaalMasuile 2 місяці тому

    Dila shawaabka😢

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому

    Sheeracda ma yaqaan waa jaahil ciilqabe ah waliba fulay ah

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 місяці тому

    Ninkaan yuu yahay marka hore

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 місяці тому

    Lama aamini karo

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 місяці тому

    Hala so qabto nacas kan xiligan ma qawarij war ked jiro As wa galo cadesten xoga dalka guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 місяці тому +1

    waa wiil mujaahid ah alaha guuleeyo alqaacida mareykanka iyo xisbusheydaan alaha jabiyo

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 місяці тому

      Hooyadaaa ku cibaadeeyso stupid yaahoow Somali lee dhameenooysaaa😂

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому +1

    Alshabaab khawaarij noodiidan dawlad

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 місяці тому

    Sheeydaan weeye kan Shabaab waa ahlu naar kufaar ah.
    Mahad Salaad waa loo darsaday kan intii la soo qabto hala dilo

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 2 місяці тому

    bisinkow been badan beerka xaro ku goysay ilaahey ha naga ka qabto

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 місяці тому +1

    Shacabka somaliyed ee muslimiinta ah waxaan leyahay lashaqeeya xarakada mujaahidiinta alshabab wlhi wadanka waxaa heysta yahuud iyo yahuud kalkaal waana waa jib in wadanka laga xoreeyo gaalada atmis iyo daba dhilifyada yahuuda America iyo yahuud maxeey isdhaamaan

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 місяці тому

      maxey faaa,iido ah ay leeyihiin dhibaatada wadanka taaalo waaba ayaga sheydaamada nacalad haku dhacdee

  • @c_laahi_jj
    @c_laahi_jj 2 місяці тому

    War ina burgal weeyaan waxa codka leh

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    WAXA LA RABO WAIN LAHUBIYO QOFKE QABSATO ALSHBBTA WEJIGIISEY SOO DHIGAN KANA GUDBIYAN ARAGTIDODA AYAGO DADKA QORI KU HAYA UNA SHIDAYAN HEESIHI MURTADIINTA HADOWSA NAQDO ALSHBB DAB HALA QABADSIIYO ASOO NOOL EEYGA

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

    dhamaan waa wada shabaab .dowllad .

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 місяці тому

    Kan kii meel ku arko meeshuu joogo ha ku nuso, dadka yuu so gaarin ba

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 2 місяці тому

    Ninka hala qabto

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 місяці тому

    Wah maxaaba ku haray aboowe ninkaan waaba arkooysa inuu hadaladiisa iska cadyihin

    • @jamaabdi-ym6dr
      @jamaabdi-ym6dr 2 місяці тому +1

      haliima ninkaan shabaab maa ku xukuntay

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 місяці тому

    Dowlada Somalia 🇸🇴
    Furaha dalka waxa heysto ganacsato

  • @cashaaxmad2296
    @cashaaxmad2296 2 місяці тому

    Afka goso dheee oo dhulku kula go

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 2 місяці тому

    dabcan codkiisa ma aha

  • @User_19567
    @User_19567 2 місяці тому

    Kan xalal amuba ahen waladul firash bu u eg yahay qawarij qeer haka sugin

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw Місяць тому

    Jaahiliin taan oo kale weeye waxa umada dhameeyay, Cuqubo alle idinku rid oo cadaabta wada taga 😡😡

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 2 місяці тому

    Markii ugu horaysay wan ka xumaaday in aadan dhexdhexaad aadan ahayn wadaad wax ka sheegay madaxwaynaha soomaaliya adiguna waxaad tidhi in la caayo madaxwaynaha waa khalad tusaale waxaad u soo qaadatay madaxwaynayaasha aduunka Waad ku khaldan tahay madaxwaynayaasha aduunka waa la caayaa Cinda looma xidho waxaan ka hadlayaa Reer galbeedka

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 місяці тому

    Waa runtiis dowlada Somalia waa gaalo quraanka kariimka ah ayaa sheegaayo ineey gaalo yihiin iyo sunada rasuulka

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 місяці тому

    Alshabab aada Ethiopia maxa umada Somalia u leyneysin laaya Ethiopia amxarta raad sada hadii adba jihaad sheegeysin Ethiopia ku jihaada runta hadii adba sheegeysan Somalia cadowkina mana ahan cadowkina waba Ethiopia halkas aada

    • @menhee7408
      @menhee7408 2 місяці тому

      Kuwa yahuuda xalane xooga kuheysata ushaqeeya in ladilo ayaa ka ajarbadan in xabashida lalaayo kuwa shacabka somaliyed 20 madax weyne kusheek usameeyay oo itooobiya iyo keenya dalkeena keenay ayaa kaxun amxaar iyo yahuud indhaha kalafur waxaan aad dowlada utaqaanid waa cadwga muslimiinta qofkii yahuuda falastiin xasuuqa kuheeyso ayaa hiil iyo hoo lagarabtaan dowlad kusheega xasan sheydaan qofkii taageera xitaa waa murtad muslimiinta alaha guuleeyo

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 місяці тому

      @@menhee7408 Aamin lknse shacabla somali anba wax ba sameynin in ladilo waba xaran lknse Ethiopia iyo kenya lada kalama xoreeya kana saara Ethiopia iyo kenya iyo xalane wixi ku jira kasaara hadii adba run sheegeysan

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому

    Ninkaan wuxuu joogaa gobol laakiin ayaa oghee gobolkaas

  • @Ismaciiawukar
    @Ismaciiawukar 2 місяці тому

    Caan nimo ayuuraadinayaa hakumashquulin

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 2 місяці тому

      Walagu mashquula waliba wala qabana meeshi lagu arko

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 місяці тому

    Somali ma Dambeeyso é ku ligood waa Alshabaab Ninka ugu Weeyn é MOQDISHO Madax weeyne u ah Hassan Dhiiqo Ayaa Alshabaab ah waa kuwa u Shaqeeya asaga Haddu aheen Roobow miyu Maxkamada u Dhiibi lahaa 🔥💣💣💣😡😡😡

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Maxa loo suga dowlada may soo qabato xasan ow u shaqeeya saas waye ma cabsahayo ma u jeedid

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 2 місяці тому

    Meel dhis leh ayuu joogaaa lkn waa meel qadleh ogow meelahay jogaaan qad ooma badno

    • @GaraatMaxamed
      @GaraatMaxamed 2 місяці тому

      Waatan sirta kaaqarsan ee nolosha daawo ua-cam.com/video/rlnzWngBoew/v-deo.htmlsi=_XoOL81adCu2Z7iA

  • @DeeqowQaliif
    @DeeqowQaliif 2 місяці тому

    Dila qawaarijka

  • @JamaalMasuile
    @JamaalMasuile 2 місяці тому

    Dila shawaabka