Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xamar 5 wakhti laguma tukado masaajidka dadkaasi xornimo kuma noola cid ka hadlaysaana ma jidho
Saadaashu daaha dabadiisa ayay ku wanaagsan tahay. Marka TVga la keeno waa lala waayaa. Haddii nasiibkaagu mar wanaagsanaado oo ku celi lagu yidhaa laguna celiyo. Senator intaasaan ku biirinayaa. Muuse ma taageero.
Cadawga Somaliland Muuse aad u bay neceb yihiin.
Dhidig waa kaa dadkiisa la qalanayo oo u niikinaya cadow. Sidii Ciro ugu niikin jiray maslax Barre.
Isir nacayb mooyee somalinimo umaydaan hadal waayo Qaraxa Liido iyo soobe dhib uma aragtaan qof la xidhay oo la soo daayay baa idinkaga weyn 5 wakhti xamar laguma tukado
Somaliland doorashada card baa lagu galaa teendho laguma qabto guuul guuul
Dadka tiradaas dhan kumaba noola somaliland waa beentiis