Qeybti 2 Aan Oga Dabatageynay Been Abuurkii Wadaadka Takfiriga Ahaa Uu Kuben Abuurtay Culamaau Najdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 11 днів тому +1

    Suufiyo sanadadan tanbe been ayuu xaalkoodii noqday badiba

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 11 днів тому +1

    jadiidiyo fadhi kasoo tuura laso barey musiibo waaye adiga iyo culimada caalimiin isku maleeya😂

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 11 днів тому +1

      Jadiidiyo ayaad tidhi waanad maqashay uun(jadiidoyo waa dacayad ahlu bidacada inay ahlu sunnaa dacaayadeeyana waa lagu yaqaan lkn bal sheeh maxaa cusub ee ay diinta kusoo dareen?

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 11 днів тому

      النجديون موقفهم من الصوفية واضح في كتبهم لا غبار عليه، فلو كان هذا الذي يناقشكم له معرفة بنصوصهم وكيفية جمعها، سيفحكم، وإلا فلا.

    • @HD-st7uq
      @HD-st7uq 7 днів тому

      Jadiidiyo waa magac ee walaalaha soomaalida ka turjumtay madhabkaan cusub ee aad wadaan,
      Ee wax ey ahlu bidac keeneen ma ahan,
      Labo, goormaad ahlu sunnah noqoteen, shaley un baa madhabkiina la dhisay, oo caalamka dhan laga yaqaanaa xiliga la abaabulay, xitaa aljazeera warkiina heyso oo shayaadiin oo diin shuqul ku laheen,
      الجامية المدخلية
      Ayaa loo yaqaanaa cindal carab,
      Wax kalena ma ahan, ee waxaa aas aasay ربيع بن هادي المدخلي
      Iyo
      محمد أمان الجامي.
      Labadaas ibliis oo umada rogtay, oo loogu talo galay in nidaamka dimiqraadiga maanta caalimul islaam ka jiro marsiiyaan umada,
      ee waxaan ku dhihi lahaa xog ma heysid, ee shaatiga ahlu sunnah un hanaga wasaqeen, hadee ashaaciro xoog ku heystaa, dhaaifo kale oo 1991 soo rucleysa kasii daran, inee magac salaf qaataa... waa zanaadiqo oo ahlu bidac ah.

    • @HD-st7uq
      @HD-st7uq 7 днів тому

      Jadiidiyo waxey tahay iyo taariiqdeeda waan kuu soo qoray, laakiin odeygaan channelka leh ayaa tir tiray,
      Malaha wuxuu dhibsaday runta,
      sidoo kalena ma ogolo in xaqiiqda umada ey ogaato, waana dhaqamada ey ahlu baadhilka lee yihiin,
      Sida hada ka jirto Social mediaha, lama soo dhigi karo wax feedaayo xaqiiqada baadhilka maanta aduunka ka jirto, oo wey saaraan, laakiin naag niikineyso, iyo quraafaat umada lagu dhuminaayo wey jecel yihiin oo ma saaraan...
      Allah ayaa umada u maqan.