Caweyska Cawke iyo Maryan Mursal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 102

  • @naneycadey5572
    @naneycadey5572 10 років тому +21

    She was beautiful manshallah love you mama maryan

  • @gouleittsheekhxareed1490
    @gouleittsheekhxareed1490 7 років тому +16

    Alle Janatul Fardawsa Haku Macsuumo Cawke Incha allah
    Maryana Rabi Cimriga Haw Dheereyo :DxD

  • @hindamahamed1870
    @hindamahamed1870 9 років тому +8

    alla ha u naxariisto axmed xasan cawke oo qabriga ha u waasiciyo aamiin

  • @maawdhungale
    @maawdhungale 10 років тому +2

    maryan mursal ciise bootaan waa fanaanad qater ah o fanka soomaali meel sare ka gaartay hooyo wanaagsan oo ilmaheeda korsatayna ah aloow noo dhaaaaf aamiin

  • @harunosmanabdullahi2814
    @harunosmanabdullahi2814 10 років тому +20

    maryan mursal hadii aad waanadeyda qaadaneyso intaadan qabriga ilaah ku geynin ka towbad keen waxaan oo ilaah ka baq waxaan dambi wlhi

  • @Atooregablax
    @Atooregablax 4 місяці тому +4

    2024 yaa iladaawanayaa maryan mursal ilahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo ilahayna haunaxariisto Ahmed xasan cowke

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 9 років тому +3

    allah ha u naxaristo marxuum cawke janatul fardawsa aallah ha ka waraaabiyo aaaaamiin

  • @mohamedyousuf1120
    @mohamedyousuf1120 8 років тому +4

    ilaahay hakuu naxariisto cawke waxaad ahayd legendka saxaafadda

  • @saneymahamed8588
    @saneymahamed8588 6 років тому +4

    Allahu Akbar cawke Allah haku naxaristo amiin.

  • @nasroahmed9591
    @nasroahmed9591 10 років тому +3

    Wow wow most beautiful women and fantastic voice mashaallah alow noo daa waana qof soomaali jecel

  • @moussamahamed2716
    @moussamahamed2716 10 років тому +7

    fanaanad qaran ilaahow cimriga kuudheeree aamin aamin

  • @lovelymuniita9773
    @lovelymuniita9773 9 років тому +8

    alla haw naxariisto janatul fardaw sana ha geeyo wariye cawke halyey naga buxu ahaa

  • @sahromaxamedfaarax-8231
    @sahromaxamedfaarax-8231 9 місяців тому

    Allow kuu naxariisto abwaan plus suxifi cowke🤲💯💯💯💯

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Рік тому

    Cawke Allaha u naxariiso, wuxuu ahaa mar la arag Alle hiba u siiyey suxufinimo, weliba leh shakhsiyad adag oo karaama leh.

  • @theallahsslave8011
    @theallahsslave8011 7 років тому +1

    Ilaahow u naxariiso Axmed xassan Cawke rugcaddaagii saxaafadda somalida.

  • @maanoabdi5356
    @maanoabdi5356 10 років тому +4

    woof maryan mursal the best in somalia

  • @asmacabdi9537
    @asmacabdi9537 9 років тому +4

    ilaahay ha unaxariisto janatu fardawsana hageeyo cawke

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 8 місяців тому

    Cowke Allah unaxaristo
    Mama maryan cimri dheer iyo cafimad kuwaar

  • @ducaalemusesiciid4967
    @ducaalemusesiciid4967 8 років тому +5

    allow kunaxariso axmed xasan cawke wuxu aha legendhiga saxafada

  • @jaimelavie7721
    @jaimelavie7721 11 років тому +2

    mama fanka haa jojiine fankay mama mariam ay ka jogsatey fan maa noreeyoo vive mama mariam

  • @Aishv
    @Aishv Рік тому +1

    My best fanaaan maamo maryan mursal ilahey cimri dheer hasiiyo❤

  • @malikibrahim4677
    @malikibrahim4677 9 років тому +1

    allah ha u naxaristo marxuum cawke janatul fardawsa

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 9 років тому +5

    cawke iyo mama maryan mursal ciise rabbigu haydin
    ilaaliyo

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

    Maryan mursal iyadana ALLAAH cimri dheer hasiiyo iyo caafimaad

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Weriyihii ugu qiimaha badnaa soomaali AUN axmed xasan kowke

  • @axmednuur5392
    @axmednuur5392 8 років тому +4

    Aaamin aamina Al haw naxaristo

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c 16 днів тому

    He was great journalist

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 Рік тому

    Allah ha u naxariisto cawke Aamin Aamin Aamin

  • @abdirahmanmohammed5563
    @abdirahmanmohammed5563 9 років тому +1

    ILLAAHOW unaxariiso wariye axmed xasan cawke

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

    ALLAAH ha unaxariisto axmed

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому

    Ammed xasan cowke alle how naxariisto maryan myrsal ilaahay cimriga ha u dheereeyo

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 3 роки тому

    Alle ha unaxariiso wariyahaheenii weynaa cawke

  • @engnabiilalayan6725
    @engnabiilalayan6725 7 років тому +4

    allow kuu naxariiso cawke

  • @hamseabdilaahi1763
    @hamseabdilaahi1763 3 роки тому

    Alle ha unxaristo axmed xasan cawke

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 5 місяців тому

    I'm watching 2024 😢

  • @abrahamojegalitarianism6850

    General aadan gabyow waa abwaan. Maanan ogayn

  • @kananhashi8078
    @kananhashi8078 8 років тому +2

    Allah ya raxma cuuke ilahaahow kuunaxariiso

  • @somaliyawamelsaresoufaygar1378
    @somaliyawamelsaresoufaygar1378 8 років тому +1

    Allah u naxaristo marxun xasan cowke yaa raxma raximin

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 років тому +2

    BOQRADA FANAANKA MARAYAN MARSAL INLOOW

  • @ebrahimduriumer5720
    @ebrahimduriumer5720 Рік тому

    Wow Maryan mursal way fiicantahy

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 2 роки тому

    Allow kunaxaristo cowke mamo maryan cfmd tmm ah ebbe hakusiyo

  • @awoelmi1200
    @awoelmi1200 3 роки тому

    Allaha unaxaristo Cowke Mamada Cimri dheer iho Caafimad ban urajyna 🤞

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Рік тому

    adaa garan waxa i gubee
    Garwaaqso wasd igu gaftee
    Maamo maryan mursal ciise botan waa reer galkacyoodkii asalka ahaa mom cimri dheer iyo caafimaad

  • @abdulahus3944
    @abdulahus3944 3 роки тому

    heesta adaa garan link yaa kahaya?

  • @axmedyasiinkhadar5354
    @axmedyasiinkhadar5354 8 років тому

    MASH Allah Mama Mary an mursal ciise farxad Ku noolow

  • @AminAli-ok5zv
    @AminAli-ok5zv Рік тому

    Allah hau naxriisto cawkey 😢😢

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 роки тому +1

    Ex legend maryan mursal allaw kudaaaa

  • @sharmaakecabdi402
    @sharmaakecabdi402 8 років тому +4

    ilaAhow u naxariiso

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 6 років тому +1

    kkkkkkkkkk cawke allaw ku naxariso walahi waan qosly

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493

    Cawke wuxuu ahaa shaqsi aad u qiimo badan saaxiibadiina waxay ku macneeyeen Qof Naadira.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 Рік тому

    ❤❤❤alaha unaxariisto

  • @zhakuurmp8831
    @zhakuurmp8831 3 роки тому

    Alle janada haka warbiyo marxuun wariye cawaka

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 Рік тому

    Mashallaah❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 8 років тому

    alle ha kuu naxariisto cawke

  • @maaidaaxmed7200
    @maaidaaxmed7200 Рік тому

    Mashallah Mashallah ❤ ❤ ❤ ❤

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 7 років тому +1

    ilaahaw kuu naxariiso cawke

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 Рік тому

    Who is wiching octobr 2023

    • @jamilo3021
      @jamilo3021 Рік тому

      Me watchin octoper 21 2023 saturday old is gold

    • @hamdi9266
      @hamdi9266 Рік тому

      I’m still watching 24 October 2023 😊

  • @awohassan
    @awohassan 5 місяців тому

    hada way ka baxaday fankii tiiyo tabcaana allow caafimaad sii mar hadii fankii ka baxaday waa alx

  • @zaammohamed8743
    @zaammohamed8743 10 років тому

    Cawke caadi ma tihid illahay cimrigaaga ha dheereeyo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 6 років тому

    Cawke Alle ha u naxariisto

  • @fosmaxamuud2804
    @fosmaxamuud2804 7 років тому +2

    alla ya arxam raaximiin

  • @abdishakuur2199
    @abdishakuur2199 8 років тому

    alaha unaxaristo axmed xasan cowke

  • @zakariyecabdule8403
    @zakariyecabdule8403 2 роки тому

    Ilahey kuu naxariisto

  • @saneymahamed8588
    @saneymahamed8588 6 років тому

    Wow 😲 mama maryan hader bawa kashidan thay 30dn sano kahor

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye Рік тому

    Riwaayadii shabeel iyo naagood xasan aw muumin ayey shalaayo ku matalaysay heesihii iyo geeraraidii waxay ahayeen cajiiba maryan mursal waxay ahayd fanaaninta kuwa loogu jecelyahay

  • @hafsahassan7435
    @hafsahassan7435 2 роки тому

    3jun 2022

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Рік тому

    Maryan quruxley

  • @umismacil1341
    @umismacil1341 8 років тому

    alle ha unaxariisto

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 2 роки тому

    Waamaalaayacni Ninkaa weyn, islaanta aaba dhaata

  • @allthingsamal
    @allthingsamal 8 років тому

    Masha allah

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 Рік тому

    maamada ilahey cimriga hau barakeyo

  • @mohamedb3990
    @mohamedb3990 10 років тому

    Mashallah

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

    Cawke hadii Uu dhintey Nolosha waxba ma hadhsana

  • @drfatimamohamed4666
    @drfatimamohamed4666 9 років тому

    waaaw maamo maryn

  • @jaimelavie7721
    @jaimelavie7721 11 років тому

    yaa salam mama mariam mursal

  • @mahadabdilahi1127
    @mahadabdilahi1127 7 років тому +1

    AHUN Ahmed Hassan Cawke.

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 років тому

    dhulka igu balaarane baryo kaama raageen

  • @abdirahiinxuseen373
    @abdirahiinxuseen373 10 років тому

    cawke nolow

  • @aliosman2527
    @aliosman2527 6 років тому

    Ahun cawke

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 10 років тому

    oogada sariyo uurkiyo wadnaha waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mama maryan mursal sidaad uciyaareeyso gabar yar xataa uma ciyaari karto eeeesh calaaaa kooxdaaan niyada kadheeleeyso maa meel ufurtid ha nuuxsadaanee kkkkk

  • @nimcosiciid3761
    @nimcosiciid3761 Рік тому

    Hhhhhh

  • @khadromuse
    @khadromuse 11 років тому

    Dadkan Jamaican miya maxa waye, calankan kkkkkkk