Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
MashaAllah, waa rag fardafuul ah iyo fardo aad uqurux badan ❤ ❤ ❤
Maxay farska u uleynayaan umadaha kale ee farsaha ku tartama wax faras sida u uleeya ma arag
Somaliyey wax kaste aqoon iyo daryeel u baahan yihiin usha ka daaya faraska teeda kale u tura oo ciyaar 24/7 haku dhibina waa nafley jaaygas lugaha cidiyaha ayuu ka wax yeeleynayaa adinkoo meel bacaad ah raadsado idin dhaami laheyd waa ku dhib balse qoobablas wey u badnaadayan mudo.
Ushaas yar waxba uma dhibeeso faraska Wax aadan aqoon ulaheen ha isku dayin I aad falanqayso
@@AbaanduuleZaki 😂 Ul iska daaye hadalka xun in aad ku dhahdo xitaa sax ma’ahan lkn somali tahay nasteexada in aad dood ka keeno waa dhaqankeena ee horey inoo wad.
Mexeey yihiin dadkan mexeey xayawaanka sidaas ugu dilayaan.Ilaahey ka cabsada!😥😥😥Ma weydaan Muslimeen eheyn?Ilaahow yea ogaado faraska siduu u inkaarayo.Ilaahey baa idinka jaaseynaya.Midka filinka ka duubaayana?
Usha ka daa faraska gacantu ku go'daye
Qq
Usha marka lagu dhufto xawaaro ku sii dara
Shaanbuug ama jeedal baa layidha waana qalab dunida oo dhan u adeegsato
adna ma aragtay ...waar wuxu ax aqsanaa..gadaal xataa eegi maayo inaan loo dhawayn
Dhaaf habaarka beeshaan aminkay fardaha baranaysaaye.
ushakadaa wax magarad yahow cawan kaa
Adigaa cawaan ah aan fardaha waxba ka aqoon Ushaas yar ma xanuujiso faraska ee kaliya waa lagu carbiyaa Wax aadan aqoon ulaheena waligaa haka hadlin
Bax
Nashidi
Caadimaaha fadahani iyo dhaliyaradan
Daynile🥰🥰🥰🥰🥰
MashaAllah, waa rag fardafuul ah iyo fardo aad uqurux badan ❤ ❤ ❤
Maxay farska u uleynayaan umadaha kale ee farsaha ku tartama wax faras sida u uleeya ma arag
Somaliyey wax kaste aqoon iyo daryeel u baahan yihiin usha ka daaya faraska teeda kale u tura oo ciyaar 24/7 haku dhibina waa nafley jaaygas lugaha cidiyaha ayuu ka wax yeeleynayaa adinkoo meel bacaad ah raadsado idin dhaami laheyd waa ku dhib balse qoobablas wey u badnaadayan mudo.
Ushaas yar waxba uma dhibeeso faraska
Wax aadan aqoon ulaheen ha isku dayin I aad falanqayso
@@AbaanduuleZaki 😂 Ul iska daaye hadalka xun in aad ku dhahdo xitaa sax ma’ahan lkn somali tahay nasteexada in aad dood ka keeno waa dhaqankeena ee horey inoo wad.
Mexeey yihiin dadkan mexeey xayawaanka sidaas ugu dilayaan.
Ilaahey ka cabsada!
😥😥😥
Ma weydaan Muslimeen eheyn?
Ilaahow yea ogaado faraska siduu u inkaarayo.
Ilaahey baa idinka jaaseynaya.
Midka filinka ka duubaayana?
Usha ka daa faraska gacantu ku go'daye
Q
q
Usha marka lagu dhufto xawaaro ku sii dara
Shaanbuug ama jeedal baa layidha waana qalab dunida oo dhan u adeegsato
adna ma aragtay ...waar wuxu ax aqsanaa..gadaal xataa eegi maayo inaan loo dhawayn
Dhaaf habaarka beeshaan aminkay fardaha baranaysaaye.
ushakadaa wax magarad yahow cawan kaa
Adigaa cawaan ah aan fardaha waxba ka aqoon
Ushaas yar ma xanuujiso faraska ee kaliya waa lagu carbiyaa
Wax aadan aqoon ulaheena waligaa haka hadlin
Bax
Nashidi
Caadimaaha fadahani iyo dhaliyaradan
Daynile🥰🥰🥰🥰🥰