Xildhibano Somaliland ah oo Qaatay MUQDISHO Diplomatic Pasport waa kuwee 🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому +1

    Soomaliland ilahay ha xafido

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Місяць тому +1

    UM24 xayaakallaah

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Місяць тому

    Guul guuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Місяць тому +1

    Allaah ha inaga qabto dhibtooda
    Xildhil dhibaano maaha ee waa wax gaajo ku soo wada koray oo dawarsi ku weynaaday oo waxbaa la cunaa uun garanaaya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому +2

    QABIILKA QALADKAA KEENAY AAN KU DOORANAY XIL XASHIISH COD KU KEENAY CUDUR ALLE HA KU RIDO KUWAN XIL

  • @warss11
    @warss11 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Місяць тому

    Tuugta ilaahay sharkooda haynaga hayo kitaab kii rabi ayay Been ugu dhaar teen base ilaahay ayaa qaban dona inshallah calankani waa calan barakeysan oo rabi maga ciisu kuyaalo ilaahay ayaa u hiilinaya inshallah cadowgiisu uu jabayaa inshallah guul somaliland inshallah idamka ilaahay

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 Місяць тому

    Xukuumadu waa iny sharciga hor keentaa xildhibaanada sharcigii wadanka ka horyimid

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому +2

    XIL GARAC XASHIISH DHAB AH BAA DOORANAY HUNGURI KAALA WEYN DAL DAD

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Місяць тому +3

    Laab saalax xildhibaanka igu matala baarlamka weeyi , tuug caada qaata weeyi sagaal awoow faqri kuso koray dib danbe looma dooranyo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Місяць тому

    Wa biya kama dhibcaan Xisbiga wadani waxa ku ururay Cadawgii Somaliland oo Aan qabiil ahayn e Caadaqatayaal is urusaday oo ka kooban dhamaan beelaha reer Somaliland.

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 Місяць тому

    Aya cantarola pasaboorada madarada, Somaliland ,maxayse uqaban waayeen

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Місяць тому +3

    Laabsaalax muxuu isku kaaya oohiyey isaga oo iska.dhigaya wadani show wuxuu ahaa khaain weyn

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому +1

    Alle ayaa qaban daalin basaasiin dhaartu idin qabatay kitaab bay mareen faa iido helimaayaan

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 Місяць тому

    halaso xidho inta haysata basaborada

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому

    Weli waa la raadinayaa cidii wax ka qaban lahayd cadowga beenta inoogu dhaartay ee Golaha wakiilada inoo dhex fadhiya.

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri Місяць тому

    Faqash yaryar ayaaa inoo fadhiya meesha.
    Mar hore ayaan idhi raggan habeen madow ha la tumo oo tii dhaqaaqdana ha la jabiyo

  • @MaxamedDeeq-sd2lh
    @MaxamedDeeq-sd2lh Місяць тому

    Waxaan xukuumada s/land ,gollaha,sharci dejinta,guurtida iyomaxkamada sare aannu Ka codsanneynaa in tallaabo sharciya laga qaado,saddex,qollo,oo,kalla saari la, mucaaradda shakhsiga iyo tan qarranimadda mucaaradka soomaliland laga ogolyahay,ay yahay,inney toosiyaan wixii dawladu Ka,leexda oo ay saxaan haddana saddexda qollo waxaa weeye
    1) xubnaha baarlamaanka
    2) sallaaddiinta Ka tegey shaqaddooddii EE siyaasadda Ku milmay
    3) xubnaha daneynaya inney xil Ka qabtaan s/land, EE ah xisbi,ama siyaasi