Maxay tahay Heesta Hindiga ee ay dadku Af-Soomaaliga u maleeyaan?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 190

  • @majidapdalla9849
    @majidapdalla9849 Рік тому +186

    Astaan mad igu cawisan in aad iga dhigtaan muqaal dube wayo xifradeda ayaan leyahy 😢hal mar iso qabta

    • @asadyare796
      @asadyare796 9 місяців тому +18

      Iyaga miyaaba kusoo qabona,😂 aday tahay inaad utagto ood la wadaagto waxa aad taqaan

    • @Abdirahman-dn4qj
      @Abdirahman-dn4qj Місяць тому +5

      @@asadyare796 Waa laandheere😂😂😂😂

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Місяць тому +2

      markaso leeyhy wadanka shaqo maleh io nin walbo ninkiisu noleestaa😂😂

    • @Li-dr3hb
      @Li-dr3hb Місяць тому +4

      ​@@Abdirahman-dn4qj😂😂shaqo la doonta la arki jiray ee mid lagusoo raadinaayo miyaa soo baxay

    • @mohamudamin4063
      @mohamudamin4063 Місяць тому

      😂😂

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Місяць тому +39

    Allaha u naxariisto mahamed salesman.

    • @Barad-zo7ek
      @Barad-zo7ek Місяць тому +1

      Ila hada hamigegana kama baxo wa mida laya banahay

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 Місяць тому +14

    له المغفرة والرحمة من الله. الفنان المحترم الراحل محمد سليبان توبيع.
    لله يازمري.

  • @muhanadabutarika
    @muhanadabutarika Місяць тому +9

    Badwan. Waa sanam ay iLlaahay ka wadaan waaye oo ay ku dhaaranayaan. Fanaan waa loo hoosgaliyay ereygaas. Alla ha dhaafo damnigaas aadka u wayn

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 дні тому

    Ilahay ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 Місяць тому +2

    Ilahow unaxariso al fanaan maxamed saleebaan tubee👏👏♥️♥️amiin amiin ya allah 🤲🤲

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 Місяць тому +22

    Bagwan ban ku dhartee wan u aari donaa subxanallah😢😢 wlhi waa Dani wayn hestaan
    saxibow maxaa dhiida u saraysaa dadka ha ogadan waxan inay danbi tahay BAGWAN waxaa lagawadaa hinduda waxay cabudan wasaqda iyo aslamta😢

    • @DB2024-k3l
      @DB2024-k3l Місяць тому +7

      Somali aa naladhaha waxaan nahay dameer dhaan raacato waxwalba wa iska dhaheynaa kafiirsasho la aan
      bhagwan waa illaaha hindida subxanallah.
      Heeska Shaydaan buloow waa shirki weeyn
      Shaydaanki aa la leeyahay shiikheey Adigawaaye wixi sheegtid shacan ka qadaa.
      Shaydaanki aa daaci looyahay subxanallah.
      That's why eey diinteena u mamnuucday heesaha. wixi larabo aa la isaga heesa

    • @bintiyusuf1590
      @bintiyusuf1590 Місяць тому +1

      Aad iyo aad 😢

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Місяць тому

      Wll bagwan micnihisa waan radiyay wxa umalenayay wx ugaar ah (sanab, ama magac dadeed) ee hindida caabudaan. Balse waa eray ama macad ilaah waye hda English ubadasho waa “God” arabineh waa Allah somalineh wxe naqan Eebe, Ilaahey… Allah.
      Fiiri website. ⬆️
      Ilaah baa wx og! ☝🏾

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 3 дні тому

      Waa meeshu sheydhaan dadka diindoota ka dhaawac heesaha ineey wax ogu soo qariyaab

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 Рік тому +24

    Waligey ba somali le u heestay ileen wa mix allah haunaxaristo mohamed suleban tubeec

  • @officialahmedlamaane1278
    @officialahmedlamaane1278 2 дні тому

    Allaha kunaxaristo

  • @ismahanjeylani5227
    @ismahanjeylani5227 Місяць тому +2

    Wow war waa yab heestan mudo Aya maqal jiiray Hindi wan aqana maba igu sodhicijirin aderka Qatar waye dadki hoorey wa dad fiican xiligas hadan jogi lahay wey ii dhacalahed 👏👏👍 ❤❤

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 Місяць тому

      Heesta magaceed

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um Місяць тому

      Aniga xata Hindi waan aqaan laakin waliga uma maleen in kasto Ishq= jaceyl uu Carabi ka soo jeedo asalka.
      Kaun maare = yaa garaacay, yaa ku dhuftay
      Ishq naya. = jeceyl cusub

  • @ayzaryare1046
    @ayzaryare1046 Місяць тому +17

    Ileen aniga uun baa is ciilee Afsomaliba maha 😂waxaan is lahaa dhabatada qurbaxa aad wax ku baratay waaye 😂😂

    • @ilhaan734
      @ilhaan734 Місяць тому

      Anigba ciil ba iga qaban jiray inan fahmo darted 😂

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 Місяць тому

      Heesta magaceed

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 22 дні тому

      ​@@galayrcade736cishqi maxamed saleebaan tubeec

  • @Ma_Dame.
    @Ma_Dame. Місяць тому +4

    😂😂😂 waan is waydiin jiray waligay, sida heestii Michael Jackson mamasi mamasa mamakusa 😂

  • @MUSTAFE-ART
    @MUSTAFE-ART Місяць тому

    xaaji dirir somahan ninkan🫡 big respect zxp

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Місяць тому +4

    Wan islayabanaanjiray ..eraygan ma af ellaaymiya ...dee waanngaaranwayaay......

  • @user-mu4ye9wo3j
    @user-mu4ye9wo3j Місяць тому

    Alle hawnaxariiste wuxu fanankii kaliye somali lahayd😢

  • @Amiir2107
    @Amiir2107 26 днів тому

    Allow kuu naxariiiso we miss you.

  • @SiraadAbdille
    @SiraadAbdille Місяць тому +1

    Allah unxariisto

  • @behumblealways2510
    @behumblealways2510 2 місяці тому +1

    Amazing . Thanks for sharing . Is this guy talking Mohamed Suleman Tubeec himself?

    • @muktarmumin5265
      @muktarmumin5265 2 місяці тому

      He looks like him but in older version

    • @adanismail5723
      @adanismail5723 Місяць тому

      @@muktarmumin5265thats his older brother and lives in Berbera .

  • @macab6141
    @macab6141 26 днів тому

    Ilahay haa unaxariisto

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 Місяць тому

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته امين يا رب العالمين

  • @QADAR_C
    @QADAR_C Місяць тому +1

    Only Inta aan videos ka ustaadka like ta la dhaafin 🎉🎉

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo Місяць тому +2

    Ax Ax Ala somaliyey ma xishoonaysiin maad adeerkaan ilkaha uhagaajisaan intaydaan waraysay 😢

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 Місяць тому

      That's true walahi ma xishodan inte wareysan waye cawin lahaye hadeya u sameyanlahaye ilkaha miskine adero Allah ha ku gara garo

    • @user-ss7eh9on1x
      @user-ss7eh9on1x Місяць тому

      Wuuba geriyoday😢​@@sulekhasaid2891

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 27 днів тому

    All
    Alle hownaxariisro maxd salebn tubeec

  • @saidhassan7594
    @saidhassan7594 7 днів тому

    Naxarisa jaano

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 9 днів тому

    ILAAHOW UNAXRIISO ADEER MAXAMED SALEEBAN TUBEEC U DANBI DHAAF JANO FARDOWSA GELI❤😢

  • @maalik2002
    @maalik2002 Місяць тому

    Thank you 🎉🎉🎉

  • @hawoali6298
    @hawoali6298 Місяць тому

    Allaah ha unaxariisto

  • @Ezzy-3z
    @Ezzy-3z 25 днів тому

    Allah haku unxriisto 😢

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 Місяць тому

    Ilahay ha unaxristo Mahamed Salman tubec

  • @sharifffarah3195
    @sharifffarah3195 Місяць тому +1

    Cajiib heestan sidaan ujecla iyo halkey kadhacday isma lahan,wixi diinteenu diida dhib aya noogu sugan .
    Balkawaran hadii lagudhaartay (Badwan) cid aan Ale aheyn aqoon dara awged anigana aan madaxa uruuxay Alow nodambi dhaaf

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 Місяць тому

    Ale hau naxariisto aamiin yarab caalamiin

  • @muqtaarjalwa
    @muqtaarjalwa Місяць тому +1

    ""Habo ideerise waan ku imaadee cishqi ki i hàya""" sidaas waaye heesta

    • @onlinejobs8178
      @onlinejobs8178 Місяць тому

      Uma dhawa xittaa 😂

    • @muqtaarjalwa
      @muqtaarjalwa Місяць тому

      @@onlinejobs8178 ad amaan kaa camiran karaa niyow

  • @habooncabdigoogle6868
    @habooncabdigoogle6868 Місяць тому

    Haday gabartahy ana geye sitirigam 🎉❤

  • @user-st1nk7fp4q
    @user-st1nk7fp4q 2 місяці тому

    Allah ya Rahma amiin

  • @HodonAhmed-ug4sc
    @HodonAhmed-ug4sc Місяць тому +1

    Ma isagii baa o maanu dhiman😢

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Місяць тому

    Meesha shirkiga inad qarisa ma ahayn si aan loogu qaldamin

  • @MaxamedMaasbaro-yo7fu
    @MaxamedMaasbaro-yo7fu Місяць тому

    Geesi weeye isagoo gacan ku jira buusan naxaynba

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 місяці тому +3

    Waaaa af calow suuxe mudug ba gabooye uga hdlan

  • @mohamedyuusuf8749
    @mohamedyuusuf8749 21 день тому

    Sidaa maaha

  • @Alimuse07
    @Alimuse07 Місяць тому

    qeybta Pagwan waa qarisen😮😮

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599 Місяць тому

    King 👑

  • @abdiqaniyuysuf3183
    @abdiqaniyuysuf3183 Місяць тому +1

    Abu teersi waa teeni maare cishqi keenaya
    Dadow like waa naare sidee geed loo marinayaa
    Waa intaas buu yidhi
    Waana afsomali

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 Місяць тому +2

      Afsomali maahan zhp waa af hindi

    • @abdiqaniyuysuf3183
      @abdiqaniyuysuf3183 Місяць тому +1

      Waa afsomali sxb

    • @abdiqaniyuysuf3183
      @abdiqaniyuysuf3183 Місяць тому

      Waa waran afwayn oo cishqi keenay
      Dadow like waa naare sidee geed loo marinayaa
      Waa intaas Abu teersi waa waran teerimare waa afwayn

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 Рік тому

    Khabiir faneed ❤

  • @edityy141
    @edityy141 Місяць тому

    Hindi 😂😂😂walhi ma fahmi jirin 😂😂

  • @abdiqadirabdullahi5636
    @abdiqadirabdullahi5636 Місяць тому

    War waa afsoomaaliga kiisa adag

  • @nasirmohamed1589
    @nasirmohamed1589 26 днів тому

    Wareer iyo wareer la aan wax ay muzik iyo af hindi igala maqanyihin ayaaba iska yer

  • @abdirahinhussain7014
    @abdirahinhussain7014 Місяць тому

    Heesta magaceed wlll

  • @user-mr9wq4dt1u
    @user-mr9wq4dt1u Місяць тому

    Waligay maymay baan moodi jiray

  • @nastehohassandiini
    @nastehohassandiini Рік тому +5

    Wan ka xumahay in hees Somalia ah lagu so daro hidin oo wada danbi ah bagwaan aaa 😢😢

  • @XamdaWarsame-cb2bc
    @XamdaWarsame-cb2bc Місяць тому +1

    Abu tirsi wa gooni Mar e weyaan waana somali kuli beenta nagada

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 Місяць тому +1

      Odayga heesta sharaxaya waa jaamac saleebaan tubeec waa fanaan hore iyo walalka maxamed salabean tubeec marka anigaa ka xog ogaalsan miyaad naleedahay?
      Teeda kale haduu isaga beensheego ma adaa runsheegaya?

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um Місяць тому

      Waa Mix laakin. Kaun maare waa Hindi waana sax siduu ku fasaray .yaa garaacay,, ku dhuftay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 дні тому

    Eebe haloo badalo Baghdi

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Місяць тому

    WAAHWAAH

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj Місяць тому

    kkk adeer hadaa fahmiweyday anaga waafahansanehy ee hind hanala aadin

  • @user-uj5gc2sr1u
    @user-uj5gc2sr1u Місяць тому

    Ader MCN

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 Місяць тому +1

    Bagwaan ayaan ku dhaarta aaa oo hada heestu waaba dambi ee

  • @khalidcapqarino
    @khalidcapqarino Рік тому +2

    Warkadaya maaha saase , heesta intaas yado abwan somaliyeed sharxayan arkay wx hindiyana kuma jirin … bal link an so raadiyo

    • @mohamedabdi-mi8tu
      @mohamedabdi-mi8tu 2 місяці тому +1

      Sxb iisoo dir ilaah baan kugu dhaarshaye

    • @muktarmumin5265
      @muktarmumin5265 2 місяці тому +1

      @@mohamedabdi-mi8tu ma jirto sxb hindigaas ba ugu dhow xaqiiqda

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um Місяць тому

      Kaun maare waa Hindi means who beats

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Місяць тому

    War waa afka maymayga iyo afka oramada oo laisku daray oo midba eray laisku qabtay

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 Місяць тому

    Wlhi waan fahmi laha

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Місяць тому +1

    Wooow Anigu Waxaan IS Lahaa maadaama Abwaanadii hore ay ku Heesi jireen af soomaali aad u adag oo u baahan Qaamuuska inaad ka Raadiso si loo fahmo Lkn Fashil weyn baa kasoo baxay meesha 🤣🤣🤣 Hoos kasii Cad

  • @shikuugaaleef8185
    @shikuugaaleef8185 Рік тому

    Bagwaan ayaan ka fahmay marhore oo ahaa Sanam gaal kii hindida marna waxaan is iri adaa is moodsiiyey ee malaha waa af may may

  • @maxamuudcabdullahi8468
    @maxamuudcabdullahi8468 Місяць тому +1

    😅walhi waa fahmi wye qebtan hestaan mr bdan radiyaha waka dhagesty lkn somali mawa aha miya kk

  • @Barad-zo7ek
    @Barad-zo7ek Місяць тому

    Safar ligu helay waxa legu gaday yurub

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 Місяць тому

    waa af canfar ayaa nalaka dhaadhacsiiyay

  • @atakar26
    @atakar26 Місяць тому

    Waxaan u heestay
    Yeesitiin waan ku imaaney cishki keenaaya ragow waa ninkiina halkaan geella soo marinayee 😅😅😅😅😅

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 Місяць тому

    waa sax kona mara wa hidi wa sax kkkkkkkkkkkkkk

  • @AxmedKadafi
    @AxmedKadafi Місяць тому

    Xp😊

  • @Danta77
    @Danta77 Місяць тому

    Maxa hindi lagu falay afkeena ayaba ka qanisan. Teeda kale iyaga, carabta iyo dadyowga deriska nala ah ayaaba qaata heesaheena Somaliyed

  • @Eng.Mahadaay1
    @Eng.Mahadaay1 Місяць тому

    Muxuu ku dhaartay😂😢

  • @user-mo5bm9iu1r
    @user-mo5bm9iu1r Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂 moha salaaaad

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 Місяць тому +4

    Afmaay ayaan u maleyn jiray intaaas😂😂😂😂

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x Місяць тому

    Sxb heesta waxaa lahaa Abdi sinimo, abwaankii aada

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    Aniga waxaan ku dhageeystay iyadoo la sheekeeynayo maxamed suleymaan aabihii oo isaga iyo nin kale isugu baaqaya teerisii cishqi keenaaya. Trees qamaar ah .dadoow wana diinari doo marinaya. Doo waa labaalaha baaq ineey ahayd ayaan nin fasirayay ku dhageeystay.

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Місяць тому

    Abtirsiin waa gooni mare cishqi keenaya badaw waalidkii naare sidig geel daw marinaya waa Afsoomaali

  • @user-mi9ye1jz6t
    @user-mi9ye1jz6t Місяць тому

    Var var var 😂 astaan

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 Місяць тому

    Sxb odeygan ma abwaankii sameeyey baa mise waaba fanaankii tubeec

  • @smk4990
    @smk4990 16 днів тому

    Somebody fix that teeth for him damn I have never seen a black tooth 😮

  • @khadarahmed3880
    @khadarahmed3880 Місяць тому

    1998

  • @ahmadjamacmohamod8288
    @ahmadjamacmohamod8288 Місяць тому

    Waaba intaan fahmiwayey runtii waxaa isdhihijirey afsomaliga miyaa kugu adag fahamkiisa ileen waaba wax aan afsomali aheyn igatag 😂😂😂😂

  • @7june2024
    @7june2024 Місяць тому

    Waad roontahay hadaadan sidayda odhan
    Abuteeriskii waa gooni maree , cishqi keenayaa , badaw waalidkii naare , sidee geed loo maarinaaya . 😂😂

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 Місяць тому

    Oday muqayil wen ah waay tolow wali macunaa qaadka?

  • @drrashiid5533
    @drrashiid5533 10 місяців тому +1

    Maaha sidaas heestan afcaloow weeye oo ay ku hadlaan gabooyuhu
    Waana laguu sharaxaa hadaadan aqoon

    • @muktarmumin5265
      @muktarmumin5265 2 місяці тому

      Fadlan noo sharax. Hadii kale waa hindi ku daaya

    • @sahmiye_2
      @sahmiye_2 Місяць тому +1

      Fadlan iisheg magaca hesta please

    • @muktarmumin5265
      @muktarmumin5265 Місяць тому

      @@sahmiye_2 waa heesta cilmi boodhari oo qayb afkale ah ku jirto af hindina udhaw

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Місяць тому

      😢

    • @mrmo6096
      @mrmo6096 Місяць тому

      ​@@sahmiye_2Tubeec na wuu qaaday Cumar dhuule isna waa qaaday heesta waxaa la yidhaa Hodan waxaa lahaa Cilmi Boodhari

  • @carafaadcabdiraxman
    @carafaadcabdiraxman Місяць тому

    Dad badankii wa naare. Intas u fhmy😊😅

  • @user-pu1js6pj6x
    @user-pu1js6pj6x Місяць тому

    Heesta afsoomali laba umalaynayay 😢😂😅

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 Місяць тому

    kona mare waye 😊😅😮

  • @darishore814
    @darishore814 Місяць тому

    Reer waqooyiga marka Reer xamarka ku heesayaan heesaha hindiga wax bee ka sheegaan. Bal waa ka maxamed saleebeen tubeec hindi ku heesayo 😂😂

  • @AhmedDeria-ue9ih
    @AhmedDeria-ue9ih Місяць тому +1

    Bay Du ab Hindu Nahi Booltaa. Jubgarrio

  • @KingBaashe
    @KingBaashe Місяць тому

    War saas mahan ee waa si kale
    Abow teeris waa kooni mare
    Cishqi keenaaya
    Badaw waa ninkii naareed sidii geed loo marinaaya
    Saas wayw

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Місяць тому

    Kani wa Jaamac tubeec reer berbeta ciyaala hindi

  • @fiicaninamaxamuud6723
    @fiicaninamaxamuud6723 Місяць тому

    Beenaale waaye. Xataa ma garanaayo Af-hindi.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Місяць тому

    Af soomaali bay u egtahay in kuheesayo

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l Місяць тому

    Somali aa naladhaha waxaan nahay dameer dhaan raacato waxwalba wa iska dhaheynaa kafiirsasho la aan
    bhagwan waa illaaha hindida subxanallah.
    Heeska Shaydaan buloow waa shirki weeyn
    Shaydaanki aa la leeyahay shiikheey Adigawaaye wixi sheegtid shacan ka qadaa.
    Shaydaanki aa daaci looyahay subxanallah.
    That's why eey diinteena u mamnuucday heesaha. wixi larabo aa la isaga heesa

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um Місяць тому +1

      Haa xataa. Heesha Salman khan iyo Pretty Zinta Chori Chori chupke chupke. Waxaa ku ku jiraa kalmad khalad ah .
      Maine sab kuch tere pyaar ko de diya Tujhpe Rab se zyaada bharasa kiya .
      Aniga wax kasta jaceyl kaaga ayaan siiyey.
      Adigana ayaa kaaga kalsoon badanahay illahay( Rab waa illahay)

    • @DB2024-k3l
      @DB2024-k3l Місяць тому

      @@AhmedDiiriye-gm6um
      Heeskaan sanam teri kasam.
      Waa lamid oo waxay leeyihin adigaan kuugu dhaartay jacaylkeeygiyow
      I swear on you, my beloved. ENGLISH ahaan.
      Allah SW kaliya aa lagu dhaaran karaa.
      Waxaa laga yabaa inaysan ogeeyn markeey ku heesayan somalidaan oo aysanba isku taxalujin heeska macnihiisa

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um Місяць тому +1

      @@DB2024-k3l
      Haa taas xata waa khalad sabam teri kasam .soomaalida Waagi hore wey ku dharan jireen . Sida hooyadey ku dhaartay. Aabahay ku dhaartay

    • @DB2024-k3l
      @DB2024-k3l Місяць тому

      @@AhmedDiiriye-gm6um
      Waa runtaa anigaa kamid aha Allah naga cafiyee. Maalinki la ishegey inay danbi tahay aa iigu danbeeysey.
      Hooyadey allah iga qaado aan dhihi jirnay.
      Subxaanallah.
      Waa mahadsan tahay Bro

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 Місяць тому

    Weeligeeyi af somali ban modi jiirayi cajiib

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 Місяць тому

    😢😢😢

  • @Annaatti
    @Annaatti Місяць тому

    Wxs Af Oromo uheystee😅, ilaa hadana Af Oromo lee u egtahy wali😂

  • @Barad-zo7ek
    @Barad-zo7ek Місяць тому

    Waxa igu daran albushra schol kagala ama marqati ben dugsi la fadhiso wa midan bosaso ugu so tagay

  • @loolan01
    @loolan01 Місяць тому

    Inta codka laga jaray waxa uu ku dhaarayo maxaa u qarisay.
    Ilahayow tooba inta hesta dhagaystay ama aan qaaday .waligay afsomali anan aqoon ba uhaystay

  • @user-bi1sh2ip8z
    @user-bi1sh2ip8z Місяць тому

    Ayo ku dhameye???

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Місяць тому

    Odaygaan wajigisa kalankal cml😂😂😂

  • @xaajixassan3030
    @xaajixassan3030 Місяць тому

    Aftirsi waa gooni mare ishqi keen hayaa ballo waa ninkii naare sidee geed loo marinayaa saas armay tahay sheekhow

  • @muhamedmahamudomar5385
    @muhamedmahamudomar5385 Місяць тому

    Danbiga ay hore heesta u laheyd ayaa gaalnimo lagu daray dheh

    • @xabiibalbi4836
      @xabiibalbi4836 Місяць тому

      Jahilnimadu meelkasta ayey inala gashaa ilahow noo danbi dhaaf