SHIRKADDA SOMALI TRANSPORT OO CIIDA QIIMO DHIMIS IDIIN SAMAYNAYSA (CARGO BUSINESS)
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Si aad qiimo dhimistan u heshid la xidhiidh Shirkada Somali Transport lambaradan hoose
+905355436466 Shaafici
+90 552 608 99 15 Abdulrashiid
+90 (531) 745 88 52 Mustafa
Sidoo kale kala xidhiidh Somalitransport.com email info@somalitransport.com
Facebook: / somalitransport
Instagram: www.instagram....
DHARKA CIIDA QIIMO DHIMIS KUSOO RARO LA XIDHIIDH SOMALI TRANSPORT
+905355436466 Shaafici
+90 552 608 99 15 Abdulrashiid
+90 (531) 745 88 52 Mustafa
Suuqa turkiga e teamkaga xage lagala xiriira servicekoda aan arkee
@@the4rqueens555 Website kayaga booqo walal halkaas ayay ku qoranyihiin macluumaad nagala soo xidhiidhayo
Shirkadan dadka shopping ma usameyaan
Wll waxad iso sheegta makinada rashinka LaGu ridqo oo laba Boston inta. LaGu siyo turkeys
Wlo xagen kala xidhidhi karna
Dadka Qiimo Dhimista xafiiska Tagaya markay alaabta soo rarayaan ha xusaan in video ga-an kasoo heleen qiimo dhimista cadayna comment aad muuqaalka ka bixiseen tusa Jimce Wanaagsan 😁
Zxp sakariye mahadsanid bal alaabaha iyo canshuurahooda wax nooga sheeg🖐❤️
Walal dhamaan macluumaad Tarrif ka iyo Cargo waxa shirkadda ayaa ku siinaysa la xidhiidh lambarada
Becoming rich or successful only requires high income skills, once you learn a skill, money will follow you. based on my own experience.. a fellow creator.... BTW, thanks I have enjoyed watcing this video ....
Mahadsnid ustaaadna 🙏
Maashaa Allaah
Asalaamu caleykum wll zakeriye raashin
Jumlad ah malaga raraa turkei
Bal war iga sii arinkaas
Great job.
ASC wll markaste waa kugu xidhananahay beckaaga
Marwalba waxaan rabaa War shada lagu shiido qamadiga nalado wadaag sidaan ku heli karo qiimaha
Shina ha surtagal ma tahay ina Container laga dirsado 20 ft ama 40ft ila berbera ado igaso jwb ado raliya zakiyw
Asc walaalo
Dharka ciida inaad ii soo iibsid
Ayaan doanayaa
Xagee kala soo xidhiidhi karaa
Walal madaxa iibka Dhaeka ciida nagala xidhiidh +90 (534) 295 53 30
Jimco wanaagsan hanu kuwada sallino NABİGEENA s.c.w.❤
Mashalah ❤
Logistics and SCM .. fursado ficn ma leyahay.. thanks in advance wll
Walal website kiina magacii
Asc dakada garacad makasoo dajinaydaan alaabta haday haa tahay dad badan baad helaysaan insha Allah.
👍
@Zakariye abdullahi ali
Waxan ahay gancsade cusub oo welba dhalinyara waxan rabey inaan ku weydiiyo albta yaa isoo gadaya anigu wadanki ban joogayee
Walal igala soo xidhiidh halkan hada
Suuqaturkiga@gmail.com
Halkii Markab qiimo intee dhan buu iigu imanaya
Dharka caruurta 500$ma igu filan thy macal cargoga
Walal nala soo xidhiidh madaxa adeega dharka ayaa kula qiyaasi doona
@@ZakariyeCaawiye inteee wll
zakariye wankusalamay walal waxaan doonayaa qof iisooadego oo turki joogo
Walal walaguu hayaa emailkan igala soo xidhiidh adoo fariintan xusaya
Suuqaturkiga@gmail.com
Ma jirtaa shirkad noocan oo kle ah oo China Joogta Branch kuleh
Haa
Nairobi makujirtaa
Asc
Hurdooyinka MA ahee waa alaabta jiifka dheh
Adiga xagaan kaala soo hadlaa wll sakariye
Walal Website kayga booqo halka ayaad ka helaysaa
Wll anaaba u bahnaa oo ku tla jiray mhdsanid
Soo dhowow walal
Asc Walale
Wcs wr wb walal
Alibaba walal alaap maleyga keeni karaa adoo mhdsan
Happy Kargo ayaan maqlayay ee raadi
Xage kala xirirah
Kala xidhiidh walal
+905355436466 Shaafici
+90 552 608 99 15 Abdulrashiid
+90 (531) 745 88 52 Mustafa
Wa arin lo baahna Lkn kismaayo miyay keeni karaan alaabta mahadsand
Walal kala xidhiidh Whatsapp yada xage sare ku qoran
scc wadmahdsanta
Adaa mudan walal soo dhowow