Filmka Lu'gooyo Haween Part 44 2020.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 кві 2020
  • DAYAX SHOW : XIISAHA IYO XULASHADA SHACABKA
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 916

  • @mohamed_official2749
    @mohamed_official2749 4 роки тому +361

    COMMIN SOON.💖.INTA RAMADAANTA KU FARAXSAN INSHA ALAH. LIKE SAAR.👍.....

  • @munaqlimylovemunaqlimylove7190
    @munaqlimylovemunaqlimylove7190 4 роки тому +144

    Waxan qofkii ugu horeeyay asxaapta malin wanaagsa ayan idin leeyahy bishii barkays nayd ayaa soo dhow igula saliya NNKH nabigeena muxamed S c w like and commenti shaerfarta taag ☝️

  • @salaanmuuse2646
    @salaanmuuse2646 4 роки тому +64

    Intii caafimaad ku daawaneysa Intii beerka ujiifta intuu ka jabey xidhiidhku LIKE ta dhac dhac kusiiya

  • @yasserrashiid5708
    @yasserrashiid5708 4 роки тому +67

    Inta xassusan Ramadanta liketa

  • @ifraaxsaalax9704
    @ifraaxsaalax9704 4 роки тому +61

    Inta Ramadan🌙🌙🌙🌙 in ilahay nagadhsiiyo jecel like igu booba❤❤❤💋💋

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 4 роки тому +251

    Inta hubta in xaqiiqada ck soo saari doono like ta dhac ku sii 😘😘😘👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿

    • @khadija3399
      @khadija3399 4 роки тому

      Hada Dambi badha musalsalka weeye🧐🧐😏

    • @nadadiriye608
      @nadadiriye608 4 роки тому

      @@khadija3399 haaa xppti 🤣

    • @samiiraqaalih2476
      @samiiraqaalih2476 4 роки тому +1

      Masha allh filiku waa filiin ficaan

    • @nejmaali1439
      @nejmaali1439 4 роки тому

      Howka u sheegayba, rudwana sowkan ha gursanaya gabdha kale

  • @hiboabdikani1545
    @hiboabdikani1545 4 роки тому +116

    wll alleh bisha ramadaan caafimaad qab ha inagu gaadhsiiyo

  • @fatoudagan8060
    @fatoudagan8060 4 роки тому +26

    Nabiga kusaliya ashabta scw hadhafin walal adigu kusaliyin nabiga

  • @mayzuuncizhqi9867
    @mayzuuncizhqi9867 4 роки тому +282

    inta filimka lugoyo hawen la socota 1 ila 44 like dhac ku ziya

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 4 роки тому +150

    ADIGAAGA I AKHRINAYA ILAHAY DANBIGAAGA HORE IYO KAAGA DANBABA HA DHAAFO WLLO☺️🍁

  • @hodanjamagiribaa7057
    @hodanjamagiribaa7057 4 роки тому +100

    ax MANTA LAYGA SO HOREEYAY LKN INTA IGA DAMBAYSA LIKE IGU QABO

    • @talowadagchennelsomalie6682
      @talowadagchennelsomalie6682 4 роки тому +1

      Wll fadalan subcrub isara

    • @canbeismaciil9734
      @canbeismaciil9734 4 роки тому +1

      @@talowadagchennelsomalie6682 tjjtieuryiqo

    • @samiiraqaalih2476
      @samiiraqaalih2476 4 роки тому +2

      ilay ragaan dumarkoda la gursanayaba cabdiraxaman sikay ayaa kula taliya inay dumarkoda la gursado rag hoy Cabdi raxamaan iska daa dumarku waa masakine kkkkk

    • @hodanjamagiribaa7057
      @hodanjamagiribaa7057 4 роки тому

      @@samiiraqaalih2476 sowmaaha lkn ka gabodee😂

    • @deekhaabshirdeekha6350
      @deekhaabshirdeekha6350 4 роки тому +1

      Jecliyaa ubax
      Jabkeedo jumla waxanba sugi la ahay inta ridwaan ka aroosayo naagta kale

  • @lasohodanmedia7075
    @lasohodanmedia7075 4 роки тому +68

    Gaariga CK CAAN BUU NOQDAY😂😂😂

  • @user-fw7wk8si7y
    @user-fw7wk8si7y 4 роки тому +114

    Shukran dayax show wxn islaha adoo galbta guriga ka maqan arma la so galiyaa
    burcoo idnka soo salamaya😍😍

    • @aragzan5342
      @aragzan5342 4 роки тому +1

      😅😅😅😅

    • @ubahozkeyse3527
      @ubahozkeyse3527 4 роки тому +1

      Wanu kaaqadnay

    • @hanamohamed790
      @hanamohamed790 4 роки тому +1

      Hhh maahe masaso dhanba filmka uga heshay 🤣🤣waanka qadnay salanta qliyey

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 роки тому +1

      😀😀kaaqadey 🥀🥀

    • @fatxaabdilahi2975
      @fatxaabdilahi2975 4 роки тому +4

      wan idiin ka qadney dhaman tiib reer burco noolada ad asxaabey

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 4 роки тому +47

    Aryaadhaheen maanta wan isa soo xaadiriyey iga walee 😂 Ramadaan mubaarak CK waaba isu diraa 😂 mahmaahad every Man has a day

  • @yahyemubarik1644
    @yahyemubarik1644 4 роки тому +12

    Inta doonaysa. In bisha barakaysan ee ramadan ay nabad qab kusoo gaadho plz like i zaar

  • @S.S.NUUR14
    @S.S.NUUR14 4 роки тому +129

    INTA FILIMKAN KA HESHAY TAGEERTA LIKE DHAC KUSII👍👍

  • @asmamohamed4520
    @asmamohamed4520 4 роки тому +26

    Ala ridwaan maantan meherad ugusoo galay masaan qoslay isna wuu qoslay alaaban kasoo qadayoo waa qof wanagsan wanku taageraa wllo liketa inta ridwaan iyo I stay taagerta

  • @iqrahlaki1915
    @iqrahlaki1915 4 роки тому +53

    Malmihii Xuman Way Uu bilmeen Ina Dugsiyee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899
    @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899 4 роки тому +16

    asxaabta dayax films ku xidhaneey c/raxmaan stey wuxuu u eeg yahay cristiano ronaldo intii igu raacsan like saara

  • @ugaaso6948
    @ugaaso6948 4 роки тому +46

    Stey Allaha ku xafido waan ku taageeraa from hooyadii dalka Muqdisho🇸🇴

  • @hamseabdi9989
    @hamseabdi9989 4 роки тому +24

    Immisa qof u xiistay Amin

  • @walashiininantooda647
    @walashiininantooda647 4 роки тому +44

    Ramadaan kareeem dadkygiii Alle sanadkan zndkiiza cafimd qab hynigu gaadhsiiyo Amiin

  • @subeercali8050
    @subeercali8050 4 роки тому +61

    Inta aamin saxardiid u xiistey fadlan like saar ❤❤

  • @faadumocabdi4499
    @faadumocabdi4499 4 роки тому +56

    Maanta cida kaxun inuu dhamaado lugooyo haween like ta

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 роки тому +173

    Inta gacanta calanka Somaliland xidhan like igu sharfa

  • @siciidsuugofficial1862
    @siciidsuugofficial1862 4 роки тому +31

    Team Dayax show GO forward dhamantiin aad baan idiin salamayaa Somali maxamed alle bisha barakeysan kheyrkeeda heyna waa fajiyo Amiin

  • @Mawo107
    @Mawo107 4 роки тому +53

    Ish wlhi raga nin uunba kula taliya inuu xaaskisa la guursado🤔

    • @ayanleomer806
      @ayanleomer806 4 роки тому

      🤣🤣🤣😂😂😂🤣

    • @Abdulkaremismaciil
      @Abdulkaremismaciil 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣

    • @jimcale2553
      @jimcale2553 4 роки тому

      Talooyinka noocana ragu abaalbay ku qbaaan

    • @Mawo107
      @Mawo107 4 роки тому +2

      @@jimcale2553 talo ma ahe waa xero kasaar

    • @sakariaismail5906
      @sakariaismail5906 4 роки тому

      milgo cali odaygaaga ragga ka dhex saar si aan loola talin hadii kale wuu kula guursan afarta loo baneeyey 3 da boos ee u hadhay yaanu buuxine

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 4 роки тому +77

    Dadka wanaga jecel ee filimkan lasocota like isara wana ini salamay ❤️

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 роки тому +7

    Kulaha tijaabada ilayn waxa mar marbaa la eegaaye maad nagu daynaysaa uun.🤣🤣🤣🤣🤣🤣Istey qosolka meesha hore usoco zxp qli, ku wataa wlhi

  • @abdifatahahmex5742
    @abdifatahahmex5742 4 роки тому +5

    Stay kulaha naa ma rikoodh lajijaabinayaan nahy kkkk😅😅😅😂

  • @mohamedaliofficial3784
    @mohamedaliofficial3784 4 роки тому +58

    Inta part 1 and part 44 lasocota like saar

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 4 роки тому +9

    Tijaabada ma mopil banu nahay kuye cabdirahman istey my favorite actor 😂😂👏👏

  • @faadumoladan6175
    @faadumoladan6175 4 роки тому +32

    Inta nacday ck in uuu dira diraa le yahy like dhac kusiiiin 🤔🤔

  • @ssn2553
    @ssn2553 4 роки тому +29

    AAMINA WEY SO NOQOTEY ....INTA U XIISTEY LIKE SAAR

  • @aasiyaaxmed540
    @aasiyaaxmed540 4 роки тому +1

    Wooow Aamina qurux baa kuso biirtay welcome xbbti Aamina Haldhaayeey❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahqueen9090
    @farahqueen9090 4 роки тому +27

    ilaahayow yaanu qalbigu na jabin

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 роки тому +8

    Istey xushmad ban u hayaa wlhy keep going brother❤🙏

  • @aichaafricainegirl4972
    @aichaafricainegirl4972 4 роки тому +80

    inta nacday live ka filmika like ta isku mujiya

  • @amiiraabdilahi2709
    @amiiraabdilahi2709 4 роки тому +4

    Isty ninka filiinka uu dawaawado marku amiin ka baxay❤

  • @suhrasiman2298
    @suhrasiman2298 4 роки тому +21

    Laykaasiba waa wada amiine CK
    Kkkkkkkk

  • @ismailmo7707
    @ismailmo7707 4 роки тому +5

    Meel walba ka muuqo waa lagu muunad dhacaa
    Inantaas Guri barwaqo wax la jili Jirtay
    Week ga danbena Hob films baykaso muuqan Doonta 🙆‍♂️😂

  • @zadomohamed9488
    @zadomohamed9488 4 роки тому +3

    Iztey ninka Qudhe filinka ku hayzto keep Going ila Janadi😂😚😚😚

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 роки тому +22

    Filmku manta wa qosol inta ila argtay like dac igu siya inigu mahdsan 🙏🙏❤

  • @rumaanrumaan8165
    @rumaanrumaan8165 4 роки тому +29

    1 ila 44 hada lazocoty like dhac kuzii💪

  • @yahyemahamedmedia2664
    @yahyemahamedmedia2664 4 роки тому +22

    Yes aniga u horya from wajaale

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 роки тому +16

    Nafsigu waka ubaxey manta radwan ka duul talabsaday 😂😂😂 sax sidad amiin uu galaysay

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 4 роки тому +30

    My team dayax show ✌🙏✌✌🙏🙏✌

  • @lasohodanmedia7075
    @lasohodanmedia7075 4 роки тому +29

    Shukaansiga dhalinyarada Maxaan waa hore ku baran waayay😂😂😂😂

  • @saraaoslo6462
    @saraaoslo6462 4 роки тому +31

    Ramadan Kareem Xabiibiyaal Wan Idin Soo Horeysiyeee👍❤🤗

  • @fartuunshabdullahi6445
    @fartuunshabdullahi6445 4 роки тому +53

    Alla ragu waa iska nuucan markey xanunsadn ban xambaarnayo garabkoda istagna Lkn iyagu hadii aad xanunsato waqti yar kuuma sugayan Ee mid kale ayuu doonanaya waaba lagu bedelaya sida allaab oo kale allow raga noo nuglee oo naagaha ka indho tir mid walba tiisa u macaane

    • @Mawo107
      @Mawo107 4 роки тому +4

      Amin mcnto nin nin uunba wala oo kudira xaaskisa

    • @mohamudabdirashiid4097
      @mohamudabdirashiid4097 4 роки тому

      Naagaha hanaga indho tirine raga noo barakee dheh.

    • @hamdamohamed1906
      @hamdamohamed1906 4 роки тому

      Fartuun sh abdullahi wa runtada ilaahy raga hayno mcneyo naagaha ilaahy ha ka indho saabo

    • @shacbaannour521
      @shacbaannour521 4 роки тому

      Hhhhh ameeen xappty oo hayno jabin cebtena astur

    • @sakariaismail5906
      @sakariaismail5906 4 роки тому +2

      Fartuun Sh abdullahi raggu beenta ma jecla miskiin kii Amiin way waashay uuna u dhintay markaa guur iska daaye waa in lafuro oo waliba la xidho xanuunkeedu maaha mid caadiyee waa nabsi

  • @MAANOFFICAIL
    @MAANOFFICAIL 4 роки тому +21

    Hore u soco
    Ninkii dadalaa xaaji cabbaas waa uu gadha ama waa uu dhafa

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 роки тому +4

    Huuno waan idin salaamay bisha rabadaanta caafimaad allaha ha inagu gaadhsiiyo ajar keeda ha ina siiyo fadaligeed ha ina siiyo dhamaan tena inta muslim ah aamiin aamiin

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 4 роки тому +16

    Inta Amiin uxiistay is muujiya😭. Nabsi waa madaale ubaxeey waa markaagii ka guro

  • @hafsaqaali552
    @hafsaqaali552 4 роки тому +20

    Ck gan leh la guurso ciil iga qabtey wxn modaba inu ninkeygii igu dirayo😪😭😭😭

    • @senyorritaabdulkariim3529
      @senyorritaabdulkariim3529 4 роки тому +5

      😂😂ano og inay riwayad tahay ba ciil iga qabtay isku mid ba nahay

    • @qurpoofficial1321
      @qurpoofficial1321 4 роки тому +1

      AstaQfuruLaH 😂😂😂😂😂

    • @muunamuuna3703
      @muunamuuna3703 4 роки тому +1

      Kkkkkkkkkkk nabsiba sida ugalaya ubax lkn waanku faraxsanay walhi

    • @zucadziman2439
      @zucadziman2439 4 роки тому

      bagah wllhi Halala guursado sidey dadka ugashy mand arkahyn

  • @murti-maalchannel3300
    @murti-maalchannel3300 4 роки тому +2

    Inta aamina igula soo dhawenaysa dayax show like dhac ku siiya

  • @impireminimatches3745
    @impireminimatches3745 4 роки тому +4

    wooow anuu filmka waxan ugu bogay quruxda casimada ayu soo saaray hadaan reer burco nahayna naya wll wax kaduwan waa inaanu kena

  • @umalkhayryaasinxasan4101
    @umalkhayryaasinxasan4101 4 роки тому +36

    Ninka estay layidhaahdo iyo amiin saxardiid rag ismay heline hop films haloo geeyo

    • @ashayunis4931
      @ashayunis4931 4 роки тому

      Fadlan igucawiya fananka qaadhi hesta qalbi jabay miya qusol lagudaya

    • @iphrah7860
      @iphrah7860 4 роки тому

      @@ashayunis4931 Khalid Kaamil ba qaday hno

  • @noonecares6018
    @noonecares6018 4 роки тому +18

    Kkkkkk shalay baan lahaaa Ck ayuu u sheegayaa inu aaamin ka dhexhdly lol

  • @saamiyacarab222
    @saamiyacarab222 4 роки тому +29

    gabadha ridwan barty waa tii guray barwaaqo la dhigi jirty riwayada

  • @mariakadr2069
    @mariakadr2069 4 роки тому +21

    tolow amiiiin wxy ila thy inu so bxye hhhhh xlqdn mla arkya

  • @hoodonimco5245
    @hoodonimco5245 4 роки тому +27

    Ma anaaba islahaa waa lagaa horeeyaa kkkkkkk waayey

  • @naemacatoosh.3171
    @naemacatoosh.3171 4 роки тому +17

    Sheekadu waxay maraysa nabsibaa aadeege 😂

  • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
    @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 роки тому +7

    Ck sirdoonka filimka kugu hysta bro sirta banaanka keen ninka ridwaan wxu ku matalaya midan shaki lhyn wxba daremayn dad nocasa jira hore usocda

  • @huthaali534
    @huthaali534 4 роки тому +38

    Aamina Timi Meeshiye🤣

  • @hamzamuhummedd8120
    @hamzamuhummedd8120 4 роки тому +99

    WAR FILMKA ABDIRAHMAN ISTEY PAA U SITAA WLLHI NINKAA YAR WAAN KU QOSLAA MATALAADIISA

  • @nimcomohamed5690
    @nimcomohamed5690 4 роки тому +3

    😂😂😂 ubax ma yimad aamin gacantiiza ku dishey imiss iyada gacanteed ku dhishey😁

  • @madarahmetoffiacil8020
    @madarahmetoffiacil8020 4 роки тому +12

    C/rahamaan isteey wllhi waa
    Inta T ageerTa laki zaar

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 4 роки тому +5

    Lkn wilasha hargeisa jooga waaba qurux oo wada dhaadheer haw!!😅🥵 M.A

  • @xikmaawisaleban6213
    @xikmaawisaleban6213 4 роки тому +24

    Horta *Ridwaan* Subax walba ma bilaa Quraac buu ku baxaa 😂😂😂

    • @sakariaismail5906
      @sakariaismail5906 4 роки тому

      Xikmaawi Saleban kkkkk was idka sidaa hadaad qumayo guursato

    • @hindamawliid580
      @hindamawliid580 4 роки тому

      Hhh

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 4 роки тому

      😂😂😂

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 роки тому

      Kkkkkkkk wxyka hdlysa jcylka somalida qaar afarta cishe leys guursan Aya leys xiiseya kadib mrka guri lawada dago mrkasu buuqu bilaabma bisad iyo jiir leysku noqdaa ilaahay iima geeyo kuwaso kle

  • @monasharaf3694
    @monasharaf3694 4 роки тому +6

    Ilahay ramadaan Cafimad qab haynagu gadhisiiyo 🤲🏻🤲🏻

  • @hodanabdirashid9697
    @hodanabdirashid9697 4 роки тому +19

    Wewe me 1 🥰🥰🥰

  • @aishahassan7379
    @aishahassan7379 4 роки тому +54

    Anaa uhoreeyey like

  • @mohamedjama2
    @mohamedjama2 4 роки тому +19

    kan ridwaan nin wacadala maaha ubax ninka naanaab baad kdhigtee ninkaa aad xabaasa uqoday wacadala waa kuu guurineynaa kan neefkaa nin maha\

  • @amranmahamed8777
    @amranmahamed8777 4 роки тому +3

    anigi sidaaba qaybtan ugu ma faraxsani waayo aamiin ayaa kabaxay 😭😭😭😥😥

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 4 роки тому +10

    Istey filimka isagaaa macaneya wlhi xataaa filmka wuxuuu ku matalayaa wiil naxariis badan👏
    Ck mantunbad shaqo fcn qabatay😂😂😂

  • @hanaabdirahman7539
    @hanaabdirahman7539 4 роки тому +13

    Walalky istay walhi waad iga qoslisaaa❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑❣❣❣❣❣❣💋💋❤❤❤❤nolow wllho

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 4 роки тому +3

    Stay madaxa isarantahy naa kuma jecline naga tag😂😂😂😂

  • @lasohodanmedia7075
    @lasohodanmedia7075 4 роки тому +16

    Ar CK Reer dhan dumiyay 😂😂😂

  • @noonecares6018
    @noonecares6018 4 роки тому +14

    Ck ninka kliya e kooxda Englishka uga hdla Everyman has a day🤣 everywoman maanay waxpa lhyn mise labo ayey leeyihin🤣

  • @siciidxarfo3091
    @siciidxarfo3091 4 роки тому +6

    King steey LA'aantii iguma socdo maalintuu kamaqanyhy👏😂

  • @umulkhayrahmed8519
    @umulkhayrahmed8519 4 роки тому +11

    Ck waa nin jira sduu ufikirayo cajiip kugu hystaa inta igu racsan likr

  • @hollamajid394
    @hollamajid394 4 роки тому +11

    Manta Aniga ugu soo horeyay

  • @ayanahqannih2571
    @ayanahqannih2571 4 роки тому +13

    Dayax show goforward😘

  • @suleimansaedjamaayah9162
    @suleimansaedjamaayah9162 4 роки тому +6

    Aadbaan u salaamaya bahda dayax shaw
    Sxpayaal horta aad baad ugu mahadsantihiin film aadka u wanagsan ee aad so ban dhigteen waanan idin hanbalyeynayaa
    Marka labaad
    Waa inan dhaliishiina idin sheega aan idinku arkay ama i muuqatay ra i ahaatayda
    Sxp marki wuu dhintay amiin jacayl dartii
    Waxay ahayd ubah na inay iyadu humaag ahaan u aragto aamiin ama ay jacayl u qaado oo jacaylkisi hore uu kuso baxo
    Oo iyadoon lala arkayn ay aamiin is arkan oo wada hadlaan
    Ma jeclaysan inuu jin ahaan u gallo waana dhaliil aan idin hayo sxpiyaal hana iga xumaanina

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 роки тому +10

    Hdi Ad La Zocote Flmkaan 1aad ilaa 44aad ☝️☝️☝️☝️❤🙏

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 4 роки тому +5

    MeeL Laga jeceLyahay
    Hadad ka tagto Meel Laga
    Necepyahay ayad tagtaa💔

  • @xamdiabdilahi1727
    @xamdiabdilahi1727 4 роки тому +15

    IDIN JECELHY WLHI KEEP GOING 🤟🤟

  • @kafiitaxurmo9140
    @kafiitaxurmo9140 4 роки тому +11

    Alla mxn ka jecla in upax lala guursado paga imiku ridwan nin adag noqday

  • @elissatahir6829
    @elissatahir6829 4 роки тому +4

    Waaaaaaaw stey sxptiis calanka somalia u xiran masha alh hadii hargiesa lagu wadan karo calanka

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 4 роки тому +1

      Waa lagu xidhan karaa cidna waxba ku odhan mayso qofna fikirkisa laguma cidhiidhiyo

  • @smartgamer8150
    @smartgamer8150 4 роки тому +2

    Inaantii ubax godkeeda ayey biyo ugu soo galeen yaa ku farxay like

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 роки тому +6

    After one week dhaha dee waamaxay after next weak hadiikale isticmaala afkiina hooyo ee hodanka ah

  • @salmaanmaan4522
    @salmaanmaan4522 4 роки тому +12

    Caming soon 💓 inta ramadan jecel like ii saara

  • @zamiyaabdirahmaan016
    @zamiyaabdirahmaan016 4 роки тому +4

    Adoo daawanaya hada timir cunayso like saar

  • @abdifatahahmex5742
    @abdifatahahmex5742 4 роки тому +1

    Nio ninkan ck masakax badnantisa cida ila aragty like

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 4 роки тому +1

    Every mand has a day😂 Khabiir tagy Ck 👏👏👏👏

  • @nimcocumar5548
    @nimcocumar5548 4 роки тому +9

    Live ka kadaaya wllo dayax show hore usocda🤗😋

  • @wardacawil2596
    @wardacawil2596 4 роки тому +4

    Cabdiraxmaan isty hhh ku tageeraa wlhi

  • @cabdikariinofficial3805
    @cabdikariinofficial3805 4 роки тому +5

    Aamiin masidiibuu udhinty kkkkkkkkk iga soosheekeeya wllo ninkii aamiin waa ninka kaliya ee aan Filmka udaawan jiry Xaqiiqdii

  • @hallamoha1980
    @hallamoha1980 4 роки тому +12

    Ms CID waa so labatay afarihisi way u hagagi raban yaah 🔥🔥🔥

  • @xalimoadan3131
    @xalimoadan3131 4 роки тому +4

    Alle caafimad Ha nagu gaadhsiyo bisha ramaadan 😊