''Waxaa soo baxay Khilaaf xoogan iyo Safaaradeeni Jabuuti oo lasoo saarey'' Xildhibaan Cumar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 24

  • @fdama
    @fdama 3 дні тому +3

    Most professional looking MP. Very smartly dressed and very much aware of the issues.

  • @abdirisaq2561
    @abdirisaq2561 3 дні тому +5

    Ninkan waa wax garad.

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 3 дні тому +5

    Wale. Ninkasi. Wa nin wax garada.

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v 3 дні тому

    East Afrika uurkaba ma dhigto wa rimantahay forever 😅!. Masiibadano kale..

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 3 дні тому +1

    Xildhibaankaasi waa wax garad siday dadku sheegeen

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 3 дні тому

    D.d.d. Alle haw xafido waxi shar wadana Alle haynaga qabto

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 3 дні тому +2

    WAR. JABUUTI. WAA. MUHIIM. INAY. CIIDANKU. WEERAR. DHIRBAAXO. AH. LAGU. QAADO. TUULADA. JABUUTI

  • @JamalNoor-yb6sh
    @JamalNoor-yb6sh 2 дні тому

    De laydhka baxsha ileen 2sano kahor 38kun $ bay marsyse ma 100 bay gaadhay

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 3 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂qaranka 😂😂😂😂qaranka 😂😂😂qaranka 😊

  • @engab001
    @engab001 3 дні тому +1

    Walaalaheen😂 jabuuti haday safiirkii soo eryeen oo laydhkii buu bixin waayey looga dhigay marmarsiiye Ka halkan u fadhiya idin na erya bihii buu bixin waayey dhaha dadka na walaalaheen jabuuti 😂Ka xidha. Mise imika erayga walaalaheen waynu Ka ilbaxnay. Somaliland Bari dhaw erayga walaalaheen xasaasiyad bay Ka qaadaysaa siday kii ay walaal yidhaahdaan ba balaayo iyo bahal ugu soo baxayey

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому +2

      Ha no so eerya safirkeena,dhibtina io magac xumado u so jiidan ismaciil ba naga hari.

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 2 дні тому +1

      Adeer wax laga kaftamo ta socotaa maaha maanta jabuti way cadaysay jabhadna hadaaba soodegtay doqoshi kuna sii jeeda jabuti

  • @raanoabdi1878
    @raanoabdi1878 3 дні тому +3

    Jabuuti waa dalad kaligii taliye haysto ha inoo tirinina

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому +3

      Reer xasidland jabuti wa dal ictiraf Lee o ka award badan maanta isaaqland ee ka xishooda

    • @aididfamily236
      @aididfamily236 3 дні тому

      HUWANEEY Jabuti iyo Somaliland iyaga iska kaa xiga, dhexdooduna kuma qaado wax kale ku mashquul

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 дні тому

    Djobuti kani wakiilka hargysa ujoogana waa in la eryp weeyi Slnd haday haday Waxsi joogin waydo djbotui dee

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому

      So eerya ha ambassadkeena,somaliland yani bahaan,dhiib uun ba nagu hayseen ee io magac xumi

    • @user-xp2yx5hr1s
      @user-xp2yx5hr1s 3 дні тому

      ​@@mehdiahmed3639 adba qof bahan u eg oo marka kulelada osicarar hargeisa 😂😂😂😂

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому

      @@user-xp2yx5hr1s war somnaliga waxba ka ma fahmi in

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 дні тому +1

    Dibjirtan Dadka reer Somaliland ha soo dareeriyaan. Mee dadkii reer Somaliland ee dalka ilaashanayay. Dibjirtan Dibada hala dhigo. Rajo kama soo jeedo

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому

      Wa ha noso eerya ha safirirkena,intaa ba sugayey mudo badan wa alx hada so erisaan,ismaciil gacalkiina unba nigu dhagana ee,dhibtina io magac xumidi noso jiideen u ba naga hari😅

  • @jeyowinaomar1360
    @jeyowinaomar1360 3 дні тому

    Malugu kalayacay mesha???

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому

      Maya wa nabad ,bixi unbu ismaciil raba in u ka yar cabsiyo 😅😅