Meesh suufi in meel lasaaro in inkale ma ahan Alle xaqiisa in cidkale lasiiyo cadeynteeda iyo waxyaabaha sal iyo raad aan kulaheyn diinta in lagasheego ayaa loo yimid Culumada Ahlul xadiithka na Alle waa Ku guuleeyey Kheyr Allaah ha siiyo aamiin
Masha alh culumada ahlusunada sida sh maxmed cabdi umal iyo sh maxmed cuthman iyo sh adan iyo culumadakle Allah xifdiyo xaqana allaha natuso o nagudilo insha alh
لا الىه الا الله . Marka la dhaho waxaa so hoos galaa ( ilaahay wax abuuri kara ma jiro ilaahiy mooye waana uluuhiyya , ilaah wax barbaarin kara oo xifdin kare majiro ilaa allaah mooye waana rubuubiyya , allaah sifooyinka alle leh majiro iyo magacyadiisa ilaahay mooyee ) Culumaddu labaduba wa asaxanyihiin lakin way ismaan dhaafeen 😂😂
Bani aadanka sidii saba waxa uusan aqoon u laheen wuu ka baqaa. tawxiidka 3 buu u qaybsamaa marka la dhaho Waxaa laga wadaa 3 wax baa ilaahay kaliya ayaa xaq u leh. Cibaado, maamul iyo abuuritaan, sifaadkiisa. ilaahay cid intaas la wadaagta maleh.
wahaabiyo waa mujasimo musha biha ,mukadiba beenta iyo dafiraada waa lagu yaqaanaa .inay culimada soo lugooyaan ma ahayn wiil yar baa kufilan kuwan. su aasha lawaydiiyo kama jawaabaan meel kalay la adaan sub xannallah
Suufida hadal walbo marky ku hadlaan oo la beeyniyo waa run ayeey taganyihiin. Meesha is moogsiin ay u fadhiyaan Kitaabka la tusay marki hore waxay dhahyn ma uu san qaybin mrki dib loo shegay kulahaa waa caqiido!
anigu 2001 maba jirin laakin mansha allah sheekh umal oo hada soo gaadhay iyo markaa uu dooda bixinayey aad baan ugu riyaaqay cilmiigiisa iyo balaaqadiisa iyo faseexadiisa waxaana odhan karaa waa caalimka qarniga
Haa wle sidokle Ana MA jirin xiligii ay domain dhacysy balse sh m c umal m.a ilhy ha into dayo
Sh maxamed Cabdi umal💯Caalimka Qarnigan 21 Aad Alle Haku BarakeeYo Amiin Amiin
Sheekh umal sii daa dheh
Waa runtaa alle ha barakeeyo sheekheena
Masha Allah sheikh umal waa caaalim wllhi umada tawxiidka ayuu fahansiiyay
Sh Maxamed Cabdi Umal Waa Caalimka & Muftiga Ugu Weyn Culimada Soomaaliyeed Qarniga 21`Aad Runta Xaqa Ah Buuna U Cadeeyay Una Sheegay Ashaacirada Suufida Ah Lkn Intooda Badani Ma Qaadanaanoo Waa Yartahoo Waa Iska Indhatirayaan
Mansha allaah sheikh adan iyo sheikh cabdirahmaan iyo sheikh umal dhamaan colimada musliminta aleeeh haynin xifdiyo amiin
Sheekh Maxamed cabdi umal allah ku barakeeyo masha allah
Sheikh umal hadal iyo cilmi laguma gaadho alle ha xifdiyo
M.n sh saalax iyo culumada kaloo ahlusunna allaha idin barkeeyo
Sheekh maxamed cabdi umal xafidahulaahi
Masha allaah sh saalax iyo sh cabdullaahi iyo inta ku caqiidaaa allha idin xafido
AHlusuna waa dad caqiido suuban kheyr badan alllaha siiyo
Masha alaha sheekh umal ❤❤❤❤
اللهم احفظ شيخنا الشيخ محمد عبد امل وهو بطل من ابطال علما ءنا
اللهم احفظ شيخنا شيخ صالح معلم والله مثله قليل
شيخ محمد عبد أمل رجل بآلاف الرجال
Cilmi iyo fasiixnimo ayuu Alle iskugudaray
Maasha Allah alle ha barakeeyo sheekh umal 💯 waa muftiga umada soomaaliyeed
Carabiga iska sax waryaa
کذّاب
Ashaaciradu waaweynaa.
Odoyaaashoodii ayaa meel la saaray.
Yaryarkooduna haku quus qaataan.
Culimadoodii waxa ku dhacay.
3da towxiid ee maxamed bin cabdiwahaab gaalaysin ayu ku dhisan yahay 😂😂
Ilaaheey sheekh umal khayr hasijyo
Ashaacirooy idinkana xaqa waad aragtiine jsdhiiwa
Aqoon yarida waxaan ka ilbaxay 1992 markaan mareykan imi anoo yar ,markaa waxaan raacey odey qaraabada ah,waxaanuna tagney Masjid saa matkii salaadii jimce saa bisinkiiba waa la siraystay oo lama muujin,markaan kasoo baxney ayaan odeygii ku idhi adeer oo qoladanina ma diin cusubay wataan,teeda kale Somalidii Nairobiba waad ka carari jirtee maxaad qoladan Hindida ama pakistanka ula tukaneysaa,markaasuu yidhi war malaa diintaa inagu yareyd iwm
Shaikh umal ale ha xafido
masha.Allah shkh saalax waa libaax alle haku xifdiyo si wanaagsan buu wax u fahansiyay bowbawlayasha
Waa runtaa
😂😂😂wllh suufidiina sharif wax dhaamo lawaa saalax inuu cilmi leeyahay ayn moodaaye eberkiisa waaye wllh
Jahliga intaas l eg maa ku hayaa
Sh saalax nin cilmi ku gaaro samankaan ma joogo
Umul meesha qaaq ayuu ku hayaa@@samirzain7212
Fasiiix baliiq afsaxul fusuxaa.i sheekheena sh saalax alaha inoo kaa caavio
Sh Umal Daaciga qarnigaan 21 aad masha allah
Sh maxamed cisman jawabtisa kufilansufiyo
Nabiga Iyo Alleh Waxuu Sameyay Waan Samenayaa Waxuu Alleh iyo Rasulkiisa swc Diiideen Waan Diidayaa Wala Wahabiya wala Ashciriya MidnaMa Racayo Waxan racayaa Alleh iyo Rasulkiiisa Shaki iyo Malane Wan Ka Foganayaa Xaqa Alleh Kor Haka Dhigo insha Aallah Khilafkane Ma Fiiicno
Shukran sas waye iska jir qolyahan yeeysan akhiro kuseyjin xaqiqdi labaduba masaail bey kukhaldanyihin qarna wey kusaxan yihin lkn waxad ugu bahantahy ban jirin
Same
Sax waye intàs waye wll intaas unbaa janada lagu gala ayado koox laracin
شيخ صالح معلم حفظه الله تعالى ورعاه ❤❤❤❤❤❤
suuufiyo meesha xujjo kuma hayaan ee way qasbayaan cilmiga diinta Subxanalah!
gabay
@@abdiaziizpoi098 qrfhui
@@abdiaziizpoi098 dhhfy
3 tawxiid daliil u keen
@@jaamackaasimkaasim7696 sedex towxiid cidna ma dhinin ee waxaa la fahfaahshay towxiid.
Meeshan dood uga ma jeedo ee odayaal suufiyo ah baa casharo loogu dhigayaa. Sheekh umal Allah ha xiftiyo
Ilaahoow xaqqa nafahansii yaarabi
شييخ محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه❤❤❤❤❤❤❤❤
15:56
Shiikh saalax allaha xifdiyo oo caafiyo waa caalim runtii.
Mahad sanid
@@habooncabdigoogle6868sh allaha cafiyo😢 hada dhagesanoya m.a❤
anugu 2001ma noolayn lkn hadaan fiirsaday umal raga meel buu saaray
mash allah aad ayd u yarthy cumrigada ogu faideyso cilmi raacsho mhdsnid
4sano ayaanjiray xiligaa
@@inashshariif7071 kkkmkkk ward yareyD
2000 dhashay aniga
Mķ
Sh.umal mashAllah
Umul suufi waxay u necebyihin way i cadatay wacdalu ka cilmi badanyahy hadan xaq u hadlo
Sidey asi u necebyihiin culimada kale uma necaan wlhi
Sababto eh beentoodu uu fashiliyaaa mar walba
MANSHA ALLAH SHEEKH SAALAX WAA CAALIMKA SOOMALIA OO AAN LAYSKU HAYN ALLE HAKU CAAFIYO
Masha allah,sh umal allow ku barakee caalim ayaad thy.
تختلطون التوحيد وتقسمونه يا وهابيون
Barakada xaguunku arkayaa abiijahal iyo mushrikiintaa ayaa taxiid haystay ma cilmibaa?
@@abukardhaay8360aayadaha quranka ma la iska indhatiraa marka
Sh Umal iyo Ragiisa dhulka ayey ku jiideen qolada kale, Culumada Suufiyda wax xujo ah ma haystaan
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
الشيخ محمد عبد امل حفطه الله ورعاه ❤❤
Marka madhabka saxda caqiidada ku takhasus Ashaaciyo iyo maaturuudi. SHIEKH SALAH Allah xifdiyo.
Kkkkk ashaaciro iyo maaturiidiya ahlu sunna maxay ka ogtahay cajiib !!!!!!!!!!!!!!!!!
amiin
Aamiin
Ashaaciro Waa Koox Lunsan Allaha Soo Hanuuniyee Shaaficinimada Ay Sheegtaan Maahane Waa Ka Been Abuurtaan Muslimada Ay Sheegtaan Waa Ka Been Abuurtaan
3da towxiid ee maxamed bin cabdiwahaab miyaa saxan
Mashallah sheikh umal Allow cilmiga kuuziyaadi
MANSHA ALLAAH ALCULAMAC ILLAAHOW HANOOWAYIN CULIMO XAQA NOO CADAYSA ILLAAHOW SH/ UMAL IYO DHAMAN CULIMAD AHLU SUNAH AH DANBIGOODA DHAF AMIIN AMIIN
2:04:30 Alx Alle xaqa suufidu afkooda ayuu kasoosaaray
M.a sh maxamed c umal alle haku barakeyo inshaa allaah
Barakadu ma abuu jahal ayaa tawxiid haystay baa
Meesh suufi in meel lasaaro in inkale ma ahan
Alle xaqiisa in cidkale lasiiyo cadeynteeda iyo waxyaabaha sal iyo raad aan kulaheyn diinta in lagasheego ayaa loo yimid
Culumada Ahlul xadiithka na Alle waa Ku guuleeyey Kheyr Allaah ha siiyo aamiin
mansha alah shiq umal alah hakuxifdiyo sufiyaashii Mel baad saartay
Suufiyo doodoodo waa inta badan waa khaladaad wlhi sheekh umal waa dhibanyhu ma iyaguu saxaa mise dood buu la galaa
Shaqadaas ayaa asaga loodhiibay wll inuu tacliiqiyo suufida hadalkooda
Sh.umal ayaa cadeeyay nagu kala wada suufi khalad ma qaataan
Masha alh culumada ahlusunada sida sh maxmed cabdi umal iyo sh maxmed cuthman iyo sh adan iyo culumadakle Allah xifdiyo xaqana allaha natuso o nagudilo insha alh
Suufiyada waxna ma hayaaan muran uun bay wadaan Allah ha xifdiyo sh umul wiil hoog hooyadiis habeenkay dhashay daaci bay dhashay
Umul wuxuu sheegay in mushrikiintu tawxiid leeyihiin abii jahal iyo khayrkiis taasi ma cilmibaa jaahiloow
Sheekh Saalax caalimka qarnigii 21aad
Masha alaaah alaah barakeyo sh.umal iyo culimadakale.waxaa laayabahy shicada islaam kulahaa tariqda shicada mayaaqano
Masha allah culumada ahlu suna waljemaca ashaacira
wlhi sh umal caadi ma ahan caaalim wye ilahey habarakeeyo
شۑخ صالح معلم عبدالله غفر الله
لا الىه الا الله . Marka la dhaho waxaa so hoos galaa ( ilaahay wax abuuri kara ma jiro ilaahiy mooye waana uluuhiyya , ilaah wax barbaarin kara oo xifdin kare majiro ilaa allaah mooye waana rubuubiyya , allaah sifooyinka alle leh majiro iyo magacyadiisa ilaahay mooyee )
Culumaddu labaduba wa asaxanyihiin lakin way ismaan dhaafeen 😂😂
Sh saalax macalin عالم الأمة
Waa runtaaaa
Maansha Allah shiikh umal caalim
m.allh illahow umul barakey
ashaacirada ilaah hatuso hanuunka....aamiin
Wll tawhid wa hal
Suufiya ama ashaciradu waxa cilmi ama aqoom ficn leh waxa kaga jira sheikh salah
Halka kuwa kle jilib weynteda soo waten
Sh umal walahi nagga suufiyada waad haysa
Nuradin Axmed Cilmi kkkk qolada 3 toxiid alla ku hanuuniyo
WAHAABI ARGAGAXISO WEEYE UMAL WECEL KAAFIR AH
VIVA CULUMADA AHLU SUNNAH WALJAMIICAH ❤
Sh shariif iyo sh saalax maasha, allah
Yaa Rabi Xaqa Na Tus Oo Nagu Hogaami Jidka Wngsn Ee Janada Yaa Rabi
Aamin wllo
Kitaabka iyo sunada laasim
Iyo fahanka selefu saalax رضي الله عنه
قال تعالى(بل نقذف بالحق على الباطل فيدمقه فاذا هو زاهق ولكم الويل مما تصفون)
Suufiyadii waa tabcaaniin waa lalakacay.
Alle umada muslimiinta hamideeyo culimadana alle haynoo barakeeyo
man sha Allah culumada ehelu suna wal jameca
العلم عند الله
Haas Lin sadly Indy diintooda Bataan baafiican
Sheikh Muxammad Cabdi Umal caalimka ummadda Soomaaliyeed.
Xafidahullah.
Sheikh salah mo,alim illow ku xifdi cilmi iyo cod karnimo isku darsaday m.a
Hhhhhhh daliil hakeeno hee
Maalinkan sheikh cumar faruq haguu jirey❤
Sheekh saalax mucalim cabdulah walahi wa calim somaliyed soalaha oobixiyey aad baey sameyn ulayehin
Alle ha xafdiyi culumada .
Sh maxamed cabdi umal
Abiijahal ayaa tawxiid khaasa haysyay miyaa baraku siinaysaa
Ilaahow xaqa nafahansii🤲
Shariif Abdullahi legend manhaji cajiib ah waye
maashaa Alaah.sh.umal suufiyada waad googoysay
haa wlhi waa sababta eey udaba digteen,, war suufiyoow shekha umahad celiyaa cilmi kuma gaartaane
Qoladan Suufiyadu waxaa ku badan misleading ( qofku waxaanu odhan oo laga sheego).
Maashaa allaah al xaaji maxamed cabdi umal meel buu saaray raggan
Allhu akbar allhu akbar xaqii baa cadaady baadilkiina wasuuray
وَقُلْ جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ ۚ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا
Wllhay culumda ahlu xadiisku uu gu horeeye ashiikhu caalim maxamad cabdi umal xaqa way cadeeyeen lknse dhagii wansamya waasamee suufiydu way ika indhatirayaan , waxa kaxun majiraan ruux jaahila uu iskibriya , nacuudu bilaaha suufiydu meesha inay waxa ku hayna waxa udaliila nadaam la aanta mikrifoonkay isku haystaan xitaa nadmkoodu mid daalibu cilmi hada bilawa ma shabaho
Ee suufiyda waxan kula talin lahaa inay marka hore bartaan cilmiga khaastan fanka usuulu fiqiga marka xigtana adabta ruuxa shareecda yaqaan inay bartaan
Kadib ay dadka ladoodaan
Sheikh salaax caafimaad allaha siyo
Kitaballahi Wasunatihi BAAN RACSANAHY WALA WADAAD
Hhhh walle suufi meelbaa lasaaray
Sheekh saalax khayr Allaha siiyo Jawaab lagu qanco ayuu kabixiyay su aashii ahayd idinkuba waad qaybiseen
Wahaabiya waan fahmay gaalaa towxiid qiray?
😂😂 أجهل في خلق الله meesha sidii hilibkaa laydinku cunee ka yaaca qabuuriyiinoow
sheekh umal wuu garaacay suufiyadii
Bani aadanka sidii saba waxa uusan aqoon u laheen wuu ka baqaa. tawxiidka 3 buu u qaybsamaa marka la dhaho Waxaa laga wadaa 3 wax baa ilaahay kaliya ayaa xaq u leh. Cibaado, maamul iyo abuuritaan, sifaadkiisa. ilaahay cid intaas la wadaagta maleh.
Sax
يَـٰٓأَهْلَ ٱلْكِتَـٰبِ لَا تَغْلُوا۟ فِى دِينِكُمْ وَلَا تَقُولُوا۟ عَلَى ٱللَّهِ إِلَّا ٱلْحَقَّ ۚ إِنَّمَا ٱلْمَسِيحُ عِيسَى ٱبْنُ مَرْيَمَ رَسُولُ ٱللَّهِ وَكَلِمَتُهُۥٓ أَلْقَىٰهَآ إِلَىٰ مَرْيَمَ وَرُوحٌۭ مِّنْهُ ۖ فَـَٔامِنُوا۟ بِٱللَّهِ وَرُسُلِهِۦ ۖ وَلَا تَقُولُوا۟ ثَلَـٰثَةٌ ۚ ٱنتَهُوا۟ خَيْرًۭا لَّكُمْ ۚ إِنَّمَا ٱللَّهُ إِلَـٰهٌۭ وَٰحِدٌۭ ۖ سُبْحَـٰنَهُۥٓ أَن يَكُونَ لَهُۥ وَلَدٌۭ ۘ لَّهُۥ مَا فِى ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَمَا فِى ٱلْأَرْضِ ۗ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ وَكِيلًۭا ١٧١
Yaa yiri sadex ibn taymiya iyo ibn cabdulwahab kahor? Salafu saalix aadkabeen abuurataan ka keen. Xadiis Nabigeena suubanaa ee nuurka lsha ee kheyru khalkhiLaah ahaa muxammad صلى الله عليه وسلم Sadex towxiid sheegaya keen. Intii idin raacday ood khilaafka ahlu sunna waljameeca kadhaadhiciseen oo aad bidcadiina uhogaamiseen Allah Subhanahu Watacalaa hakusoo celiyo diinta Aamin.
@@Daljirka-Dahsoon walaalkeey, horta Assalaamu calaykum. ragg iska celi iyo Alle kacabsi meel ma wada galaan.. in aad isku meel galisid muslimiin dhahaysa Allah swt. waxyaabo ayaa isaga u sugnaatay kaliya, iyo dad gaalo ah oo aaminsan 3 ilaah?? waa dulmi wallahi.. intaanan su aashaada ka jawaabin, waxaan rabaa qaabka aad u fikiraysid inaan ogaado: furuudul wuduu waa 6 ayaan fiqhiga shaaficiga ku barannay, xaggee laga keenay?? baraka Allahu feek
@@Daljirka-Dahsoonhadaanu ku keeno ma rumaynaysaa
war nabiga scwmagaciis markad shegaysin wayneeya ee ku saliyaa scw
Umal waxa si ficn uga adag sheikh khalid macalin xaqiq
Suufida khalad ma qaataan miyaa wax hadii lafahansiiyo xitaa mya ay taaganyihiin War shirkiga ka taga wllayaow Aduunyo waa laga tagaye
wahaabiyo waa mujasimo musha biha ,mukadiba beenta iyo dafiraada waa lagu yaqaanaa .inay culimada soo lugooyaan ma ahayn wiil yar baa kufilan kuwan. su aasha lawaydiiyo kama jawaabaan meel kalay la adaan sub xannallah
Suufi jaahil iyo ehlu qabuur xaqa allaha idin waafajiyo cisadii diintana allaha idin fahamsiiyo
Ma sadexda ilaahba ku qanacday?
Hadi ad Ku qanacdayna wlhi islamnimadada sax ma ahan
@@MrMaalin adiga wxn kuweydiiye marna wll baad tahay marna wiil baad thy marna aabo,adeer iyo abti marka meeqa qof ayd thy?
Tusale ficn wlhi mashallah dadakan alle xaqa ha tuso❤@@samirzain7212
Suufiyadu maxay ku neceen waxa uu ilaahay iyo nabigu scw ay sheegeen maxaa ciqaabay ooy waxa kale u difaacaan waa yaabe suufiyadu ale ha ka baqaan
Culimada suufiyada waa lasaxayaa markasta, Waxogaa xamaasad baa kujirta
Marka xaqu yimaado baadilku wuu suuraya culuma salaf ale haydin xafido
35:00 sheekhaan magaciisoo sadexan yaa yaqaan
tafsiir uu akhrin jiray baan raadinayay lkn magaciisaaba iga lumay
sh cabdi kariin xirsi
sheeq cabdi kariin xersi aha shiiqa
Markaan aniga socodka baranaaye sheikh umal baaluhuu kaciyaaraaye miiiih
Ashaaciro xaqa waa lidin cadeeyay
Ashaaciradii Suufiyada Aheyd Beentooda Khuraafaadkooda Iyo Shirkiyaadkooda Waa Laga Daba Tagay Xaqaana Loo Cadeeyaye Xaqa Allaha Tuso
Jaahiliin Jaahilnimadooda Kufara Adeeygay Macaadalaah
Suufida hadal walbo marky ku hadlaan oo la beeyniyo waa run ayeey taganyihiin. Meesha is moogsiin ay u fadhiyaan Kitaabka la tusay marki hore waxay dhahyn ma uu san qaybin mrki dib loo shegay kulahaa waa caqiido!