PRANK | ADNA KUSAMEENAY XANAAQ IYO QEYLO ISKU DARTAY😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 776

  • @nastaalimoha3949
    @nastaalimoha3949 3 роки тому +314

    inta markey prank maqashy soo oraday sideydo kle like ii saar heeee

    • @xiddigbeershiya3065
      @xiddigbeershiya3065 3 роки тому

      wll subscribe iisaar

    • @xaragocdy2125
      @xaragocdy2125 3 роки тому

      @@xiddigbeershiya3065 wan kusaray wllo

    • @xiddigbeershiya3065
      @xiddigbeershiya3065 3 роки тому

      @@xaragocdy2125 Thank you so much wll Lakiin Gabaleelka Furo

    • @shamsoaliii6317
      @shamsoaliii6317 3 роки тому

      Xmxmxkdkfkekdkdkskdkkddkkckckdkskdkkfcmk kk kckdckckdkskck ckdkskdmckdmdkxk

    • @shamsoaliii6317
      @shamsoaliii6317 3 роки тому

      Xkxbddndnnndjdjdjdjdjdjfjdjdnd. Bndndndn n

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 3 роки тому +37

    Prank adna lagu samenaayo hadaad arko waan soo rooraa 🤣🤣🤣🤣

  • @nasronaruuro6303
    @nasronaruuro6303 3 роки тому +47

    Adna adiba waa lagu dhowri jirey gabadha noo dhowr amira allaha kuu fududeeyo.aamiin

  • @mohamedmahdi9565
    @mohamedmahdi9565 3 роки тому +88

    Kasoo hadla nabigeena subban ee lacaayey meelahan dhararaqda kadaayoo

  • @nurmaxamed418
    @nurmaxamed418 3 роки тому +45

    Aboo amira maanta waa naga soo aartay Allah ku dhowro wllshey amira Allah ku fududeeyo waxaad rabto iyo foosha🤲🤲🤲amin yaa rabi Allah ku fududeeyo

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 роки тому +171

    😂😂😂amiira maskiin adna waa ka gashatay lakin adna aa ladhahaa nagtaan halki mar PRANK kusameso horaa kadhaleesaa adoo waqtiga lagarin majogtidoo ilma ceriin Yaa lagaa keenin😂😂😂

  • @umuumu7780
    @umuumu7780 3 роки тому +35

    Wlhi adna waa dulqaad badantahay Masha Allah anaba xanaaqiba walaalnimo Allaha idin barakeeyo 💞💞💞

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 роки тому +32

    Adna raali noqo anba waanixi lahaa wlshy saas i dhihi laheed maskiin adna lkn amiira dhowr ayadaba waku dhowri jirtee

  • @bellohaji5677
    @bellohaji5677 3 роки тому +40

    Amiiroy maaa jooogtid mcney wxey noo tala mrkii aad dhashid adnoy is diyaari heee daan daansi ayaa socda

  • @xafsociise5766
    @xafsociise5766 3 роки тому +59

    Amiira shanmalin malin dhan waanaga maqneed noosoo badi vidio yada😭

  • @hibaqadan5726
    @hibaqadan5726 3 роки тому +80

    Amiro kuxisney malmahan,😪😫lakin waan kufarax sanahay in adna prank kusameyseey😜😂😊asxabey amiraa 200k halagarsiyo sida uga daqsida bdn inshallah,😍😘

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 роки тому

      Queen hibaaq walal Subscribe isaar

    • @shamsoaliii6317
      @shamsoaliii6317 3 роки тому

      Nzjsnsmsmememwmwmwmwmek vjfkekekekskddjdkdsjsjdjeksks

    • @shamsoaliii6317
      @shamsoaliii6317 3 роки тому

      Ddd smsmmsmsmksmsksmsjdksksmsmsmskskwkwksksks

    • @shamsoaliii6317
      @shamsoaliii6317 3 роки тому

      Skskkakaksksksjjejj vmmddkdkdkj j k kvmfkxkx

    • @hibaqadan5726
      @hibaqadan5726 3 роки тому

      @@shamsoaliii6317 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dhhjjjok dr ykyrs. Tjrhf ueyutjiyg rirjruk

  • @leylamohammed1716
    @leylamohammed1716 3 роки тому +61

    Amira meelahas lagama somaro hooya parank samey lkn ciyaalka afaraha hasogelin wlh adn wey naxde habaryar ti dhameyd ayaaba guureyso😭 sorry adna xubi xaxayati ralinoqo qureen 💞

  • @bishaaroabdullahimohamed3721
    @bishaaroabdullahimohamed3721 3 роки тому +25

    Adna xubi xila jano wlh hooyo wngsn and walal wngsn weeye masha Allah

  • @sarrenhagi1549
    @sarrenhagi1549 3 роки тому +18

    Adi kaaa dhaloysid edab uyeelo 🤪🤪🤪🤪😀😀😀😀💁🏻‍♂️

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 роки тому +4

    Manshaallaah Adna ilaaheey ha idin Xafido Adna Waa gabar Fiican Manshaallaah Dabeecaddeeda aad Ay U Fiican Tahey Ilmaha ilaaheey Haxafido Caqliga Allaha u Daayo ♥️♥️👍

  • @ayaanayaan9197
    @ayaanayaan9197 3 роки тому +4

    Adna waa of naxariis badan kulahaa inta kudhal naso maasha Allaah

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 3 роки тому +37

    Team adna wabaa😭💔
    Ilaah Ku fududeeyo amiira qurux

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 3 роки тому +14

    Hada seexan rabay Prank arko waban so fadhiiistay😂😂

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 2 роки тому +6

    Prank waa dhaafeen waxaan 🤣🤣Another level

  • @qalnjoluul9845
    @qalnjoluul9845 3 роки тому +44

    Kkkk gabdho walaalo isla joogo saan lee waaye wlhi aydo run ah ay dhacda hooyaa la wacaa alow hooyoyink noo daa inti ay ka dhimatyna alha u naxariisto

  • @zapniishz6811
    @zapniishz6811 3 роки тому +11

    Amiiro apaay fosha Allah kuu fududeyo 🙏❣😰

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 3 роки тому +13

    Adna walal jira iga dheh wlhi dhib la aan ayay dhashey caruurta Mashallah, ❤️❤️❤️❤️😍😍😍amira see cml hee idinka ma waalantihiin kule kkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @rahmokiin2295
    @rahmokiin2295 3 роки тому +30

    Amiira hooyo hala wacee maxaad noogu deyn weyday adna sfcn ha usii xanaaqdee 😂😂😂😂

  • @caalicqaadir6032
    @caalicqaadir6032 3 роки тому +17

    Amiira adna wey kujacashahay wllhi ilaah haku xifdiyo abaaydaa

  • @fatmahassan9754
    @fatmahassan9754 3 роки тому +12

    Wwwa qofka ugu horeyo aan ahay inta iga dambeeso liketa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +4

    Amira, Ridwan iyo Ilyas
    Adna wax baa helay😂😂😂

  • @ilwaadqrux1950
    @ilwaadqrux1950 3 роки тому +3

    Nabiga jadaad jeceshahay layk iisaar adoo mahadsan ❤❤❤

  • @ritagaraad8212
    @ritagaraad8212 3 роки тому +24

    Amiiro love U mcnto illhy afar indhood nabad qabo haka dhigo 🥰❤❤💋

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 роки тому

      Rita garad walal Subscribe isaar

    • @anisoali5154
      @anisoali5154 3 роки тому +2

      Walal Anigana iisoducey waa 9keyya abyo iisoducey in uu Ale iifududeeyo waa da ada1waad iisoduceya ale hanoowadafududeeyo Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲yarabi

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 роки тому

      @@anisoali5154 wl subscribe isar

    • @idilkaise6315
      @idilkaise6315 3 роки тому

      Amiira mala qabaaaa wll

    • @choukriafarah1733
      @choukriafarah1733 3 роки тому

      @@idilkaise6315 haa

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 роки тому +4

    Ilyaas timihii wey usobexeen masha allah

  • @aishomohamed7458
    @aishomohamed7458 3 роки тому +5

    Amiiro abaayo adna maskiin waaye ha u celin mar kaleh 😢🙏🙏🙏🙏

  • @nafizaebrahim2228
    @nafizaebrahim2228 3 роки тому +2

    *Team adna waa in aad Soo aarsatiin*🥰🥰🥰

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 3 роки тому +2

    Wlhi adno maskiin waye wllnimadana waxe kataqan ayado ilmaheda saas ladhahayo ee dhahe dhib la,aan madhalino 🥰 dadka qaar cirke kaso dhici lahayen

  • @hanuudahaji229
    @hanuudahaji229 3 роки тому +5

    Xbbti allah haku fududeeyo foosha adiga iyo walsha adna allah hani xfido qali ❤️❤️😍

  • @fatumaxaaji7068
    @fatumaxaaji7068 3 роки тому +31

    Allha ku fududeeyo xbbti Aniga kula mida ayaan ahaya hooyo iyo walaal intaba ma ila joogaan waan ilmihi igu horeeyo iisoo duceeya in allha ii fududeeyo Aniga iyo inta ilmidka ah

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 3 роки тому +2

    Hahahaha maskiin adna maagashay is adkeey hee amiira cadeey adigoo babyga weli nosobixin banaanka le akugeenin adna ladhahaa nasibkaa 😂😂😂❤️

  • @Really_queen
    @Really_queen 2 місяці тому +1

    Hada kan ridwan miyaa😂😂😂😂wuu yar yahye😂😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +23

    Mchlah wll is jecel alow isku kin daa🙏✋

  • @hibaqmaxamed999
    @hibaqmaxamed999 3 роки тому +17

    Amira wll0 wanku salamy ilahay fosha haku fududeYo❤❤❤😋🥰

  • @omarmohamedmaow5225
    @omarmohamedmaow5225 3 роки тому +16

    Adna waa lorabaa🤣🤣🤣✊

  • @bishaaroabdullahimohamed3721
    @bishaaroabdullahimohamed3721 3 роки тому +24

    I love you amiiro qurux afar👀👀👈indhood oo abshira Insha Allah ❣️❣️❣️

  • @filfilo__
    @filfilo__ 3 роки тому +1

    Wax fiican ma sameenin amiira waxaas cml kadtan magalaan walaasha neh niyada haka jabin 🥺

  • @Kbkhalidbaashe
    @Kbkhalidbaashe 3 роки тому +3

    Wed iyo nolol baa is-xiga
    Naq iyo omos baa is-xiga
    Nal iyo mugdi baa is -xiga
    Nimciyo qaxar baa is-xiga
    Naq iyo dharag baa is-xiga
    Noloshan isku wada lammaan
    Wuxuu nuxurkeedu yahay
    Nin iyo Gabadh BAA is-xiga !😜
    Subscribe ha ilabin

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 3 роки тому +2

    Maasha allah abayo noolow inta Nolol jirto 😘😘😘😍😍😘😘😍😍😍😘😘😍😍😘😘😍😍

  • @maryansaid9641
    @maryansaid9641 3 роки тому +14

    prank markan maqlay san uso orday 😅✌

  • @ekramkhatumochannel5657
    @ekramkhatumochannel5657 3 роки тому +8

    Hhh amiira ma jogtido 🤣cunug ceerina dhale wlhi🤣yaab

  • @bishaaroaxmed6110
    @bishaaroaxmed6110 3 роки тому +2

    Ar amiiraa waa in laguu sheegaa hooyo miskiin adna isku raali ahaaaw🙏🙏🙏keep GOING amiira allaah hakuu fududeeyo arintaaada 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 роки тому +1

    Videowgan hada dawnaayaa adna waxaan ogaaday inay tahay qof nasab io dawaycad io xishmad leh ixtramka walasheede ku hayso walalnimada tanaa ah😢💖

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 роки тому +3

    Amira waa ka gashatey adna 😂🤣🤣❤😘

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 3 роки тому +6

    Hhhhhh Adigu kaad dhalayso edab u yeelo kulahaa adna qosal

  • @abdirahmanosman9154
    @abdirahmanosman9154 3 роки тому

    Walaahi adnaa walaashey waa hooyo qali oo adkeysi badan iyo dulqaad badan ilmihii ay ka dacwootay amiira wey canaanatay ilmihii lakiin cunugtii ugu yareyd markii laga dacwooday wey adkeysan weyday saas aa lagu yaqaan hooyo qaali, amiiro adigana markaaga adkeyso

  • @BirimoNaqlan
    @BirimoNaqlan 3 роки тому +1

    Lakin nolashad ha so galin sidi horey le ku soco sasa aya fcn ani sasa aya ila wang san shugran

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 3 роки тому +2

    Walaahi maskiin waa kaqeylsiisay Kkkkkkk wajigii aa gaduutay

  • @maryanmaxamed5462
    @maryanmaxamed5462 3 роки тому +2

    Amira wlh waiga quslisay kulha wa walan tihin 🤣🤣🤣🤣💯

  • @missqurux5666
    @missqurux5666 3 роки тому +4

    Amiira habarta inta lawicin majogtino😄😄😄ar amiira awal waka xishon jiray kulaha

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +7

    Mashaa Allah adna xabiibti iyo amiira 💖💯🙏

  • @djchoney5766
    @djchoney5766 3 роки тому

    Anigo horey u ogaa iney tiri wa brank
    Runba ba u maleeyey xita dadki daawanaayey ba la xanaaqay adna
    Masha'ALLAH adna wa qof qaali ah oo dulqaad badan waan ku taageeray adna sharaf badaneey

  • @fatumacabdifaaraxfatuma4959
    @fatumacabdifaaraxfatuma4959 3 роки тому +1

    Amiiro cadey waad ka wataa adno plankigaa I lagaa arsado hada ma fiicno wll adna markeshey dhalsho insha allah🌹💋😍

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 3 роки тому +2

    Adna waa wall jiro. Masha alllah waa in tag yeraa

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 3 роки тому +1

    Amiira Dhanka Caruurta La iskama maro waa ceeb abaayo. Ilmaha Aad habaryarta u tahay inaa carabka lagu taago

  • @ramlamoha1214
    @ramlamoha1214 3 роки тому +12

    Prank maqlay waa soo roori magoo😜🤣🤣

  • @abdiazizhassan7053
    @abdiazizhassan7053 3 роки тому +12

    Gabartaan u daran kulahaa ar amiira naahida maa u fak fakane mantana hh

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 роки тому +1

    Allaha kuu fududeeyo amira prank an cadi aheyn ayad ku sameysay adna manta miskiin sory adna 🤣🤣🤣

  • @fadumomohamadal6979
    @fadumomohamadal6979 3 роки тому +1

    Ar amiiraa marka baxdid wiji sheeydan eelasoobaxayan kulaha kkkkkk wlhi weey iga qoslisay

  • @samiiraali9857
    @samiiraali9857 3 роки тому +1

    aaaamiira wlhy waa iga qoslisay adna waa qof wacan walo is jecel ilahay haysukin dayo adna inoso aar

  • @bushroqooshe9300
    @bushroqooshe9300 3 роки тому +1

    Masha allaah amiiro qurux ilaahy haku fududeeyo wlhy wn ku farxay hbo sodhowow dunida cusub ❤❤❤💯

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 3 роки тому +2

    Adan wlhi wa maskiin sorry xabity ilaahy ha Ku xafiido adun iyo aqiiro 🤲😭😭

  • @abucammaar8155
    @abucammaar8155 2 місяці тому

    Àmiiro qurux 💔 jecelhy sxb mcnto farxadah kulolow❤❤❤❤

  • @Seey667
    @Seey667 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 ar adnooy mar saxaf marne amiiro mugoo waalagu sobaxay😂😂

  • @farhiyaadan9764
    @farhiyaadan9764 3 роки тому +4

    Ala berka adna wey xanaqdey said walibo amiro hadalkaga kuleel ana naxay bo

  • @xafsasulaiman770
    @xafsasulaiman770 3 роки тому +3

    alla adna waa anoo kale 😂😂😂😂😂😂

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 3 роки тому +1

    Masha allah amira qurux alle haku fududeeyo foosha idam alle

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 3 роки тому +2

    Adno ka xaaxaabi hee waa laga gashty Allaha idin xafido

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 роки тому +1

    Jazaakalaah walshey iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe

  • @farahsanchannel
    @farahsanchannel 3 роки тому +2

    Ilahey hakuu fududeyo fosha🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nacimohassan2582
    @nacimohassan2582 3 роки тому +13

    Anigu reerahan maba fahmo lahjadooda 🤔

    • @hamdixilkas829
      @hamdixilkas829 3 роки тому +4

      Af soomali ma taqaani miyaa sidee u fahmin😂😂

    • @nasrohasan4943
      @nasrohasan4943 3 роки тому +4

      Hadana ha fahmin 😁😁😁

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 роки тому +1

      @@hamdixilkas829 AFsomali ma Taqaanid ma aHee Waa Runteeed gapadhu dadku isku Lahjad ma aHn Soomali lawada yahy lkn Lakala Lahjad duwan yahy 👍

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 роки тому

      @@hamdixilkas829 AFsomali ma Taqaanid ma aHee Waa Runteeed gapadhu dadku isku Lahjad ma aHn Soomali lawada yahy lkn Lakala Lahjad duwan yahy 👍

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 роки тому

      @@zhadiyaupdi5082 usheeg baayo adaa wax garad ahee umadani waa dad cuqdadeesan 🤣🤣

  • @garaadabdimaxamed6777
    @garaadabdimaxamed6777 3 роки тому +1

    Asc amiira abayo Allh hakaa dhigo afar indhood oo is iigayo 🤲🤲🤲🤲aamiin

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 3 роки тому +2

    Amiira dhab badanaa ku lahaa gabadhan ayaab a uku daran 😂😂😂😂

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 3 роки тому +2

    1k mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar7258 3 роки тому +2

    Adigo nawad qabta haku kala keeno abyo mcnto ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiro 🤲🤲🤲

  • @najmocabaas5443
    @najmocabaas5443 3 роки тому +25

    amiira fikrad an ku haaya saxaaf aad pranki ugu samaysan adiga iyo adna waxa samaynaysan waxa iska dhigaysan wax isku xanaaqay kala guuraya camal isaga o jooga qaylada bilaaba ka dib ha so baxo halka ka si wada

  • @lakimc5070
    @lakimc5070 3 роки тому +1

    waaa quslay hadal aad dhihi jirin aya kaso fafakanoya kulha adna😂😂😂

  • @dhaayowcaddeofficial2345
    @dhaayowcaddeofficial2345 3 роки тому +1

    Intaa Uurka Leedahay Ka Faaideeso Prank U Sii Badi Yqey Maskiinta Wayba Oosee

  • @AliMaxamed-ry8np
    @AliMaxamed-ry8np 15 днів тому

    Masha allaah allha kuxifdiyo wll sheey❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 роки тому +6

    Adna maskiin wan arsaneynaa lkn waa markii aad dhasho allaha ku kala keeno adigoo cafimaad qaba insha allah ❤️

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 роки тому

    Miskiin saaxiib tey Adno dhucey waa gaduudatey xanaaq.com kkkkk sorry adna cadey Waan ku jeclahey wlshay mcn ilaahay ha ku xifdiyo

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 3 роки тому +1

    maanshaalah adna waa gabadh dulqaadbadan

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 3 роки тому +2

    Haygu dhafin lee makawadido kulahaa adna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Layaali88
    @Layaali88 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣 masha allah wllo is jacel il xun illah haa idinka hayo

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +1

    1k wax yar iga dhiman plz ii garsiya wllhyga somaliyeeda oo dhiiga badan🙏🙏🙏😭😭😭😭😭

  • @umhasanksa6589
    @umhasanksa6589 3 роки тому +2

    Amiira walashaa wey ku jaceshahy

  • @khadraali4854
    @khadraali4854 3 роки тому

    M.a alaha ku fududeyo aniga neh alaha ifududeyo wan dhawahay aniga xita wan ku so duceye iso ducey aniga neh abayo wlh aniga xita cid lo ayan joga hoyo mcn iyo walalahey wey iga fog yahin mcnto in shalaha qere abayo naba alaha nagu kala keno dhaman in ti is ku buxdo aamin yarabi amiro qurux

  • @faadumofaysal1669
    @faadumofaysal1669 2 роки тому +1

    Amiira xbbti hore usoco💕❤️❤️

  • @fardoowsatiinaaofficial6300
    @fardoowsatiinaaofficial6300 3 роки тому +1

    wlhi cidaan brnki eey isla ogyahiin lee dhigaan mashaa Allaah

  • @ashwaqnagi228
    @ashwaqnagi228 3 роки тому +2

    Waalal is jecel aya nahay aa dhahdeyn, ee hada adna maaxey run oga qaatay, maaxay adna oo dhahaways waaxan prank waay, ee maysha waxa ii caad in prankigan isla waada ogtihiin

    • @umasuheyla4175
      @umasuheyla4175 3 роки тому

      Si kastoo leski jecelyhy abyo binaadam wax kasto ka filo

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 3 роки тому

    Maanta gemail sameenaye first one subscribe usaro adu aha❤🙏full respect

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +14

    Adna maskiin sorry 😢
    Team adna Henna 🎶❤

    • @hibaqmaxamed999
      @hibaqmaxamed999 3 роки тому

      Bbe nac nac meelkasta waaiga ga horeysaa 🤣🤣🤣

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +1

    Walahi adan amiir waka gashatey keep going quruxxey amiir 👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maidaqurux7973
    @maidaqurux7973 3 роки тому +1

    Adnna wallhi waa samir badan thy masha allh 😊💗

  • @user-tc5uy3nr7s
    @user-tc5uy3nr7s 2 роки тому

    Asc man sha 💖 alah xabiti adna waa ka raysey amiiro quurx

  • @cishnicayuuni3696
    @cishnicayuuni3696 3 роки тому +1

    Wlhi adna wey samir badantahay weyna jeceshahay wllshed maskiin adna kujeclhy wlhi