Najiib Alfa (Idilkood Haween) OFFICIAL VIDEO l HD l 2014 GOBFILMS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @bintfosia
    @bintfosia Рік тому +100

    2024 ayey ka hadheen laba bilood ,welina waan daawanayaa.❤
    Nabad iyo jacayl korkiina ha ahaado kuwa iga danbeeyow.❤

    • @cabdilaahicismaan1517
      @cabdilaahicismaan1517 11 місяців тому +3

      ʟᴏ

    • @mohamedshilabo8834
      @mohamedshilabo8834 5 місяців тому +4

      Walal zeinab nabad korkaada ha ahaato waanku salaamay ❤

    • @mohatifoow
      @mohatifoow 2 місяці тому +3

      1/8/2024 ayaan Anna daawanaya sidokle nabad korkaga ha ahaato❤😊

    • @SalmaanZaza
      @SalmaanZaza 22 дні тому

      Wan kaa Dan beya zxp​@@mohatifoow

    • @FataaxcabdiAhmed
      @FataaxcabdiAhmed 6 днів тому +2

      1 Oct 2024 dawaneya 😮gacantiinu kor aha haato 😂😊

  • @nasrobaalle9228
    @nasrobaalle9228 3 роки тому +116

    Wan daaly saan hestan uu radinayey
    ilke haila dhafin hadad so Boqatay 2021👏

  • @nashadnurkiqalbiga2754
    @nashadnurkiqalbiga2754 3 роки тому +159

    Inta 2021 dawaneyso likta ha ila dhafin🤣🥰💯🖤

    • @geraldwesley2617
      @geraldwesley2617 3 роки тому

      Not sure if anyone cares but if you are bored like me during the covid times you can stream all of the latest movies and series on InstaFlixxer. Have been binge watching with my gf for the last weeks :)

    • @princessfisuu8200
      @princessfisuu8200 3 роки тому +1

      Wey igu socota

    • @Haboon_farxan
      @Haboon_farxan Рік тому

      2023 wan wadan wali😂😂

  • @Maxamedcabdiqani-x5m
    @Maxamedcabdiqani-x5m 8 місяців тому +28

    Xili habeen ah ban dawanaya 24/ 2/2024
    waxana jooga magalada muqdisho gabar ban jeclahay waxan raba in an u sheegto jacaylka
    Heestan ba i daaran 😂
    Hadii ad farintan aragtay cafimad iyo cimri dheer ban ku rajena insha allah

  • @mohamudmuse1529
    @mohamudmuse1529 9 місяців тому +21

    2024 still watching never gets old 😢

  • @amiishainaaadam1830
    @amiishainaaadam1830 8 років тому +189

    ninkaan waa nin qurux iyo cod isku darsaday naagti heshe sadaqo ha bixiso 💚💛💖💕💓💝💘💗

    • @Dr.Saacid
      @Dr.Saacid 8 років тому +3

      +Amiisha ina aadam hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @jakuesolivera9412
      @jakuesolivera9412 8 років тому +3

      Hhhhhhhh igadaaaa waan ooyeee sadaqo aaa

    • @khaliilaxmed1322
      @khaliilaxmed1322 8 років тому +2

      +sacid maxamud hhhh hhh

    • @naimachannel925
      @naimachannel925 8 років тому +3

      hhhhhh haaa xbbti sadaqada habadiso kkk

    • @naimachannel925
      @naimachannel925 8 років тому +5

      kkkkkkk sadaqada habadiso waliba San looga dulqaadin

  • @Caruush
    @Caruush Рік тому +110

    Yaa 2023 dawanoyo😢 hestaan ✌️😊

  • @shamsabakar3551
    @shamsabakar3551 2 роки тому +109

    It’s 2022 and I’m still watching 🥺❤️

  • @shaaafkamilaaano5287
    @shaaafkamilaaano5287 3 роки тому +41

    Naag walbo ninkaan quruxloow waaye ayeey ku heysaa
    Inta 2021 dawaneyso like bac haku siiso

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 10 років тому +30

    Well done GobFilms....Nice Quality Vidio.. Fanaankana waaa top! halkaas ka sii wada aanu idin leenahay

    • @hawadol9497
      @hawadol9497 3 роки тому +1

      Xiliyadii hore sidanu Nice quality video kuahaa....hadane Wala hormaray

    • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
      @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 роки тому +1

      @@hawadol9497 waagaan Tusmo Iyo Alfa Ismaysan Aqoonin😂

  • @rayanreporter5890
    @rayanreporter5890 3 роки тому +36

    2021 hada hestan soboqatay like dhac kusii 😛😁😁😂😂

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 3 місяці тому +5

    Najiib Alfa 💯10 years later, I'm listening to this song ❤24-07-2024 Wednesday ❤ Xusuus bay igu reebtay heestaa ❤

  • @hersare
    @hersare 3 роки тому +19

    Idilkod haween 💃
    waxaa iga filan 🥰
    Adigoo quroo ☝️
    ku amaanaya 🗣

  • @samsamsuuraleyda8223
    @samsamsuuraleyda8223 6 років тому +83

    najiib alfa ninka uqurxoon fanaaniinta somaliyeed inta igu raacsan like igu qabta

  • @SuperKing170
    @SuperKing170 4 роки тому +193

    2020 hadad soo booqatay heestay like igu qabo 😂

  • @mohammeddahir7985
    @mohammeddahir7985 4 роки тому +39

    Cida dhagaysana 2020 like ku gabo
    Oo mirgaanku tusay

  • @calicabdimaxamuud5764
    @calicabdimaxamuud5764 8 місяців тому +10

    Anaa 2024 dawanooyo

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 роки тому +31

    2021 hada dhagaysanayo like igu qabo

  • @queenofsuuro78
    @queenofsuuro78 10 років тому +19

    OMG i like this song May Allah blessed u abowe najiib ❤❤

  • @NimcoMohamed-ll9nl
    @NimcoMohamed-ll9nl 9 місяців тому +16

    2️⃣0️⃣2️⃣4️⃣dawanooya 😢❤

  • @maxamudmacalin401
    @maxamudmacalin401 Рік тому +28

    8 bisha 1 2023 yaa ila daawanayo hestan sacada 12:20 habiinimo cashaq dartii cawa helay hestii kuwacneed jacel aya isojeediyay🥰

  • @nadaabdilahi2361
    @nadaabdilahi2361 3 роки тому +15

    Heestani markii aysoo baxday ilaa had wan jecelhy 2021 😘

  • @ShirwacPoy-j4t
    @ShirwacPoy-j4t 7 місяців тому +5

    2024 inta dawa noyso like saar 😭🥺

  • @naciimakhadar5136
    @naciimakhadar5136 Рік тому +16

    Inta ani camal heestan 2023 dawanaysa like ta bash 👻😂

  • @dhuuxxasan8514
    @dhuuxxasan8514 3 роки тому +26

    Najiib alfa waa nin legend ah 2021 yaa ila daawanaayo💯💯💯❣❣💪💪💪💪💯🙏

  • @djiboutienne9607
    @djiboutienne9607 7 років тому +32

    xabadkan kama dhargo aragiisa😍

  • @saytuunabdi207
    @saytuunabdi207 10 років тому +8

    He's Quruxloow With Cod Qatar Ah Mansha'Allah...Nice Song, Love ittt!

    • @kinghaider6727
      @kinghaider6727 6 місяців тому

      Saytuun u wrote this comment 10yrs ago, are you still there cadey😢

  • @SummerSissle
    @SummerSissle 9 років тому +18

    Najiib is one of the best young Somali stars, keep doing the good job, we like you , we support you and you have a great talent in singing. Keep doing you, cidna ha u joojin.

  • @suaadminaj4809
    @suaadminaj4809 10 років тому +21

    Wiilkan masha'alah waaa quruxbadanyahay misane codna waku darsaday misane ciyaar wow keep it up l like it najiib alfa wlhi halkaa ka hay kuwa kalana waaaka sugnaaaa musigada iga daran

  • @fahmafaqid6703
    @fahmafaqid6703 10 років тому +7

    Waaaw waaw waxas ka fanaan ah najiib alfa codkaga inaba caadi mahan cod iyo quruxba wad ley dahay sey mansha allah my xidiga noolow yaqey

  • @drs.ladanmaxamed3115
    @drs.ladanmaxamed3115 3 роки тому +12

    Yaa dhagysanaya 2021❤ xasuus igu leedahy heestan waxaa ii qaada mar wlba qof igu qaali ah ilahy ha iikaa daayo my 11❤ 😥💋💘

  • @garyaqaanyare
    @garyaqaanyare 9 років тому +1

    واااااااااااااو. وأخيرا لقيت اللي كنت عم دور عليه. . . . Alfa bro keep going on

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud2541 10 років тому +13

    Awww best najib well done bro ♥

  • @ibrahimidow7092
    @ibrahimidow7092 9 місяців тому +1

    What a hess ❣️

  • @ninaali1828
    @ninaali1828 10 років тому +5

    OMG wonderful song Najiib i have been waiting long time thnx Gob films well done

    • @Dosa-Ally
      @Dosa-Ally Рік тому

      Ma noo shahay 😂

    • @yt6605
      @yt6605 8 місяців тому

      Garac😂​@@Dosa-Ally

  • @djiboutienne6037
    @djiboutienne6037 7 років тому +7

    yarka nuureya tollahi 😍 idilkood raga waxa igaga filan isagoo qudhoon amaaneyo😍😃

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +17

    yaa dawanyaa 2017✌👌😉

  • @ilhaanabdi1361
    @ilhaanabdi1361 10 років тому +6

    Wooow qurux cod macaan intaba waa isku darsaday Fanaanka Qaliga eh love it keep going bro

    • @moneramohamett
      @moneramohamett Рік тому

      9 YEAR OGO AYAA KA ZOO WEREEGEY QORAALKAAGA 🥺😭 DADKII NOOLAA XIILGAAZ WX LAGA YAABA IN AY MAANTA INGA HOOZEYAAN QAARKOOD 😢

  • @najiibahmed572
    @najiibahmed572 5 років тому +10

    yada wanya 2019
    ku dhimo sharf iyo dadnimo
    hyla dhafin liketa

  • @Abdalleabdirahman
    @Abdalleabdirahman 8 місяців тому +1

    Heesta inaan maqlo caawa iigu horeysay waxaan ka maqlay goob caruurta lagu ciyaarsiiyo oo aan joogay 😮
    War halkee ku maqnaa intay heestan I dhaafaysee. 2024/2/15

  • @akamsharif
    @akamsharif 10 років тому +7

    Woow, great song bro.
    Codka, stylka iyo music waa wada nice baan ku oronaynaa sxb.

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Рік тому +2

    Najiib alpha fanan weyn aan taagero waxan dhihi karra heesahagu waa dhaxal 2014 sanad xasus leh

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 3 роки тому +23

    7 years weli xataa 1M magaarin hees sidaan u shidan😱
    Waa waxaan macquul aheyn😫😰

  • @Dheeman09079
    @Dheeman09079 3 роки тому +6

    2021 ya dhegeysanaya 🥰✌️

  • @abdirahmanfarhan7974
    @abdirahmanfarhan7974 9 років тому +15

    waah waah idilkood hawen waxa igaga filan adigoo qudhon ku amaanaya............cod, hees iyo fanaanbaa is helay

  • @user-aamiincade
    @user-aamiincade 6 місяців тому +2

    2 aprl 2024 ban dawan subax😅

    • @suhaybaadan1920
      @suhaybaadan1920 6 місяців тому

      4 aprl 2024 Haabeen 2cisho ayan ka danbeyay 😊

  • @Mohameddegunner
    @Mohameddegunner Рік тому +6

    2023 my best song ♥️♥️

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 роки тому +13

    yaa tiktok ka so raacay 2021 🤪🤪😂😂😂😂

  • @barbarbarbara3590
    @barbarbarbara3590 2 роки тому +2

    20222 Ya ila dawanayah🎤😆

  • @nimconuura4347
    @nimconuura4347 2 роки тому +3

    Ax heestan wan iska jeclahay kama xiiso dhaco 🥰🥰

  • @sbigman1382
    @sbigman1382 9 місяців тому +1

    I love you hafsoooy 😢❤

  • @bilecabdul
    @bilecabdul 10 років тому +4

    Top10 Sxb Nsjiib Alfa Nice Quality Vedio Abdirahman maano Gobflm Welldone

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 8 місяців тому +1

    February 2024 still watching

  • @hananyasin5874
    @hananyasin5874 8 років тому +34

    waaa Ilaah haku xifdiyo anile ile Iso xariiri baro sxbtinimo cml afkaada dhole cadeyska ayaaba Iska dawan huno

  • @Badrudiinmedia
    @Badrudiinmedia 9 місяців тому +1

    Still 2024 I'm watching 😢

  • @farhiodananvlogs5185
    @farhiodananvlogs5185 8 років тому +54

    Najib alfa dartaa 1 day baahi waa udul qadan karaa 😍😍😍😍💞

    • @ciltireqays3638
      @ciltireqays3638 8 років тому +3

      Farhiyo Osman 1day qudha waad isku yareysey

    • @hamzematan7495
      @hamzematan7495 7 років тому +3

      Farhiyo Osman 😂😂😂
      beenaley

    • @africanbadgirlgirl871
      @africanbadgirlgirl871 7 років тому +1

      Farhiya Thewiselady 😂😂😂😂

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 7 років тому

      Farhiya Thewiselady 😂😂😂😂 yaahuuu wixii ku dhalay kugu qasaare kkkkkkkk

    • @hamzematan7495
      @hamzematan7495 7 років тому +4

      Wiilka reer cigalle production
      hadii lagu dhihi waayey adi waa lagu qasaaaray miyaa 😂

  • @ikraamqaalib1266
    @ikraamqaalib1266 10 років тому +2

    waaw aadbaan uga helay heestan ereyada codka music love it

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 8 років тому +6

    hayaaaay wxba ka dhacay waleee super song

  • @MaxamedAxmed-tk7re
    @MaxamedAxmed-tk7re 9 місяців тому +2

    𝘆𝗮 2024 𝗱𝗮𝘄𝗮𝗻𝘆𝗼 𝗵𝗲𝘀𝘁𝗮𝗻🥺

  • @akklle3603
    @akklle3603 8 років тому +3

    anigana jcl an idlaaninbaa igu beertayoo wwwww best song jir o joog najib alfa full respect bro

  • @mariamaria1490
    @mariamaria1490 5 років тому +6

    yaa daawanaya waxyaruun ka hor 2019

  • @hanad8226
    @hanad8226 Рік тому +7

    Najiib alfa one of the best songer in somali society 👏

  • @faatumonour5104
    @faatumonour5104 2 роки тому +3

    Aragaagu waa mid indhaha uroon❤️❤️❤️❤️

  • @allowhooyadaycaafi4
    @allowhooyadaycaafi4 8 років тому +57

    saxipty wllkeed buu u eg yhy mrkasan isha kuya xadaa mrkaan meelha ku arko😂😂

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 років тому +6

      Qalbi Nani 😂😂😂😂😂😂

    • @nuismai
      @nuismai 8 років тому +5

      Qalbi Nani amaad ka heshay heee sxbeey 😊

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +4

      Allow hooyaday caafi
      kķkkķkkk kķkkķkkk

    • @AbdihakimMidha1
      @AbdihakimMidha1 6 років тому +3

      Allow hooyaday caafi 0633827768 shahag iisoo tor sxb

    • @anwarhagi103
      @anwarhagi103 5 років тому

      Ku qawo nh hhh

  • @ruuritaj8124
    @ruuritaj8124 8 років тому +5

    kkkk wiilka Masha Allah dhaha dee
    Axyaa hees iyo bar wlle dhan walba ba laga so diyariyay. ... idilkood hawen wxa igaga filan adigo quroo ku Amaanaya cajap 👌👍

  • @kaafiye
    @kaafiye 10 років тому +5

    No doubt...the best new Somali singer of the year..

  • @maandeeqmohammed6363
    @maandeeqmohammed6363 10 років тому +3

    OOh gosh my favo song. wax badan aan sugaayay. heesta sanadka

  • @nuismai
    @nuismai 8 років тому +26

    (Update) 08.04.2020
    1K like waxay u badanyihiin gabdho markaan comments aqriyay, waxaa arkay gabdho badan oo odaygaan Najib la dhacsan. Wallee dumar waa Indhaha qofkii dhahay wuu la eegtay (lacag ama qurux).
    Aniga lacag lee iigu soo duceeya, qurux iga guurtee 😁😁😁😁😁😁

  • @maryanhajii2973
    @maryanhajii2973 24 дні тому +1

    2024❤thank you qabya Tire ❤

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 роки тому +3

    If you are watching 7years later you’re Legend 2021🔥😉

  • @bulbulcadde494
    @bulbulcadde494 3 роки тому +6

    2021 yaa ila daawanaya 🤓

    • @bushrodiamon122
      @bushrodiamon122 3 роки тому +1

      Liicaato makasoo aragta horta hesta 😁😁😁✋

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 10 років тому +4

    walahi heestan anaa kala bar dhageystay erayada macaan ey leedahay

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 11 місяців тому +1

    Heeskaan waxaan daawan jiray 2015😊

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 роки тому +6

    Najiib Dheere oo Ciyaalka Xaafada Ah Laakiin Ereyada Iyo Lxankaba Waa Kuwa Nin wayn Waayo Waxaa Ereyada Iska Leh Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Kabiir ❤️ Erayada laxanka Codka Intaba Waa Curadkii Hawiye Wayne ❤️

  • @SuhaybCisman-h4e
    @SuhaybCisman-h4e Рік тому +1

    Waagii wakhtigu wacnaa ❤😊

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 10 років тому +33

    waan xifdiyey heesta dhan anaaba og najiib xitaa waan ka yaqaanaa lol

  • @SuperKing170
    @SuperKing170 10 років тому +2

    Maansha Allah sxb Najııb Alfa Heestu Caadı maaha sxb codkaaga alle ha kuu barakeeyo sxb noolow

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 5 років тому +4

    1/11/2019
    Najiib my fvrt somali singer
    yakışıklı😍😍

    • @kapepe9028
      @kapepe9028 4 роки тому +1

      O çirkin bir adamdır 😂

  • @shaxshaxleydadaimonita2148
    @shaxshaxleydadaimonita2148 10 років тому

    du er så glad jeg liker det på denne sangen MIin bror

  • @fathiyachannel5582
    @fathiyachannel5582 6 років тому +23

    Indho le kuyalo ❤❤❤💗💖💖masha Allah hadu kuso ego jcyl kugu berma nagtii wilkan udhaxdo salatul shukri hatukato 😂😂😂

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 4 роки тому +2

    Wiilkaan murusade😥😥😥jaceylkisa baa udhiman rabaa Najiiboow

  • @JahronII
    @JahronII 3 роки тому +8

    Almost 2021..... and am still addicted to this song!

  • @rayanhotelbeautifulandmake9374
    @rayanhotelbeautifulandmake9374 7 років тому +1

    najib alfa adi dartaa one weak shukansi la'aan waan ujoogi karaa xaqiiiqdi

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 років тому +12

    agaah agaah awoowgii lacadabkaan waa xxxxx Allaa yaa isku dubaa Allaa yaa xaaskisa noqdaa

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 7 років тому

      +Canab Abdi naa tiiyey anaa kuu badaliye hoos usoo dag go'do

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 7 років тому

      Canab Abdi naag nin fanaan iyo nin lacagleh markay arkaan way suuxaan kaseexo magaalka kkkk

    • @canababdi823
      @canababdi823 7 років тому

      Seyd Nur hhhhhhh maa hubtaa

    • @canababdi823
      @canababdi823 7 років тому

      Kamal Abdullahi kaa seexaan maayo ilayo aan heelo go'ahaan

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 7 років тому

      Canab Abdi hadan anigu kudhalilahaa adoo nool ayaan god kuu qodilahaa kkkkkk

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 Рік тому +2

    Nice song 🎵

  • @leylaahmedmohamed7427
    @leylaahmedmohamed7427 10 років тому +3

    Woow, nice voice and words + style.

  • @cabdiqaadir533
    @cabdiqaadir533 8 днів тому +1

    2027 tolow ma daawan donaaa😅

  • @rukiakhalif4992
    @rukiakhalif4992 8 років тому +4

    WOW... his smile kills it.. najib jir o joog baan kuleyahey cod iyo qurux bo waad isku darsatey... waan kaheley hesta erayadeeda... idil kod hawen waxaa igaga filan adigoo qudho ku amaanaya

  • @isackismail3948
    @isackismail3948 2 роки тому +1

    Cool here listening 🎧 2022

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 роки тому +3

    7 years woow🥰

  • @Kifahabdiweli1111
    @Kifahabdiweli1111 6 місяців тому

    Heestan jacaylkeygi horaa ii qadi jiray manta xasuus😢😢😢

  • @niinihussein2014
    @niinihussein2014 10 років тому +4

    Everyone have a dream Ma Lil boi najiib Abdi his dream become true dmnt well done abowe ♧♧♧♧♧

  • @GunduganBootaan-lc7iy
    @GunduganBootaan-lc7iy 8 місяців тому

    After 10years listening alfa legend ✌️✊️

  • @aminasaeed5919
    @aminasaeed5919 10 років тому +3

    Wooow nice

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 10 місяців тому +1

    2024 waxa ka hadhay 6 days akhyaareyyy 😢❤🎉

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 років тому +89

    aax aax idiilkood ragaan fosha xun waxa iga filaan adigo qudho ilaa so xaariira huuno kadibna jaceyl sameyna kadibna isku yacno😃😃

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 Рік тому +1

    Heestan waxa jecel qoftayda 🥰
    2023.01.19 21.17
    xasuus callkana waay iisaran tahy

  • @queensaafi1145
    @queensaafi1145 7 років тому +3

    Kama dhargo hestan Sep 2017

  • @Zaalimfaizal-p7q
    @Zaalimfaizal-p7q 9 місяців тому +2

    Inta daawan doonta 2026da😢
    Waxaan lika soo salaamayaa 2024/1/29😂
    Xasuus I.n.

  • @AyaAhmed-zr4iy
    @AyaAhmed-zr4iy 8 років тому +12

    his looking walah top balo kula shidnatay wale 100halaad bu istahila in laga bixiyo