Galka Baarista: Siduu u ekaanayaa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 26

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 2 роки тому

    Haaruun mAcruuf the best journalist

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 2 роки тому +1

    Waa ilahy mahadiis in Gaalada ku hungowday kuna Fashilantay dagaalkii ay kuso qaadeen jihaadiyiinta Geeska Africa
    16sano oo wax la sheego aysan ka xaqiijin hadafki ay utimid somalia.
    Blse ay sii xoogaysatay awoodda jihaadiyiinta geeska Africa dhan walba(dhaqaale, military, siyaasad)
    Gaalada waxaa ku xiqiiqobay ayaadda uu alle ku yiri
    (إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ لِيَصُدُّوا عَن سَبِيلِ اللَّهِ ۚ فَسَيُنفِقُونَهَا ثُمَّ تَكُونُ عَلَيْهِمْ حَسْرَةً ثُمَّ يُغْلَبُونَ ۗ وَالَّذِينَ كَفَرُوا إِلَىٰ جَهَنَّمَ يُحْشَرُونَ)
    Mahad-naq rabbi kadib waxa mahadi usugnaatay Wiilasha gumaysi diidka ah ee xarakada Alshabab hadafkoodana uu yahay in qurunka gumaysataha iyo daba-dhilifyadooda laga saaro somalia💪 kitaabka rabbina uu ka Taliyo gayiga somaliyeed iyo guud ahaan caalamka oo idil hduu allaha awooda leh ogalaado

    • @farxandaahir2590
      @farxandaahir2590 2 роки тому +1

      Wax iiga farxad badan malahan wlhi Manta oon dhageystay runta iyo beenta is dhaxtaal ee wariye isku shegan u soo tabiyay Dalkeyga oo galo ka baxday kitaabka quraanka lagu kaxumo ilahow sida aan rabno noo yeel nabad kala danbeyn hormar cadalad yarabi Aamin

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile8552 2 роки тому

    Waa barnaamij aad ufiican. Haruun macruuf waa wariye xirfadiisu aad usarayso.
    Hadaan ra'yigayga kadhiibto arinta ciidamada shisheeye. Anigu waxaan qabaa in ciidamada shisheeye in ay alshabab cudurdaar uyihiin ay dhalinyarada somaliyeed usheegaan in ay ciidamo gumaysi la dagalayaan. Somalidu haysku filnaato.

    • @farxandaahir2590
      @farxandaahir2590 2 роки тому +1

      Somalia waxuu raba galka in wadanka loga saro kitaabka quraanka lagu xakumo Dimuqaradiyada kuwa wadana gala ey sii racan

  • @axmedyare5808
    @axmedyare5808 2 роки тому

    m.a haruun Allah kumaqaado nolow intey nolol jirto

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 2 роки тому +2

    Waxaan siyaasiyiinta lagu magacaabo wadanka inay haadaan kasii ridaaan moooyee haka sugin hormar waa calooshood u shaqaystayaal kuligood wa inaan iska horwareejinaa amisom 2007 ilaa hadda ayay wadanka joogaan qasaaro mooyee faaiido nooma keenin oo ah inay ciyaalkeena iyo dumarkeena baabuurtooda dardarsiiyan mooyee somalia ceeb ayay ku tahay in layiraahdo ugaanda iyo Burundi oo kamid ah wadamada aduunyadaan ugu faqrisan uguna jaahilsan in layiraahdo nabaday idiin keenayaan runtiii

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 2 роки тому

      Gaalo meshay ku maqasho shareca islam ba la hirgalinayaa way isku soo bahaysataa
      والعاقبة للمتقين

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 2 роки тому

    Dilka xildhibaan aamina ee baalad weyne ustaad haaruun faah faahin tiisa waan kaagafadhinaa mahadasanid

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 2 роки тому

    Waa fikir fiican balse waxay ku xidhan tahay xukuumada timaada siday u jawahdo fulinta qurshaha cusub

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 роки тому

    ATMIS means ATM ba ku xadfan oo ah ajenibiga Madaw iyo Cadaanba leh ee Dalka MASAARIIFAYSTA biilka iyo khayraadba ku qaba Dalka ee ad moodo kuwii dalkan laha iyado kuwi u dhashayna jaago naafaysay hadana arkaya oo maqlaya oo dhaafaya tolow xagay ka liidayaan Dadkani mise duulkala u maqan oo dib u xorayndoona
    Illaahayow na illaali Adiga Kariima yaarabi Ammiin Ammiin Ammiin yarabi

  • @mahadahmed3012
    @mahadahmed3012 2 роки тому

    Amisom waa gumeysi meadow
    Gumeysi cadaan ahna gadaal kamamalulaayo
    Waxaase kadaran dadkii dalka lahaa madax Iyo shacaba sidaa dalka lodayacey

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 роки тому

    Somalidu waxay noqdeen dad sida adhiga malinba dasado cusub loo garaco oo dhankii la doono loo jiheeyo danobadana lagu fushado iyaguna waxay u sacab tumayaan kii diintoda dadkoda iyo dalkoodaba ciida afka u dari laha...Subxanallaah
    Laxwalba shilidkay is dhigta lagu qalla

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 роки тому +1

    😳oo hada 2024 waxaan sugnaa ma sidii afkaanistanbaa ileyn weynu isnaqanoo qabyaalad ayaa aduunka inaga reebtoo qorshahenoo dhan ku cayaartee🤲🏽allow farjkheyrqaba 🤲🏽 uma jeedo soomaali wadan hanankartee

  • @shakuudabdi7453
    @shakuudabdi7453 2 роки тому

    Maxamuud siid aadan wuu siyasadeyey ciidanka amisom amni noma sukto

  • @mohamadjabril8716
    @mohamadjabril8716 2 роки тому

    Haruun waxadtahay wariyo runta raad radin og alla kudhowra wll wanrajeynayaa idacad adiga Ku madax banan.

  • @abdulkadirkartal573
    @abdulkadirkartal573 2 роки тому

    Atmis maxa laga soo gaabii

    • @hanadabdiali4427
      @hanadabdiali4427 2 роки тому

      Google ka fiiri wall. Cidna ha waydiin

    • @abdulkadirkartal573
      @abdulkadirkartal573 2 роки тому

      @@hanadabdiali4427 hye wllkey mcn

    • @farhanhassan3438
      @farhanhassan3438 2 роки тому +1

      African union Transition Mision in Somalia

    • @abdulkadirkartal573
      @abdulkadirkartal573 2 роки тому

      @@farhanhassan3438 mhsanid wllkey

    • @ahmedsalah9434
      @ahmedsalah9434 2 роки тому

      Kaa aad warayasay maxamud ciidanaka somiya xumanta ka daa dheh siyasiintii somaliya waxaa ka soo hayay farnajo baa Ciidanka dhisayee ku Xumee iLaahay ha ka gabto inita Xun u.mada somaliyeed aamiin

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 роки тому

    Haddi dacad nimo jirto ka hor wa LA xasulin karay