Gabayadii ay isdhaafsadeen Cali Dhuux Aadan iyo xaaskiisii Mihiya Cali | Idaajaa
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- gabyaagii caanka ahaa ee Cali Dhuux Aadan(AUN) wuxuu qabay haweenay la oran jiray M,ihiya Cali Ibraahin oo ayaduna gabyi jirtay.
gabayadii ay ku kaftameen ayaan halkan idunkugu soo gudbinaynaa.
gabay kale oo aad u culus una xikmad badan uu ku waaniyay ayaan sidoo kale assaguna meesha kamarnayn.
si aad mar walba noola socoto fadlan subscribeta inoo taabo:
/ @baynaxroble4227
fadlan adigoo mahadsan waxaad sidoo kale nagala socon karta facebook page-keenna ee asagana follow soo dheh: garee:facebook:www.facebook.c....
#idaajaa,#dhaqan_iyo hiddo, #gabay, #gabaygii, #gabayo, #taariikh#baynax_roble, #cali_dhuux, #raage_ugaas