DEGDEG REER HARGAYSA MADAXTOOYADA KU WEERARAY MUUSE BIIXI,CIIDANKII YAA JABIYEY,ISCASIL MUUSOOW,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • DEGDEG REER HARGAYSA MADAXTOOYADA KU WEERARAY MUUSE BIIXI,CIIDANKII YAA JABIYEY,ISCASIL MUUSOOW,XOG

КОМЕНТАРІ • 99

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 місяці тому +6

    Kan yar waa legend wlhy kuwo badan buu dhaamaa iddoor buu intaa ka dhex kaluunaysanayaa 😂

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 місяці тому +11

    Eedo isha xasadka allaha ka qabto ssc waanku dharana❤❤❤❤❤❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 місяці тому

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah Alaahu akbar guul bi idnilaah

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 місяці тому

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah guul ❤umada Somali 🇸🇴♥️🇸🇴💚

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому +3

    Maasha allaah anaa ogaa farxaddayda maalintaa allaahu akbkar

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +6

    ACUUDU BILAAHI MAHADEY KOYEN WAA REER MURQAAN LAAN 🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤💯💯💯🐴🐴🐴🫶🫶👍👍✅️✅️✅️✍️✍️👌👌👌💪💪💪☝️☝️

    • @RashidAli-ff2nf
      @RashidAli-ff2nf 2 місяці тому

      Waa afyaartii hoyada

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f 2 місяці тому

      Rurta maad isusheegtaan iidooroow dulmigiinaa idinjabshay dulmiga ilaahay ma ogola

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 2 місяці тому

    SSC alaha guuleeyo alaha xafido alaha taageero alaha mideeyo alaha qayreeyo alaha ku sugo diintiisa hooyadii soomaaliya alaha ka dhigo caasimadii mustaqbalka laas caanood alaha ka dhigo allahuma aamiin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 місяці тому +6

    ANIGU WANAAG BAN U ARKAA IN SHACABKA SOMALILAND BARAARUGAAN❤. MUSE HAYSKA SAARAA. DOORASHANA HA QABSADAAN👍

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 місяці тому

    Maasha Allah guuleyso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +7

    ilaahay ba jebiyay muuse judaan iyo maleeyaadkisa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +1

    Masha Allah Allahu akbar Alhudullaha 🙏 🙏🕋🙏 waa ruun darawiishta awoda banukusarney snmta👍✅ GUUL SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍✔❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +3

    Guul ciidama SSC khaatumo xaqabaya ku dagaalamayen guushana iyagaa lehe markasata❤️🏇🏿❤️🏇🏿🏇🏿❤️

  • @xaalimofarah3551
    @xaalimofarah3551 2 місяці тому

    Allah jabiyow daliminda dulmika Jabiyey

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 місяці тому

    Inyar sug Inan gumeed yahow
    Waxa idinku soo maqan
    Hadaan mid aad iloobi weydaan ayaa la idinku dhufanayaa ishallaah

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 місяці тому

    Guul Abti caduun ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanbare19
    @abdirahmanbare19 2 місяці тому

    🎉🎉

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    Somaliland is not easy 😳😳😳😳😳😳😳

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +1

    Sunta Iidoor kaga ilmaysiisa. Captain 🧑‍✈️ caduun.🫡.

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 місяці тому

    ✅✅✅✅✅✅✅

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 2 місяці тому +2

    asc darwiish dadkani ma maanta ayey soo tooseen .
    hurdada ay seexdeen waa dheerayd
    Markii loo digay dhagahooda ayey xidheen oo waa taageersanayeen xasuuqii ka socday lascanood
    cid maanta ka maqlaysa ma jidho
    Ha soo socdaan wali caqli uma soo noqon bari waa baryootami doonaan lkn yaa ka yeeli

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f 2 місяці тому

      Maansha allah eedo wiil fariidaa tahay bagu soohurguf jabka iidoor dulmigoodiibaa dib ugu laabtay iidoor

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 місяці тому

    Umada somaliyeed illahay dhexdooda nabad haka yeelo
    Meel kasta oo joogaanba

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 2 місяці тому +2

    Ina gumedka markay nabad joogto futadiisa ciirbad ma marii karto markay xabaadu bilaabato futadiisa N3 ku kala wareegii karta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 2 місяці тому

      Badhya culus futo marwalba ka sheekeeya ilayn wada qoomo luud ayaa tihiine inan Gumeed yahow

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 місяці тому +1

    Daalim ma guuleysto. Argagixisada SNM,wey Ismahadiyeen horgal Mushaar ay siinayeen Ayaa been U Sheekay ictiraaf wa Cirka burco iyo hargeysaa lagu murmaya Isha Allah Frm somaliweyn

    • @user-kq3oz5ox5o
      @user-kq3oz5ox5o 2 місяці тому

      Soomaliwayn hakuwasto from soomaliland

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 місяці тому

    Like. Waad uqalantaa. Geesi harti

  • @user-ph3ui2de6d
    @user-ph3ui2de6d 2 місяці тому

    Istaqfurallah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🏃🏃‍♀️🏃‍♂️

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 місяці тому

    Ilahay baa jabiyey waa daalimiin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 2 місяці тому

    Bismillah ma saacadaa

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 2 місяці тому

    Asc Darwiish tv waxan qasukana warkaka gobolka sitti
    Nolowww caado

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    subxananllah war wax iska celiya waxa nafis Haka dhigane

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 2 місяці тому

    Waad Riyooteen Runtu waa Muuse qof cidkale sugayow
    Aleylehe waad ku danseegtay

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    ssc part of puntland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 2 місяці тому

    REER GEBILEY MABA AY DAGAALAMIN😂. DADKA XAABADA MUSE KU SHUBAY WAA HABARJECLO

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 місяці тому

    SNM wax walba waa samaynayaan oo Ayla ag ku helayaan

  • @luulyusufabdulle3929
    @luulyusufabdulle3929 2 місяці тому

    Isaka soo raaca ku dheh soomaali weyna hadii Dan u tahey

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому

    Hampalyo SSC marka oogu horeysa waxaa mahada leh Allaha weyn ee dadka SSC oo aan xoog iyo xabadd lagu qabsan Cadowga Somali weyn ee maanta 2024 Hub iyo zaad lagu laayo dad somaliyeed kuwa miyiga lagu dilay oo hawdka lagu turay Canfarta Oromada kugarab taagan iyadoo beshi uu kadhashay 60% eey halka degaan u ah,Dhulka waa dhul somaliyeed tarikhda kuxusan balse Ina Cumar Gelle oo Dhaqanka yuhudda oo kale leh in dhiig somaliyeed uusan dhamaan ayaa deganada SSC 17 sano kahor kenay,Si Mamulka dhiigyacabka uu helo Dhul ballaran haddana kheirat badan kujiro,Kacdonki jamahirta ee kenay dadkii indher garadka ahaa ee kacararay shirqolada Isimo dhaqan Culimo Ganacsato ayaa kusoo noqday,Ina Gelle 9 bilowd ila maanta ayaa xabalo wadareyd duqeyn hubki casriga uu kusoo dabulay Lascanood,Rabiga weyn oo xaqsoore ayaa Hil Harti kuwa,somaliyeyd kuwa Kadanqaday dhigyacabka matidi masajiidii biyihi Adeeg walbo oo bulsho lahayd bur buriyay ayaa 4 saacadood gacta lamariyay,hadaba Cidamada waa in eeysan saxafadda kasoo muqan xoog iyo wadiqoyinka Cadowga eey kusiqaan,Mamulka waa in Affayen iyo kooxda darawishta ee suganta leh gari warka iyo suganta gubabada leh lagu xiro loo sameya,Buhodle Cerigabo ceynabo Talex illa xeebta Waa in si dhaqso ah loo xoreya manulkana hawalgala.

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    fiiicnaan lahaydaa in dhirbaaxo kale lagu dhufto ❤😡

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 2 місяці тому

    20.tanjir.magadhe.qabilbada.kabihiweyde.islaayab.buk.iyo.qalinqado

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Ilaahay baa jabiyey waa taariikh

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Caduun hargab ku haye inadeer malab cab

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte9510 2 місяці тому

    Asc Darwiish Darwiish dhalay weriye ku garaac ,Weriye adaa ku filan,

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 місяці тому

    .cuqubo..aayakudhaday..Inman.kii.xuun.xuumaayey.dhaqan.kayuuhuudalaahaa..instil.kadhiimatayan.waa.alunaariin.ilaahay.aayaakaduqaaday.reer.laasacaanood.dhiibaataday.kuuhayeen

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 місяці тому

    Wan xasuustaa clip kaan warkii dhagaha laga garaacay Mashalah

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 2 місяці тому

    Alaha jabiyo snm iyo wixii taageero waxay ku jabeen dulmiga dhul dadkii lahaa dagan yahay bay kusoo duuleen fikrada snm oo dhan ayaa qaldan haday iska dul qaadayaan gobolada waqooyi galbeed ee soomaaliya

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому

    War waxaa yaanay laaga sheekayn muuse ina kaahin. Nuux taani dhamaantood way u dhamaayeen. Iyagoo moodaya in ciidan adag leeyihiin. 15 guuto halkaas ayey ku soo af jarmeen

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 2 місяці тому +2

    kkkk dan baa u runshegtay malashida iidoor kkkkk yaa isgaaray yaa daalimiin

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 2 місяці тому

    Maanta xaqiiqadu hor timi midho doono lahayde imisaa la abhinayey oo lagu laha si nabada ku baxa miyaanay ogayn in sidani dhici doonto 😂😂

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 2 місяці тому

    Hadii ciidan ka lasaaray maxaa jabay marka haday guureen

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 місяці тому

    .waakhiyaaali.kun.walikood.caqlisan.maayaan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому

    Welkom Darwiisha t.v

  • @user-gb7xf5hq9z
    @user-gb7xf5hq9z 2 місяці тому

    Asc

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 2 місяці тому

    Markii hore dad dhulkooda goostay maxay dulbahante u raaceen

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 2 місяці тому

    Saqidow.wahbarashadibadkasaqide.bentanagada.yare

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 2 місяці тому

    Way hurdeen iyaagaa kulmiye ayeey dusha kasaareen

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 2 місяці тому

    Wadani ayaa ciidanka jabiyey ayeey dheheen

  • @awliyoabokor8432
    @awliyoabokor8432 2 місяці тому

    CAWRYA IS CASIL IS CASIL WAA MARKAYAGI WALIGI ISAGA SAARAANAYA BAL CIRKA SOO GUJIYA

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 місяці тому

    saxiib aadbaan ku tagareaa niin somalio dhaab ah ayaad tahaay . intaa xabashii ethiopiyaan ah oo uskaag ah imaan lahaa baada somaliyaad , somaliland ayaa fufuud waa iin laakalaa furfuraa . amin dhaahaa.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Habarawal sir badanaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Geesiyo harti 👏👏👏❤️❤️🌹🌹🩸🩸🩸

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Ma hadday hurdo ka soo keceen dulmigu xumaa

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 2 місяці тому

    Hooyadaa siilkeedii iyo wadani ayaa jebiyey

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 місяці тому

    Asc halyeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 місяці тому

    Odayga hadalkiisu waa mar hore

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 2 місяці тому

    Kkkkk❤❤❤❤vivi hartinimo ❤❤❤

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 2 місяці тому

    Soow kuwii lahaa way guureen hada mayeey leeyin way jabeen

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 місяці тому

    .xaqadaradibaa.jebisay.iyo.edab.daraday.lanooteen.xasuuqay.reer.laasacaanood.9.kuuwadeen

  • @SakariyoAscad
    @SakariyoAscad 2 місяці тому

    Guul sss

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Kkkkk waxaad moodaa inay hadda soo xabaalo tooseen. Oo ay isweydionayaan ciidanka hebalow miyaa jabiyey?

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Kan madaxa weyn waa ina jirde

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 2 місяці тому

    Mahaday ogaadeen. oo hurdadii iyo riyadii kasoo baraarugeen. Maba oga miyaa in ay Reer SSC iyo Dhulbahanta hada Dawlad yihiin. Aan xataa Soomaliya ubabac dhigi karin oo mardhowba dowladu tuugsi kuhoos imaandoonto.🤣😂😅🤣😂🤣😂

  • @user-ew6xg9qi9d
    @user-ew6xg9qi9d 2 місяці тому

    Sax hasaaran muuse.....fillada ma isaga leh dad iyo dalba wuu baa bashay

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 2 місяці тому

    Sayid maxamed wuxuu yidhi.... Nimaan magaca Daarood ahayn magar xerayn waaye. Maag bay ahayd inuu nin guni maydho foofsadoe. Maqrib dumey xeryaha ma u madoobeeyey.

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 2 місяці тому

    Adiga maxaa kaa galay dhexdayadu ma ku deeqdo

  • @pxtals
    @pxtals 2 місяці тому

    Hartiyow markahore idinka qaladka lahaa maxaad dad goni gosato ah dhulkiina ukeenayseen Markaas ba goorgaradii adna sanka nilikasaaray😂

  • @mahmedmuuse3688
    @mahmedmuuse3688 2 місяці тому

    Inan gumeed ciil qabe ah waxa ah Ninka lahaystay 15 sano 9 biloodna la garaacaayey waa idink
    Guriga yaa lahaa laysku haystay ma isaaq mise dhulbahante

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk idoor waa washay

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 2 місяці тому

    Ralii nogo

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 місяці тому

    Tudhitaankii la idiin tudhayey ayaad u maleyseen inaad xoog wax ku qabsateen

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 місяці тому

    Afku.kuma.go
    O

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому

    Nin gardaran maguleysto absolutely taan hadakulamaganahay bakadaran,soojog ninkii lagawayoh soojifsalagahelah, cayaari waa galindanbe, yasgaaray kkkkkkkkk

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому

    Ciidanka lasoo saaray xagee joogaan hubkoodii markaa miyey ka yimaadeen kkkkkkkkkkkkkkkk bal beenta lasoo alifay day ciidanku meeyey. Horta xagee idiin joogaa 15 guuto samir iyo iimaan alle ha idinka siiiyo idooraw

  • @user-kq3oz5ox5o
    @user-kq3oz5ox5o 2 місяці тому

    Waar waad is mahadiseen khatumo naasdheer waala idinka shaqayn kadaabiin yahay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому

    Waar waa lagu yahayaa ninyohow falayaa baqda joojiya cabaadkiinii Ayaa loo dhow

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому

    Xagee laga soo saaray. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma ciidan ayaa meel ka baxay. Caqliga isaq bal sheekaday keeneen day. Adeer ciidan meesha kama soo bixin haday ka baxeen maxaaciidanka wax uga fakan waayeen been ayey iskula wareegeen dabacayuun. Cida ciidan saartay waa tee adeer xabad ayaa jebisay imisaa laydin lahaa la baxa ciidankiina nijaastan aad soo dirteen

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 місяці тому

    Futofuto 😂faan faan qujiile 😂😂😂😂😂😂😂 faan

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 2 місяці тому

    U sheeg in Harti jebiyey

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 місяці тому

    .kkkkkkk.waad.waalaawaalan