@@zamzam5255 alaah beer Adakaa ilmaheygoo la haysto meel kale tag waxaan u maleynayaa sow socialka sow ma dhahayaan hooyadaan wey daneysatey . Horta wax walba ilaahey baa og lkn ma Yara waxa ilmahaas ku dhacay . Anigu walaalehey iyo asxaabteyda caruur bey kukorsadeen ilmo 20- 30 bey degan yihiin waligey ma arag wax sidaa ku dhacdey markan arkey ninkeeda Fadumo waa labo qof oo aad iyo aad u kala fog bay yihiin I am so sad 😢
Daahir somalidu seel waxba kuma diraan dawlada ayaa ogaanaysa sanadku markuu dhamaado hadii 500 wax ka badan hadaad ku dirto ama kugu soo galoooshashuurteeda ayaa lagaa rabaa taa awgeed bay isugu diri waayeen markaa kaash ayey wax kula qaatan si aan cashuur sanadkii loo qaadan
Faadumo Buraanbur haladaayo waa Gabadh dhibadan haysto ee kaxishooda ilaahy ilmihiina Gaalo hakusalidee xaasidiin yahy faadumo Buraanbur Guulayso wllNaagaha Kamaseerdan
Subxaanalaah walaal alaah ka xishooda oo ka hara Faafuma Buraanbur😢
Dahir 1990 ayuu xamar soo galay wuxuuna kayimid Etopia isagoo Etopia na rufyan u ah oo caga cad wuxuu bilili qayista guryo bero dad lahayen hadana wuxuu rufyan u yahay wadamada cadowga soomaali kuha oo wuxuu ka shaqeyaa dowlad la anta iyo burburka umada soomaaliyed iyo qabyalada iyo kala jajabinta umada soomaaliyed ee muslimiinta ah ninkani waa cadowga soomaaliyed wuuna kufana inuu tajir yahay xaran qute kuwa nogar naq leh ma kuwo kaliitaa mise waa kuwo lamid ah. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Meeshuu ka yimid ma ogi lakiin in Daahir Calasow uu umada Somaliyeed u daran yahay dowlad nima deenana uu udaran yahay qabiil iyo isku dir umada Somaliyeed ayaan kugu raacsanahay dadoow ninkaan iska ilaaliya faaido male
Faduma Buranbur Sharaf Bay ledahay
allah ayaa kagoynaaa miskiinta dhiban eed fiyuus aad kuradineysid sun lee waaye
Aduunyo gadoon waaye islaamki hada hunguri jaceeyl baaka soo haray ilaahow nabad baadi allaahuma Aamin yaa rabbil caalamiin
Wlhy waa runtaa wall Subxaanalaah 🌹🌹🌹
Soomaaliyey Maxad Cinwaanka Ugu Soo Qorten FAADUMO BURANBUR Ayaa Lacag laga Dhacey??!!!!!
Imika ma tiktoota ayaa lagu garnaqsanaaya ceeb badanaa😂😂😂
Sub xana llaah war maxaad ugu soqoraneyda gabadha sharafta leh magaceda fadumo buranbur cinwaka ma hunguri bakagalay magaceda illaahey wukujeda qisadan shaqa ayku ledahay malaha ee imanka sugo waxa bentada firsanayo aakadaran
Fatuma buranbur so rer Sweden maahen o hada mugdisho madegno tukan makulaho
Daahir gabadha horta dhegayso si aad ufahanto
Waxla lafahmiwaayo maaha
Waxay ugu dacwonayan sawabtoo eh waa cawan koodii ugu waynaa amasidaad ufantaan waa moryankoodii ugu wayna😂😂😂
Subxaana Allah
Kkkkk maxakamada kore iyo hoose kkkkkwlhi waa yaab somaliye
Ayadu may calcoletar qadato
Waxaan ka yaabey waxey tahay gabadhaan Faadumo Buraanbur iyadu ma looso celiyey ilmaheedii wllyal. I am so sorry Somaaliyeey 🤣🤣🤣🤣
Fadumo buranbur maa uu maleenaayo maxaa yeleey meesha aay ka haadleeso waa MN MN U S A
@@zamzam5255 alaah beer Adakaa ilmaheygoo la haysto meel kale tag waxaan u maleynayaa sow socialka sow ma dhahayaan hooyadaan wey daneysatey . Horta wax walba ilaahey baa og lkn ma Yara waxa ilmahaas ku dhacay . Anigu walaalehey iyo asxaabteyda caruur bey kukorsadeen ilmo 20- 30 bey degan yihiin waligey ma arag wax sidaa ku dhacdey markan arkey ninkeeda Fadumo waa labo qof oo aad iyo aad u kala fog bay yihiin I am so sad 😢
Maaha faadumo naagtana ciwaanka iskaga qortay dadka is haysta kumaba jirto
Wa faadumo kale miya sorry 🙏
Haa wa faadumo kale anba iminkan ogaaday.
War faduma buranbur mahan
washamku qaaday ani waa kala laabtay
Haaa waa sax good job ani cataaa
Daahir doofaar Calasow naagta wax dhacdey ayuu la shaqeysta oo lacag ayey siistey
Baqbaq maxkamada uu dahir doofaar madaxda u yhy dadka ninkan u dacwoonaya ka yaabey 😮😮😮😮😮😮
Daahir somalidu seel waxba kuma diraan dawlada ayaa ogaanaysa sanadku markuu dhamaado hadii 500 wax ka badan hadaad ku dirto ama kugu soo galoooshashuurteeda ayaa lagaa rabaa taa awgeed bay isugu diri waayeen markaa kaash ayey wax kula qaatan si aan cashuur sanadkii loo qaadan
Aniga waxa iiga soo baxay meeshagabadhani in aanay wax sax ah sheegayn waayo maxay lacagta sadeeda ugu qoraysay.
Madaba shuraako ay ahaayeen may account dhex ah oo cusub u furan tukanka.
Kadib kaa ay ku diran.
Waan aaminay waa maxay maxaa iyada loo aamini waayay
Ala dadkan basra bufsan wax weydinayan la yabey wa kuwa ka liita
Sidaas udaa
Way aamintay
Kani wax ma fahmayaao
Mooryan dhiigyocab ah oo iswada dhacdey oo tuugo ah guryaha jabsanjirey ayaa hadda iswada dhacey islaamahani daahir doofaar oo naagaha ku dhexjira
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅
Maxkabda hos 😂😂😂
Daahir waa dayuus dadka in uuiskudiro mesha ufadhiyaa
Daahir doofaar Calasow naagaha lacag ayuu ka qaatey