Dal la sheegto ma lihin! | Maxaynnu waddaniyiin u noqon la'nahay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024
  • Liiska buugta qurbaha laga helayo.
    Dalalka laga helayo:
    Maraykan, Turkey, Australia iyo Yurub.
    1- AABBE HODAN AH - AABBE SABOOL AH:
    www.iqrabooks....
    2- GARAADSO INTAADAN GUURSAN:
    www.iqrabooks....
    3- YAA QAATAY BURCADKAYGII?:
    www.iqrabooks....
    4- FACA KORAYA:
    www.iqrabooks....
    5- WABAR:
    www.iqrabooks....
    6- DABADEED QOFNA MA HADHIN:
    iqrabooks.net/product/dabadeed-qofna-ma-hadhin-2/
    7- XUSUUSIHII GUWAANTANAAMO:
    www.iqrabooks....
    8- MAANSHAXAN:
    www.iqrabooks....
    9- YIDIDIILO:
    www.iqrabooks....
    10- DIB U QOR SHEEKADAADA:
    www.iqrabooks....
    11- QUDUS YAA ISKA LEH?:
    www.iqrabooks....
    12- LOOLLAN:
    www.iqrabooks....

КОМЕНТАРІ • 403

  • @sahanka97
    @sahanka97  2 роки тому +69

    Liiska buugta qurbaha laga helayo.
    Dalalka laga helayo:
    Maraykan, Turkey, Australia iyo Yurub.
    1- QAWAANIINTA SUUQA SARRIFKA LACAGAHA QALAAD:
    www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/
    2- GARAADSO INTAADAN GUURSAN:
    www.iqrabooks.net/product/garaadso-intaadan-guursan/
    3- YAA QAATAY BURCADKAYGII?:
    www.iqrabooks.net/product/yaa-qaatay-burcadkaygii-2/
    4- FACA KORAYA:
    www.iqrabooks.net/product/faca-koraya-2/
    5- WABAR:
    www.iqrabooks.net/product/wabar-2/
    6- DABADEED QOFNA MA HADHIN:
    iqrabooks.net/product/dabadeed-qofna-ma-hadhin-2/
    7- XUSUUSIHII GUWAANTANAAMO:
    www.iqrabooks.net/product/xusuusihii-guwaantanaamo/
    8- MAANSHAXAN:
    www.iqrabooks.net/product/maanshaxan/
    9- YIDIDIILO:
    www.iqrabooks.net/product/yididiilo/
    10- DIB U QOR SHEEKADAADA:
    www.iqrabooks.net/product/dib-u-qor-sheekadaada-2/
    11- QUDUS YAA ISKA LEH?:
    www.iqrabooks.net/product/qudus-yaa-iska-leh/
    12- LOOLLAN:
    www.iqrabooks.net/product/loollan/
    13- AABBE HODAN AH - AABBE SABOOL AH:
    www.iqrabooks.net/product/aabbe-hodan-ah-aabbe-sabool-ah/

    • @abdirizakdhoodhe9136
      @abdirizakdhoodhe9136 2 роки тому

      Buugtan Dalka Lagama Helayo Miyaa?

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 2 роки тому

      Aadanow xalay IQRA BOOKS
      Ayaa borama nogu yimid
      Bandhig buugaag bay ahayd
      Lkn hore ayay u socdeen
      Boramana xarumo kuma laha

    • @moodchanel3754
      @moodchanel3754 2 роки тому

      🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @nuurxasan8066
      @nuurxasan8066 2 роки тому +1

      Mash all mahadsanid

    • @saacidcismaan1150
      @saacidcismaan1150 2 роки тому

      Mahadsanid Aden khadar runtii waad asiibtay

  • @maxamedsadaq5991
    @maxamedsadaq5991 2 роки тому +49

    Wall wlhi manta waad iga ilmeysisay
    Allaha no hagajiyo dalkena😢😭

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 2 роки тому +14

    Sadex jeer bn ku ceshtay video-gan wa cajiib wlhi inta aad sheegtay wa xaqiiq jirta wll aadan mahadsanid

  • @bashiirsomali
    @bashiirsomali 2 роки тому +10

    Caqliga iyo maskaxda alle hakuu barakeeyo wllo qaali xaqiiqada jirta ayaad ka hadashay

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 2 роки тому +2

    Wallkeyow dadka wax gal ah oo aragtidooda iyo aqoontooda dheerthy cadow iyo culeesyo badan ayeee yeeshan ee ilahey haku xafido

  • @maxamedaliulaawa72
    @maxamedaliulaawa72 2 роки тому +15

    Aadan Sahan walal Fav McaLin baa ii tahY Mahdsanid Sida Quruxda bdn Aa Wx inoogu so gudbiso Lkin Waa So Ragta oo iska MqnaTa Casharda noso badi Tnx mrkle 🙏

  • @AdamAhmed-hy1nl
    @AdamAhmed-hy1nl 2 роки тому +5

    Inshallah ustaad kuwaa waxas oo dhan annaga ayaa la inaga sugaya ineynu meesha ka saarno qorsha aynu yeelano ilahay na aynu talo saarano inshallah ilahay ha inoo hagaajiyo dalka iyo dadkaba

  • @jabraofficial5656
    @jabraofficial5656 2 роки тому +20

    MASH allah hadalada aad shegtay wa mid sax 🔥🔥🔥

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 роки тому +10

    Mnsha Allah ustaad Adan Khadar Cali Oo Ku Magacdheer Aadan sahan Ustaad Mahadsanid

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 роки тому +16

    Soomaali oodhan ismadhaanto, waxaa loobaahan yahay Dhalinyaro sidhab ah isuxilqaanta oo wax falanqeysa oo waxbadasha! Mahadsanid Ustaad.

  • @richhome3678
    @richhome3678 2 роки тому +16

    Waxaan is weydiin jiray Arragtidan runtii hore umaan arag qof ka hadlaaya Aadan waa nin meel dheer ka fikiraaya mahadsanid walaal Dalku inaguu ina sugayaan.

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 2 роки тому +1

    dhaab ahaanti waxa aad ka hadashay dhamantood waa waqica manta tagaan ee dalkeena'a " dadka ninka ugu iil dheerba dadka ugu ayaan darran" haddi lagula daremi laha dhamantood waxa ad ku so gudbisay muwduuca alle ha ku sharfo walal Aadan❤

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 2 роки тому +2

    Dhaga wax maqla hadey nagu yaalaan wax wagsan ooo lagu waana qaato wad noosheegtay ajar ilehy haka siiyo from mogdisho somalia

  • @mubaarikshide1762
    @mubaarikshide1762 2 роки тому +1

    Niyow aadanaw toos baynu isku wado u noqonay imika beri horaan isweydiiyey maxaynu wadaniyin u noqon wayney isku jawaabna waynu soo saarnay barakalah wll .....

  • @ahmedfarhan3611
    @ahmedfarhan3611 2 роки тому +2

    Ilahey aqliga aqoonta haku ziyaadiyo ustaad wlhi waxkaloo kudhoho ma aqaan erey aa kugu qeexo ayaa la ahay waxaa tahay qofka kaliya suaalaha aa is weediyo mar walbo jawabtoda kahelo qofkii damiir iyo dadnimo lehna wuu fahmi karaa waxyabaha aa kahsdleeso oo idil🙏🙏🙏

  • @أبوالقاسم-ب5ز
    @أبوالقاسم-ب5ز 2 роки тому +2

    Xaqiiqda qaraar ee somalida ayaa tan ah ustad mahsanid

  • @raxiimocabdiwali8151
    @raxiimocabdiwali8151 Рік тому

    Shukran akhii barakow oo caqliga ha beelin😪

  • @hindajama6828
    @hindajama6828 2 роки тому +1

    Runta ah inay jiraan waxas oo dhami, hadad ataaturka tusale u so qaadatay ana waxan noqon doona ertugralka dalkayga ano ah c.fatax Xusen Cisman, waxbadan oo imika inaga silanna aan isku dayo inaan hagaajiyo, waxan is idhaa marmarka qaar dalku adu ku baahanyahay lkn dalku waa uu inoo baahanyahay ee aynu noqono kuwo badala dabeecadaas, si kastaba ha noqote dalku waa dalkeeni un wadaniyinna waanu u ahaanaynaa insha allah,
    Isbaddelka beri & Aayaha bulshada Cabdifataax Xuseen Cismaan Hanfi🥰

  • @hodanibrahim7546
    @hodanibrahim7546 2 роки тому +17

    Wa XaQiiiQ XanuuN PadaN😔

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +24

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 2 роки тому +1

    Mashaa alaah ilaahay maskaxdaada
    Iyo aqoontaada hakuu barakeeyo
    Runtaad waadax kadhigtey!!!

  • @koshinomar3144
    @koshinomar3144 2 роки тому +1

    xaqq sxp qali adan midna ogaada dhalinyaro 1 qalin ayaa 1000 qalin ka qiimo badnaan kara. aynu wcyigeena maskaxdeena io aqoonteenaba dhisno inaga oo ay inaga oo u baranayna san umadeena somaliyeed ugu badbaadino calamul islamna si aynu samata bixin ugu noqono
    adan sahan ustaad aad baad umahadsan thy🥰

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 2 роки тому +1

    M.a Wlal wad mahnsanthy

  • @maxamedxasen6974
    @maxamedxasen6974 2 роки тому +3

    wlhi waa runta aadan sxb nolow qof inasan ah

  • @geesejows3347
    @geesejows3347 2 роки тому +4

    Thanks ustad 💯💯

  • @cabdifataxkhadar5913
    @cabdifataxkhadar5913 2 роки тому +4

    Jimce mubarak walalaha islamka dhamaan

  • @dhoolayareofficial2023
    @dhoolayareofficial2023 2 роки тому +2

    Waa xaaqiiq ustaad adan alle hayna garansiiyo xaqiiqda dhabta ah

  • @khaalidmaxamed6748
    @khaalidmaxamed6748 2 роки тому +31

    Waar yaadheheen miyaad inoo samaysaan urur dhalin yaro oo wadanka badasha hana kaga qayb qaateen dhalin yaradu af iyo adinba iyo xoolaba👍

  • @timacadde12345
    @timacadde12345 2 роки тому

    Allaahu Akbar
    Waa xaqiiq i taabatay warbixintaadan maandhow

  • @sakiriyeyare9795
    @sakiriyeyare9795 2 роки тому +2

    Dowlada malihin ee dhul aan dagno baan lenahay
    Waa runta zxp alla haka abaal mariyo sida xaqiiqada kujirto ee aaad dadka wx ugu shegaysid❤🔥

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 роки тому +2

    Waa run dhul bn daganahay ee dawlad ma lihin👍👍

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 2 роки тому +3

    Sxb mowduucyada noo soo badi adigoo mahadsan sxb

  • @abdishakurmohamud9388
    @abdishakurmohamud9388 2 роки тому +1

    Alle ha Ku soo hadeeyo

  • @djbaan9513
    @djbaan9513 2 роки тому +1

    ADIGA HAA ADIGA AKHRINAYO
    ADIGA ISKA BILOW KADIB XAFADADA KU XIJI KA DIB AZXAAPTA WLLHI BILLAHI DADKA OO DHAN WNGA AYAA BIYO DHIGI DOONO 😔
    جزاك الله خيراً WLLKEY AADAN 🤗

  • @ikraanabdiaziz5431
    @ikraanabdiaziz5431 2 роки тому +5

    Masha Allah caqliga Alle ku ziyadiyo

  • @kumushaax5747
    @kumushaax5747 2 роки тому +3

    illahey garashada ha kuu siyaado hadalkadana dadka buka dawo ha uga dhigo amiin ammin amiin

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 2 роки тому +2

    Adan sxb malmahan wanku weynay wanalogu tabay hore u soco

  • @umumucadbintuabdalah3354
    @umumucadbintuabdalah3354 2 роки тому +1

    Xaqiiiiqdaan kugu jeclahay aaadam sahan ilaaaahay haku xafido 👍👍👍👍👍

  • @HassanHassan-bl4ly
    @HassanHassan-bl4ly 2 роки тому +1

    MashaAllah wll Adan allah haku rouwro

  • @maahirabuubakar6814
    @maahirabuubakar6814 2 роки тому +4

    Waa xaqiiq xanuun badan walhi

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 2 роки тому +2

    wax jira ka hadashay sxb cabdi malik na ilaahey xabsiga allah haka sii dayo waa wadan isagii xaqdaro iyo dulmi ka cabanaya qofkii ka hadla xaqana lagu dhex dhibaateynayo hadii runta loo sheegana dadka intooda badan kugu oranayaan waxaa tahay somali waadna necebtahay marka wadan lawada leeyahay majiro ee qfkasta gurgiisa ayuu leeyahay somalida kalana waa sidaas o kale

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 2 роки тому +1

    Aduu meel gee wakaase
    toloow masiyaasibaad noqo isleedahay
    alah hakuu fududeeyo siyaasada

  • @KingBaashe
    @KingBaashe 2 роки тому +69

    Anigoo ilmaynaya ayaan dhamaystay wlhi 🥺🥺

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 2 роки тому +5

      😢😢😢 hada maxaan dhaanaa umada kurdiyinta ee dal laheen anagana Dhul ma lihin

    • @saadaqyuusuf4348
      @saadaqyuusuf4348 2 роки тому +3

      @@Kadare1998 dhul iyo wadanbo waa leedihiin wlayyaal🇸🇴🇸🇴

    • @apdishakurmahmoud4523
      @apdishakurmahmoud4523 2 роки тому

      @@saadaqyuusuf4348 🤣🤣🤣 taaayadibaaan la yaabanen markaazad tu wadama kale ilaaliyaan noo soo qaadanayzaaaa.............⁉️

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 роки тому

    Umuuraha Allaha sakhiro

  • @hanaadan8206
    @hanaadan8206 2 роки тому +6

    Masha Allaah keep going

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 роки тому +14

    Hey adden only someone like u can lead this country wlahi😥🙏

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 роки тому

    Zxp xaqiiq aad soo bandhigtay qadhaadhkaga imanaya iska dulqaada inagu laakiin isku aragti aynu nahay

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 роки тому +8

    Wlhi waa dhab 👏👏👏👏

  • @hassanabdiabi2738
    @hassanabdiabi2738 2 роки тому

    Dhamaan qadobada aad kahadashay qofwalboo nagamida saameyn ayey ku leeyihiin waayo si xaqiiqo ah oon looga sheekeyneyn ayuu u arkay somaliyoo dhana dulmiga iyo cadaalad daradu waa kawada jirtaa
    Ilahey ayaan baryeynaa gacmaha udhiganeynaa in ilahey nabadbaadiyo madaxdeena xaqa fahamsiiyo dulmana heenana ugargaaro aaqiradeenana noo badbaaiyo aamiin aamiin yaa rabi

  • @bowbowle2002
    @bowbowle2002 2 роки тому +2

    Dal markaad askarigiisa aragto aad ka cararayso, run badnidaa doraad oo ugu dambaysay ayay igu dhacday taasi.

  • @saadaqyuusuf4348
    @saadaqyuusuf4348 2 роки тому +9

    All maxaa xikmado kaa buuxaan 🇸🇴👍

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 2 роки тому +2

    Intaas in kabadan qaarkeen ayago og ayaynu shib sii dhahna Allah ha ino hagaajiyanah wankuso gaba gabeyna hadalkena. ilaheyna qoom ma mabadalo illa uun ay iyaga is badelan moyeh ! Marka Adanow sidaan raali maku sii ahanah mise sidii qadaafi ayeynu dawladaba dawa iyo dacal gadinah Taladaasnah Parnamij kaso diyaari .

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 2 роки тому +1

    Waa wax uu ka xumaado runtii qof kasta oo damiir leh.

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 2 роки тому

    Adanow wll wxn ahy qof dalka dibadiisa ku nool ... wxn aanan odhan karaa ma arag wadan aan dadkiisu ka caban ama dhaliilo ka sheegan...
    balse waa la isdhmaa oo run ....lknse waxd ogataa wadan jano ahai majiro ama cadaaladii cumar binu khadaabi kajirto . Ee allaha inoo hagaajioyo dalka inta aynu haysanona inoo barakeeyo.

  • @hhhh-ft9fr
    @hhhh-ft9fr 2 роки тому +1

    M.a sahanka xogaha

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 роки тому +2

    Dhulka somaliyeed wan ku dhashay kuna koray. 2019 ayan turki tagay. 100% dadka oodhan Waa wadaniyin Wadankooda ayey waxkasta ka horeysiiyan.
    Lkn inaga Musuq maasuq

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 2 роки тому +1

    Sxb allah haku xafido wlle xaqiiqada qaraar waa tane

  • @zulthaancimraan6961
    @zulthaancimraan6961 2 роки тому +1

    waaa arin muuse biixi toos ugu socota

  • @mymomiseverything7358
    @mymomiseverything7358 2 роки тому

    Ilahy haku xafido.

  • @abdirahmanmuslim2271
    @abdirahmanmuslim2271 2 роки тому

    muqdishan kaa soo salaamayaa.

  • @ahmed01010.
    @ahmed01010. 2 роки тому +2

    waxa la mooda in aad ogayd dareen dareenka gudahayga ka baxay
    dhamaan qodobada aad so gudbisay waa darenka aan daremyey
    inbadan ayaa naftayda ku sasabi jiry jcylka dalka lkn danba i tidhi xaqiiqda qaado lkn meel iyo cid aan u cawdaba aany jirin
    إنما أشكو بثي وحزني إلى الله

  • @hassanmowlid8274
    @hassanmowlid8274 2 роки тому

    Mowduucayada noocasa waan ku taa geersanahay,
    Waliba mowduucan io mowduucii ka horeeyay ee ahaa dalka cida awooda inay ka tagto ha ka tagto aad lahyd

  • @moadem7359
    @moadem7359 2 роки тому +1

    Sxb nagadaa waad na nacsiisay meeshiibeh 💯💢✌

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman1489 2 роки тому +2

    Muqaal muhiim ah
    Wlhi waxaan nahay rajo Ku nool ee Allaha rajadda noo qurxiyo

  • @mahamedcabdiomar8277
    @mahamedcabdiomar8277 2 роки тому

    Wlahi sxb runta waad haysaa masha allah

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi3715 2 роки тому

    Maqaalkii ugu haboonaa ayaad soo diryaarisay

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 роки тому +1

    Xaqiiqo jirta walahi

  • @cabdiraxmaanismail5216
    @cabdiraxmaanismail5216 2 роки тому

    Aadan wll wax la taabto ayaad ka hadashae jazaakallhu khayr wll
    Lkn arinkan miyad ka cabsaneyn oo dawlada uga cabsanayn wll anuguba nin dhalinayaro ah oo wadankiisa jecelban ahaa wakhti wakhtiyada ka mida lkn hada wllhy mooji iskaga carar mooye hadal kale maleh 😢

  • @sakariyeibraahim6154
    @sakariyeibraahim6154 2 роки тому +1

    Wllhi zhpo Aadan sahan wax jira Ayaad sheegtey

  • @freedomchannel3732
    @freedomchannel3732 2 роки тому

    Wlhi waxyaaba badan oo iga dhax guuxaya ayaad taabatay 😍😍

  • @bashiirgelle6753
    @bashiirgelle6753 2 роки тому +4

    subxaanallaah.
    Alla maxaad run sheegtay.

  • @updipazithupdilahi7483
    @updipazithupdilahi7483 2 роки тому +2

    M.a wllky keep going

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 2 роки тому +1

    Nin rageeeed💘💘💘💘💖💖💖💖🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @khaalid1
    @khaalid1 2 роки тому +1

    Mashaalah runtu qadhadhaa good job

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 роки тому

    Cajiib, wlhi waxkale oo aan dhahaa maba aqaano, walina waan kucelcelshanayaa muuqaalka.

  • @worldtiktok4326
    @worldtiktok4326 2 роки тому +1

    wlhi ilinta waan heysan waayey wxaan ahy arday turkiga waxbarasho ujoogo intaan aan ka hadleysane waa waxa dalkeega iga keenay aan maanta wax ku baranaayo luqad la mid ah. teyda hooyo micnaha luqada turkiga ma dhaafsiisno 7 dal ayaga la dhasheen marka marka arko arday 5 jir ah laga qaadaayo guri hooyadiiaa aktiisa lane keenaayo lana sugaayo hoyadiisa intey gacanta ka qabsaneyso isla gurigiiaa baabuur schoolka waan iska caloolwoydaa wxaa niyada igaaga soo dhacdo kuwi aad muqdisho ugu soo tagtay talow maanto geerida xaqdarada ma badbaadeen cuno iyo waxbarasho warkeeda daay insha allah hadu alle iga dhax ofsan isirkeega somaliyeed waxan balan qaadi doonaa maalin uun adanow in aan taariikhdii awowgey somaliyeed udhintay si uu dadkiisa ciil iyo dan daro ku noolaan waan dhiman doonaa maalin way dhici cadow aan siyaasi daalin aheen iyo cilmi yaro dadkeega heysato in aan maanto walhi sidaan aminsany siday maanta dadkiiga dhiigoda shilin dhaafsiisteen aniga waxaa dhici doonto maalin aan dhiigooda dhaafsiisan doono hormarka dadkeega iyo cariidii aan dhashay aan ku waraabin doono dhiigooda 😭😭😡😡😡😭😭😭

  • @asmaraden6779
    @asmaraden6779 2 роки тому

    Xayakallah ishaad kariday midhaa zxp thnks

  • @Jacky_Editor
    @Jacky_Editor 2 роки тому +1

    Macalin aan la wada haysan🥰🙏

  • @fioandnaimo8121
    @fioandnaimo8121 2 роки тому +4

    Thank you 💕

  • @sahamiye3951
    @sahamiye3951 2 роки тому +3

    Aadan maalmahan barnaamijuadii xiisaha laha waad ka gaabisee.

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 2 роки тому +4

    Sxb adigu waad fiican tahay lkn ilaahey ha ku siiyo dadku fahma

  • @abdisalanismail9596
    @abdisalanismail9596 2 роки тому

    Xaqiiq weeye
    Runta aayad sheegtay walhi
    Keep going brother
    🤩🤩🤩🤩

  • @beegsibeegsi1267
    @beegsibeegsi1267 2 роки тому +1

    Dee nadhaaf adaa dalka u baahan ee isagu kuuma baahnee

  • @abdirahmanmuslim2271
    @abdirahmanmuslim2271 2 роки тому +1

    CODSI
    Aqoonyahan Aadan Waxaan kaacodsanayaa inaad noosoo turjumtid buuga "Ilaahey ayaan arkay" Ee Dr Mustafa mohamud Allaha unaxariiste
    waxaan rajeenaya Iney kusoo Gaartey farinteyda mahadsanid.

  • @rajoplantawakul2118
    @rajoplantawakul2118 2 роки тому

    Wlhi suma wlhi waa lagaa dhex hadlayaa xitaa culimadii miyaad wax ka sheegtey subxaanallah

  • @kidestferida4253
    @kidestferida4253 2 роки тому +1

    Walahi wa run

  • @apdalaxidig4574
    @apdalaxidig4574 2 роки тому +7

    UztaaD+LegenD keep going Pr0🥀🙏

  • @MascuudMohometh
    @MascuudMohometh Місяць тому

    AadaN sahaN keep going pro

  • @xayaat_20
    @xayaat_20 2 роки тому

    wall dal waan leenahay lakiin indheergaradkeena ayaa badankood noqdeen in xun garad

  • @siidcalixirsi1752
    @siidcalixirsi1752 2 роки тому

    Wow masha allaah

  • @abdalla4238
    @abdalla4238 2 роки тому +18

    walal wllhi waad saxantahay anaga dhalinyaro ayaan nahay dalkeena anaga aan u tashano oo waqooyi iyo koonfur aan mideeno🥰🥰🥰

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 2 роки тому +1

      Intan waqooyi iyo koonfur midoobin koonfur iyadu ha midwado oo wax ha isu oglaato tiisaba daryeela tu kale ku dara

    • @abaasomar200
      @abaasomar200 2 роки тому

      M.allah .dhabtii wll waa runtaa

    • @najaxfarah5157
      @najaxfarah5157 2 роки тому

      Hayuuuuy😁😁😁

  • @siciidabdihakiim8372
    @siciidabdihakiim8372 2 роки тому +2

    Waaa run

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 2 роки тому +7

    SAHANKA XOGAHA❤❤❤❤

  • @abokoryuosuf688
    @abokoryuosuf688 2 роки тому +1

    Aadanaw aynu bilawno horumarinta dadkeena ila soo xidhiidh inder

  • @saciidvj1250
    @saciidvj1250 2 роки тому

    Mansha allaah powe ilaahey haku sharfo❤

  • @musemaxamud253
    @musemaxamud253 2 роки тому

    anigu fursada koowaad ee aan helo waan ka hayaamayaa

  • @RaageI7
    @RaageI7 2 роки тому +3

    Waa weedh wax badan i tartay oo indhaha ii furtay. Mahadsanud wll adaanow. Waxaan kaa codsanayaana inaad nooga soo diyaariso muuqaal sida waxbarashada guul looga gaadho.

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 2 роки тому

    Xaqiiqo Qadhaadh ilaa inta laga liqayo na aan la bogsanayn.

  • @sharmanmohamed2496
    @sharmanmohamed2496 2 роки тому

    Ilaaahay haku xafido wll qaali 😭