Tacsidiina ma reer ayad ku soo qoraysan. War ilahay. Yaqana waxa qabyalada. Berayaa wa qoladan tv ilahay. Ha Inaga qabtee. Bal. Shaqsi qali. Ah ayaa dhintay intii ay dar ilahay. Loogu taxsiyadayn Lahaa. Ayay kusoo qorayan dumarka garxajis magaca rer noo dhiga.

Allah ah naxaristo
😂qoraalka waa Nooc kale wlahi
Haweenka garxajis oo qiireysan kulahaa
Axaxaxax 😢
Habarjeclo waa qayb ka tirsan SSC, waxayna horey ugu jiraan dhibaatooyin. Waa inay noqdaan deris wanaagsan oo ay la wadaagaan SSC iyo Sacad Yoonis. Cirro waxay la kulmi doontaa dhibaatooyin la xeeran “ra’iga,” hahah.
😂😂😂😂😂
SSB waryeee