WAREEYSI BILAN AFKA FURATAY OO HANA ABUKAR XAQIIQDA OG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  5 місяців тому

    Pls like & subscribe saar thanks

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 5 місяців тому +7

    Somaliyeey illahey ka cabsada iska daya gabadhas 🙏👍❤️❤️❤️💯💯💯

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 5 місяців тому +4

    Isku dar kuligood tan hada hadleysa ayaaba kuraacsan kana daran,hada kadib qof aadnan ogeyn diinta ay aaminsan tahay yaan soomalinimo wax loo weydiin

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 5 місяців тому +3

    She is 21 years old waa fariid Somali ah wax laga hayona ma lahan waxaad u ceyrsaneysaan waa mj baad maqasheen nacebkiina qabriga lee la galeysaan idimaba oga bilan waqtiba idiima heyso

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 5 місяців тому +2

      Cidda ay doonto ha ahaato after all waa gabadh Somaliyeed waa in laga xishoodo. Ragga isku sheega waxan wadada ayaan la yaabanahay

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 місяців тому +2

    Malaayiin gabdhood ayaa gaalo la deggan !
    Waa khalad, khaladkana waa u bini,aadmi.

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 5 місяців тому +1

    Muslimka ilahay ha badbadiyo💔😢😢

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 5 місяців тому +1

    Saqajan gabdhaha Soomaliyed la dabadhigey waryaa ka hadha gabdhaha somaliyeed

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 5 місяців тому

    WAR SOOMAALIDU JAAHIL SANIDAA ( BIN YAMIIN WAA MAGAC MUSLIN WAAN WIILKII NABI YUUSUF WALAALKIISA OO KU BAH AH))

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 5 місяців тому +2

    Yuu boss gabadhaan gabdhaha dameeraha oo Ugandeeska iyo amisom is kamarsadaan oo looga barasho xoogaa Badar iyo hunguri ma ahan Bila.
    Bilan Urur samaale iyo qashinkooda xabo kama qaadi karaan waa iska hadli karaan dameeraha 😂😂😂

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 5 місяців тому

      SAX

    • @Nawaalraage
      @Nawaalraage 5 місяців тому

      Walee aqiro in eey qabiil ku difaacay gabadhan wax kasteey sameeysay ayada eeb dhibee lkn isda aan dad badan kamaqlay oo aan aheeyn kuwa social media ka qayliyo aa sheegayo in eey nin kii nabi scw cayay in eey u tacsiyeeysay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 5 місяців тому

      @@Nawaalraage waxaas waa been Social mediaha dambi badan lagu hayaa
      XAQIIQADA KASO DAAWO SHIIQ DULMI DIID CHANEL
      ISAGA YURUB KUNOOL

  • @fardosa1238
    @fardosa1238 5 місяців тому

    Cabdullahi meeshay gabadha ninka laseexatay ma isgaa marqaati ka ahaa

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 місяців тому

    Allah ka cabsada oo fadeexadda iska daaya

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 місяців тому

    Maadama aan ahay Somali cunsuriyad ah waan uhiilin lahaa gabadhaan majeerteen 😊laakiin ajanib yey noo badin naago iyo niman badan bay inaga gurteen ajaanibtu shibanaa kanoqday arintaan.naagaha soomaliyed oo ajanabiga aada faaraxow soo qarxiya😂😂

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 5 місяців тому

    Shaqadaada maaha hadey la seexato iyo Hadii kale Ilaahey baa ka Xisaabinaya

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 місяців тому

    Gabar muslimadda lama oran karow nin gaal ayay guursatay waxaas guur ma aha waa sino waxay kula joogto

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 5 місяців тому

    Soomaali hiinraac waa kan oo kale wixii dhalay dhac fahma oo cay haugu miisaaninee ogaada waxa dhalay? Kadibna caqligu hashaqeeyo ma aha inaad ceydaan oo sidii uu rabey hakulakicina ee wax aydaan hubin haku boodina ragoow

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 5 місяців тому

    War Soomaaliyeey gabarta Soomaaliyeed iyada dhegeysta iyadaaba soo qortay.

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 5 місяців тому +1

    Maxaa ka galay hadeey la seexato, la seexashadu ma wax dhib weyn ah Baa waxaa laga yabaa inuu biyo wax ugu daray? Somali Da qaar nacalad idin Ku dhacday yaa iyga ka faxish badan waa wada dhiigyo cabyo ilmaha kufsan jiray markaas eey Ku dhagan yihiin gabar yar oo dal shisheeye Ku dhalatay oo diintaa sheegeysaba sifacan ineey u garaneyn laga yaabo lakiin ka wada aqoon badan afbijiyaahsaan xaar kama ka cayaashaa uf Somali wax la sheegto maha. Waa wax wada sexual frustration wada qabo oo gus iyo siil wardiye ka wada ah. Somali DANBE badan aqiro war Baa yaal. Yahudaa Saas ugu sasan tihiin waa kuwa cali dheere dhagta wax ugu sheego marna gabdhihiina loo geeyo hameynkii ,maninkiina dadkada soo qarxi dhaho oo qaarkiin u heystaan Muslim lakiin garka un ka simanyihiin. Danbigaa shegeysaan iska soo ilaaliya idinka, diintana bal Ku soo dhaqma inteydan cid kale xukmin.
    Viva bilan❤️cadowgada cagta hoostiisa.

    • @MohamedCabdi-tx5ed
      @MohamedCabdi-tx5ed 5 місяців тому

      Wll deqa hahanaqin carada mafiicna gabadhan hada sida wax ujiraan wali cadayma laraba midkle adi xog dherada mahesata swideden majogta xog fican hada hyso Nala wadaag wll

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 місяців тому

    Gabadhaasi soomaali oo dhan ayay difaac uga baahan tahay.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 5 місяців тому

    Inan teen haleys garab tango oo umuslimay ee tuug a ah wasakha hala ashtekeeyo maxkamada sare. Inantan waa ladumiyey ee difaaca

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 5 місяців тому

    Habartaas Hana ah iyada Bilan kasii dhaqan xun. Waa naagti tiri shiikh Cumar Faruuq aya ikufsaday.

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 5 місяців тому

    War gaalada ha taageerina
    Nimanka Somaliyeedow

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 5 місяців тому

    Horta hade wax dhaxmareen maba soo dhigi karo sababtoo ah sweden shqrciga qabanayo xataa

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 5 місяців тому

    MIDA AYDAAN FAHMEYN WAXAA WAAYE NAAGAAN HA DHILEYSATO AMA HA GAALOWDO MAXAA IDIIKA SHAN IYO TOBAN. CABDULAAHI DIIFLE SVENSKA MA KU HADASHIDE MA TIK TOK KU KALA KACSANEYSAA

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 5 місяців тому

    Bilan osman wa wax dhimatey aqas somaliyey qmribeyba.cabeysaye bisinka

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf 5 місяців тому +1

    Useless. He is

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 5 місяців тому

    Wara maxaa udinbabayan masàa arakay

  • @najma649
    @najma649 5 місяців тому

    wax ilma ah uma dhalin beenta dhaafa

  • @queensabaNz
    @queensabaNz 5 місяців тому

    Maxaa kaa galay galmadeeda waa asaga In naagta waa la fuulayey dhahay war nafteeda iyo alle bay ka dhaxeeyaan oo xisaabinaya ciqaabaya qoraal na qof kale baa k8soo qori kari account ka social media marka siilkeeda howl idin taal mahee kla raaca siyaasada

  • @KhaloOfficial
    @KhaloOfficial 5 місяців тому

    Sxb sheer ow isaar maxamed

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 5 місяців тому

    war ıılahay kacabsada dııntu ma ogola waxaydan arkayn

  • @najma649
    @najma649 5 місяців тому

    waa qab yaalis tayaal nimankan walaalihiin uun ilaaliya

  • @user-du1oj6uq5s
    @user-du1oj6uq5s 5 місяців тому

    Views mj galay iga dheh kkkk alla marka qof mj ah qalad yar lagu arko rer konfurku maxay xaadhacay iyo xaytiridu kadhamata balhada ragwawayn ba gabadhas yar shaqa kadhigtay alla rer konfur wlhi majecli dhaqan xumadoda

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 5 місяців тому

    Hanadan wexey udifaceysa iyada galada.raci jirtey wala cadi

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 5 місяців тому +1

    Ceeb ceeb

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 5 місяців тому

    Aslinta soo tan ma ahaan

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 5 місяців тому

    Reer shuur shuur ka hadha gabadha

  • @najma649
    @najma649 5 місяців тому

    war naga aamu duleystayahow

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 5 місяців тому

    War hee dhee naagtan waa nagu wareeriseen ee nala dhaafa waxan. Habartan iyo naagtan wax dhintay oo bila dhaqan ah waaye waa dameer iyo 2disa dhagood

  • @zeinabosman5151
    @zeinabosman5151 4 місяці тому

    Pastaerd wacal gabadha ka har

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 місяці тому

    Kani doqonsana .Nacat kugu dhacdaye dhageeysa warka

  • @Neshremy
    @Neshremy 5 місяців тому

    Asc

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 5 місяців тому

    Dameeraha iyo Shurunshuurkooda waa Ciyi karaan waxbo kama badi karaan.
    Bilan Osman she’s good muslim girl, those Somalië’s people who saying same bad about her can’t change nothing about her, the only reason you are against her is because she not Hawiye and she’s MJ daarood that’s all.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому

    Subax wanagsan galab ayay no tahay buskud 😊😅

  • @MaxamuudCiise-x7x
    @MaxamuudCiise-x7x 5 місяців тому

    Qaniisad ayay ahayd

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 5 місяців тому

    Teeda kale Binyamin waa nebi yusuf walaalkiisi yaraay ,yaa yiri yuhuud keligeeda baxsato magacaas, war Soomaaliyeey wax akhriya.

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 5 місяців тому

    Waa Run. Sax

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 5 місяців тому

    Ej Aftonbladet. Säg stället expressen.

  • @AyanAhmed2024
    @AyanAhmed2024 5 місяців тому

    Naagtaan wax ladifaaci karo ma aha Somali qof walbeey difaacayaan yaab

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf 5 місяців тому

    He has misleading our ladey

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf 5 місяців тому

    Tell him to bring what he has

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 5 місяців тому

    Niankiisoomaaiyeed waxaa ladabadhigay siilja naagaha soomaaliyeed yaahuudin war waxkale sheeran meenaalayaal tuugo ku tala galsy in ay gabdhaha somaaliyeed ceebeeyaan waa tuugo nimanka tuugtaa ee gabdhaha aad ceebsysaan ee tashuu gasladii Ayaan gabafha u soo raacdeene ka hadla qaniisiinta soomasliyeed yaahuufiins

  • @MaxamuudCiise-x7x
    @MaxamuudCiise-x7x 5 місяців тому

    Wa Laso qarxiyay

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 місяців тому

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😝

  • @MaxamuudCiise-x7x
    @MaxamuudCiise-x7x 5 місяців тому

    Wool ayuu la dhalayba ee

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 5 місяців тому

    First

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 місяців тому +2

    Somaali been iyo huu haabaad meesha kuhaysaane, kukalataga waxaad hubtaan majirtee, kadhamaada Ceebaha gabadhaas aad raaraadinaysaan. Walee Qofkii ceebaha dadka raaraadiyo, asagana Ceebihiisa Qoloraadiso, ayaa ilaahay siin doonaa insha'Allaah

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf 5 місяців тому

    Her decudition is nothing

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 5 місяців тому

    Oo ilmaha yaa dhalay nothingyaahuu

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 5 місяців тому

      Walaalayaal yaan laysku qaldin gabadhu ninka lama sawirna waa laba qof hani waa runteed nin ku yuhuud maaha soomaaliyeey waa sweders meel aad yuhuudka ka keenteen magaranaysaan luuqada ninka anigu waxaan arkay qoraal xisbigiisu ku eedaynayaan ayagoo dhahaya doqon ayaa tahay naagtu adiga ayay sirta kaa qaadatay wayna ku isticmaashay ee ha hadlin hada buugeeda ayay kawalwalsanyihiin xataa asagaa ka shoogsan oo diiday inuu tv yada soo fariisto oo la hadlo haduuna asagu wawalqabin tv yada cunsuri ga ayuu imaanlahaa

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 5 місяців тому

      @@qaaliyusra7541
      Gabar muslim ah ayaa afaarahaas u dirtay mida 2 aad siyeebay nin gaalah ula saaxiibtay diinta u ogolaatay noosheeg abaayo

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому

    Duufle eygaa thy wase dibjir yohow edeb yeelo ma ada arbitar ka ahaa markey la jiiftey ooy la galmoneysey duufle allcoholic somali mashquul badana ma idinkaa dhaley hadey guursato afkina qurmuun wasa eeyo yohow edeb yeesha

  • @queensabaNz
    @queensabaNz 5 місяців тому

    Dadka qaar Google been laguna qoro meeqa ayaa wariye been ka.soo qorYey hadeer somaliya youtube leeyda tageen soow taad comment ku baacsanayseen po.beem buu sheegaya dalka.biu cayaya marka qof iyada qortay iyo waala fuulat cunuga magac yahuud baaa loo baxshay caqli weyn mahee sinadana kaaga falanqaynaya yaa og In aad maalin walba ku dhex jirto

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 5 місяців тому

    Csw

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 5 місяців тому +4

    Viva Bilan ismaan 👍❤️❤️❤️

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 4 місяці тому

      Ma naagta waxaa soo dhan sameysay baad taageertay weliba Diinta ku geftay?

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 5 місяців тому +1

    Beenta hawiye weeye muslimka bay udoodi jirtay iyo khaniisyo bay taageertay hawiye naagahooda layaqaan burudhi usiidareera baa gabar caayin

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 5 місяців тому

    Cakuye Jaahil Mikirifoon Helay ....................Intii Meesha Ka Hadashay Marwo Hanna Abuukar Baa Run Ugu Dhawayd Markiibana Afkaa La Qabtay .........................
    Waar Hooy, Waar Hooy. Ya Ayuha Soomaali Dawakhday Marwo Bilan Osman Waxa U Mudahraadaya Carab, Turki , Muslim , Gaal Madwo , Gaal Cad Iyo Dhamaan Ummada Xaq U Dirirka Ah Soomaali Aan Magaciisa Qori Karin Uma Baahna .....................
    Mid Baa Wuxuu Gadayaa Magaca " BenJamin " Waa Yuhuudi Uun Waar Madaxweynihii Maraykanka Ee Mr. BenJamin Franklin Ma Yuhuudi Buu Ahaa ? ..........................
    Mid Baa Wuxuu Leeyahay Nin Nabiga عليه آفضل الصلاة و السلام Cayey Bay Tacsiyadaysay Cadayn Ma Hayo Luqday Ku Tacsidaysay Ma Yaqaano Sifada Ama Mansabka Ay Haysay Ee Laga Yaabo Inay Ku Khasban Tahay Inay Tacsidayso Ma Yaqaan....................
    Mid Kale Ayaa Wuxuu Leeyahay LBGTQ Ama Laga Roonayaasha Ayey U Dacwidaa Waar Activist Kasta Iyo Siyaasi Kasta Sharci Wadankaa Farayaa In LBGTQ Qabiil Dalka Ka Mida Ay Tahay Sawta Marwo Ilhaan Cumar Iyo Inta Siyaasad Ku Jirtaa Reer Galbeedka Ay U Doodaan LBGTQ.......................................
    Waar Aakhradiin U Tudha Marwo Bilan Osman Habaar Lagu Kari Waaye .......................Wa Laahu Aclam.

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 5 місяців тому

    Kaaaa kaaa kaaa kaaa