FAADUMO OOHIN AFKA FURATAY NINKI A CARUURTA UDHALAY AYA VIDEO SEX IGA DUUBAY OO FAAFIYAY INTU DHIMN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  6 днів тому +7

    Ninkii aan caruurta u dhalay aya video qaawan iga duubay dadka u wada diray like saar & subscribe

    • @faraxabdiahmed6819
      @faraxabdiahmed6819 5 днів тому

      Horya maxaa leysku duubaa waan yaabee aniga ilaahoow na astur oo hana ceebeyn Aamiin

    • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
      @gabadhangoormeeaarsaneekha317 5 днів тому +1

      Wn yaabee mxa laysku dubaa dadka wax iska dubaa ayaga qaldan yey qof edeen sababtoo ah iyada mxay ugu ogolaty inu ka duubo sababto ah iyada ayadaba qiranayso anigaba u diri jiri kulaha subxana allh

    • @sumayaabdullahi8280
      @sumayaabdullahi8280 5 днів тому

      Aqas qaab kale oo aad bariiska ku raadsato ma weysay Nin weynna waad tahee war bax wax isku fal 😏🤮

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 днів тому +8

    Subxaan Allah dadkii soomaaliyeed waa la halaagsamay Allah soo hanuuniyo bal fiiri heerka ay gaareen nin iyo naag is qabo oo xaajoonay ayey iska duubayaan waa halaag sidee ku ogalatay in laga duubo

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 6 днів тому

      Subxanallah Waa maxay habarta Weyn oo qawan maxay thy naqan xumada nin Io naagtisa hadey ma is dibayan Acudi pillaah havartana qeern malaha

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 6 днів тому +2

    Ilaahayow na astur Subxanallah 😢

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 днів тому +2

    Nimanka somalida maxay dumarka uciilaan? Wuxu waa gun gni dhashay, aduunka waxay uga hareen waa cuqubada ay kuhayaan dumarka iyo ilmahs, aaqirana illahay janadiisa matuso😢.

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 6 днів тому +4

    Waa duni aakhuru sabaan

  • @najma649
    @najma649 6 днів тому +4

    naagahan maxay isu duubaan iyagoo qaawan maxayse kahelaan hadana waa dad waa weyn wale xishood kii waalaga tagay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 днів тому +1

      Waa wax lala yaabo oo dhaqan xumo ah dad qaawan iyo dad sariir isla jiifa waxay iska duubanyaan

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 6 днів тому +1

    SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH ILAAHOW NA ASTUR. ADUUN IYO. AAQIRABA AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 6 днів тому +2

    Subxanalah ilaahow xaqanatus dhamaanteyn

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 6 днів тому +2

    Ninkii kunceebeeyey maxaa qabrigiisa ku geeyey yaap ninkaas waaba ku toogtay

  • @Abdirisak-v7f
    @Abdirisak-v7f 6 днів тому +1

    Cumrigaan ayaan isduubay anoo laydubeeynayo subxaanalaah 😮😮

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 5 днів тому +1

    Koowdii wa lays dubaa kadib aya la dhalha iga tirtir koowdiiba mxa u ogolaaty

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 6 днів тому +1

    Waxan garan wayeey maxa video ga la iskaga dubaaya wa yab

  • @Qaali786
    @Qaali786 6 днів тому +3

    Asxaabeey nin iyo naag is dubeynaayo goor mee wax duubaayaan ha laiga jaahal bixiyo

    • @XussenAbukar
      @XussenAbukar 6 днів тому

      😂 hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 6 днів тому +2

      Somalida dareenka aye kadhinteen hoosho socoto see wax looduba qofka asigaba mashqulsan mida kale waxaad arkeeysa ayago isdubeenayo o xanjo afka lugu haayo laruugayo somalida dareenka aye kadhinteen midaas aya keeneso inee wax duuban qof jahaad kujuro wax maduubikaro 😷😷😷😛😛😛

    • @Qaali786
      @Qaali786 6 днів тому

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp bisinka wlhi waa wax lala yaabo qof hool ku jirta hadane hool kale heyso waa Dareen dhintay oo sax ah

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 6 днів тому +1

      @@Qaali786 anigo dagaal kujuro maba igu sodhaceen video duub dad dareenka kadhintay o saqajaan le wax iska duubo 😷😷😷😛😛😛

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 днів тому +1

    Kaas qabrigiisa inay gubtaa ubanaan maxaa ducadiisa ukeenay.

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 6 днів тому +1

    Subxana allah adigana ma cadeynosa in video la iska dubo buskut 😂😂😂😂rer socail media le musibadas heysato anaga nama heysato qofka iska dubey waye fidna inda geel

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p 6 днів тому +1

    Isagu markuu noolaa ayuu dir diray ayay tidhi

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 5 днів тому +1

    Qof dhintay qofkii cowradiisa banaanka keenay walee wax ima dhinno waa qof waalan

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 5 днів тому +1

    Naagtan wiilal waawayn bay le dahay akhlaaq iyo diin midna waxba kuma oga maxaa la iska duubaya oon saqajaanimo ahayn waa la dhintay qiyamihii ba dhaw hada raga waawayn ay dhashay maxay noqon doonan ayagana subxaanallah

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 5 днів тому

    SubxanaAllah war Alle kabaqa ninka waa sax Alle ayaa idin asturay maxaad isuduubeysaan 😢 qofka wuu dhiman karaa telkana qof kale ayuu gacanta u gali karaa

  • @NasimAbdulle-i5z
    @NasimAbdulle-i5z 5 днів тому +1

    Waxaan rabo baan ka sheegin waxbana kama badali kartid habartaas dhaqanka xun leh hadana ninkeeda oo geeriyooday tiri waxaas xun buu igu sameeyay

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 6 днів тому +2

    Hala dacweyo qofki share dhahay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 днів тому +1

      Naagaha waa inay edeb yeeshaan marka hore

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 6 днів тому +1

    Mar haduu dhintay
    Qofka mobile ka helay ayaa kolay faafiyay Subxanallah
    Ma isagoon la joogin ayuu dhintay ? Meelkale jooga?🧐 Subxanallah
    Gabdho ilaahay ka baqa joojiya video yada aad iska Duubaysan Acuudubilaah 😢😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 6 днів тому +1

    Mohamed wan ka shakiye wa les dubaa ku walatee wax malaga heya ani 11 sana le qaba waligey isma dubin 😂😂

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 5 днів тому

      Dadka waalan ama diinta iyo dhaqanka wanagsan aqoon ba is duuba subxanallah. Wa qof waalan qofka isagu hawsha ku jira inu isduubo xasuusanaya 🙈🙈🙈🙈mida kale for what ba laysku duuba?🙈🙈🙈

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 5 днів тому +1

      @@safiyanuura2954 wlh wan yaba ado shaqa heyo is dubo ceeb iyo folxuma le bananka imaneso ani nalka shidan xata wan ka cabsada dadna camiro 😂

  • @sunta1294
    @sunta1294 3 дні тому

    Bastard tahey like kuwa kuu saaro waa kuwa kaaliito adigo kale repot ladhaha ka saar hooyadan maskiinta caawiso video. Ninkedi horey ugu dirtey waaye xaran maahan sxb wasaq imyixamka ku heyso familada waa tan adiga lagu keney buruko

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 6 днів тому +2

    Subhanallah
    Allahu Akbar

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 6 днів тому

    First an ahay

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 5 днів тому

    Dad dhintay Maxaa baas aad isla duubtan

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 днів тому

    Maxaa massha alaa ah War gabadhasn maxishoonaaysp miyaa nin dhinto ok maxaay u duu baayaan ma ku sha qaaystaan miyaa

  • @sucaadhassan9898
    @sucaadhassan9898 5 днів тому

    War naga Tag waa is duubaan kulaha 8sano ayaan wada nool nahay waligey halmar ayaan sawir wada galne aniga odayga iyo caruurta haben iyo maalin ayaaba leys hor taagaan yahaye maxaa leysla duubaa waa dad aan diin iyo dhaqan laheyn subxaannallah alle ayaan ka magan galnay xuman telkada xitaa adigo maday qaawan xitaa haisku sawirin waayo wuukaa dhumi karaa waad dhiman kartaa adigoo nool ayaa xitaa lagala bixin karaa marka dhaqan xumada iska daaya hadad rabtan inaad is daawatan muraayada hor istaaga

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 днів тому

    Pk qamri maa cabtaa ok maxaa laaysku duu naayaa War ceeb badanaaa hooyadaa oo siilkeeda duubaayso soow ceebmaaha

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 6 днів тому

    Subxaana Laah bal qof qaawani quruxda uu leeyahay maxay tahay? Waa xishood daro iyo weliba diin daro naag qaawan oo video iska duubeysa cidda ay rabtaba haw dirtee

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 6 днів тому

    SubxanaAllah 🤔

  • @najma649
    @najma649 6 днів тому

    subxanallah

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 6 днів тому

    Subxannallah 😢

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 днів тому

    War naagtaan qamri maay cabtaa has banka ma xishoonaayso miyaaa War naagtaan ninkaan wuu dhintaay ilaahaay ka baq

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 6 днів тому

    WAA ADUUN MACAANKII KA DHAMAADEY MEESHA NIN IYO NAAG ISQABAA AAD ISAGA DUUBAYAAN WAA YAABE🤭🤭🤭🤭🤭🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 6 днів тому

    Qonowna qofna hadulimiyn meel lagu soo jirre illaahay ha baqa maxad adoo qawan ku duubaya so waali maha

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 6 днів тому

    Bisinka murxuunka danbigisa alaha dhaafo xaskiss bu sheregarey 😢

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 5 днів тому

      Illhy madhafo madhaha bal kwrn qof dhan samcadisa guciyaray

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 5 днів тому

      @@indhouronindhouron7992 abyo iyada isku ciyartay wa naag weyn caruur weyn dhashay lama dhihi karo 15 jir waye maxey ugu ogolotay dubow

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 6 днів тому

    Subhanalah walaley ma marxum ayaa ka dacwaynaysa bisinka

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 6 днів тому

    Ooo maxey u ogolatay iney is dubaan marka yaab

  • @deeqaosmam2902
    @deeqaosmam2902 6 днів тому

    Naagtaan ku warsysanayso faadumoy ayadaa lug ku leh, dhaar ayaan ku marayaa. Weero ayaa wax ka og,

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 6 днів тому

    I dont understand why u make such video as muslim? 😮😮😮😮

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 6 днів тому

    Nin ceebeyay ay u duceyne😱 ma fahmin,Yaa yiri vidiyow qaawan iska duub? Taleefanadan Dad ba sameystaye sidee isugu aaminta? Sababta ku qasabtay qaawanan leyska duubo maxy tahay? Ma fahmin,Ma la waakan yahay? Intii xanuunsan maskixiyan Alle ha caafiyo,Doqonimo xata wa kaga duceysta.Qalbiga Alle ha udajiyo.

  • @kismayo612
    @kismayo612 6 днів тому

    Waraa sharifadan waa dilo weyn waaye 10 min ayee uu soo kala dashe sharif saakin ayaa soo korsadhe

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 6 днів тому

    Wa aqirul samarbeid wana wax layab leh in naaga badan ka cabtan ragoda ayago leh aniga oo qawan ayu i Dubai,mana jirto mid ku wanaqadaneysa ti hore waxa ku dhac ,walalayalo wa an yabay nagaca maxey dharga isaga dhigan si cunug cafayad laga badalayo na nimanka wagi hore xata dharga hortoda laguma badalanjirin,war nagahan maweysan hooyoyinkod soo tarbiyen nayada wax isku fala wad urten xishod ma leh basar iyo aqon maleh, siste imbicili ke non sano niende porco dun cane ,uf uf uf

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 6 днів тому

    O malesduba marka subxanallah

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 днів тому

    Faadumo ninka ma qabin markuu dhimanayeey kkkkkkk Iyadaa isisoo dhigatay

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 5 днів тому

    Weero meeba lahadlee weero waa qof xun

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 6 днів тому

    Horta naagaha maxay isku qaaqaawiyaan waaba isqabaane maxa laysku duubayaa yaap

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 6 днів тому

    WEY KU FIICAN TAHAY SABABTOO AH MAXAY CEEBAHOODA U DUUBAAYEEN WAA YAABE WEY KU FIICAN TAHAY IN LA WADA ARKO AAD IYO AAD BAANU UGU FARXAYNAA DHAQAN XUMADOODA ALLE IDIN CEEBEE AAKHIRO IYO ADUUNKABA

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 6 днів тому

      Somalida dareenka aye kadhinteen hoosho socoto see wax looduba qofka asigaba mashqulsan mida kale waxaad arkeeysa ayago isdubeenayo o xanjo afka lugu haayo laruugayo somalida dareenka aye kadhinteen midaas aya keeneso inee wax duuban qof jahaad kujuro wax maduubikaro 😷😷😷😛😛😛

  • @najma649
    @najma649 6 днів тому

    gabdhaha intay is duubaan ayey hadhow oyaan war hala xishooda ninkii wuu kula joogaa maxaad uduubi

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 6 днів тому

      Somalida dareenka aye kadhinteen hoosho socoto see wax looduba qofka asigaba mashqulsan mida kale waxaad arkeeysa ayago isdubeenayo o xanjo afka lugu haayo laruugayo somalida dareenka aye kadhinteen midaas aya keeneso inee wax duuban qof jahaad kujuro wax maduubikaro 😷😷😷😛😛😛

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 6 днів тому

    Marka la is cunaayo mala duubaaa😂😂😂