Macalin Ciise Diirow - Wareysi 1/3 - Farriinta Suugaanta iyo Tafsiirka Abwaanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 35

  • @warraaq1
    @warraaq1 8 місяців тому +1

    Masha Allah waa dadaalay walaalkan hore u soco gabayada in aad xifdido waa muhiim Afsomaligaaga iyo luqad-gabayeedka is waafaji

  • @mohabinya1009
    @mohabinya1009 7 місяців тому

    You suppose to inform your interviewers to prepare themselves for the interview. Let them write down the story they deliver to us. So that they give us the best speech ever.

  • @yahye2001
    @yahye2001 8 місяців тому

    Maashaa Allaah well done Macalin Ciise

  • @fnw8688
    @fnw8688 7 місяців тому

    Hanoolaato ❤

  • @yusufadanyusufadan7341
    @yusufadanyusufadan7341 8 місяців тому +1

    Ayanlow manta cid igama horayso❤

  • @aliasser4163
    @aliasser4163 8 місяців тому

    Dhaqaalaha kabilaba. Thanks.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 7 місяців тому +1

    Cidaan iyo siugaan xagay iska soo galena.

  • @MukhtaarSulub
    @MukhtaarSulub 7 місяців тому

    Heesta geela isaga laftigiisa ayaa nuxurka ka qaaday waxay ahayd " geerida haween guud la fidha iyo guursi laga qaad, geeridaydana guryo madhan iyo goblan laga qaad, geeridaadana gaawe madhan iyo gaajo laga qaad.

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 8 місяців тому

    Ustaad af-soomaaliga waa
    Tix iyo tiraab
    Tix
    Sugaanta iyo mahmaahda .
    Maanso waa
    1. Gabay
    2. Geeraar
    3. Masafo
    4. Jiifto
    5. Guurooow
    6. Weglo
    7. Baraanbur
    8.suuroow
    Gabayga waa sayidka maansada .

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 8 місяців тому

    Midbaan kuugu darayaa C/qaadir Jiir waa muusishan(coded sameeye) maaha weedh-abuure(suugaan yahan) Hanoolaato dadka dhageysta ha ka xishoodto!!

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 8 місяців тому

      Eray iyo qof sameeyay kamuu hadleyn ee yoolka suugaanta ayuu ka hadlayay, c/karin jiir waxaa jira heeso uu laxameeyay oo qisooyin isaga ku dhacay laga sameeyay oo meeelo badan uu uga sheekeeyay sida heesta sabab, ninkaana waxa uu bartay ee uu ka hadlayo waa dareenka suugaanta gudbineyso iyo yoolkeeda.

  • @ZaiidaGaban
    @ZaiidaGaban 7 місяців тому

    Asc siise. Ama oday cabdile waan kusalaamay

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 7 місяців тому

    Macalinkan Waxaa soo jiitay Suugaanteenii oo dad Cadaan ahi daraasaynayaan,Awalna dadka jecel buu ahaa Suugaanta.

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 7 місяців тому

    Maqaleey warlaay
    Malaguu waramay
    In cali ladilay
    Oo cumar ladagay
    Oo dhagari timid
    Oo dhiig durdurey

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 7 місяців тому

    Fahamka Gabaygu Waa wax la xidhiidha dhaqanka iyo nolosha qofku ku soo barbaaray oo ku xidhan hadba deegaanka uu ku nool yahay iyo waayaha jira

  • @abdulkadirahmedfarahmadall4626
    @abdulkadirahmedfarahmadall4626 7 місяців тому +1

    Ninkaan wa dadaalay lkn ehel sugaaneed maha

  • @suldaand
    @suldaand 6 місяців тому

    Geerida haween
    Guursi laga qaad
    Geeridaydana
    Goblan laga qaad
    Geeridadana
    Gorof madhan iyo
    Gaajo laga qaad.

  • @nabilhabil517
    @nabilhabil517 7 місяців тому +1

    Ayaanlow faartaa ku haysa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 місяців тому

    Moriyaan ayey ahayeen somalida kuwa qabyi jiray kuwa is dilay oyagaa loo haystaa caruur badan oo walidkod bara ayaa jira inay dadkasi isagu ka soo jeeda caruraha kale yasa maxad kula dardaarmaysan arin wax badan baan rabay in laga hadlo mahasanid u dardaran caruurta

  • @shipseaa3371
    @shipseaa3371 8 місяців тому

    Bal afsoomaaliga iska sax saaxiib

  • @ahmedhassanhassan1270
    @ahmedhassanhassan1270 8 місяців тому

    Adigu Na Wax ba ma dhaantid Suugaanta Wx ba km taqaanid

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 7 місяців тому +2

    Tolow colka jooja, ninkii tiriyey wuxu ahaa salaan carabey ma ahayn Cali dhuux, laba reer oo walaalo ah baa dagaalkaasi dhex maray, waa dad raas hoose ah oo laba nin oo walaalo ah kala dheleen.

  • @HabibHassen-ll4xs
    @HabibHassen-ll4xs 7 місяців тому

    Zero 00000

  • @MukhtaarSulub
    @MukhtaarSulub 7 місяців тому

    Heestaa uu tusalaa u heeso qaatay waa heestii zam zam sharaf ee tolow yaa jeclahay!

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 7 місяців тому

    Ninkani afsoomaaliga waa ka tabcaan
    Gaarida haween guud lafidhiyo guursi laga qaad geeridaadana gaawe madhaniyo gaajo laga qaad ee maaha gorof madhaniyo

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 8 місяців тому

    Ninkan af soomaligii baa ku adag xataa wuxii ku leeyahey( waa la cabiraa, waa la qiyaasaa, wuxuu dhahaa) waxaa sugaan baa la dhaa no kkkk

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 8 місяців тому +2

      Wuxuu dhahaa, waa la cabiraa, waa la qiyaasaa, intaasi af soomaali maahan miyaa, maxaa dad foorara soomaali ka dhashay!

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 7 місяців тому +4

      ​@@sayidka6911saaxiib qofkan waa qof qabyaalad la xanuunsanaya lahjadiisuu wuxuu u malaynayaa inay suugaan tahay🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedhassanhassan1270
    @ahmedhassanhassan1270 8 місяців тому

    Nio Nin kaan Waa Nin Waallan Suugaan Wax ba kma yaqaano

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 8 місяців тому +1

    Qof sugaan ka aqoon yar ninkan ma aarag 😂😂😂 gabay ma sheegi karo tariq ma hayo, maar bu sheegay wadadaahii iyo Abwaanka dagaalka la kulmay maarka na halku Salan carabay sheegilaha Cali dhuux bu yirii😂😂😂😂

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 8 місяців тому

      Cali dhuux ban u malaynaya buu yiri wax khalad ah kuma laha, qofku wax waa iloobi kara

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 8 місяців тому

      @@IsmaaciilAdam waxani iloosho maha wa aqoon la'an 😏

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 8 місяців тому

      Fahamkaa kaa qaldan, ee ninku kama hadleyn taaariikh fan iyo gabay oo wuuba ka afeeftay taa, se wuxuu ka hadlay dareenka iyo yoolka suugaanta.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 8 місяців тому

      @@sayidka6911 sugaanta somalida iyo history bu ka hadlaya, maarka wax sax ah iinu ka sheego ba la raba.