BARIGA DHEXE OO FOOLANAYSA | IIRAAN OO SHEEGTAY IN ISMAACIIL HANIYA GANTAAL RIDO GAABAN LAGU DILAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Місяць тому +3

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين
    Israaiil dhamaadkeeda waa soo dhowaatey
    Allaah ayaa weyn waaxid ah

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe Місяць тому +6

    Buloxubey Alle hakU sharfO wll

  • @Ali_Mohamed_Adam
    @Ali_Mohamed_Adam Місяць тому +2

    iiraaniyiintu ma ahan dad diintooda Ku adag. Markii ay yimaadaan Yurub diinta way ka baxaan oo sharci yar bay Ku badashaan.

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm Місяць тому

    Ma sha allah
    Ninka aqoon yahan iyo ilbaxa ahi wa ninka rali galin bixi kara .
    Mahadsanid ust.

  • @abdirahmaanyuusufmataan9083
    @abdirahmaanyuusufmataan9083 Місяць тому

    Israiil wudhamaday waqtigedii
    Allow ugargaar musliminta

  • @kiinowmember36
    @kiinowmember36 Місяць тому +1

    Weey bilaabatay dhamaadka Israel

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Місяць тому

    Wcsww wll wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan❤❤❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Місяць тому

    XAYAKALLAH YAA KHALED INCHAALLAH KHAIR AYEY KU DHAMAAN INCHAALLAH

  • @faizahussein2366
    @faizahussein2366 Місяць тому +1

    Waxa kale oon kuu saxayaa halkaadtidhi Africa oo dhan wuxuu yidhi Waqooyihga Africa oo uu ka wadey Dalalka carabta ee Waqooyiga Afrika Dhaca. Mahadsanid!

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 Місяць тому +1

    Allhaikbar 😢😢😒🤔

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Місяць тому +1

    Gaaladu waa been ee warkooda ha ha buun buun waa xalad Abuur ❤❤❤❤

  • @zuheyb_poi
    @zuheyb_poi Місяць тому

    Sxp guuleyso

  • @abdirahmanmohamut7187
    @abdirahmanmohamut7187 Місяць тому +1

    Guuleyso saaxib sare waan kutageraa❤❤❤❤❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Місяць тому

    ❤wcs ❤alahu akbar......

  • @NuurtoJeelow-js6sd
    @NuurtoJeelow-js6sd Місяць тому

    Mahadsanin wll qali❤❤❤

  • @MaanHersi
    @MaanHersi Місяць тому

    Ma Khaldame waa Alle
    Walal Xasan Sida Xogta Nola wadagtd Abaalkeda Ma Gudi Krno

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z Місяць тому

    Iraan waxa lugaha haysta carabta

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Місяць тому

    Xasanow waabèeentii reer galbeedka

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Місяць тому

    😊

  • @khalifahamzi
    @khalifahamzi Місяць тому

    Ani kii horee fahmey

  • @cabdifataaxcabdilaahi5220
    @cabdifataaxcabdilaahi5220 Місяць тому

    Sxb sidee background kan aad usamaysay manala wadaagi kartaa

  • @apdalla_zaemka7934
    @apdalla_zaemka7934 Місяць тому

    Asc Osmanow ma no so turjumi kartaa barnamishka Leyla Abdi ladif e 2024 mahadsanid

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Місяць тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @nimcanabdullahi4008
    @nimcanabdullahi4008 Місяць тому

    Radio buuloo xuubaay waxad ka soo hadasha nimanka dhigmirta ah ee xalane fadhiya dhiiga shacabka ma laaga iibiya

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Місяць тому

    Iiraan iyadoo shiico ah hadana reer gaza iyo Hamas wa uga faaido badan tahay dhamaan wadamada carabta oo wahaabiyadu madax martay mareykankuna ku shaqeysto marka laga soo reebo reer yaman iyo ururka Xisbulah.